Weli Ma isku Aragtay calamadan Waxa Dhacaya Hadaad Qofka ku sixray La kulanto xaasidka noloshaada?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Weli Ma isku Aragtay calamadan Waxa Dhacaya Hadaad Qofka ku sixray La kulanto xaasidka noloshaada?

ความคิดเห็น • 48

  • @mumtaazali3824
    @mumtaazali3824 8 หลายเดือนก่อน +13

    Shukran shiiq lkn waxan ku waydinaya in aad iiga so jwbtid aan ka codsanaya qofkaas hadii mar hore xirirka u jaray oo aan kala gurnay aniga dadka sas igu sameyey daris baan eheen waxana qabay hadii aan arko cabsi walaac culeys wadna garaac argagax caadiya ayaa igu dhici jiray alx horta waan daremay in ay wax badan qaldan yihiin lkn siden isku dabiibaa madama aan shey ka heli karin hada

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 8 หลายเดือนก่อน +1

    💘💘💘💘💘MashaAllaah sheikh thanks ❤❤

  • @MursalCraxmaan
    @MursalCraxmaan 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allow noo sahal mahadsanid

  • @habibohussein2378
    @habibohussein2378 8 หลายเดือนก่อน +2

    😭

  • @IfkaIfrax
    @IfkaIfrax 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi anigaa halahaas oodhan baan leeyhy waana ninkeyga aan caruurta udhaley

  • @filsandirir8204
    @filsandirir8204 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hasbiyallah wa nimaalwakil😮 Hadaan akhristo subaax iyo galab 4 ayadood sixiirka miyu burayaa?

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 8 หลายเดือนก่อน +2

    Markan dhagestay calamadahan shiiqow ooh in baa I qabatay wax miyaa jira Wan shakisanahay

  • @Ibrahimcade-fi2rc
    @Ibrahimcade-fi2rc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sheikh cimaamadi waan iska tuuray mana soo celin Kari ee xal kale ii sheeg?

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa dareema gabaar markan arko in naxaayo sii aad ah . Wax jirah dukaan haddi galo wa saa kaleeto wa nin ii dhacaay

  • @asmamaxamuud1522
    @asmamaxamuud1522 8 หลายเดือนก่อน +2

    Shuran shiikh lkn hadan weyo alabu inbadn is ticmalayay maxa xala

  • @hoygafahankanolosha1893
    @hoygafahankanolosha1893 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sh badbaado aad Ayan kugu bahanahay inte kaala soo xariiraa number ama meel kaloo kaala soo xariiiro

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dad badan oo aan markaan arko
    Cabsi badan aan dareemo
    Qaar ehel baanahay qaarn
    Waa deriskayga hadii ay isoo wacaan xataa waa baqaa

    • @Saynab-zi9xu
      @Saynab-zi9xu 8 หลายเดือนก่อน +1

      Isa zasidjunawasiidah

    • @fadumo5687
      @fadumo5687 7 หลายเดือนก่อน

      Wey ku ileystan

  • @QamarHassan-y1g
    @QamarHassan-y1g 8 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan hortaganahynaa wey iga jeejesata ana yaa mar kadhaqajiyaa taganahy iyana idhaha ima dhmystiri karto

  • @11naa44
    @11naa44 8 หลายเดือนก่อน +2

    MashAllah sheekh
    Araf 118
    Yunus 81
    Taha 69
    Furqan 23

  • @dahabohassan101
    @dahabohassan101 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc badbaado chanel Ruux markan arko aan xaunsanayo waliba xanundaran ayan dareema ee maxay tilmamaysaa

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sixirka dadka laysku jaclay siiyo maxaa ladareemaa wadaadow? Balkiisna nooga faa'iiday insha allaah

  • @habonahmed-b9i
    @habonahmed-b9i หลายเดือนก่อน

    Shehk Nikikuseher asag Allah makaabsado mia

  • @DhuuxoCumar
    @DhuuxoCumar 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah shiiq

  • @dahabohussein4290
    @dahabohussein4290 8 หลายเดือนก่อน

    Ilhow nooga fuji qofaan ku arkay

  • @YusraAbdi-p9z
    @YusraAbdi-p9z 7 หลายเดือนก่อน

    Jasakallaahu kheyr sheikh

  • @FarahAbdi-c3v
    @FarahAbdi-c3v 8 หลายเดือนก่อน

    Shugran badbaado

  • @SainsainSain-ix5zn
    @SainsainSain-ix5zn 5 หลายเดือนก่อน

    Waadaremaa lalabo❤❤

  • @FarahAbdi-c3v
    @FarahAbdi-c3v 8 หลายเดือนก่อน

    Scw❤

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 8 หลายเดือนก่อน +1

    sheekhow ayadaha waa waa ayadah sixirka laakiin waxa kale inaysaxtahay ma umalaynayo carabta kuwa fooxlayda quraafaadkay qoraan is kadaa hasooqaadane

  • @halimahogan2726
    @halimahogan2726 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jizaka lashu kheyr

  • @SucaadoSheikhabdiqadir
    @SucaadoSheikhabdiqadir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukra❤shekheena

  • @jiijaomar8977
    @jiijaomar8977 8 หลายเดือนก่อน

    الله يحفظك ويسعدك يا شيخ لو ماوجد أشياء عن هذا شخص هل ينفع صورة شخص رغم اني هذا شخص. انقطع عني مدة طويل

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 8 หลายเดือนก่อน

    Siqow wiil ban xiriir laheyn hada ka hor wanu Kala harnay kadib Markan Kala maqan nahay sanadooyin 😢hada asiga Mahane qofkale marabo ehelkygii asiga dartii baynu isku dagalna wiilka ma ficno kaaba Har mana ka daba Hari Karo anaa raadiyaa mxn sameeyaa nimankii kale a umaba jeedi asiga Lee ii muuqdo nimanka kle nh wxy ila noqonayan kuwa fool xun shiiqow adiga iyo dadka kugu xiran ii soo duceya iina sheeg haduu sixir jiro😢جزاك الله خير

  • @bilaygedi5835
    @bilaygedi5835 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 หลายเดือนก่อน

    allh walahay waxaan dareemay nin markaaan sikadis ah uarkay waan ordeeh qolbaaan sooosta kaxirta intaan baqay rabiyoow waaan cafiyeey eee icaafi yaa allh yaawahaaab😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @halimaibrahim8677
    @halimaibrahim8677 8 หลายเดือนก่อน

    Walaashey.

  • @halimahogan2726
    @halimahogan2726 8 หลายเดือนก่อน

    Asc kheekh badbadio so qor

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah war yaan buufis idinku dhici
    Xadiis ama quraan miyee Ku qorantahay
    Qof aadan hubin in eey Ku sixirtay sidee dharkeeda ama shaladeeda tima Ku falay subxanallah

    • @drdek9790
      @drdek9790 2 หลายเดือนก่อน

      Haduusan Sixir jirin sidee rasulk scw salaada sbx looga caajisiye 2 qul Acuudo kuso dageen? dib ugu laabo

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 8 หลายเดือนก่อน +3

    Jaza’aka laah sheeq

    • @SucdiIlyaas
      @SucdiIlyaas 4 หลายเดือนก่อน

      Masha ALLAH

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ascwrwb sheekh Cabdalla xifdullah mahadsanid ❤️

  • @FarahHassen-y1v
    @FarahHassen-y1v 8 หลายเดือนก่อน

    Waa hagaag sheekh❤❤❤❤

  • @halimaibrahim8677
    @halimaibrahim8677 8 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @QamarHassan-y1g
    @QamarHassan-y1g 8 หลายเดือนก่อน +1

    iilaaah baa wax walba og balse wxn isku arky qof dumara hadan xiita magaceeda an maqlo xubnahoo dhaan iqabobayaan cabsi daradeed
    Ana ma ahii qof cabsata MBA baqoo markaan arko ama mgceda ama gurigeeda ag marayo wadnaha isolaallaadma fulynimo😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน

    Adaa sixir iyo fal qabo beenaale

    • @Saynab-zi9xu
      @Saynab-zi9xu 8 หลายเดือนก่อน

      Haaaa madina iskabaqibqabah

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน

      @@Saynab-zi9xu yaah maxa tiri

    • @HotmanHotman-vz3zg
      @HotmanHotman-vz3zg 8 หลายเดือนก่อน +1

      Masixiroolaa tahay ,maxaa kugubaayo😂😂😂

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน

      @@HotmanHotman-vz3zg maya akhii maya lkn waxan jecelahay in an fashiliyo beenalayasha quranka macnihisa badala