1000 jeer caawa okale Dheh xajadada wa Helin arintan naftayda wax Badan ka Badashay ugu Dambayn 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • 1000 jeer caawa okale Dheh xajadada wa Helin arintan naftayda wax Badan ka Badashay ugu Dambayn 2021

ความคิดเห็น • 379

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel  2 ปีที่แล้ว +246

    Halkan kafiiriya farajkan weyn walaalaha Barakaysan 2022 khayrkiisa Alle Hana soo xijiyo
    * أَزِفَتِ الْآزِفَةُ * لَيْسَ لَهَا مِنْ دُونِ اللَّهِ كَاشِفَةٌ *

    • @zakariaduceesane27
      @zakariaduceesane27 2 ปีที่แล้ว

      Shukran our sheikh ❣️

    • @fartunfartun4824
      @fartunfartun4824 2 ปีที่แล้ว +5

      Xabibti ilahay haka bixiyo baryada badi unafirso waqtiyada ey ducada tahay mustajabada tusale ahan labada aadan dexdhoda iyo waqtiga salatul leylka 3 habenimo ama 4 habeenimo

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunfartun4824 aaaaaaaaamiiiiin yaarabi xbbty shukran

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 2 ปีที่แล้ว

      @@fartunfartun4824 Haye xabiibty shukran

    • @sssniperwolfshorts4523
      @sssniperwolfshorts4523 2 ปีที่แล้ว

      @@Umuahmed143 allaha ka baxsho deenta adiga iyo umada nabi moxamed csm oo dhan insha allah abayo

  • @A-shaakir
    @A-shaakir 2 ปีที่แล้ว +96

    Waan aqriyay 1000mar waxee igu qaadatay 46daqiiqo insha'Alh allaha muraadkayga ha iisahlo🤲🤲🤲

    • @fartuunabdi7028
      @fartuunabdi7028 2 ปีที่แล้ว +4

      Amiin

    • @zamzamxiis4926
      @zamzamxiis4926 2 ปีที่แล้ว +4

      Anigana 50 daqiiqo ilahow noo aqbal

    • @nnnnn1123
      @nnnnn1123 2 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin Aamiin yaarabi

    • @yusrojwxo3301
      @yusrojwxo3301 2 ปีที่แล้ว +13

      Anigana caaway baan aqrinaya insha Allah wan idinkula jira walalhey dad waxa ugu wanagsan kuwa qeyr ku walalowa hadan arkay videoga masha Allah subaxda isninta waxa maraya imtixan ilahey ha igu fududeyo insha Allah saliga nabiga iyo laxowla wala quwata ila bilaah aqrista Aniga wax badan iskaga daremay nolosheyda oo dhan ba is badashay wax yaabo badan ban helay wlhi waa cajiib

    • @yasminmohamed6924
      @yasminmohamed6924 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen hadii kheir kuugu jiro, insha Allah.

  • @kaafiabilan2792
    @kaafiabilan2792 2 ปีที่แล้ว +15

    Alle hakaa abaal mariyo shiikh wllhi caawa kaliya ayaan ku faaiiday culays iyo xanuun I hayay alle waa iga dul qaaday intaan aqrinteeda ku jiray mahadsanid shiikh waxaan rabaa inaan ku waydiiyo maalin kasta ma aqrisan karaa iiso jawaab fadlan 🙏

  • @sainababdimuhumed8207
    @sainababdimuhumed8207 2 ปีที่แล้ว +8

    Illahyow sanadka sanad qereysan noga yeel allow muradkeyga isahal amiin amiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ikraanhasanosman7458
    @ikraanhasanosman7458 2 ปีที่แล้ว +9

    masha allah mahadsanid shiiqeyga aadban kuugu kalsoonahay aniga ilaahey haka raali ahaado hada ayaanba hilaabaya insha allah culeys daran aya iheysto😭

  • @fatximaxamedgeedi437
    @fatximaxamedgeedi437 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah shiiq ilahey haku xafido shiqow iso ducey murad ayn ley yahay ina mustaq bal samesto ayn rabah ino ilahey mid qer qabo iga dhigo

  • @faadumocalibjgjv1830
    @faadumocalibjgjv1830 2 ปีที่แล้ว +2

    manshaallah sheikh waaxbadan ka faaiiday alle adigan muraadka haku hagaajiyo waan akhariya rabin waxa ficaan ka sugayee inshaalllah

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay qofwalba meeshu ka dhibanyahay ha ka faydo

  • @munacrahman7906
    @munacrahman7906 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ilaahay haku
    Dambidhaafo hanakubarakeeyo inta adisokarsiysay

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc dhaman asxabta isoduceyo in uuh ale nolal fican igubadalo ninkeyga nolashu cariyri iga dhigay inuuh ale nolal wasac igubadalo ani iyo ubadkeyga iduceyo walalayaal ana wan duceysanayah alow iga aqbal iyo intailamid ah alow ugargar 🙏🤲🥺

    • @candiqanimaxamed4022
      @candiqanimaxamed4022 2 ปีที่แล้ว

      Alle haku gara garo wllo cidhidhigan Alle haka soro badani laha

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 2 ปีที่แล้ว

      @@candiqanimaxamed4022 aamiin yaah rabi shugran walal 🙏🤲💯❣

    • @farxiyocisman2573
      @farxiyocisman2573 2 ปีที่แล้ว

      Ilhey hakuu garkaaro wll murugta farxda hakuku badalo

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ciririga ka saaro
      Suurat baqra akhri malinwalpa walal wax cajiipa kala kulmi doonta

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 2 ปีที่แล้ว

      @@Kamalkamal12347 insha allah 🙏 walal shugran aamiin yaarabi. 🤲💯🥰

  • @hafida6499
    @hafida6499 2 ปีที่แล้ว +9

    Maansha allaah sheekh badbaado duco walba markaan afkaaga ka maqlaan aqriyaa lakiin xalay markaan 100 marinaya ka seexday 23.23 marka ii soo ducee in alle ii aqbalo sanadka ducadaas.

  • @amirabti4489
    @amirabti4489 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

  • @aliajiibmahamed789
    @aliajiibmahamed789 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah badbaado💙💙💙

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @hamdaabdu7994
    @hamdaabdu7994 2 ปีที่แล้ว

    بارك فيك

  • @mustafesheikhahmed6597
    @mustafesheikhahmed6597 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ilaahay ha kaa abaal mariyo madama somaali badbaadadooda kujirtid

  • @amuunyusuf6429
    @amuunyusuf6429 2 ปีที่แล้ว +1

    Ka waran sheekh hadii aan ka dhigto salada subax ama salatul layl

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว

    Shiikh alaha kaa abaalmariyo

  • @baarliinqaasim7726
    @baarliinqaasim7726 2 ปีที่แล้ว

    iisoduceeya asxaabta halkaa kujirta
    iyo sheikhaba ducadiina igusadaqeysta
    cariiri bantabanayaaye alle ha idinka ajarsiiye

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 ปีที่แล้ว

    Nacalaa shaydaaan kuyaaal ale hanaga qabto anigu waan iskamurugoonayaa wax ihayana garanmayo
    inkastoo noloshu igu yara qalafsantahay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @nimcanadar4099
      @nimcanadar4099 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo quraanka isku day in aad aqrisid maalinwalbo waad ka caafimade murugada iyo wxa daremeysid🙏

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilahow sanadkan farxad badaan nasi ilahow

  • @sahromuktar5047
    @sahromuktar5047 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allsh Sh Allah Ku Xafido🤲

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheikh

  • @nimcougbaad9681
    @nimcougbaad9681 2 ปีที่แล้ว +1

    Asifati asifa leysalaha min dunillaha kashifa

  • @kowchannel
    @kowchannel 2 ปีที่แล้ว

    Daliilka sheekh

  • @mustafcadow5500
    @mustafcadow5500 2 ปีที่แล้ว +1

    maash allaah

  • @faadumoaxmed1288
    @faadumoaxmed1288 2 ปีที่แล้ว

    Insha allh

  • @moussagsse7558
    @moussagsse7558 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏👍👍

  • @saciidoxasan6622
    @saciidoxasan6622 2 ปีที่แล้ว

    ماشاآلله

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 ปีที่แล้ว

    Masha alla tabarakala

  • @faizaibrahimmoha4917
    @faizaibrahimmoha4917 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin🤲🤲

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Ajar io xasanad ale hakaa siiyo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin aamin

  • @farxiyojamac5258
    @farxiyojamac5258 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh markasta ma la aqrinkara xata cududaar hadu jiro

  • @ladanabdi5678
    @ladanabdi5678 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 2 ปีที่แล้ว

    Waar ilaahay ka baqa Reer Xamarow Culimada reer waqooyi ku dayda

  • @bulkahilaacyare5591
    @bulkahilaacyare5591 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh

  • @saciidoxasan6622
    @saciidoxasan6622 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khadija938
    @khadija938 2 ปีที่แล้ว

    Jzk qayr walaal

  • @aminosheikh9389
    @aminosheikh9389 2 ปีที่แล้ว

    òooooòo

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +1

    Shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏 iga farxi subescrib 🙏 😂

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 2 ปีที่แล้ว +57

    Walaahi Waan aqriyey ilmo aan dhalay oo iga xanuunsaneed Ilaahay wuu ii caafiyey Ilaahay ayaa ila og.

    • @umusufyaan9233
      @umusufyaan9233 2 ปีที่แล้ว +2

      masha allaah tabarakalaaah

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +92

    Illahayoow hooyadey iyo hoyooyin ka muslimiin too’dhan janno fardawsa ka waraabi Amiin yaa Allaah🤲🤲🤲

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 2 ปีที่แล้ว +16

    Sheekh waa aqriyay 1000 ilaahay owlaada baari ha igu irsaaqo intii Muslim eh ilaahay owlaada baari ha siiyo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @luulali1873
    @luulali1873 2 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah insha Allah wan ku farxay cashirkan❤ ayadan cashar hore mudo dher ayan kafaiday cawo wan xasusanay shekh badbado kuwi janada ku kulmo Allaha naga dhigo jzkl

  • @lulubeautyandhenadeka8021
    @lulubeautyandhenadeka8021 2 ปีที่แล้ว +31

    Ilaahay muurdkeeyga allah i saahlo Aniga iyo inti muslim ah saacado yaar ba kaa dhiimaan sandkaa cusub inshaa allah 2021 12/ 31

    • @falxadpea8738
      @falxadpea8738 2 ปีที่แล้ว

      I.a allah noo sahlo muradkeena dhamanteena

    • @qaaliciise9543
      @qaaliciise9543 2 ปีที่แล้ว +2

      Waan aqriyay 1000 mar waxay igu qaadatay 46 daqiiqo muradkeyga allaha ii sahlo 🤲🤲🤲

  • @idilabdullahi4882
    @idilabdullahi4882 2 ปีที่แล้ว +11

    Walaalayaal isoo duceeya in ilaaheey icaafiyo ilaaheey dartiis iigu soo duceeya

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo walal suurat baqro akhriso

    • @idilabdullahi4882
      @idilabdullahi4882 2 ปีที่แล้ว

      @@Kamalkamal12347 Haye walal mahadsanid qeyr alaha kusiiyo aaamin

  • @zamzamxiis4926
    @zamzamxiis4926 2 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh badbaado ilaahay ajar hakaa siiyo labadii aayadod een akhriyay ilaahay war farxad leh buu igu siiyay labo sano ayaan awlaad sugayay maanta ayuu alle ii rumeyay alx alx alx ilaahay intaan haysan hau deeqo aamiin yaa allaah

    • @hirsi8905
      @hirsi8905 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay ha kuu barakeeyo walaalo

    • @zamzamxiis4926
      @zamzamxiis4926 2 ปีที่แล้ว

      @@hirsi8905 amiin wll

    • @lovemeifyoudare7778
      @lovemeifyoudare7778 2 ปีที่แล้ว +1

      Alxmdlh ilaah caafimaad haku keeno aduunka

    • @suusuukhalif1209
      @suusuukhalif1209 7 หลายเดือนก่อน

      ماشاءالله تبارلڪ الله

  • @faaizofani8790
    @faaizofani8790 2 ปีที่แล้ว +14

    Insha alaah shiiqow wlhi alah Ayan kidhataye murug badan ayaa kujiraa inuu Rabi iga dulqado igu soducey Murad Ayan leyhy culeys Aya iga saran isoo duceya dad keyga mislimka ah 🤲🏻🤲🏻

  • @Ina_Saxardiid
    @Ina_Saxardiid 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa igu ogtahay middaas walaalle qaaliyah InshaaAllaah☝🏼❤️

    • @Ina_Saxardiid
      @Ina_Saxardiid 2 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdulillaah 1000 kunkii waa aqriyay xalay markaasaa ku dhafray. Ilaaheey ayaa jawaab kasugaayaa. Allihii qowlkiisa “Kun Fayakuunu” ahaa ayaa sugaayaa Idanka Ilaaheey Subxaanahuu Watacaalaa🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @seniorsamircde7150
    @seniorsamircde7150 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha'Allah, Jazaka'Allah, Ajir iyo xasanad Allah kasiyo Insha'Allah...,
    Sheikh waxan kacodsana hal shey Midas oo ex..,"MARKAS DUCOYINKA NOSOGUDBINEYSO WAXAD NOSHEGTA WAQTIGA LA'AQRISANAYO"..., MAXADSANID.

  • @rahmaahmed8559
    @rahmaahmed8559 2 ปีที่แล้ว +8

    I love this channel wlhi ducooyin badan ayaan ka bartay oo I anfacay. Anoo imtixaan ka walwalaya ayaan soo galay channel kan markaa ayaan ducoyin aan ka bartay imtixaankiina allah wuu ii fududeeyay markasta aan dareemo ciriiri xagan ayaan iska imadaa waxnaa Waan ka faaiiday aad ayaad u mahad santahay badbado.

  • @DreamGirl-yh1ci
    @DreamGirl-yh1ci 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiiq cabdulhi waxaba badan kugu xirinaa waxaa sodhigit ima dhafan casharkan hada bilbaa inshallah jawab waanka kenaa inshallah qaayrka

  • @yaarux315
    @yaarux315 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow mueadkn leyhy isahl allow waa kubaryee🤲🤲🤲🥺😭😭😭

  • @maariyabintunasriin7618
    @maariyabintunasriin7618 2 ปีที่แล้ว +1

    Manzh allah ilahay ajirhakasiiwo akhirana janda kuwaar

  • @raxmamaxamed3698
    @raxmamaxamed3698 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey ha ii sahlo muraadkayga ilaahey streska hayga anoo walaca ayaa ninkaygi laygu direy ilaahe muraadkayga ha ii sahlo walaalayaal idinkuna isoo duceeya

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn istaqfartaa badi rabi baa kuu jogaa haa wal qalin

  • @zaytum
    @zaytum 2 ปีที่แล้ว +5

    Wax walba waxaa fulin kara allah🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Mansha. Alaah. Sidaan oo kale u aqriso. Bisimilaahi rahma i rahiim 1-Asifati asifa 2- laysla la mindunilaahi kaashifa

  • @qaaliciise9543
    @qaaliciise9543 2 ปีที่แล้ว +5

    insha allh shiiqow ducakasta oo shegto wan kuducesta ilahey inuu ii aqbala karajeyna insha allh

  • @queenmilanooffcial8438
    @queenmilanooffcial8438 2 ปีที่แล้ว +5

    Qeer alle ha Ku siiyo wn Ku aminsanahy wxaad sheegty waa qeer jassskalaah 👏

  • @sucadoabdullahi1637
    @sucadoabdullahi1637 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow aniga waan aqristay qeyr badanaa isoo yeeray aana sugayaa in aan kula wadaago qerkaas aan rabaa ee what's upkaga isoo qor

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه 2 ปีที่แล้ว +11

    ماشاء الله جزاك الله خير يا شيخ

  • @XamdiJaamac-p4t
    @XamdiJaamac-p4t 21 วันที่ผ่านมา

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Aaamin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @imleggiiitsubbbbbingeveryo2573
    @imleggiiitsubbbbbingeveryo2573 2 ปีที่แล้ว +11

    🥶I just love it when the notification pops up “ you got a new subscriber” it makes me so happy🤗😶

    • @fartunali4683
      @fartunali4683 2 ปีที่แล้ว

      Asc shiiqoow riyaan Rabat in laii safiro

  • @luulinaahmed1649
    @luulinaahmed1649 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikhow murugo diin iyo xanuun ayan lasaxan lahye walhi 😥diintaa waaye igu codsalatye ilaayo hadar an soqarayo murugo xaanun...Iii duceeye shekhow ino Alle igaa dulqado 😥

  • @wacanqurux1002
    @wacanqurux1002 2 ปีที่แล้ว +8

    Amiin ya Allah illahiyow sanad qeer qabo 🤲🤲

  • @muxudiin_bakaari332
    @muxudiin_bakaari332 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalhu Qeyr Sheqow Dhib Baaa ihaysta INuu Alle Iga kot qaado Wan aqrinahaya Inshllh Cawa Haduu Alke Dhoho Aad basd Umahsdsan tahy

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalhey channalkeen soo boowda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🤲❤💜💚

  • @baarliinqaasim7726
    @baarliinqaasim7726 2 ปีที่แล้ว +4

    mhdsanid sheikh alle sida aad noogu
    baraarujineyso waxkasto aad alle kagabaahato kuguma dhibo
    insha allh wankuguso warcelin

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h 2 ปีที่แล้ว +1

    👇
    (قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين )
    Maxaa udaliila in aayado ama adkaar in go,an lagu celceliyo. ayadoo aan daliil loohayn

  • @UmusuldaanUmusuldaan
    @UmusuldaanUmusuldaan หลายเดือนก่อน

    Maanta bilaabaya, jawabta waa nila soo wadaagaya. Iina soo duceeya asxaabta arinba mudo culays iga saaran yee in Ilaahay degdeg iigu sahlo😢😢😢.

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 หลายเดือนก่อน

    Lakin lawada ayadood min 1000 1000 jeeri miyaa mise waa isku kun jeer

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah allow wax san nasi sanadkanah sanad farxad bdn noga dhig insha allah dhamantena

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh badbaado Ilaahay haka ajar siiyo Waan ku mahad celinaayaa waxii aan kala kulmay commentiga ayaan ku so sheegay waxaan ilaaway in aan ku dhaho Shukran.

  • @saynabdhamac8192
    @saynabdhamac8192 2 ปีที่แล้ว +2

    sheq waligeyba wan aqrin jirey alle ajar iyo xasanad hakasiyo

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah sheikh I like watching your videos.

  • @asiaosman8867
    @asiaosman8867 2 ปีที่แล้ว +2

    Caafimaad iigu soo duceeya dhamaantiin idinkana ilaahay muraadadiina haydiin fududeeyo

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 หลายเดือนก่อน

    Insha alh manta laga bilaawo malin walbo aan aqrin dona

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @hibomahamoudegeh3789
    @hibomahamoudegeh3789 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle Haku xiftiyo sheekh anigu ubad la aan ban ladhibany alle ayan bixiya ducoyin hore wan ka fa iiday kuwan alle hagu irsaqo amiin adna alle haku barakeyo

  • @istarcali7634
    @istarcali7634 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh aniku wn ku faiiday murug i heysay baa allah iga qaady

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 2 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah shukran sheikh but please write it in Somali language most of your prayers are in Arabic and some of us we don't know Arabic.

    • @muktardhancade526
      @muktardhancade526 2 ปีที่แล้ว

      *Asifatil aasifah *
      *laysa lahaa minduunilaahi kaashifah*

  • @cadeyxanshiabdi7472
    @cadeyxanshiabdi7472 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah shiikh badbaado ilaahay haku xafido Ilaahay hkubarakeyo wax badan baan kaa fa iday habeen iyo maalin iyo waqti kasta waan lasoda waana ku dhageyta waan sameyaa waxaad noshegta rabi ajar iyo xasanaad hakasiyo

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansh alaa waa sheekh talo iyotusaale wanaagsan bulshadiisan la taliy maansh alaa jisakumlaa

  • @NasroCabdi-st8xq
    @NasroCabdi-st8xq 18 วันที่ผ่านมา

    maasha allah ❤

  • @Ayeyo4
    @Ayeyo4 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh soomali noogu soo qor insha Allah

  • @cabdifitaxmaslax2341
    @cabdifitaxmaslax2341 2 ปีที่แล้ว +2

    asc sheikh badbado waxqeer badnooheysaa mashaa Allah ee waxaan kaa cosaneynaa in aad iska dhaafto sheekooyinka aan faiidada lavender sida aa lavender yiri iyo sas ay ehed iska day wsww

  • @mahmoudali8340
    @mahmoudali8340 2 ปีที่แล้ว

    Markaad diin kahadlayso daliil saar aayad AMA xadiis

  • @SAMIYACOOKING1
    @SAMIYACOOKING1 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow waxa kasta niyada ku jira an siii dhamaateenba

  • @amalsheikh8697
    @amalsheikh8697 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله تبارك الله
    Allah haku barakeyo Duniya fil alkhera
    جزاك الله

    • @hussain3744
      @hussain3744 2 ปีที่แล้ว +1

      Salada kaslogataky matobdkenikara

  • @mohacade8098
    @mohacade8098 2 ปีที่แล้ว +1

    asc sheq waxn ah gabar xanuunsan o dhibato bn xaga qoska iyo il iyo sixir mana awodo in an aqriyo e mxan sameya

  • @ahamednoor5713
    @ahamednoor5713 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahyow kubarakey sheeq badbaado wehel io wllky 💕💕

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq faataxata hataan aqriyo seewaaye

  • @zeinabhussein5181
    @zeinabhussein5181 ปีที่แล้ว

    Murugo dardeed ayan la soo galey TH-cam ka waxan ka bilaawe videos yadaada Waan aqri 1000 allow murugada iga dulqaad dadka waxaan oo dhan i dhexgali iga jar ilahayoow lug iyo labo ka gooy ayagana 🥹

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Xbbti ilhay dartii uu cafi ilhay baa badal khayr qabaa kusii

  • @QamarCabdulahiMaxamud
    @QamarCabdulahiMaxamud ปีที่แล้ว

    Macha llha0❤0❤❤0❤0❤❤

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada TH-cam kaliya isoobooqo mahadsanid 🙏🥰🔥🔥🔥🔥

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 2 ปีที่แล้ว +2

    SHUKRAN SH.BADBAADO BARAKALLAHU FIIKUM JIZAKUMULLAHU KHEYR

  • @DeeqaAhmed-q6l
    @DeeqaAhmed-q6l หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah❤

  • @nimcomaxamuudxasan5633
    @nimcomaxamuudxasan5633 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay hakusharfo walalkay Aamin

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax Fiican ayaan alla kaaga rajaynaaa wax Fiican ayaa nafartaayeeee