Calamadan Hadi Lagaa Helo waxa Tahay Qof Naadir ah Nasiib Badan Jirkaada maka Dareentay Gacan & ilko

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Calamadan Hadi Lagaa Helo waxa Tahay Qof Naadir ah Nasiib Badan Jirkaada maka Dareentay Gacan & ilko

ความคิดเห็น • 528

  • @MushtakMohammad2024
    @MushtakMohammad2024 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah
    1 : faryarta iyo Suulka markn isku qabto labada gacmoodba xididkayga ma soo baxyo.
    2 : candhuufta wan liqikaraa ilaa 7 jeer aniga oo aan neefsan Alh .
    3 : wan isk keeni karaa daacsiga dhib la’aan.
    4 : kaligy wan fadhiisan kara waliba anigoo raaxo ku dareemya kuma farxsan Alh 🙏 kii

    • @danielostenberg7791
      @danielostenberg7791 2 ปีที่แล้ว

      Waxa ay ka dhicantahay inaad buurantahay haduu xididkaasi soo bixi waayo sheekh dadku qalbi u dhisayaa mansha allah

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 2 ปีที่แล้ว

      @@danielostenberg7791 hhhhh Gabdha haniyad jabin

    • @MushtakMohammad2024
      @MushtakMohammad2024 2 ปีที่แล้ว

      @@danielostenberg7791 😂 iam 55 kg hadii aan sidaas waliba ku buuranhy ma fahmin 🙏

    • @sadiriyaaally2539
      @sadiriyaaally2539 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a allaha ku siyadiyo

    • @MushtakMohammad2024
      @MushtakMohammad2024 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiriyaaally2539Ameen yaa Rabbi 🤲Mahadsanid Qli

  • @osmantaslime1817
    @osmantaslime1817 2 ปีที่แล้ว +2

    Alhamdoulilah fantaxda doush x faraha dacada kali fadhiga

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 2 ปีที่แล้ว +4

    Alhmdullah 4 jerban Wan liqay gacantana Wan isku qaban Kara anigo wado u sameyey Alhmdullah shekh jasakallAAhu khair

  • @FarduusSaleebaan-xh4rt
    @FarduusSaleebaan-xh4rt 6 หลายเดือนก่อน

    Alxam dullillaah rabiL caalamiin ❤

  • @khadritahassan5705
    @khadritahassan5705 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh wax badan ban iska helay faraha in laysku qabto iyo farta suulka ka dheer iyo waxyabo kale Alxamdulilah

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +55

    *Waaa Malin Jummac*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *👉🏼IXasuusi Aan ku Xasusiisay Khyrka Allah Drtis khyr jcl✍🏿*
    💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ
    *Naxariis iyo Nabadgalyo*
    *Eebe kor kiisa ha yeelee*
    💖 *Wuxuu yidhi* 💖
    *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨
    *Waxa Laga Dhawraa (( Dajaal )) Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖
    👉🏿 *Hadi rabi idmo
    Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W Waxay ka mida tahy* 🌷🌴
    *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan*
    *الله يرزق من ينشرها* *✋*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( 💙لااله الا الله💙)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( ❤سبحان الله❤)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💜استغفرالله💜)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💖الله اكبر💖)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💕الحمدالله💕)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 💚سبحان الله العظيم💚)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
    👉 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿
    *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅

  • @Demxa
    @Demxa 2 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii hala aad sheektay calaamadahooda 80% waan leeyahay marka laga reebo daacada, suniyaha, xundhurta iyo calaamada gacanta istilaabka intakale waan isku arkaa

  • @Draxmednuur
    @Draxmednuur 2 ปีที่แล้ว

    Cadhuuf liqida 5 jeer ayaan liqi karaa calaamada x dana waan leeyahay

  • @SumeyaaliAbdilahi
    @SumeyaaliAbdilahi 5 หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilaah 1calamad baaleeyahay❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 2 ปีที่แล้ว +1

    alxamdu lilaah timaha iyo daacada mooye inta kaleba waan leeyahay sheikh waxaa kale oo aan ku leeyahay labada calacalood ee gacmaha number ah 99 oo carabiya midigta waxaan ku leeyahay 81 bidiixdana waxaan ku leeyahay 18

  • @cabdifataaxdeeq8737
    @cabdifataaxdeeq8737 2 ปีที่แล้ว

    Anigu tuush waan leeyay dhagtu way idalooshaa baabacada waan leeyay daacada waan leeyahay faraan waan isku dhajin karaa wllhi faan igama aha

  • @kiinquen6581
    @kiinquen6581 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh qaybtod wan leeyahy

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว +1

    MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK

    • @maxamadmacalin8664
      @maxamadmacalin8664 2 ปีที่แล้ว

      Shiq kwr calamadaha calacasha dhiga iyo tinta indhaha calamaha jinka sheydanka iyo sixirowyada ey dadka kukula aqonsadan mhdsn

  • @bushroabdala6067
    @bushroabdala6067 2 ปีที่แล้ว +1

    sheq asc ani acalamadahaas qar ku leeyahay sida xuduntaneer ilàyo 6aràntay dilahaa iyo in faraha inta la isku dhajiyo oolakala fo gaynayo iyo inaan kaligay fariis tomeel taas ilaayo markan caqli saday lahaa iyo ku wakele 🤗💞alxam dulilaah🤲ilahay bay mahadi usg naa tay shiq adna naa soo badi

  • @yaxyeaxmed5118
    @yaxyeaxmed5118 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq magaceygu waa yoonis oojoogo muqdisho waan leeyahay marka isku fiiriyay saa shektay alxm❤💯❤❤❤🧡❤🧡❤❤💯❤💯❤❤❤🧡❤🧡🙏🙏🙏🙏

  • @fatimaabdallah7648
    @fatimaabdallah7648 2 ปีที่แล้ว

    sheeq badbaado waxaan iloobay indhaha oo ldeysku qabanayo oo timaha isku laabmaya waan leeyahay 3 calaamadood ayaan leeyahay indhaha daacada iyo suniyaha oo gal geliya ladhaqaajinayo intaas ayaan leeyahay bal inoo fasir

  • @nuuradiinaskar5946
    @nuuradiinaskar5946 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaan leeyahay 1dacada llayska keenayo.
    2faraha laysku dhajinaayo lababa fhinac.
    3candhuufda la liqaayo adigoon neefsan.
    4.ciflada lagafhiisanaayo kalida.
    5.Habernka aan ugu talo galo in aanan seexan

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalah Sheikh Wax badan ayaan layahayi Ilaaheyi hano xafido

  • @HAMAADA____22
    @HAMAADA____22 27 วันที่ผ่านมา

    3daan leeyahay wlhi
    Tush leyahay
    Faraha isku dhegin karaa ❤
    Shururux leeyahayy ❤

  • @xamdimohamedsaalax8008
    @xamdimohamedsaalax8008 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sheekh waxan isku arkay 4 calamadood waxakamida inaasojedikaro habenkii oo shaqadayda qabsankaro ina faraha isku dhajinkaro wadokasamaykaro fanax inaleyahay x naleyahay

  • @KhadarabdisalanHersi
    @KhadarabdisalanHersi ปีที่แล้ว

    Waxaan leyahy suulka ookayar farta ku xigta❤❤❤❤

  • @raaxohasanraaxohasanibraahim
    @raaxohasanraaxohasanibraahim 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @sadaqabdi9818
    @sadaqabdi9818 2 ปีที่แล้ว

    5,candhuufta waa laqi Kara afar mar
    6,faraha hada isku qabto xidid masoo baxaayo alxm 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cosobmohamed3338
    @cosobmohamed3338 2 ปีที่แล้ว

    Alx ani waxan katirsanahay dadka ad tilmaamtay faraha oo labo labo isugu qaban karo daaco waliba daacada waxan dhihi karaa aa ee ii oo uu ila yarantey wankujira alxmdullh

  • @farizhussein4395
    @farizhussein4395 2 ปีที่แล้ว

    Almdullah I have 3leyahay

  • @amiishaqurux3672
    @amiishaqurux3672 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid walal
    Calaamadahaas qaar ka mid ah waan leeyahay xaqiiqatan tushta
    Tushta daanka
    Kalinimada inaan maligey meel fariisto
    Timaha biniga ah
    Indhaha baalashooda
    Suulka iyo farta kala dheer wax yar

  • @HamzaIbrahim-v7x
    @HamzaIbrahim-v7x 5 หลายเดือนก่อน +2

    3 calamadod

  • @farxiyaaadan8881
    @farxiyaaadan8881 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah inamadeeda leh tushka

  • @sucaadinasahal6988
    @sucaadinasahal6988 ปีที่แล้ว

    Alxm Wan leeyahay

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga fanaxada wan leeyahey faraha lab laba wan iskugu dhajin karaaaaa kaligey inta ugu badan Wan jeclahey in aan fariiso oon ad Ugu kal soonahaye maalinka oo dhan anoon seexan oo shaqeynaya hadana habeenka oo dhana wan soo jeedi karaa Wax walba oo la ii diro wan khaban karaa Anoo hamansan hurdana ey i khaban

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 ปีที่แล้ว

    Faraha wan isku dhajiyey daaca neh wan iska keney 5jer neh candhufta liqey ano nefsanin tushka daanka neh wan leeyahey 4tas calmad wan leyahey jasakulaah kheyra shiikheena🥰

  • @cawocarab4642
    @cawocarab4642 2 ปีที่แล้ว +1

    𝐶𝑎𝑚𝑏𝑎𝑟 𝑚𝑥𝑎𝑎 𝑘𝑎𝑤𝑎𝑑𝑎𝑎 𝑠ℎ𝑒𝑒𝑘ℎ

  • @hanaahmed3824
    @hanaahmed3824 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ani calamadahas waxan leyey
    1. inaan kaligay jeclahay inaan meel fadhisto xitaa hadii cidkale ila socoto inaan kali ka fadhisto jeclahay
    2 faraha oo laysku dhajiyo
    3 farta oo suulka ka dheer
    4 candhuufta oon 4 jeer lihi karo neefsi la aan
    5. timaha oo casan ama booro booro iyagoo ah aan ku dhashay
    6. suunida isha oo aan manta dhan dhaqdhaqaajin karo anigoo meelkale dhaqaajin
    7. dhegta oo aan dhaqaajin karo anigoo meelkale dhaqaajin 😊

  • @daarulislaam9579
    @daarulislaam9579 2 ปีที่แล้ว +1

    3 baan leeyahay

  • @sahiraomer6302
    @sahiraomer6302 2 ปีที่แล้ว

    Aniga indhah aya buni ah ama cabar sad u taqaano sheelh

  • @siyaadcali4048
    @siyaadcali4048 2 ปีที่แล้ว +3

    5 baaleeyahay 1 suul fartakagaaban 2 faraha oo labo labo iskuraacay 3 x ekis' oo calcashaa 4 daacada kastaa' iyo 5 oo ah fanaxwayn oo xoogaakalafog maadsanid waxaakulawadaagay calaamadahayga dhabtaa anoo ah axmad talaado

  • @SamsanIsmail
    @SamsanIsmail หลายเดือนก่อน

    Alxadulilaah

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhagaha timo haddaa ku leedahay shiikh kawaran?
    Dhaban kaas godan wa leeyahy
    Fanaxdaasna waa leeyahay.
    Jasakallahu shiikh.

  • @abdimohmed7096
    @abdimohmed7096 ปีที่แล้ว

    5 waan sameeye soda loo laqo candhuufta

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 6 หลายเดือนก่อน

    Walaahi umdi diinta lagusheegi jirey sidanba udambeeey quraafi

  • @ilyanidibsan8992
    @ilyanidibsan8992 ปีที่แล้ว

    Hooyadey fanax ayey leedahaay mansha allah

  • @xamdayuusuf9144
    @xamdayuusuf9144 2 ปีที่แล้ว

    Me tushka leyahay alhmadulillah waanku farxay

  • @XaawamuuminXayaad-sb5gk
    @XaawamuuminXayaad-sb5gk ปีที่แล้ว

    asc sheikh ilahey rali haka noqdo aniga waxan leyhy calamada afarta faro iyo sulka iyo mida dhexda kala gawan x calacashana wan leyhy sheikh

  • @mahamedmariam5381
    @mahamedmariam5381 2 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @umumucaad1116
    @umumucaad1116 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh fanx wan leyhay iyo tuush iyo farta dheer

  • @farhiaadan141
    @farhiaadan141 2 ปีที่แล้ว

    5 clamadood alx

  • @safiyacabdi6048
    @safiyacabdi6048 2 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂waa isa so xasuustay ana sheikh

    • @nimcoshariif4484
      @nimcoshariif4484 2 ปีที่แล้ว

      Masha ALLAH 🙏 ALLAH kuxifdiyo sheikh

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan leeyahay tushka labada can waliba Oo waaweyn muuqda walaaladey labaa leh waliba wiilal ah gabadheydu dhegta aad moodo iney Duran tahay bay leedahay waliba waxaay ku sii leedahay buro yar oo soo laalaado Haa meel waan jeclahay fadhiisto kaligey habeen waa soo jeedi karaa

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh waad na’waaloosaa adi see camal 🤷🏻‍♀️

  • @mumtazmohamud4207
    @mumtazmohamud4207 2 ปีที่แล้ว

    Suulka iyo faraha,daacada,gacmaha faraha laisku dhajinayo ,iyo habeenkii soo jeedka indhaha waa weyn💖

  • @maryancali6993
    @maryancali6993 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh shiq

  • @chainedeheeso5155
    @chainedeheeso5155 2 ปีที่แล้ว +1

    Intoodhanba waan laiyahey marka lagareibo timaha iyo indhaha

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow daacada waa necbahay

  • @filsancabdulahi871
    @filsancabdulahi871 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw kala bar wan le yhy

  • @nuurebow3677
    @nuurebow3677 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqow wallhi faraheyga way ka dheeryihin solkeyga marka shaki Ween aya igu abortay tasi

  • @dhiingeele751
    @dhiingeele751 2 ปีที่แล้ว

    Farta dheer wajiga shuruurucaleh

  • @abdirisakahmed8570
    @abdirisakahmed8570 2 ปีที่แล้ว

    IN TAASO CALAAMO OO AAD SHEGTAY ANIGU WAXAAN KALEYAHAY IN AAN MEL FARIISTO KALIGEY AYAAN JECELAHAY WELIBA WAAN KUFARAX SANAHAY IN AAN KALIGEY MEELCIDLAA FARIISTO WAAN KUXAXEYSTAA WAX KASTA OO GO AAN AH MARKASANHELAA

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +2

    calamadahan dhor xabo ayanle yhy
    1suulka lugta farta xigta aya dher
    2dacada markasta wan iska keni kara
    3tush tuska wajiga wale yhy

    • @mba6164
      @mba6164 2 ปีที่แล้ว

      daaco iska keenistu hibo maaha iska ilaali waa dambi markay kaa timaado mooyee. waa dambi halmar hadaad daacdo waxaan dhahnaa astaghfirullah
      🤣🤣😂😂

  • @maxamedrooble4798
    @maxamedrooble4798 2 ปีที่แล้ว

    Marshall wa ani fanax

  • @Gurey12
    @Gurey12 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan ogaan karaa dadka dareemohoda

  • @HassanYoussouf-f3v
    @HassanYoussouf-f3v 5 หลายเดือนก่อน

    Dacada fraha an iskudahiyo 2bd ban layhy

  • @ilyaasyare312
    @ilyaasyare312 2 ปีที่แล้ว

    2 xabo aan lee yahay mida suulka gaaban farta kale ee dheer tahay iyo mida labada forood liskuqabanaayo

  • @yasinkahin8388
    @yasinkahin8388 2 ปีที่แล้ว

    shekhow.wadamada.aan.jogno.afrika.waxa.kubadan.xudunta.sotagan.waliba.ciyalka

  • @animocade6498
    @animocade6498 2 ปีที่แล้ว

    ASC walal waxan leyahay calacasha X.kuqoran iyotima ha casanka ooaanaheyn meadow qoraxdu markayqabato birbirqa iyo markan qoslo calamada daanka

  • @AweysDheere-k2u
    @AweysDheere-k2u 5 หลายเดือนก่อน

    Fata kixaadna 12:27

  • @alibouh1948
    @alibouh1948 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu xundhurta ayan leyahay iyo qadhufto laliqo 3 ger

  • @xasanclahi5420
    @xasanclahi5420 2 ปีที่แล้ว

    Labafarod iiyoladakale waniskudhajikara

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq badbado aniga sulka farta ku xigto baa dher sulka baa gaban indhaha waa i cadyihin wajiga fininicyo an ku leyaha sadaxdas calamo wan leyahay

  • @ibtisamaibrahim8523
    @ibtisamaibrahim8523 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta Iska Fiiriisey intoo sheygey waax kamiit Aaah 😁

  • @omargaagaaleh
    @omargaagaaleh 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan leeyahay 1 xudunta.hadalka .daacada.waxliqida faraha .go.an kuso jeed. Kelida .ma raadsho hablaha.

  • @munaxabiib554
    @munaxabiib554 2 ปีที่แล้ว

    alx indhaha moye inta kaleh wan lehay 😂

  • @billebaashi4428
    @billebaashi4428 2 ปีที่แล้ว

    Waxa aan leehay todowo calaamadood oo kamin muwa aat ka dhawaajisay

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣😂😂🤣 wah yaa sheekh see camal adi anigoo dhahaayà yeeaas anigaa leh in’dhaha Cambarkà ayaad raacineeysaa waxaa in’dhahaa leh Ey’dà Shimbiraha, kaluunkà iyo mukulaalaha 🤷🏻‍♀️😏 waxaaga waa Am’maan+ Caay= 🫣

  • @نسرينشيخعبدالوهاب
    @نسرينشيخعبدالوهاب 2 ปีที่แล้ว

    7 ayaan leeyahay wall

  • @abdifatahjamaalalzubeydi4432
    @abdifatahjamaalalzubeydi4432 5 หลายเดือนก่อน

    Daacada wan leyahay suniyahana sidokale

  • @mahamudibrahim3745
    @mahamudibrahim3745 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @NiciimaMaxamed-yl1rh
    @NiciimaMaxamed-yl1rh 9 หลายเดือนก่อน

    5jirban laqay

  • @zamodookh11
    @zamodookh11 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko hindi kkkk

  • @626170so
    @626170so 2 ปีที่แล้ว

    Timan Caraawo leh

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 ปีที่แล้ว

    Garab daarka
    Ayaad shiikhoow ka tegtay
    Waana Hibo gooni. Ah
    Wax aa laguu sheegayaa waadna arkeysaa

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 2 ปีที่แล้ว +15

    intaas calaamadod wan wada leeyahy alxamdu lilahi isoo duceeya 😊😊😊

  • @animocade6498
    @animocade6498 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +14

    wll alle albab walba oka xiran alle haku fuuro alle dambigaga ha dhafo alle guur xalal ah dacad ah haku siiyo alle murad kaga mel fuduud haka siiyo gacanta alle haku barakeeyo nosar subscribe like shere mhdsnd❤❤❤

  • @user-iq3li8bw3i
    @user-iq3li8bw3i 2 ปีที่แล้ว +2

    daacsiga ksaka ah iyo 4ta faro oo labo labo la iskugu dhajiyo iyo suniyaha midna kor la geeyo midna hoos la geeyo intaba waan leeyahay😏

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 ปีที่แล้ว +10

    Fanaxda ayaan leehey ismana xidhin waa jeclahy 😂❤️👏

  • @atikagullet8285
    @atikagullet8285 2 ปีที่แล้ว +6

    1 indhahayga blue ayaa ku jira 2 tushta 3farta iga dheer suuka 4 suniyaha waadhaqajinkara 5 cantuufta 4jeer laqay 😮 6 dhagta gidkuleyahay 7 daacada waa leyahay saaid 8 faraha waa isku dhajinkara 9 keligay waa fadhista ilaa yarantaydii 10 raga waa iska indha tiraa wallhi 11 habeenki waasojeedikara dadkuna waa igula yaaba intaasan leeyahay shukran Yaa Allah ❤

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 2 ปีที่แล้ว +16

    Alhmdullah Wan leyahay jasakallahu khayr

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      Asalamu calaykum

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii jacalana mina almuslimin

    • @juhdiboy4632
      @juhdiboy4632 2 ปีที่แล้ว

      Aniga 9xabo ayaleyahay

    • @filsanjama7676
      @filsanjama7676 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh anigu waxaan ahay daadka daaca iyagoo gaajoonaya

  • @fatmahassan9102
    @fatmahassan9102 2 ปีที่แล้ว +15

    Asc sheekh mahadsanid, Anigu 4 calamadod ban leyahay, 1 dhegta dulesha, gacanta X keligay ina fadhisan karo, iyo hawenki oo arimahayga muhimka ah goansado. Alhamdulilah. Say masha Allah😇

    • @nawalofficialchannel8023
      @nawalofficialchannel8023 2 ปีที่แล้ว

      Mash allah 🥰💐🙏

    • @xamdiishak6876
      @xamdiishak6876 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @GODOL24
      @GODOL24 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sadiohussein1173
      @sadiohussein1173 2 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allaah aniga intaasba waan leeyahay waxaa ii dheer markaan hadlaayo ama qoslaayo tushta canka waan leeyahay Maasha allaah

    • @nawalofficialchannel8023
      @nawalofficialchannel8023 2 ปีที่แล้ว

      @@sadiohussein1173 Masha Allah quruxeey. Siduu shiikh badbaaado arinkaa afyaraantana u shaaciyey waxaa soo badanaya kuwii afka waawaynaa oo afka si xun udhuubaya😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏💜🥰

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha.allah.anigu.sadex.ayaan.leeyahay.caalaamadahan.1farta.suulakadheer.2marka.an.qoslayo.inuu.daanku.igoto.3.majecli.in.aan.la.fadhiisto.dadka.inta.badan.tan.xig.tana.waxay.tahay.horta.xaas.aan.ahay.gabadhayda.curad.waxay.ku.dhalat.qayb.timaheeda.kamida.ayaa.baash.ah

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxan ku dhashey timaha gududan ama cas sida u taqanid masha Allah ilmaha walaladey aniga keliya aya laha timahas Subhanallaah , habaryartey waxey ledahay indho buluug ah weyna Ku dhalatey dadko dhan wey layaban indheheda Subhanallaah qof madaw oo indho buluug ah leh waa mucjiso Subhanallaah,,🤔🤭

  • @m_____1354
    @m_____1354 2 ปีที่แล้ว +5

    Ani waxa lee yhy 🥺fanaxda, Faraha laga dhaqaajinaayo iyo suniyaha Halka xabo kor loo qaadaaYo 🥰

  • @hussseinirbad6563
    @hussseinirbad6563 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan calaacasha ku leeyahay 1) X, 2) waxaan kor u qaadikaraa suniyahayga mid ka mid ah aniga oo aan mida kale dhaqaajin, 3) waxaan laba labo isugu dhajin karaa faraha gacmahayga aniga oo aan afartooda isu keenin, 4) waxaan fariistaa keligey, 5) waxaan soo jeedikaraa habeenkii oo dhan aniga oo aan ku dhibtoon, 6) waxaan liqi karaa candhuufteyda sadexjeer oo isku xigta, 7) waxaan iska indhatiraa haweenka inta aan doono. Kawaran todoba (7) astaamood ayaan leeyahay!!!

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 2 ปีที่แล้ว +3

    1.fartayda sulkayga kadher 2.indhahayga wa casali 3.timahayga wa ashqar iyo buni isku jira 4.balashayda wey is dhexgalan 5.anigo sheykenaya wa nefsan kara 6.habenka dhan wan so jedi kara 7. raga ma ego wa iska indha tira

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk sheekhu calaamad kastoo wanaagsan wuu isku arkaaye. Marka moooyi!!!!!

  • @asmahass139
    @asmahass139 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah shekh haa afar gamid ah ayan leyahay cadhufta oo 7 jeer aan liqi karo iyo dacada oo aan iska geeni karo iyo x daa oo aan labata gacanbaa aan ku leyahay iyo faraha oo aan lababa is aan ukala qaban karo

  • @aanyamahmud1516
    @aanyamahmud1516 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah aniga waxaan leeyahay 1-suulja farta kuxigto oo kadheer suulka

  • @nimcobilan.h4907
    @nimcobilan.h4907 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo ani gacmahayga x faro badan ku leeyahay lkn labo xariijimood uun leeyahay dadkuna 3 leeyihiin bal gaadhsiiya wllo ha iso faa'ideyo shekhuye aadba u mahadsantihin

  • @idrisgendershe6233
    @idrisgendershe6233 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqaw 5. Wax yaabood Ayaan leeyahay walhi
    1faraha aan isku dhajinkaro
    2cantuufta 5 jeer laqikar
    3 lugta farta iyo suulka farta ay idheertahay suulka uugaaban yahay
    Tinta ay igaduudantahay 4