Riyada masjidka qofkii arko asoo masjid galay ama dhisayo ama kasoo baxayo ama arko imaamka masaajid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2023
  • Riyada masjidka qofkii arko asoo masjid galay ama dhisayo ama kasoo baxayo ama arko imaamka masaajidka, qofkii arko asoo masjid dhisayo riyadaas waa riyo aad u fiican waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan, masjidka waxaa lagu fasiraa tafaasiir kala duwan, riyada masaajidka dumayo ma aha riyo fiican waxay tilmaamaysaa geerida caalimka qof caalim weyn inuu dhimanayo, masjidka waxaa kaloo lagu fasiraa qof caalim ah ama suuq weyn maxaa yeelay dadka muslimiinta waxay kusoo kulmaan masjidka sidoo kale suuqana waa meel lagu kulmo, imaamka haddii uu jiran yahay qof kale salaaddo dadka galiyo riyadaas waxay tilmaamaysaa imaamka inuu meesha ka baxayo, riyada masjidka weyn oo jaamaca ah waa riyo halkan aan ku faahfaahinay muuqaalkan ayaad ka daawan kartaa. #riyooyinka #riyada #soomaali #somali.

ความคิดเห็น • 24

  • @user-gb6ls1co5w
    @user-gb6ls1co5w 3 หลายเดือนก่อน +2

    احسن الله اليك وجزاك الله خيرا.

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxa ku riyoday ani oo ah hooyo garob ah boqorka saudiga midka cusub ani oo mel oo yar banan ah masjid ka bankinsa ah marka wan waad qoslene sihoes ah sidan ushekenene aya waxu itilmame nin shèkh ah oo na akjoga wa imam masjidka Maka al mukarama wan farxaye ani wu i salamey wan kaqaed wa ku dharte ani dhahayo waxa galesa jannada asiga wuu xishonaye wax tahay imomka maasjika Maka Mubarak sharifen walahi aya dhahaye masha allah boqorka wu qoslaye wan ka farxiye ani imam can ah ayu ahah sheko fican aya ku warame wan xasuta mahadsani iso fasir thank you

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      Salaadda ku dadaal waxaa laga yaabaa inaad waqtiyada qaar aadan ku dadaalin

  • @hibaaqdeeq9483
    @hibaaqdeeq9483 9 หลายเดือนก่อน +1

    Acs wll waxan kuriyodiy qof an aqano o furash cusub ikenaya wll maxay tahina

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      ws waa degaan iyo guri fiican waxaa dhici karto inuu guur yahay

  • @hibaaqdeeq9483
    @hibaaqdeeq9483 9 หลายเดือนก่อน +1

    Acs wll hoyadiy ba kuriyoditiy yada o ladhahayo dayerkasa lacgta ka xadayiy wana ladiliy da yerki

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      riyada si fiican soo cadeey soona faahfaahi

    • @hibaaqdeeq9483
      @hibaaqdeeq9483 9 หลายเดือนก่อน

      Wll intasun byi ahid

  • @abdleSalad
    @abdleSalad 4 วันที่ผ่านมา

    Asc, wxn ku riyooday aniga awowahay alle u naxaristo oo dhintay i dhahayo masjidka salada arooryo ayan isku racaynaa. salada fajir nah wxn ku tukadaa masjidka marka mxy noqon riyadaa.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 วันที่ผ่านมา

      ws waa khayr iyo wanaag aad heli doonto iyo ku toosnaanta diinta inshaa Allaah

  • @user-rf3st3uv5v
    @user-rf3st3uv5v 2 หลายเดือนก่อน

    Sh waxan ku riyoday gurigeena oo misaajid laga dhisaayo ee ifisir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      waa khayr iyo wanaag barako aad helaysaan inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-masjidka/

  • @user-uy2yq9th3r
    @user-uy2yq9th3r 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh xalay ayan ku riyoday marka cado ayan leyahay marka ano masjidka an kalayo oo an leya cada ayan wata oo hadna ka soo baxayo masjidka

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka towbad keeni doonto dambiyo gaar ah, oo aad la imaan doonto fal wanaagsan marka aad qalad gasho kadib.

  • @anababulaahi961
    @anababulaahi961 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxa ahay gawar aan la qawin waxa igu so la lawato gawar aa yarante dugsi isla dhigan jirnay marki ugu danbesay waxa ku riyoday ano dhahayo adiga iyo walalahabo bo ilahey ha idin siiyo niman wanagsan ilahey agtis waxbo maka ahan ino hlmr idin keno niman wanagsan iso fasir wll jazakallahu qeyran

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน +1

      ws inshaa Allaah waa riyo wanaagsan oo khayr xambaarsan wayna u badan tahay inay wanaag helaan dadkaas aad u duceysay

  • @-zx4sv
    @-zx4sv 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh allle haku barakeyo waxan ku shegaya riyo an ku riyody xaly ifasir sheekh waxan riyo ku arky anigoo dhar sadaqysanaya waxan sinaya gabadh an garanayo oo umula waxbadana an haysan dharka waxa leh oo ay kayaraden midyar oon dhalay waxan leyay wan kusadaqaystay waxan uniyaysty arin igu adka oon raby inan helo ayaan uniyaystay ayaan leyay riyada dhexdedi gabadhu way ku faraxdy cadi ahan arinkasi wa mid an donayay oo iga xidhan markastana an allle waydisto inu ifududeyo waxan ahy garoob

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dad xun oo dhib iyo bilaayo kugu smayn rabo.

    • @-zx4sv
      @-zx4sv 7 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mahdsanid ilahy haga qabto

  • @Aix988
    @Aix988 5 หลายเดือนก่อน

    Az wl wiil aan habo uahay ku riyoodey ano masjid si Galaya please ifasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      walaal riyada soo faahfaahi riyada masjidka guud ahaan: www.daruur.com/tag/riyada-masjidka/

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      fasirka-riyada.daruur.com/p/shuruudaha-fasirka-riyada-dream.html

  • @abdleSalad
    @abdleSalad 4 วันที่ผ่านมา

    Asc, wxn ku riyooday aniga awowahay alle u naxaristo oo dhintay i dhahayo masjidka salada arooryo ayan isku racaynaa. salada fajir nah wxn ku tukadaa masjidka marka mxy noqon riyadaa.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 วันที่ผ่านมา

      ws waa khayr iyo wanaag aad heli doonto iyo ku toosnaanta diinta inshaa Allaah