Asc waxa ku riyoday aniga oo ah hooyo garob ah naag ay itimid waxe I wedise kabahega aye itire isi aniga Wan udidaye wan ka didaye aniga Wan gashataye kabahega waxa uso da safar gurisa ah iyo guur aan nin la balamaye oo aan jeclahay iso fasir mahadsanid
Sheekh aniga waxaan ku riyooday kabahaygii oo go ay oo aan leeyahay soonigii maalin dhaweyd iibsaday goormay durba go een i fasir gabarban ahay aan reer lahayn?
Asc Sheikh waxaa ahay gabar waxaa ku riyooday qof aan kawo ku arkay oo madoow buur ah ayaa dhahay ka bahaan ayaa soo gadan anoo gacanta ku haayo kabaha sheikh aan soo kacay
Asc sheeekh waxaan ahay gabadh xaas ah mar dhow guursatey hal cunugna haysata gabadh Yar ayaan ku curtay oo haystaa waxaan ku riyoodey anigoo kabo Aad u qurxoon oo madoow ah oo kabo gaagaaban ah soo iibsadey kadibna midbaan waayay wxy a iga dhex gashay kabo badan oo u Eeg waanan ka dhex waayay Saan u raadinayay baa hadana inantayda layga dili gaadhey kadib waan toosey ii fasir sheekh adoo raaliya🙏
Asc sh wxn ku riyooday anago masjid tagnay ani iyo wiil yar oo 3jir ah oo aan dhalay markan soo baxnay kabo an la tirin karin ayaa mesha yaaly oo dadka masjidka joogy ay lahaayen marka kabihi wiilka yar midh ka mid ah soo badalmaty tiisi iyo mid inyar ka yar ayan uso qaady wanan raadinayay sidasan hurdada kaga toosy Wxn ahy hooyo xaas ah
Asc walal kawaran qof aad asaxaab ahayd oo aad u badashay kabo ka goay iyada aad sii say kuaagii cusbaa oo aad tidhi ku wayagn xidho intay ku tidhi way iga goeen ku tidhi kuwayga xidho oo samyso lacag yar ku siisay ad ku samyso kabaha
Asc sheikh, wa xan kuriyoday kaba madow oo laiga qarina meel luuq aah ,kabaha meshi aya lagu ciliyey bey gabar igu tirii riyadha daxdeda,waxan ku jababay jiini baa iga qariyaa ,maxey noqon karta.
Wxn ahy gabar wxa leyga xaday kabi an watay naag aya iga xday san u radinyay wx ley dhahy nagta baa qadaty waa na ley tilmamy meshey daganthy eribodka agtisa leygu shegy iso fasiir😢
Ilaahay sharteeda hakaa ilaaliyo iska daa haddaad ka baqday halkan ka akhriso riyada cabsida leh qaababka ay kala tahay: www.daruur.com/?s=riyada+cabsida
Asc shekh waxan ku riyoday guriga anigo kala guraya waliba dhar aan rabo inan dhaqo waxan ka dhex helay kab cidhib dheer leh madaw aan leeyahay waa kabahaygii aan lahan jiray cagta marba galinaayo cidhibta ka yar jabantahay aan leyahay wan samaynaya iso fasil shekh
riyada marka guud ahaan kitaabka uu u fasirayo way ka duwan tahay marka qofka khaas ahaan loogu fasirayo, waa kitaab laga baranayo qaabka riyada loo fasiro
Shiikhow horta waa mahadsanthy saad asxaabtaada ugu jawaabayso lkn riyadaan fiicnayn waxaa ku soo koobtaa riyadaas ma fiicnee illaahay baryadiisa badi . Waxaa laga yaabaa qofkii inuu naxaba oo is dhiibo ama suu u fakarayo waayo ama cuduro ka qaado dad badan oo qalbi ahaan. Dhugul baa jra ama wali dadoodu yartahy
riyada aadka u daran waa khafiifiyaa si qofka uusan u nixin laakin wixii digniin ah hadduu xun yahay qofka waa in loo fasiraa si uu isaga ilaaliyo wax dhib ma alaha fasirka riyada noocaas ah
Shiikh wxn kiriyodey kabahaa qabay oo goay kabo madowna way ayahen oo xargo bdn plz ii fasir
reer miyaad leedahay?
Salallaahu caleyhi wasalam
Kab ilma yar ooo eh ilmaha Tobon jir cml ayaan kuriyoooday weyna cusubiyhiiiin waana qurux badanyihiiiin ifasir waxaan ahah marwo
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad bilowgeeda waa riyo wanaagsan oo khayr ah www.daruur.com/tag/riyada-kabaha/
Gabar ahay kabo buud oo cad aan ku riyooday anoo isku jumeenaaye mesha kabaha lagu gadaa tagaa kabaha ku riyooday waaba heestaa
Waxaa kuu hirgalayso arrin la xiriirta ninka mustaqbalka aad rabtay
Asc waxa ku riyoday aniga oo ah hooyo garob ah naag ay itimid waxe I wedise kabahega aye itire isi aniga Wan udidaye wan ka didaye aniga Wan gashataye kabahega waxa uso da safar gurisa ah iyo guur aan nin la balamaye oo aan jeclahay iso fasir mahadsanid
waa naag rabto nin adiga aad la socoto
@barta-aqoonta 😭😭😭
Shiikh gabar baan ahay waxaan ku riyooday anoo kabahayga waayay kadibna nin baaba kabihii qaba.
waa lagu guursanayaa inshaa Allaah
Asc sheq waxan ahay gabarxaasa waxan kuriyoday kabaheyga iyo talefonkeyga oolaigaqariyay sododey iyo dumashidey ba igaqariyay kadib talefonki sodohey ookuhadleysa ban arkay markan isi dhahay gadaalgaalbey uturtay wansoqatay lkn kabihi wan wayay dumashidey aadbey iicayeysay aniga afka waxmacan ooadag ba igujiray oon cunaye umajawabi karin dumashidey ulbey gacanta kuwadatay iney igu garacdey rabtay ana wan kacararay imeysogarin riyadas isofasir ado rali ah inshaalah
riyada waxay tilmaamaysaa naag xun oo ninkaaga kugu dirayso
❤❤❤❤Saw
Sheekh kawaha labiska ku riyoday o jidka iiga go ay hal kab weye
fadlan soo sheeg xaalkaaga?
Sheikh walshey oo laqabo ba kuriyootay kabaheda oo kadumeen seey uraadineysay wey weysay saaseyna riyada ugaso kacday
riyada ninkeeda ayay la xiriirtaa xiriirkooda ayaa laga yaabaa inuu adkaado
Asc sheekh waxan ku riyoooday kabahayga oo layga xaday ii fasiir
xaas maa tahay?
shiq i fasiir please waxanku riyoday kobah shaqada o iga dhumeen
ws gabar ama qof reer leh??
Sheekh aniga waxaan ku riyooday kabahaygii oo go ay oo aan leeyahay soonigii maalin dhaweyd iibsaday goormay durba go een i fasir gabarban ahay aan reer lahayn?
qof xiriir idinka dhexeeyay ayaa laga yaabaa inaad kala fogaataan
Asc Sheikh waxaa ahay gabar waxaa ku riyooday qof aan kawo ku arkay oo madoow buur ah ayaa dhahay ka bahaan ayaa soo gadan anoo gacanta ku haayo kabaha sheikh aan soo kacay
ws waa nin aad u baahan tahay oo aad ka fikirayso mustaqbalka
@@barta-aqoonta jisaka laah shiekh
Asc sheeekh waxaan ahay gabadh xaas ah mar dhow guursatey hal cunugna haysata gabadh Yar ayaan ku curtay oo haystaa waxaan ku riyoodey anigoo kabo Aad u qurxoon oo madoow ah oo kabo gaagaaban ah soo iibsadey kadibna midbaan waayay wxy a iga dhex gashay kabo badan oo u Eeg waanan ka dhex waayay Saan u raadinayay baa hadana inantayda layga dili gaadhey kadib waan toosey ii fasir sheekh adoo raaliya🙏
ws riyada waxay tilmaamaysaa arrimo inay kuu keeni doonaan fikir iyo walwal
@@barta-aqoontaArimo noocee Ah sheekh
taas Ilahay baa og
@@barta-aqoontasheekh saakana isla riyadii baan kuriyoodey Anigoo safar galey oo booqdey guri ay joogaan Dumar aanaan isku foocnayn kadib markaan wada salaamay aan soo baxay Ayaan is idhi kabahaagii xidho labadiiba waan waayay kadib labo kabood oon is lahayn baan xidhay wlhi saasaana kusooo toosey Ee ii fasir🥺??
Asc shiekh waxan kuriyoday ano kabo badan kala guraya plz isafir
ws xaalkaaga? ma hooyaa tahay mise arday?
Sheekh waxaan ku riydoy kabo dacas ah oo cusub qurux badan markii danbe waa waa ayay
Waxaad la kulmaysaa isbadallo cusub xagga noloshaada, xaalado isbadal ah laakin masii jirayaan sidaada ayaad kusoo noqonaysaa waxyar kaddib.
Asc sh wxn ku riyooday anago masjid tagnay ani iyo wiil yar oo 3jir ah oo aan dhalay markan soo baxnay kabo an la tirin karin ayaa mesha yaaly oo dadka masjidka joogy ay lahaayen marka kabihi wiilka yar midh ka mid ah soo badalmaty tiisi iyo mid inyar ka yar ayan uso qaady wanan raadinayay sidasan hurdada kaga toosy
Wxn ahy hooyo xaas ah
riyada waxay tilmaamaysaa arrimo wiilkaas la xiirio waxaa lagaaga baahan yahay inaad ilaaliso ilmahaas yuusan kaa dhumin
Ma dhumitanbay tilmamysa shekh
sidaas ayay u eg tahay si kaste waa digniin mararka qaar riyada Alle wuxuu kuu tusiyaa inuu arrin kugu soo socoto kaa reebo
Asc walal kawaran qof aad asaxaab ahayd oo aad u badashay kabo ka goay iyada aad sii say kuaagii cusbaa oo aad tidhi ku wayagn xidho intay ku tidhi way iga goeen ku tidhi kuwayga xidho oo samyso lacag yar ku siisay ad ku samyso kabaha
ws riyada qaabkeeda soo faahfaahi qofkaas yuu yahay habka aad u sheegayso toos looma fahmo
Sheikh ifasir kabahegaa wa kuwii ankulabisanye waxana ogadocararee musqushaa
riyada soo cadeey si fiican usoo qor
Asc sheikh, wa xan kuriyoday kaba madow oo laiga qarina meel luuq aah ,kabaha meshi aya lagu ciliyey bey gabar igu tirii riyadha daxdeda,waxan ku jababay jiini baa iga qariyaa ,maxey noqon karta.
gabar maa tahay ama qof reer leh?
@barta-aqoonta garoob 🤣🤣🤣
Waa nin lagaa qarinayo ama lagaa sixirayo
@@barta-aqoonta subhanaAllah,wa macqul, gurayga disna ban ka soo carary,,il iyo hadaa rerkayga wuxuu ku burbaray garan maayo.xasbunallah
Wxn ahy gabar wxa leyga xaday kabi an watay naag aya iga xday san u radinyay wx ley dhahy nagta baa qadaty waa na ley tilmamy meshey daganthy eribodka agtisa leygu shegy iso fasiir😢
xaas maa tahay?
Maya😊
Waa xiriir qof aad ku kalsoonayd aad weynayso
Asc mudane kawaran qof Kab wax ku cabaya hadii loogu riyodo.?
ws Waa riyo tilmaamayso qofkaas inuu gali doono duruufo adag oo ku xambaaraya inuu sameeyo wax walbo si uu u helo wixii uu rabo. waxaa laga yaabaa inuu lacag la'aan ay qabsato
asc wll plz iga jawab kaba xerna kuwan mafiucna dhahaya kuwakale oo kobaha magalada loqaata xeranaya oo madmadow kuwa dumarka ah
ws riyada soo cadeey
Asc shikh waxan ku riyoday ano kabo badan kla guraya plz isafir
ws xaalkaaga? ma hooyaa tahay mise arday?
Waxan kuriyoday anoo kabo cad cad hayst iyo kuwa baluug ah haysto kuwa furan oo madmadaw oo hada kahor an lahan jirayna radinayo waliba waxan joga ban leyahay gurigi yarantaydii an kukoray guri odhaw waxana ila radinayo gabar an qarabo nahay daaradooda ayana kabaha kuwarwartay kadib gabdhihi an qarabada ahayn mid kamid ah aya guursanrabta oo an lajogaa waxan ahay xaas
waxaad heli doontaa waxyaalo aad raadinaysay oo muudo dheer kaa maqanaa
Asc sheekh waxan ahay
gabadh waxan leeyahay xanuun ruuxiya
Waxaan ku riyoodey ano labadeyda kaboodba waayey oo raadinaya asxaab iyo walaashey iga yar meel ay joogaan oon ana la joogay meeshaas baan kabaha ku waayey kolba qof baaan weydiinaya kabahayga cidna iimay sheegiin waan waayey kabihii
arrin ayaa kaa kala daadan doonto waxaana sabab u noqonaya qof kuu dhow
Asc show riyo kuweydiyay lakin wan tirtiray cabsi Ine nokhoto ka baqay.
Ilaahay sharteeda hakaa ilaaliyo iska daa haddaad ka baqday halkan ka akhriso riyada cabsida leh qaababka ay kala tahay: www.daruur.com/?s=riyada+cabsida
@@barta-aqoonta mahad sanid walaalo ajir badan Allah ka siiyo
Asc shekh waxan ku riyoday guriga anigo kala guraya waliba dhar aan rabo inan dhaqo waxan ka dhex helay kab cidhib dheer leh madaw aan leeyahay waa kabahaygii aan lahan jiray cagta marba galinaayo cidhibta ka yar jabantahay aan leyahay wan samaynaya iso fasil shekh
reer miyaad leedahay ama gabar baad tahay?
@@barta-aqoonta gabar shekh
Waa qof aad garan jirtay oo laga yaabo inaad guursato
@@barta-aqoonta mahadsanid shekh
Asc Sheikh riyada waxay ku socota gabar.... Marwalba waxaan kuriyooda ano kobo la'an ah socodo hadana murugsan oo leeyahay maxaan kobo la'an usoo baxay, markaan wax yar socdo ayaan heela kobo aan xirto , riyada dhexdeeda wexey igu noqotaa kobo aniga lahaa marhorey ulahaa, Marna waxaan arka anoo hal kobo igu jiro hadana mid u eg aan jidka kuheelayo. Sheikh marwalba waan kuriyoodaa mar anoo hal kobo wato oo mid eg heelayo marna anoo kobo wadanin oo labo kubo isku eg helayo oo hadana aniga leh ila noqoneyso, 10 mar wey dhatan tahay. waana gabar
ws riyada waxay tilmamaysaa arrimahaaga inaysan kuu kala toosnayn oo ay kaa kala daadsan yihiin
Asc shiiqoow aniga waa leey qaba ilmo iima joogan xalay waxaa ku riyoday anigoo kobo dhaadheer 👢👢 kobahan ayaan gashaday waa fadhiye kobahane weey cusbayeen weliga waan gashtay wane ku istahay meshana dad aaa joogay weliba maqano dadkas ila joogay oo ila hadlaye mida kale dadku waxey iisheeganey inoow aabahey naag labad qabo anigane waxan dhahaye hadey xaaska aabo ogato weey qeeylihee. Ee xageey joogta naagta nagtasna meel dheer jogta leygu dhahay mida kale magaca hada weeydiso magaca ninkadey kushegayan aan niyada iska dhahay kedibna magacii ninkeygii eeyba iisheegen meshey iiga dheegi lahayeen nagta aabo qabo
riyadan waxay tilmaamaysaa naag kale inay soo dhexgali rabto noloshiina adiga iyo ninkaaga taas oo keeni doonto dood
@ haye shiiq shugran
@ shiiqoow naagta manaag rabto inoow aroosyaa mase waba ila qabaa naag kale xaalku waaside nagta maxeey isku yahiin oo kadhaxeeyo
waa naag isaga guur ka rabto waxayna u badan tahay isaga inuusan rabin
@ haye shiiq ilaheey heeyga qabto sharterda iisooduceey pls dhibaa iheestee
Riyada nin iyo naag maisku sibaad ugufasirtay shaikh
riyada marka guud ahaan kitaabka uu u fasirayo way ka duwan tahay marka qofka khaas ahaan loogu fasirayo, waa kitaab laga baranayo qaabka riyada loo fasiro
Shrikh wxaa ku riyody kabo cusub anoo soo gty hadana la iga xadayo iskuulka dhexdiida ku waaayay mxee thy riyadaas
gabar maa tahay ama qof reer leh?
@@barta-aqoonta gbr ahy ann lA guursan
Waa nin lagaa qaadan doono mustaqbalka
@@barta-aqoonta sheikh kuma fahmin mise anaa qald u fahmy somaliga
kabahaas waxay tilmaamayaan nin mustqabalka naag kaa qaadan doonto ha ahaado ninka ku guursan doono ama nin aad guur ku heshiiseen
Asc sh waxn kuriyoody kabo an hysto o on mel kutagy layaga xaday ana qaar mel yala so xidhay o cusub i fasir
fadlan soo sheeg xaalkaaga maxaad tahay?
@@barta-aqoonta marwo laqabo wll
riyada waxay tilmaamaysaa wax adiga aad leedahay oo ninkaaga la xiriiro in lagaa badalanayo
riyada waxay tilmaamaysaa wax adiga aad leedahay oo ninkaaga la xiriiro in lagaa badalanayo
@@barta-aqoonta mahdsanid wll waxd I fasirta riyada xabada an anigu ridayo waliba kuwa filimada hindiga matala ladhacayey wana ku qoslayey mahdsanid
Waxan ku riyode kabaha mushqusha o hal kab an waye iso fasir shekh xas hal gabar hesto ahe
arrin aad u baahan tahay ayaad waynaysaa waqtiga aad u baahan tahay
Waxan ku riyoday ano meet buuqa kaso xidhay kabo nin oo kahaygii modayay markii danbena hablo igu qosly ka dib waa arkay ano xidhen kahaygii oo kabo nin xidhan ka dib waan celiyay kabahygii waa wayay
adiga wiil maa tahay mise gabar? qof reer leh maa tahay?
Shiq waxan ku riyoday ano salada dukanyo marka dhameytay kabo cusub o dher dher xirtay gari cad racay. Gabar ayan ahay iso jawab qer alaha ku siye
dantaada ayaad gaaraysaa, wixii aad raadinaysay ayaa kuu hirgalayo
Waxan ku riyoday ano guri aangaranayo boqday halkab wayay kunaso qadanla sababto Albabka gurigasi wawada wasaq qofkaston udirsadaba wuu ididaya markii dambe ninba idonay isagon iikenina wan kacay. Xaasban ahay
riyada waxay tilmaamaysaa meel aan fiicanayan inaad tagi doonto oo dhib aad kala kulmi doonto
Waxan ku riyoodey anoo meel joogo oo kabihii waayey wn baadhay waan waayey bal iisoo fasir sheeekh
adiga ma hooyaa tahay?
@@barta-aqoonta may wlo single bn ahy
arrin aad samayn rabtay ayaa kugu adkaanayso