Gabaryahay ninkaada ku soo wicin asaga kugu waalan Doone intan same nin Ha u jabin sidan fahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2020
  • Gabaryahay ninkaada ku soo wicin asaga kugu waalan Doone intan same nin Ha u jabin sidan fahan

ความคิดเห็น • 394

  • @brawdwachick
    @brawdwachick 3 ปีที่แล้ว +120

    Nin iyo dhibkiisaba waa ka sabray
    Waana faraxsanahay mar kasta ALhAMDULILAAH
    Dumar badan oo calaacalaya markaan arkay wa quustay
    STRESS free ban ahay

    • @aishaaisha3654
      @aishaaisha3654 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

    • @official282
      @official282 3 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂😂😂😂wallahi waa iga qoslisay dumar badan calacalaayo marka arkaay ayabaa nin iska dhafaay lagumaa laahoo shuuush aan ku dhahaay anaa leey kalankalaay mad iska tiraahdiid cadi waaye 😂

    • @ahlaamcdy5245
      @ahlaamcdy5245 3 ปีที่แล้ว

      @@official282 🤣🤣🤣🤣

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh saas ku wad ilaa aa kadhimanayso

    • @fatumamuhammad6496
      @fatumamuhammad6496 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo haquur sanin Nimanka dhon saas ma ahan qali

  • @ridhimaray6190
    @ridhimaray6190 3 ปีที่แล้ว +155

    Farxad darted hurdadii iheysay xt wee ideesay from muqdisho cdey 🤗🙋‍♀️

  • @shukriyamohamed7162
    @shukriyamohamed7162 3 ปีที่แล้ว +111

    Ilahow shiikhan badbado ladhahaayo balayo kasta dhinac kamari, masha alah waa malin jimca ah ilahay soonka haka aqbalo

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali6851 3 ปีที่แล้ว +21

    Anigu waxaan ka mid ahaay dadka seef la boodka wax badan ba ka faiday shukran shekh badbaado🙏

  • @nastesomohamed6675
    @nastesomohamed6675 3 ปีที่แล้ว +56

    Dhulkaa ladhigaa ninka sida marka qemeso oo mihimad sineso uu arko ayuu buur dusha ka Fulaaa dantada laga racdaa

  • @hoodadagan7167
    @hoodadagan7167 3 ปีที่แล้ว +40

    Waaaw shekhii fariidka ahaa ee dumarka LA taliya

  • @rihaanainacabdiraxmaan-rih9989
    @rihaanainacabdiraxmaan-rih9989 3 ปีที่แล้ว +14

    alla sh daacada inaa thy dulmi aadan ogolyn dadka dunida iyo dacalada kalajoogo daganaan wax ufahan siiyo allow cimri dheer iyo cibaafo suuban kusii tlhi saa idaa kuutageera 🙏

  • @maxamedyuusuf2710
    @maxamedyuusuf2710 3 ปีที่แล้ว +28

    Wcs sheeekh Runtii alxamdulilaah waaad ku mahadsan tahey Runtii sida wacan aaad nagu baraaarujineeesid sida wacan alxamdulilaah dadkii ku camal falo alle hanaga dhigo inshaaa allaaaah

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 3 ปีที่แล้ว

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @naanii1878
    @naanii1878 3 ปีที่แล้ว +21

    Dumarka waxan kula talin laha in ey dayaan Raga laga dawa Or dayaa Manta dhan la wacayo lagu mash qulayo la wey dinayo xage ka baxday Xage jirtay maxa u soctaa Xiligaan
    Shib Ayaa la ga dhahaa isha un ayaa laga Firiyaa Wicida badan waa la jojiyaa Adiga iyo Gurigaga Carurtada ku mashquul Marka aad la hadleyso Hadalkada Ha ahado mid misaman kana sii soco wlhi wow yabayaa isagana is badalayo oo ihtimam siyado ah ku sinayo ee intas bas sameya

    • @magdahashi2997
      @magdahashi2997 3 ปีที่แล้ว +2

      aniga ayaa sameeyay 3dex naagood ayuu guursaday naagihii ayuu kuyilaheshiiyay aniga naagtaan jeceeyl uma guursan habaryarteey ayaa dhashay ilmaha ayaanku ilaashanaa mana naageesto codkiisa ayaa leeykeeynay markaa nin waa gey fursad hasiinin

    • @naanii1878
      @naanii1878 3 ปีที่แล้ว +4

      @@magdahashi2997 Abayo macaan Sorry wlhi waa sidas Nagta kale marka ow shukansanayo Xaskisa ayuu u ceynayaa lkn waxa iga sii daran mida ku faraxsan ee dhagesaneso Shekadas benta Ah Mida kale kumeysan Fikirin in ayadana Bari kamalin layeli dono sidas oo kle Ayeyadeey ayaa dhihi jirtay Nin Gacal magalo ee Gacal ayaa laga helaa wlhi been mahan

    • @magdahashi2997
      @magdahashi2997 3 ปีที่แล้ว

      Naa Nii abaayo wuu waalnaay xabsi ayuu kujiray 16sano magdhow ayuu helay waana uga siidartay

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 3 ปีที่แล้ว

      @@naanii1878 ma waco walen hhh in ley sowaco lee jeclahay

    • @MumtaazMaxamuud
      @MumtaazMaxamuud 11 หลายเดือนก่อน

      waaba saas wllhy

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah jazaakallaahu qeyraa sheeq cabdalla faaruuq alle haku barakeeyo mahadsanid sheikheena sharaftaleh

  • @zahrahajiomar2776
    @zahrahajiomar2776 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta commentikeyga aragtay ilaah baan niigu dhaarshee walaalayaal ii so duceeya muraadaan lee yahay in uu alle ii sahlo muraadkeyga plz 😪😪😪🙏

  • @drshoneyismail3449
    @drshoneyismail3449 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah sheikh ilahay ha ku barakeeyo wax badan baad na barataaye💝

  • @ruweydaadem7931
    @ruweydaadem7931 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh sheikh Allaha kaa Farxiyo Amin
    Sheikhow nooguso dhakhso billaahi calayk
    Barnamij kle Haka Horaysiin

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا الشيخ فاروق 👍

  • @fathiaqueeninahassan3011
    @fathiaqueeninahassan3011 ปีที่แล้ว +5

    coming soon 1M🤴💃🎉🎈 sheikh Habalyooooo

  • @zahrahussein3174
    @zahrahussein3174 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc yaa ragga dhan ka dhiga sida sheekh badbaado iyo abti liibaan oo kale gabar ooysa waa la weyn lahaa

  • @khuloodthapit7820
    @khuloodthapit7820 3 ปีที่แล้ว +9

    Wax jiracwaaye sheikh markaan lajoogay wuu fiicnaamarkaan AFRICAUSOO GUURAY QALBIGIISANA WUU GUURAY LKN BASAR BASAR UN BAAN UDHAQMAA

  • @fadumaosman2914
    @fadumaosman2914 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kheyr wa runta wax ka hadashey ee dhacada maraarka qaarkoda

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khairun brother

  • @fatoumahassan7826
    @fatoumahassan7826 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah chaire badbado inday kaso wacna ,wayo sualo badan ooon ku weydin rabna inchallah.Jasakallahu kheireen.

  • @faatmahassan4728
    @faatmahassan4728 3 ปีที่แล้ว +31

    Hablow nimanka iska daaya aniga xajigayga walhi inte ka imatay inte usocotaa midna madhaho markasta africa ayu usafraa aniga iswedan aya joga ma ogi xogtisa xita mid kale inay africa ujogta ma ogi lkn wa nin mar walba naga fakara aniga iyo carurtisa muhiimaduna wa intaa

    • @xafsaaali6830
      @xafsaaali6830 3 ปีที่แล้ว

      Waaaaw dulqad bdnido abaayo

    • @xafsaaali6830
      @xafsaaali6830 3 ปีที่แล้ว

      Dulqaadkas ad wax iga shegtidee lambarkeyga safo 0619527434 alle haku barakeyo sabarkada lkn ani tss wan isku dayaa mana awoodi marka iso faaidey

    • @shukrimohamud9069
      @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว

      Maashaa allaah Fatma Hassan marwo fcn ayaa thy halkaas ka wad dulqaadka ilaahay hakuu xafido reerkaaga

    • @faatmahassan4728
      @faatmahassan4728 3 ปีที่แล้ว

      @@xafsaaali6830 ok abayo lkn whtsap maledahay

    • @faatmahassan4728
      @faatmahassan4728 3 ปีที่แล้ว

      @@shukrimohamud9069 amiin abayo

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo

  • @fatumahassan8054
    @fatumahassan8054 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah shukran ustadanaa

  • @abdirashidsheikh3627
    @abdirashidsheikh3627 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Rabi ajar haka siiyo

  • @sheeno1433
    @sheeno1433 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheikh Allah ku barkeye xage kala soo xiriira

  • @nasrawarsame674
    @nasrawarsame674 3 ปีที่แล้ว +2

    Mn shallaah jasakallaah kheyran shiikh Abdala faruuq runtii aniga ayaa arintaas ku dhama lkn hada waan fahmey

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 5 หลายเดือนก่อน +1

    sh ninka nocas marba is shukansanay America ayu jogay .cawecadaha nocas ah wanku arkay .hata Hoyadis macan ma waco.walalahis o iskumel ey jogan ma waco .lkini waxan ogan ka qatay marku igu yiri Hooyadis o hagarder kunol marmar qar muda laba bil inan wacin aya laga yaba hooyo .subxanallah .ogow neceb kama ahan nocas bu u dhashay .subxanallah. malinkan maqlay hoyoo hata call ka maka qabti mana wici marmar ayan xirirkisa jaray wana ushegay .nin waalidkis jarayo intu igeni asago ijecel ayan gursaday .alxamdhulilah mantana xaas ayan ahay ila hada ma gursan xarifkas .

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh jazakallah Khery

  • @halimasadiyya8936
    @halimasadiyya8936 3 ปีที่แล้ว

    جزاك لله خيرا شكرا يا شيخ

  • @suadosheikhhassanabdullahi402
    @suadosheikhhassanabdullahi402 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaasha Allah Sheikh nagu ogtahy in sha Allah Rabbi Ajar iyo Xasanaad aaan laso koobin kaaasiiyo

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 3 ปีที่แล้ว

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @salaadyusuf7647
    @salaadyusuf7647 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah shiiq waan ku kawadaa ilaahay haku xifdio

  • @IsromahadMuuse-lh4js
    @IsromahadMuuse-lh4js 9 หลายเดือนก่อน +3

    Zhiikhow Horta aniga Markuu dhip i Qapzado waa ku searching gareyaa Waxyaapo pdn aan ka faaidy Wxn jeclhy wiil wxaana akhirsty Fainta walow cazharki ahaa ilhy qalpigiza xooga wu izo dap cay alxm igu na ducee inuu ijeclado ani kaliya igu ekaado oo ilhy icalfo🤲😩ilhy adna hoyga janada jakugeeye🤲🌹😩

  • @aaminoyasiin3741
    @aaminoyasiin3741 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shaykh

  • @najmaabdulaahihassan7818
    @najmaabdulaahihassan7818 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah shekh allaha ku xifdiyo

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi beentaad mahin shiqow anaab ku arkay carurteyda abahod markan dhaho maxa kugu dhacay nam soo waceysid shibtaan maxaa waaye man nacday markaasu dhahaa wano waxaa ka horeysay aburis anigan waad og thy inan dad wic wicin ona meskin iska ahay hhhh shiqow qeer alle haku siyo adunyadan ciqab alle kuma tuso aqiran cadaabtii alle hakaa haayo

  • @xawaadanxawaadan7168
    @xawaadanxawaadan7168 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ilaahay haku barakeeyo lanbarkaga baan rabaa

  • @foziamohamed7656
    @foziamohamed7656 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh

  • @mohamedkhalif205
    @mohamedkhalif205 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh Allaha kaa abaal mariyo cilmiga iyo casharada aad nala wadaagtid.

    • @rahmaosman9535
      @rahmaosman9535 3 ปีที่แล้ว

      Shukran sheikh jazakallahu khayran Amiin

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jisak Allah qer shugaran 👍

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman1861 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh badbaado qaas runta midas wll blse qof kugu qaali ah waqti uma wayneysid sheikh

  • @umumalapzan4220
    @umumalapzan4220 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah xafidullah sheikh alle haku dhowro wax badan anka faiday wlh

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Alle ha ku barakeeyo akhii

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasaa ka laah qeyral jasaa sheikh waa arinka iheysto aan ku wareeray pls xalka uu nogu so wici karo inoso gali wayo arin muhiim ii ah in leyjecelyahy iyo inkale ma ogi waxan aaminsanhy qof dhab ii jecl in xariirkisu badan lahaa sida keygo kale

  • @ahlaamyasin7346
    @ahlaamyasin7346 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shiikh

  • @ikranmahamud3179
    @ikranmahamud3179 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khayr

  • @HodanaxmedHodanaxmed
    @HodanaxmedHodanaxmed 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheekhena alleh ha barakeeyo

  • @dawanchannel549
    @dawanchannel549 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallah sheikh illahy haku xafido

  • @mulkihassanmustaf5376
    @mulkihassanmustaf5376 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haku xafido wax badan ayan kaa faaidey Shukran kun jeer

  • @tahzeebmansoor3199
    @tahzeebmansoor3199 3 ปีที่แล้ว

    Jazzakalahu khayran sheekh

  • @xaliimoaxmed1331
    @xaliimoaxmed1331 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalah shiq sidad wanaga nogu shegtay❤

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว +11

    Qof kajecelyahay talefon lagu dhageysanayaa

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah shiiqsh🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zamzamalicumar9627
    @zamzamalicumar9627 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi aniga jacelkayga 6sano wada soconaa badana islama hadalbo sasoo eytahy wan is jecel nahay wax walbo waa kalsooni Wana aminsanahy Allah icalfo

  • @user-qh3sm9dd8j
    @user-qh3sm9dd8j 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh arrinkaa iiga soo jawaab si dhaqso ah adigoo mahadsan ilaahay kheer haku siiyew

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 3 ปีที่แล้ว

    Thnks shiiq aad ayd u mahadsanthy

  • @vilzonmo5303
    @vilzonmo5303 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikha wan wata sheikh waxankaso salanaya hargeysa🍃like sara vodia

  • @umunadiirnadiir7056
    @umunadiirnadiir7056 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheekh jazaakumalhi

  • @suweysodowaa224
    @suweysodowaa224 3 ปีที่แล้ว

    masha ALAAH shiiq alhaku barkeeyo

  • @nuuriyajiilaal8376
    @nuuriyajiilaal8376 3 ปีที่แล้ว

    Ala shekh badbado muxuu waxbadan ogyahay masha allh

  • @mohamedhussein5899
    @mohamedhussein5899 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh waad mahadsan tahay

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 3 ปีที่แล้ว +8

    From 🇸🇦😍 1:15

  • @caashocawil1529
    @caashocawil1529 3 ปีที่แล้ว +8

    7bilod kadib ban soradiyey 🌹⚘❤😘😥ani qalbi jaban

    • @adnomohamed4385
      @adnomohamed4385 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa cawa fiirsanoya nin jeclaa buriye lkn asiga ka daremay waji badal

    • @caashocawil1529
      @caashocawil1529 3 ปีที่แล้ว

      @@adnomohamed4385 ax😥

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa manta soo raadiyey sababto ah wiil i jaceyl jiro inta badan ima soo raadiyo waxuu leyahay waa mashqulsanhy rabbiyow haduu qeyr yahay isoo dhawey haduu shar watana iga fogeey💔😢😢

  • @halimohassanhalimohassan476
    @halimohassanhalimohassan476 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wbr sheikhow aduun iyo aakhirabo alle haku xafido waxaadba muudaa saaka in aniga laii suu kaadiray ee jazaaka lahul kheeyrul jazaa,a

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍

    • @rahmadirieh1488
      @rahmadirieh1488 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah jisakalaa khayr sheekhoow warernay rabi khayr haka dhiko

  • @salmaawed5250
    @salmaawed5250 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jasaaka allah khayr

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Jasakllh shiikh ilhay haa kuu xafido

  • @user-uq2lz8ii7x
    @user-uq2lz8ii7x 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah kheyr

  • @marainid7626
    @marainid7626 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakumullaahu geyran Shiiq badbaado

  • @qadijomaxamed2382
    @qadijomaxamed2382 3 ปีที่แล้ว

    Allh ku barakeeyo sheeq

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shiiqow thanks

  • @crisaaqfaysal980
    @crisaaqfaysal980 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan raba arimo.badan inan kula wadago lomberkaga dhowr jeer ayaan ku waydiiiyay🤔

  • @hibamohammedabdi
    @hibamohammedabdi 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wasax runte

  • @ugbadmoha4592
    @ugbadmoha4592 2 ปีที่แล้ว +1

    Illhaywo ninka jeclhy mar walbo iso wac azxabey iso duceya 😭😭

  • @maryaamamaxamed4478
    @maryaamamaxamed4478 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikhow anaa dabeecada leh inaan telka qaban hadii aan mashqul ahay walow kaana qaliilan hadana in aniga lagu dhagaysto ma jecli

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @fatumogaydh1267
    @fatumogaydh1267 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh badbaado su aal ayan qabaa waxan inbadan ku riyoodaa ano aadhi eegaya waliba iga lumaaya oon raadinaayo waxay tolow

  • @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671
    @waacaadiwllowuushaqeenayaa8671 3 ปีที่แล้ว

    Sheequnaa jasaakalaahu kheyru jasaa

  • @safiamousemohames9181
    @safiamousemohames9181 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo seekh

  • @hayaatibrahim2371
    @hayaatibrahim2371 3 ปีที่แล้ว +1

    Khayr bdn alle haku siyo sheikh wanu ku sugayna

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 3 ปีที่แล้ว

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @fatimabare8028
    @fatimabare8028 3 ปีที่แล้ว

    Markasta latalin ayaaa samaysa sheikh jasakalaaah

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sheikh anigay haystaa dhibtaa muqalka danbaa sugaynaa jazakalaah

    • @dawanchannel549
      @dawanchannel549 2 ปีที่แล้ว

      abayo macan illahy haku sakhiro is daji xajigana wanaji isaga ki wanajinaya

  • @ubaxgaraadcartan7266
    @ubaxgaraadcartan7266 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga wax ahay qofkaaaa aan dadka wicin qofkstan wye ilaa yaaban dhib baa na kala hystaa

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +10

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته❤️

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 3 ปีที่แล้ว

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @ajmarnoor7138
    @ajmarnoor7138 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sucaddahir8090
    @sucaddahir8090 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fadumoadanjama630
    @fadumoadanjama630 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah zhikh❤💕

  • @kifaaxmirecali2106
    @kifaaxmirecali2106 2 ปีที่แล้ว

    Jasklhu qer sheq arintn hadey ihesta manta dhana wacyy mana iga qabnyo isku dhac aya jiro taldadn qadanya insh alh

  • @umumaryamaamaxamed4126
    @umumaryamaamaxamed4126 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah sheekh

  • @sahromohamed9716
    @sahromohamed9716 3 ปีที่แล้ว

    Shukran macalinkeena

  • @kafiahoussein7617
    @kafiahoussein7617 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran sheik❤

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 2 ปีที่แล้ว

    Wa sida aniga igudacday ninkeygii isfahmiweyney mudho cabaar ah kadib isfahanay alxmdulilah

  • @aaminoabdullahaliofficiall2086
    @aaminoabdullahaliofficiall2086 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh badbaado arin baa raba ina kula waadgo arintana waa riyo igu soo noqnoqotay oo aan kuriyonjiray sheikh waxaa ka codsana inaad isheegto meesha kala soo xirira ileen qoraal kuma sheegi karo

  • @fatushayaan111
    @fatushayaan111 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahatsnid walal qali wan kusugena in Sha allah

    • @shushucalishushucali2462
      @shushucalishushucali2462 3 ปีที่แล้ว

      Lkn waxan Amin San hay inu ijecelyhy mar ka I imado Ayan darema wayo faraxad bajahela mar ka ila jogo allow ninkey ideso wayo waa qofka jaliya ifaxmo waye allow ixafid Amiin amiiin Amiin yarabi

  • @Shamsa-Cafimadka-Channel
    @Shamsa-Cafimadka-Channel 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij kudhehaan xigmaad

  • @nastexofarax6181
    @nastexofarax6181 3 ปีที่แล้ว +1

    Video xiga wn kaa sugeynaa sheakh jasaakallah

  • @hanaqalpi6093
    @hanaqalpi6093 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @mariannoor8675
    @mariannoor8675 3 ปีที่แล้ว

    Ma'ansha allah walashay qaali jsk qayr

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 3 ปีที่แล้ว +5

    Shekhow Wlhi Ninkeygad kahadashay Dhowr mar ayan ku muranay arintas sidhab ah ayuuna iijecel yahay lkn dabecadeyda o kle malahan oo aniga in bdn inla isoo waco ayan Jeclahay

  • @sahromohamed9716
    @sahromohamed9716 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sheeekh