Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q2aad) New 2020
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 2 ส.ค. 2020
- N/hure Axmed Gadhacse: Xog ogaal goob jooge ahaa kana mid ahaa N/hurayaashi ay qabsatay dhacacdii xanuunka badnayd ee uu ku shahiideen Alle ha uwada naxariistee:
1-N/hure Shahiid Sheekh Deeq 2- N/hure Shahiid Xayi 3-N/hure Shahiid Jamaal ayaa # Somali Ogaden State uga waramay qisada dhacdadaas(dhamaad)....
Ka filo # Somali Ogaden State Waraysiyo kale oo xasaasi iyo xuuraan hoosaba leh..
Subscribe Somali Ogaden State
Alle ha unaxariisto
Guul ogaadeeniya alle xornimo waarta hayna siiyo guulaysta tolkay from laascaanood cara dhulbahante
waa Cabdirisaaq Shukri Naftihure todobaad ee Adeer Gadhcase magaciisa ilowsanyahay
Anna arkay wuxuuahaa recaliyuusuf
Burco maa so noqon doonto ka hor inta ay so noqon doonto wadanki Ogadeeniya o ka kooban caasimada xaqa ah e diridhaba, jigjiga waa shalay Ila mooyale,gaarisa iyo xeebti
Mombasa somali idil aya leh.
Somali baan ahay dhuulka maqan waa dhaxal ki awoogay ruunti dhuulka o dhan iyo umadu baa waa reer Somaliland 26.06.1960 aya laga xaday.
Ogaadeenya haxorodo ilahey idamkisa guul iyo goobanimo inshalah ogaadeenya haxorodo amiin yarabi