Muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta arag !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Arag muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta ! Nin gudaha ku jirey oo ka badbaadey oo aan wareysanay.

ความคิดเห็น • 234

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 หลายเดือนก่อน +25

    Subxanalaah ilaahayoow ugargaar umada muqdisho degan ee soomaliyeed😢😢

  • @snw9257
    @snw9257 หลายเดือนก่อน +29

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka Somaliyeed ee dhibatadu hoyga uu noqday 😭😭😭😭😭😭😭🥲🥲🥲

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +11

    intii ku dhimatay allah unaxariisto aamiin illaahow naga dul khaad masiibadaan aamiin

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay haunaxariisto intii ku geeryoray inti ku dhaawacantyna ale hau boogo dhayo aamiin yaa rabi 🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

    Allow khatimada Noo wanaaji Yaa Rabi

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 หลายเดือนก่อน +5

    Inaa lilaahi wa inaa Illahey rajicuun 😭😭😭😭
    Yaa Allah Illahey how naxariisto
    Intii dhimatey
    Dhaawacana Allah how booga dhayo
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @QueenAamino
    @QueenAamino หลายเดือนก่อน +23

    Xisaab ayaa jirto yomulqiyamah

  • @degan4
    @degan4 หลายเดือนก่อน +12

    XasbunaAllah wa nicmal wakiil 😢 Illahay ha u maxariisto intii dhimatay😢😢😢😢

  • @AbdikarinAbduqadir
    @AbdikarinAbduqadir หลายเดือนก่อน

    Ilaahey kitaabkooda gacanta midig ALLAHA kasiiyo muslimiin ayey ahaayeen cidii kadambeesay aya kadhiban mar walbo

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน

    Ilaheyow masiibadan naga dulqaad ilaheyow umadaada cadowga kaqawo ugargaar amiin yaarabi

  • @muniramanka327
    @muniramanka327 หลายเดือนก่อน +1

    Allah xanuun waaye wlhi Muqdisho rajo maleh 😢😢 waa xanuun dhalinyaro iska dhimatay

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o หลายเดือนก่อน

    Innalilahi wa inaa ileyhi raajicuun illahay haw naxariisto dhamaan dadka meeshas ku naf wayaay
    Cadowga illahay haynaga qabto

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

    inalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso inta ku dhimatey inta ku dhawacantayna Allha shaafiyo Allow Cadogaan Nagu jiro Naga saar Yaa Rabi

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +2

    Inna lillahi wa innaa ilayhi raajacuun. Masiibo Allow ku rid oo halaag adduunka iyo AAKHIRABA oo rabbiyoow ummadda Soomaaliyeed ka dulqaad cadowga gudaha iyo dibaddaba.

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 หลายเดือนก่อน +3

    Inaalaahi raajacuna ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe sorry Somalia 🇸🇴 maxamed 😢😢😢😢😢😢

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 หลายเดือนก่อน +10

    Ninka umad shacab ah iska nasanaayo qarxinaayo muslim miyaa subxanallaah waa yaab imaan laawe alle umada ha qabto

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaahi wa Inaalilaahi raajacuun. Alloow muslimiintaas aan waxba galabsan unaxariiso.
    Munaafiqiintii xasuyqaas kadanbeeyey amasoo abaabulay...aakhiro cadaab ku abaalmari..aamiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน +2

    Allah yaa raxma inta dhimatay. Inta dhaawacantay Rabi ha’boogo dhayo.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 หลายเดือนก่อน

    Innaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto intii meesha kudhimatey qabrigana allaha uwaasiciyo kitaabkoodana midigta allaha kasiiyo jannada fardowsul aclaana allaha kawaraabiyo aamiin

  • @Abdirahman-fe4wx
    @Abdirahman-fe4wx หลายเดือนก่อน +2

    Ina ilahi wa inaa ilahey Rajicuun Allah u naxaristo dhaman inta Ku dhiimatey Amin

  • @SacdiyaYuusuf-qy7ct
    @SacdiyaYuusuf-qy7ct หลายเดือนก่อน +5

    انا لله وانا اليه راجعون لا اله إلا الله محمد رسول الله حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 หลายเดือนก่อน

    Intii ku dhiimatay allaha uu naxaristo intaa dhawaca na allaha xafiiyo isaaga jalileeh

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 หลายเดือนก่อน +1

    Inlilaah wa in ikeyhu rajacuun alle jandii fardowsa ha ka warabiyo eheldoodiina samir iyo iman alle ha ka siiyo bulsho meel joogan bis ayey qarxinayan kuwas ma islam ah alloow kuwaan ka qabo umada soomaaliyeey ada xaal og

  • @aliabdifatah6999
    @aliabdifatah6999 หลายเดือนก่อน +3

    ilahey ha unaxaristo inti ku dhimatey fadlan guryihina joga mel ciyar lagu daawado ma jogtan

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilahi wa inaa Ileihi raajacuun. Allaha u naxariisto Intii dhimatay, Inta dhaawaca ahna Allaha u booga dhayo.
    Ayaantaa waxaan islahaa Qarax ma dhici doono. Hidadiilo iyo Farxad ay ii ahayd. Niyada Allaha idinka jebiyo. Waa I Niyad jibeyeen. Allaha dhulka ha la jaro, Alshabaab iyo Cidii ka danbaysaba..
    Waa la isdhigtey. Lama filaan ay ku soo galeen. Allaha baabiyo Alshabaab iyo Waxii soo adeegsadey.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.yaa Rabbi badbaadi umada ku nool muqdisho Amiin yaa Rabbi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +2

    Nacalad ilaahay ha ku dhacdo kuwa waxaas umada ku sameynaya masiibo ilaahay idinku rid hadey wadne lee yihiin may xalane aadaan asagaa hoog oo dhan uu ka socdaaye😢

  • @AxmedAbshir-nn3vg
    @AxmedAbshir-nn3vg หลายเดือนก่อน +3

    inalilaahi wa inali rajucuun allh ha unaxaristo dhaman.tod

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah 😢 wlh waxan musibo mel bilash lagu dilayo allah ha unaxaristo dhaman

  • @DumarBilla
    @DumarBilla หลายเดือนก่อน +1

    Ilhy ha unxaristo inti kudhimaty rbi cfmd taam hasiyo inti dhwac ilhow umdada badbadi

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii หลายเดือนก่อน

    Allow Umadada U Gar-gar Yaa Allaha 🤲

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Rabb Cadowgaa Illahey ha idinka qabto
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj หลายเดือนก่อน +1

    Mid midna halo dilo jumlana haloo dilo ilaahey xagiisa ayaa lawada tagaa wana leys xisabinaa 😢😢

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ilaahay ha u naxariisto inti ku dhimatay inti dhaawac ahna alaha u boogo dhayo

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia 🇸🇴 waxa halagayo wa Hawiiyoow waye

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +3

      Hawiye isagaa la laynayaaa waana galada wadanka degan xalane iyo waqooyi oo dagaal xun ku wada konfur Somalia

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil alloow nabad baadi yaa allaah

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji หลายเดือนก่อน

    allaha Unaxaristo inta kudhimatay

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay ha unaxristo inta geriyoty illahay cafimad tam ah hasiyo inta dhawaca illahay ha ugar garo umada Mel walbo ay jogan

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay masaakiint habad baadsho

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 หลายเดือนก่อน +3

    Inaaa lilaahi wa inaaa ilayhi raajicuun

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb หลายเดือนก่อน

    Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Rajiuun. inta dhimatay Allah ha u naxariisto. Inta dhawacanna Allah ha u boogo dhayo. Allah dhibka ha Naga dul qaado. AS dakun daakun Allah ha ka dhigo. Aamiin Yaa Allah.

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... หลายเดือนก่อน +4

    Bal kuwaas miya muslimnimo sheganayo oo umada islaamka sidaas micna darada ugu xasuuqayo subxnllah subxnllah Ina lillahi wa ina illeyhi Rajicuun inti ku dhimaty allow unaxariiso inti ku dhwcantay ne Allow usaqir🤲

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +2

      Xalane galada degan ayaa ka masuul ah iyo reer waqooyi oo isku shuba koonfur Somalia sidii loo dhameen lahaaaa

    • @MohamudSaid-ff1vk
      @MohamudSaid-ff1vk หลายเดือนก่อน +2

      @@Fowzia69wlhi saasa dhihi rabey dareenkaas waajira hort reerwaqooyigaan in laiskailaaliyo waaye

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      @@MohamudSaid-ff1vk waa in laga saaro wlhi konfur dhan sababtoo ah hada meeshaaan ka imaaday JUBBALAND way isku soo shubeen sidii iyadoo jano meesha taaalo Mida kale qaraxii SOOBE walalkey iga weyn ku dhintay isaga iyo ganacsigiisii Allaha u naxariisto Somali way ku dhameeyeen koonfur Somalia Ilaahay dhulka ha la jaro nabisigeenii way heleen oo ayakane SSC Khaatumo ayaa ka jaray 7500 nin laga leefay

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน

      ​@@Fowzia69faqasheey reer waqooyi waxba ma qarxiyaan somalina way og tahay cida wax qarxiso dadka muslimka ah ee meeshaa ku dhintayna illaahay haw naxariisto

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 หลายเดือนก่อน

      @@halimadirie5301 OROMOOYwax aan idinka ahayn oo wax qarxiyo ma jiro ALSHABAAB waa waqooyi qashin ka yimid mise indho cadayskiinii ayaad wadaaa ? Inta nin ee Alshabaab haysto waa reer waqooyi xataa kiinii jamacada wax ka dhigaayay waa kan ku BAXAY ABWANADIINII xataaa marka adiga oo kale Kama jawaabo comment ilma oohin dheerow

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln หลายเดือนก่อน

    Inna lillahi wa Inna ileyhi raajicuun allah u naxariisto dadka ku dhintay qaraxa arxan laawayaasha u geysteen dadkeena aan wax galabsan kuwa dhaawacana allah caafiyo ilaahoow argagixisana naga qabo nacalad allah ku ribo waa na dhibeen.

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wa ileyhi raajicuun inti dhimatey ilaahay ha u naxariisto inta dhaawacana ilaahay ha u boogadhayo

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน

    AR UMADII WAA DHAMAATAY KUWAAN UMADA WAA DHAMEYEEN ALLAHA KAQABTO INTII KU DHIMATAY ALLAHA UNAXARIISTO GACAN KAXAQDARAN AYAA DISHAY INTII KU DHAWACANTAYNA ALLAHA UBOOGA DHAYO

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 หลายเดือนก่อน

    inaalillaah waa inaa ilahay rajucuun Allah haa uu Naxaristo dhaaman too

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah ugargaaro umada islamka

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 หลายเดือนก่อน

    Allah hawnaxariisto intii ku geeriyootay inta dhawaaca,ah Allah caafimaad taam ah ha siiyo

  • @user-oi6wz4qg8n
    @user-oi6wz4qg8n หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto
    Dadkaas
    Ha dhihin Allah
    Ku ma hadsan
    Waxaad tiraahdaa
    Allah mahadleh

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน +4

    bisinka belaayaa shaahba cabta eelba fadhiisata alow na badbaadi aaamiiin 😮

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv หลายเดือนก่อน

    SubhanAllah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp หลายเดือนก่อน

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 หลายเดือนก่อน

    Laaxowla walaa quwata illa billah

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 หลายเดือนก่อน

    Iaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun Allah unaxariisto intii kugeeriyootay meeshaas
    😢😢😢 Subaxaanallaah Allah ugargaaro umada
    Soomaaliyeed yaarabi ilaahoow naga dulqaad dhibkaan kadhacay dadkeenii
    😢😢😢😢 sidaan miyaan kujirikarnaa waxa aydadkeenu ama dhalinyaradeenu utahriibayaan waatan oo kale
    Allah ugargaaro umada 😢😢
    Soomaaliyeed Aamiin Aamiin
    🤲🤲

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay hau gargaaro walaalahay reer muqdisho 😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka Allah haka qabato khawarij
    Dad ka Reer muqdisho

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน +1

    انا لله و انا اليه راجعون allaha unaxariisto inta geriyootay inta dhawaca ah allaha ubogodhayo

  • @CadaaniCadaani-t2m
    @CadaaniCadaani-t2m หลายเดือนก่อน +1

    Reer xamarow puntland imaada xamar waad ku dhamaneysan soo baxa ama iskaga dhinta sidii cayayaanka😢

  • @abdallamoscow3292
    @abdallamoscow3292 หลายเดือนก่อน

    Inta dhimatay allah ha u naxariisto inta dhaawacana allah ha u booga dhayo

  • @AbdirisakosmanAdan
    @AbdirisakosmanAdan หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxaristo intii dhimatay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +4

    Waa dal madaxwayni hii ka waashay dawlad taagdaran dheh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qe6uc9dp4j
    @user-qe6uc9dp4j หลายเดือนก่อน +1

    Allha unaxariisto dhamntooda😢😢😢

  • @siciidmaxamuud8500
    @siciidmaxamuud8500 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah somaali waxaa kasoobaxay waraabayaal aan nixin ilaahey umada haka qabto

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dk หลายเดือนก่อน

    Innaalilaahi wainaa ilaahi raajacuun allaha unaxariisto

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 หลายเดือนก่อน

    ilaahy haunaxariista inta quf mesha kudhimati uu shacab ah

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 หลายเดือนก่อน +1

    Ya Allah grant the deseaced Jannatul Firdousa😢

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray หลายเดือนก่อน

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO INTII DHIMATAY. INTII. KU. DHAAWCANTAY. ALLE HA CAAFIYO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    inaalilaah wainaa illaahi raajucuun yaarabi umada soomaaliyeed badbaafi yaarabi daawlad meeshaan kama jirtee

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน +2

    Gariga lacagta lagu sogadey somali baa bixiyey somali baa wadey somali baa qaraxa kuxirey somali baa lagu qarxiyey war dadku sow diinta Islaamka micnihiida ma yaqanan miyaa subxanallaah

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 inalilah wa ina ilayhi raajicuun😢😢😢😢😢

  • @Sahn-sj4fn
    @Sahn-sj4fn หลายเดือนก่อน

    Meeqa baa dhimaty ilah ha u naxariistee

  • @canabcumar95
    @canabcumar95 หลายเดือนก่อน

    ilaahey ha unaxaresto 😢😢😢😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Allah naxariisto intiiku dhimatay
    Dhaawaca Allah habogsiyo

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم وحسبي الله ونعم الوكيل

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbiyalah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ya allah 😢😢

  • @user-cp7xd1ue1k
    @user-cp7xd1ue1k หลายเดือนก่อน

    Inaan lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun 😢😢😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @ahmedoogle
    @ahmedoogle หลายเดือนก่อน

    Inna lillahi wa ina ilayhi raajicuun

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah Wanimva wakiil Gaadhiga Xagow kasoo dhaafay Jag boontiyada

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. raajicuun

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha unaxariisto bootaan hadimo.ha qodin.ku.fhici.doontaana.mooyi

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me หลายเดือนก่อน

    Arimkaan dhibaatadiisa waxaaleh nabadsugida 😊

  • @makogeulle7480
    @makogeulle7480 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน

    Illaahay dalimiintaas xalaashaday dhiiga dadka allaah ha ka qabto,anaga sharkooda allaah hanaga hayo

  • @engrfaisalsheikhmohammed4025
    @engrfaisalsheikhmohammed4025 หลายเดือนก่อน

    Ina ilahi wa inaa ilahey rajicuun

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +1

    Dad ciyaar fiirsanayo oo waxba halaynin alshabaab diin ISLAM shaqo kuma laha ee waxay usoo banbaxeen inay umada dilaan oo xasuuqaan ALLAHA BAABIYO OO DUKUMDAAKUM ALLAHA KADHIGO UMADA WEY DHIBEEN

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 หลายเดือนก่อน +1

    إنا لله و إنا إليه راجعون
    اللهم يرحمهم و يغفر لهم و يجعل الله مثواهم الروضة من رياض الجنه الفردوس الأعلى
    اللهم اغسله بالماء و الثلج و البرد و نقي خطابهم كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
    اللهم يواسع مدخلهم واسكنهم فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً
    اللهم اشفي مرضانا و مرضى المسلمين
    وارحم موتانا و موت المسلمين
    اللهم أمين يا رب العالمين جميعاً 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
    كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 หลายเดือนก่อน

    Xagee waaye

  • @Taaju-24
    @Taaju-24 หลายเดือนก่อน

    انا لله وانا اليه راجعون 😢😢
    Somali bini aadam ma joogo ee intiina hadhayna is cuna kolba naar ayaa idiin dan bayse ilaahayna ima keeno Somalia 🇸🇴 😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +1

    Yaaaa Allaah 😢😢😢😢

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah😢

  • @11naa44
    @11naa44 หลายเดือนก่อน +1

    SubxanAllah dadka mxa laga raba😢😢😢😢😢😢

  • @DumarBilla
    @DumarBilla หลายเดือนก่อน

    Xasbunlah wanicmal wakiiil

  • @user-fs8ti1bf9f
    @user-fs8ti1bf9f หลายเดือนก่อน +3

    Somali allh kala qaboojiyo

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 หลายเดือนก่อน

      Alshabab ma Somali baad U taqaan waa yuhuude hada hargaysa jooga waxa Ku jiray buuq ciyartan iska dawanayay 😢 dad baa sida wax U dawanayay la qarxiyay😢😢😢

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann หลายเดือนก่อน

      NACALAD IDINKU DHACDAY WAA YUHUUD ILAAHEY NUGU SALIDAY

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 หลายเดือนก่อน

    inaalilaahi wa inaa ilhyhi raajicuna

  • @user-oj2wk3ge6f
    @user-oj2wk3ge6f หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah allaahu akbar allaah ayaa kaga dambeeya waxaas wll

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 หลายเดือนก่อน +1

    Maxah shacabkuuh kaasbadeen? Iinah iilahuuh rajuucun