ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DEG-DEG | ABWAAN HEELAALE OO GABAY KU KARBAASHAY HASSAN SH MOHAMOUD | WAXBA UMA DHAAFIN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2016
  • DEG-DEG | ABWAAN HEELAALE OO GABAY KU KARBAASHAY HASSAN SH MOHAMOUD | WAXBA UMA DHAAFIN.

ความคิดเห็น • 89

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 2 ปีที่แล้ว +12

    Asalamu Aleikum Alle ha u naxariisto Abwaanka, Allahow Somali bogeedda bur isku mari oo Rag sidaani oo kale oo fara badan oo mideeya u soo saar , Xabashi ayaa ka cabaneynee, Ugandees ayaa Mogadishu xukumaya

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 2 ปีที่แล้ว +13

    Ey dharaar ciyey, waa gabay hadaad fahamto kuu sheegaya shaqsiga runta ah ee Gurguurte
    Alle nariistiistiisa haka waraabiyo Aamiin
    Abwaan Helaale

    • @sadiqomar6679
      @sadiqomar6679 ปีที่แล้ว

      Farmaajo naga fakaday wuu karbaashi lahaa, ee ilaahay baa oofsaday

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +10

    Allh ha unaxariisto ader Helale 😢💔🤲

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 7 ปีที่แล้ว +9

    thanks abwaan heellaale wad asiibtay hiiraan iyo galguduudba waa lagu dhibay mujaahidiinta onlf waa xaqiiqo taana soomaaliya oo dhami waa ku cambaaroowdey
    abwaan axmed na waa nin xigmad iyo waaya aragnimo aan u qiray
    guuleeyso abwaane

    • @Mohamedirshad114
      @Mohamedirshad114 2 ปีที่แล้ว

      Asc dad kasi oo dhani ugow la heystayaal ayey ahaayeeen

  • @deeqmaxamed5778
    @deeqmaxamed5778 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah ha u naxariisto aamiin

  • @aa-li5vj
    @aa-li5vj 2 ปีที่แล้ว +6

    Run badanaa- maashaa Allah

  • @aa-li5vj
    @aa-li5vj 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 2 ปีที่แล้ว +8

    Abgaal gabay muxuu ka yaqaan

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Heelaale isagoo ciilbaxay kaliya xornimadii uu udagaalamayey kamaqantahy buu dhintay allaah ha unaxariisto

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah ✅✅✅✅✅👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌👌👌🥰🥰🥰👑👑👑Insha Alaah Soomalimo ma dhiman doonto in kastooy sanado madoow la maro Gobtu wey leecdaa marbey shacabku gaari doonaan xornimo buuxdo kooda halyeyga ah ku doortaan kun halyeeyo Oo xishooda Oo jaamacada aduunka dhigo wasakhdan tuuganimadan rabin iney dhax ordaan.💪💪💪💪🌹🌹🌹

  • @ugazmucaad6697
    @ugazmucaad6697 13 วันที่ผ่านมา

    Abwaan helaale ilahow kuuu Naxariso
    Dad baa xasan sheekh difaacaya

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 4 วันที่ผ่านมา

      Amiin lkn hadu run shegayo why farmajo u amanayyy hassan hore ugu cayay🤔🤔 qabyalad Ken mujahidka xita kama dhamato

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allooow kuu naxariiso😢😢

  • @abdirahmanabdikair9622
    @abdirahmanabdikair9622 8 ปีที่แล้ว +6

    madax waynaha isaga miyey ubanaantahay inuu caraatamo ............ asagaaba umad dhan caayey xassan sheikh lkn heelaale wuxuu caayeyaa kaliya hal shakhsi Abwaanadan aad sheegi hayso mayna lakulmin waxa uukahadlay xasan sheikh marka wuuku saxssnyahay abwaanku muuna caayin ummad soomaaliyeed kaliya waxaa weeye madaxwaye xasan

  • @taher2j978
    @taher2j978 7 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Garguurto waa lakarbaashay. runtiina Ey dharaar ciyay waxba madhaamo hadalka qoslaaye.

  • @AliMohamed-rk6nm
    @AliMohamed-rk6nm 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaaan alle hakuunaxariisto neefka meel baadsaartaye

  • @whome4851
    @whome4851 2 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkk walleee wuxuu ahaa eega soo noqoy Allow na badbaadi

  • @aa-li5vj
    @aa-li5vj 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo-

  • @Naagishubta
    @Naagishubta 4 วันที่ผ่านมา

    Dhab u maqal dhageystoow tanina waa eey dharaar ciyaye!
    Gabay ahaan waxaan uma dhageysan karee iga tag😂

  • @user-ki7si8jz8h
    @user-ki7si8jz8h หลายเดือนก่อน

    Allaha how naxaristo janno fardowsa allaha haka waraabiyo

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aftahan

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 3 หลายเดือนก่อน

    Alow unxriso inti shihiiday aaamin aaamin yaarabi ✅️

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว +1

    KABLALAX. WALIGOOD. KU. ILAAWI MAAYAAN GEESIGII GEESKA AFRIKA. !!!!!!!!!!!!

  • @cabdullaahitamaamalmaqbuulii
    @cabdullaahitamaamalmaqbuulii ปีที่แล้ว

    Maanahaa allah

  • @ibrahimhassan741
    @ibrahimhassan741 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa gabay runta ka hadlayaa

  • @CabdiMaxamed-i4f
    @CabdiMaxamed-i4f 9 วันที่ผ่านมา

    Within Danica alle hanaga cafiyo

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน

    Nijaas fardo dhaqo inan gumeed oo waligaa la gumeysto waliba ay majeerteyn gumeysta

  • @cabdullaahitamaamalmaqbuulii
    @cabdullaahitamaamalmaqbuulii ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto abwaanka

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 11 วันที่ผ่านมา

    Waxba hays waalina amxaaro ayaa tihiin itopiankiina lanoolaada

  • @cilmidoon6379
    @cilmidoon6379 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan arkay 2024 oo mar labaad Xasan Sheekh Maxamuud madaxweyne ka yahay dalkii 😢

    • @mohandeeq6019
      @mohandeeq6019 4 หลายเดือนก่อน

      Xamze OO ina adeerkii ah ban raisal wasare an usiinay sacan hadu nolan laha waa uu amaani lahaa hubaal 😅😂

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo dhilo ku dhashay oo barako Cabdow waligaa sidii eyda ciya

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan dhiiqo waa eey dharaar ciyay😀😄😆

  • @tasnimmohamed7846
    @tasnimmohamed7846 7 ปีที่แล้ว +1

    wa run somaliya ba la

  • @Libinside231
    @Libinside231 5 หลายเดือนก่อน

    Maanta ya u sheega abwnka ki noocas ahaa ba mr 2ad somali mdax u ah
    Ummad habaaran bu abwanku ku daaley
    Eebbe ha u naxariisto abwan Heelaale

    • @mohandeeq6019
      @mohandeeq6019 4 หลายเดือนก่อน

      Ina adeerkiina raisal wasare ban ka dhignaye kwrn hee 😅😂

  • @haniwehliye7539
    @haniwehliye7539 2 ปีที่แล้ว

    Wa saxa

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 ปีที่แล้ว +1

    Qurun qashin aanwaligii talin xasan curyaan jismi maskixinyan.laduba waa,aradanyahay.

    • @mohandeeq6019
      @mohandeeq6019 4 หลายเดือนก่อน

      Qabiilkaga ragiisa caay Xasan rag buu ka dhashaye af iyo adin wax loga qaadi maayee 😅😂

    • @abdirahmaanabdulla8133
      @abdirahmaanabdulla8133 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@mohandeeq6019 ina ximaar abgaal cusmaan jareer mahanbo minaw eheena mauekoo hhhh idiot.

  • @khadramohamed2167
    @khadramohamed2167 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @omaramir9537
    @omaramir9537 7 ปีที่แล้ว +2

    reerb gura ceel maxa lagu gafi wayay miyaysan somali ahayn marka qof islaam ah agtotada gaal logu dhibayo inan somaliyed yusan ficil ku qadin abwaanku wasaxan yhy

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid6170 8 ปีที่แล้ว

    Alleylahay waa Maya eecaydu waa mid kareeban suugaanta

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 2 ปีที่แล้ว

    Siyaasi oo dhan khaykaa ku yar xasan siyasiyiinta ayuu ka mid yahay

  • @abdulahibile2110
    @abdulahibile2110 8 ปีที่แล้ว +5

    walahy waatoogtay laandheere

    • @user-jk4xo5yz4l
      @user-jk4xo5yz4l หลายเดือนก่อน +1

      Asaa is toogtey oo qof muslin ah cirdigeedi ku xad gidbey xisaabtiisana Alle ayuu ka helayaa ,dheh waxaad dhihi karto oo ha isku yareen Kibirka halkuu ku gaarsiiyo waa loo joogaa waxaad ka hesho wax ha iga siin.

  • @ahmedtaajir1534
    @ahmedtaajir1534 4 หลายเดือนก่อน

    Og hada way ilowday denbigaas Rw awgiis 😂😂😂😂

  • @goonimahamed4303
    @goonimahamed4303 8 ปีที่แล้ว +1

    helale wuxuu kahadlay xaqiq ogadeniya dhofku kutagay dhehu kaga dulye

  • @omaramir9537
    @omaramir9537 7 ปีที่แล้ว +1

    wixii qmxaaro la shaqeya ama rali ka ah wala cayna

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 ปีที่แล้ว

    sawirkii somali ka naxday markii la arkay xasan sheekh oo sidii askari la kulmay sarkaalkiisii digtoonow ugu jira Safiirka xabashida u jooga muqdisho cajiib.. kaas miyaa somali cadow ka dhicin

  • @Eye.252
    @Eye.252 2 ปีที่แล้ว

    2022 ayaan dib u aragnay

  • @user-qn8vb4ik8k
    @user-qn8vb4ik8k 2 ปีที่แล้ว

    Waa that iminka taagan unukaa leh caqligoodu waa noocaa hadaway taagantahay

  • @sadiqomar6679
    @sadiqomar6679 ปีที่แล้ว

    Inkastoon ka aarsanay awoowgiii la gubkii, Farmaajaa naga fakaday ee tuu ku dhigo dhagaha faraha la gain lahaa , inkastoon eeggaba hayno kuwa badan ee heelaale dhangad biu la dhici lahaa.

  • @calisaxane3926
    @calisaxane3926 2 ปีที่แล้ว

    Waw

  • @Zaprenful
    @Zaprenful 7 ปีที่แล้ว

    nur qoraxay, qabiil wu shegay gabyaagu sida adiguba ad qoralkaga ugu shegtay. hiiraan ama mataban hadayba dhacdadaasi ka dhacday qabilka ad shegtay ma degaan mana control an ee bal dib ugu laabo.

  • @abdihassan6162
    @abdihassan6162 2 ปีที่แล้ว

    Duqa adiga ayaa isu gabyaaya flim iyo gabay wlaahi wuu dhamaaday heees ku dar meeshaad ku gabyrsid baad joogeysaa muqdisho iska iloooba calanka u gabay duqa qaado hadaad dionta calanka somaliya ee gurigaaga ugu gabay Eeyi Eeyo kale jirin

  • @user-sy7qv9de7l
    @user-sy7qv9de7l 6 หลายเดือนก่อน

    Ey dharar ciyay gurgurte dhaqan xumadisa hadu lacag Maqlo xata gabadhisa Wu gadi wa dayus

  • @zmartfilmsvlogs8947
    @zmartfilmsvlogs8947 ปีที่แล้ว

    😢

  • @fornamnefternamn4238
    @fornamnefternamn4238 2 ปีที่แล้ว

    Qabiilayste qabrigaaad ku fiicnayd

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว +1

    HEELAALE WAA MAWAADIN LA HUBO NOOLLOOW ABBAD. .....

    • @uptherhmnizmail9157
      @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

      Wuuha dhinty wll mar hore bu geeryodag alle ha unaxriste😭🤲🏻

  • @abdihassan6162
    @abdihassan6162 2 ปีที่แล้ว

    Wabaaaaaa wabaaaaa wabaaaaaa ha bikhleeyso

  • @xaliimomjaamac9672
    @xaliimomjaamac9672 2 ปีที่แล้ว

    dhaankan waalani waa faarmaajo qabyaaleyste waalan baa tahay nacas yahow

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 6 ปีที่แล้ว

    Dhinaca.hiiraan.adaa.dhibkana.keenay.dhemantow.ugaaska.dhalay.adaa.dhinaca.gooyay.dhaqan.xumida.aad.subisaa.dhibka.keenay.eedhanbaal.qaladka.aad.dirtiyo..dhararagtaan.jooji

  • @hassanhalane5335
    @hassanhalane5335 2 ปีที่แล้ว

    Cagoole xasan

  • @abdulahibicir2189
    @abdulahibicir2189 7 ปีที่แล้ว

    saas waaye inta oow dhamaan uga hormaray waajib dhab ah in oow gudanaayo kkkk

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 6 ปีที่แล้ว +1

    Xasan.waa.dhalad.hawiye..dhuuxa.hiiraan..dhararaq.daadan.arkaan.arkaa.dhugato.soo.walan..laaluush.dhamaa.dhinacyo.rooroore.dhaqaal.malihid.dhagdhagtada.arkaa.dhinac.u.meereyso.dhuuni.qate..soowashow.waa.in.aan.iskaba.dhiibo

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 2 ปีที่แล้ว

      Naa waxaan sooqortay waxay ma calaacal baa, wxn budhuudhuqda fahmi Maynee wax layaqaan noosheeg

    • @ugazmucaad6697
      @ugazmucaad6697 13 วันที่ผ่านมา

      Gabay shaqadada ma aha😂😂😂
      Helaale miyaad u jawaabi kartaaa

  • @Shafie211
    @Shafie211 10 หลายเดือนก่อน

    Ninka farmajo alshabaab gabay ku amaanay xassan dalxoreeyana gabay kucaayay miyaan somalinimo kadhagaysanaa😂

    • @ugazmucaad6697
      @ugazmucaad6697 13 วันที่ผ่านมา

      Abwaan farmaajo oon madaxweyne ahyn buu dhintay 😢
      Haduu kusoo haagi lahaa gabay ka ka daran buu ku karbaashi lahaa

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 2 ปีที่แล้ว

    Kani hadduu dhintay danbigiisa asagaa qabo, Intaasina waa cadaawad aad qabtiin ee awalba gumeyse la jir baad Aberdeene ku jira gun nimadiinna.

    • @ridhwanahmed1183
      @ridhwanahmed1183 2 ปีที่แล้ว +3

      Afka kala bax abwanka sinijyadda wase khas😏

    • @deeqmaxamed5778
      @deeqmaxamed5778 10 หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye kuwaan Ethiopia iyo Jubaland ku gumaysto somaho😂

    • @Umu.Mahir23
      @Umu.Mahir23 7 หลายเดือนก่อน

      ​​@@deeqmaxamed5778😂😂Hawiya kor iyo hoosba ayagaaa idiiin taliya Eee iska aamus Amharicbaa idin gumeysteee Hawiya la.aantiiis yaaba idin aqoonsan lahaaaa Adoonyhy 😏

    • @ugazmucaad6697
      @ugazmucaad6697 13 วันที่ผ่านมา

      Hawiye soo kan aaan naqaaanay ma aha
      ​@@Umu.Mahir23

  • @habibaaddow4095
    @habibaaddow4095 3 ปีที่แล้ว

    Waa gabay qabiol ku saleysan

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว +2

      Been baad illahey usheegtey ee adigaaa qabiil qabiil kaasoo uraayaaaa

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 หลายเดือนก่อน

    Nijaas fardo dhaqo inan gumeed oo waligaa la gumeysto waliba ay majeerteyn gumeysta

    • @ugazmucaad6697
      @ugazmucaad6697 13 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa Hawiye majeerteen baa gumaysan jiray