ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

N/hure Axmed Gadhcase oo ka waramaya Tariikhda Sawirkisa 1994 iyo dhacdadi xanuunka badnayd( Sh.D.)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2020
  • Waraysi dheer oo ay warbaahinta # Somali Ogaden State la yeelatay N/hure Axmed Gadhcase ayuu kaga warbixiyey sawir xasuuseedkiisa 1994 ee ay horay u baahisay # Somali Ogaden State.
    N/hure Gadhcase wuxuu dib u xasuustay saaxiibo badan oo maalinkaas garabkiisa taagnaa qaybna ka ahaa halgankii hubaysna ee lagu xoreynayay Ogadenya ilaa ay ka shahiideen qaar badan oo kamid ah.
    Waraysigan oo ah qaybtii 1aad waxaad ku maqli doontaan qaybta labaad haduu eebe idmo Qisadii iyo waxyaabo badan oo ku xeeran dhacdadii xanuunka badnayd ee ay ku shahiideen AHN Sheekh Deeq iyo labo N/hure oo kale oo uu N/hure Gabdhace goob joog ka ahaa...
    Kala soco # Somali Ogaden State macluumaad badan oo la xidhiidha dhacdadaas.
    Subscribe # Somali Ogaden State # Like # Share

ความคิดเห็น • 7

  • @garimohamud3154
    @garimohamud3154 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo goobanimo inshalah ogaadeenya haxorodo amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @garimohamud3154
    @garimohamud3154 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ha uu naxariisto dhamaantod mujahiidinti onlf amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🙏🤲🙏🙏🙏

  • @anab9951
    @anab9951 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye halgamaa cabdinuur sheekh Maxamed maxaan qarsoodi anagoo cabsanayna ku dhageysanay gudaha Ogadenia radio Xoriyo. Adiga iyo naftii huraha qaaliga ahba aad baan idiin salaamayaa Ogadenia ha xorowdo insha allaah intii u shiidayna shahaadadooda alle haka aqbalo qabrigoodana alle hawga dhigo Rawda min riyaadil jana

  • @garimohamud3154
    @garimohamud3154 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha idiin lajiiro onlf guul iyo goobanimo inshalah

  • @anab9951
    @anab9951 4 ปีที่แล้ว +1

    ogadenia will be free insha allaah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว

    Haxorowdo ogadenia qaybtii kale away maxaad usoogalinweydeen