ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wareysi Xoghayaha Gaashaandhiga ONLF Mudane Sheekh Deeq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2013
  • Ka naxow nafta Waa- Xoghayaha Gaashaandhiga Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo wareysi siiyay Ilays TV- Qeybti kowaad halkan ka daawo.

ความคิดเห็น • 11

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle naxariistiisa haydin siiyo halgamaa sheekh deeq iyo halagamayaashii onlf oo dhan

  • @faizasheikhnoor6253
    @faizasheikhnoor6253 3 ปีที่แล้ว +1

    Naxaristii jaano raabi haaka warabiyo halgame sh. Deeq iyo halgamyaashi kaalabaa amen amen amen amen yaaa raabi

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariis siyaado shahiid ayuu ahaaye isaga iyo intii kalee shahiidayba

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaar illaajay iimaanka kaqaaday ayaa soo basaasay oo dabaqoodhiga iyo amxaarada oo iswataa waxay kudileen xadka galmudug iyo deegaanku iska galaan gaar ahaan qayta dhanka gaalkacyo sooxigta ILLAAHAY hawnaxariisto amiin aamiin YAARABII aamiin

    • @farxaanabdi3522
      @farxaanabdi3522 2 ปีที่แล้ว

      Wllo malaha
      Xadka muso gaarin
      Aso galmudug jooga inta loogu yimid lama diline

  • @xariirma8824
    @xariirma8824 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha unaxariisto gudoomiyaha gaashaan dhiga sh deeq

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haydin naxariisto n/hure Maxamed Daawil iyo N/hure sheekh deeq axxxx 😭

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariis to

  • @gobanimodoon1
    @gobanimodoon1 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto labadaba.

  • @gulled0mer441
    @gulled0mer441 2 ปีที่แล้ว

    Alle naxaristi janno Haka waraabiyo Waxaa BaLan ah inaAn hadaf kaagi iyo riyadaadi rumeeyo goor ay ahaataba WaAn Usoo CeLin xornimadi shacabkayga i.a

  • @barkhadsiciid571
    @barkhadsiciid571 4 ปีที่แล้ว

    Raximahullah nafti hurre deeq xoghyihi gashandhiga JWXO