ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wax badan ka ogoow: Dhacdadi uu ku shahiiday AHN Sheekh Deeq iyo 2 N/hure oo kale( Q1aad) New 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2020
  • N/hure Axmed Gadhacse: Xog ogaal goob jooge ahaa kana mid ahaa N/hurayaashi ay qabsatay dhacacdii xanuunka badnayd ee uu ku shahiideen Alle ha uwada naxariistee:
    1-N/hure Shahiid Sheekh Deeq 2- N/hure Shahiid Xayi 3-N/hure Shahiid Jamaal ayaa # Somali Ogaden State uga waramay qisada dhacdadaas biloow iyo dhamaad qaybtii 1aad ayaad halkan kaga bogan doontaan inshallah.
    Subscribe Somali Ogaden State

ความคิดเห็น • 4

  • @cabdinasirtakhal3979
    @cabdinasirtakhal3979 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha unaxariisto shahiid shiekh deeq tplf waxay nogaysatay waxan la ilaawi karin iyadoo isukaaya adegsatay

  • @cabdullahimaxamed3730
    @cabdullahimaxamed3730 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kubarakeeyo halgame halkaas kasii wad waan ubaahanahay wararka noocaas ahe

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 3 หลายเดือนก่อน

    Ogeedaanka wareysiga warbaahinta kuma fiicna uma tababarna, hadiilkii oo socda ayuu ku leeyahay waad mahadsantahay, markaasuu gababa gabeeyay.

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 4 ปีที่แล้ว +1

    Taarikha duuga ah mar xaldan looma baahna waxqabad ayaa loo baahan yahay