Prank o karimi amusnan iyo oyin kaso hareen 😭🤪😂🙏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 537

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 3 ปีที่แล้ว +108

    Please never do that to Karim again 💔.
    You are lucky to have such a sweet man.

    • @hanjfvhuxff7267
      @hanjfvhuxff7267 2 ปีที่แล้ว

      I don’t understand

    • @onefortnite8083
      @onefortnite8083 2 หลายเดือนก่อน

      He was the one who started the prank war, if Karim can't take the heat then he needs to GET THE HELL OF THE KITCHEN. 😎😎😎

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 3 ปีที่แล้ว +56

    Abaayo u naxariiso kariim masha allah nin wanaagsan wanaaji in badan qaali waan idin jeclahay horey u socda🥰♥️

  • @dayinmylife358
    @dayinmylife358 3 ปีที่แล้ว +34

    إستغفر الله tan waa sirtina mna fiicnen ina bananka kentid mdadama u ku jecelyahay qalbigisa ha ku ciyarin qaaliyey one love dhamaantiin ❤

  • @zumea3240
    @zumea3240 3 ปีที่แล้ว +52

    😭💔That’s shame wlhi sis waxan cml ciyaar mahan qalbikigasa aya dhawecesa respect sii ninkaga

    • @amalhamudey875
      @amalhamudey875 3 ปีที่แล้ว +4

      Haa dhwro wll pls uku jeclyhy wlhi qof noocs unique weeyi alle hku daayo ♥

  • @bashiirrage7511
    @bashiirrage7511 3 ปีที่แล้ว +51

    Abaayo mcn aad buu kuu jecelyahay dumashi wlh waxanoo kale waa ceeb abaayo mcn please iska daa waa canugaga abahiis waa dacad wlh wan ka xumahay ha jiro jaceelka oo ha guulesto 😍🥰😍😍

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 3 ปีที่แล้ว +27

    mash Allah abaayo husband kaga waa miskiin qalbi saafi ah mar danbe waxaas hakula dhaqmin respect kugu leeyahay somalian yey ka waalin prank dhibtiisa badanee

  • @fatuumimohammed8965
    @fatuumimohammed8965 3 ปีที่แล้ว +32

    Xaraam si xun ugashey maskiinka wuu ku jecelyahay ninkaga prank ka dhaaf 😇🥰

  • @sumayaadan5867
    @sumayaadan5867 2 ปีที่แล้ว +25

    Awww felt so bad .he is very calm person, plz don’t do this again ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-freefire273
    @user-freefire273 3 ปีที่แล้ว +49

    Hhhhhh abyo masha alh nin wanagsan hesata ilah haku xafido ples qalbigisa waa miskiin haka jabinin 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanadbreezy6783
    @hanadbreezy6783 3 ปีที่แล้ว +21

    Walaahi waxaasoo kale prank maaha ee mardambe hasamaynin waxaas lama sameeyo wax iska easy ah ayaa lagu sameeyaa ee waxyaabaha qaar kadaa walaal👍♥️

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 ปีที่แล้ว +20

    Don't do again like that😭😭😭💔💔💔 he's gud mn wlhi

  • @hibaqhajihibaqhaji683
    @hibaqhajihibaqhaji683 3 ปีที่แล้ว +122

    Miskin yar weye 90ka wu qoslisaya 😂😂😂😂😂😂

  • @fowziyoosman2375
    @fowziyoosman2375 2 ปีที่แล้ว +22

    MASHA ALLAH A GOOD HUSBAND MAKES A GOOD WIFE🥰

  • @hanaahmed5413
    @hanaahmed5413 3 ปีที่แล้ว +21

    Allow nin aan soamli ahayan calaf iga dhig miskiin sasabad la dhammatey 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 2 ปีที่แล้ว +4

    Miskiin weeye abaayo mardambe haku samaynin dumaashi wuu qalbi waanaagsanyahay

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 ปีที่แล้ว +16

    Sry karim team karim suulka soo taaga

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 3 ปีที่แล้ว +2

    Ad ayan uga xumaday
    waxa ad samesay
    fadlan mar kale haku
    sameenin sidaas dumaashiken K👍R👍M.
    Waxas ha isku saadinin
    hoyo macan R👍Y👍M.
    ALLAH HA IDIN BARAKEYO
    ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.

  • @deqadejiya222
    @deqadejiya222 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah gabareey nimcada qaarso subxanallah nin san u wanaagsan samaankan lama helo EE qarso. Waxad walantahee ayan il idinku dhicinee war mashallah u dhaahaa tan kale waxan pranki mahee ninkada qalbiga haka jebin

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaas raga sida dhabta ku jecel dareenkisa malagu kaftamo sister 1000k fikirado kawangsan aya jiran keep going ✊🏽 😏

  • @amalabdurahman932
    @amalabdurahman932 3 ปีที่แล้ว +10

    Abaayo nin wanagsan oo hadana ku jecel ba heshay intas aa xanaqsaneyd wuu ku qoslayey nin sas malahelo prank gana nucasa ninkaga qalbiga uu kajabin kara iskaba daya prank ga ama wax aan gurgaga dudumineyn ku same o basida sifican u ilasho ninba kugu dhacaye masha allah ❤️

  • @thequeen7524
    @thequeen7524 2 ปีที่แล้ว +1

    If he has a brother please igu so xir he is such a kind person Wallahi

    • @munomohomed5199
      @munomohomed5199 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 shanta farood iskumid maah imbaay

  • @nasrohena732
    @nasrohena732 3 ปีที่แล้ว +19

    Abayo masha allah wiil wanagsan ayaa ku qaba haka tagin marne alle ha idin barakeeyo😘

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 3 ปีที่แล้ว +70

    Halmit ayan kuusheegaa horto waxa tahay qof nasiib badan waxa heshay qof kujecel dardaane u ooynkaro mark haku ciyaarin ee prankine haku sameeynin anigoo nin ah aya waxa kusameeysay ka xumaaday sister walashay ayataha ee mardanbe pranki ha kusameeynin pls plz🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😂😂😂

  • @naima9207
    @naima9207 3 ปีที่แล้ว +56

    Lkn qofka qosolka badan ha uqaadan doqon ama inuu waalanyahay ok dadkasna dadka way ka duwanyihiin waxba ku qarson quruxeey😳😭

  • @saanuu1638
    @saanuu1638 3 ปีที่แล้ว +8

    Sister saan qalad waye hada rabto inaad prank sameyso herkaan hagarsinin mida kale wanaga codsi qof oynaya wanecbahay waxan kasi necbahay qofka ka oysiya xushme ninkaga 🤳🙏🙏

  • @anisaabdishakurali1669
    @anisaabdishakurali1669 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi Daacad aYuu Kuu Jcl Yhy🥺Ninka raga dheel dheel kuma ooyo🥺 Allaha idin parakeeyo apyo❤️

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 2 ปีที่แล้ว +6

    Adiga ciyar ayeey kulatahy Lkin qalbiga ad jibisay aaqiro Waa lagu weydinaa 😋😋

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว +1

    You make me 😢 it’s not good please don’t do that he is your husband and he is patient and kind person maashaa’allah May Allah protect him from the devil’s and also you and your kids

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +3

    Abyo wnkujeclhy kaa farxii kaarim qof kujecel ayaa hysta wlh xanun wye San 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ปีที่แล้ว +17

    Lamaanaha qarniga allaha isku kiin barakeeyo abayo maskiinka mar kale sidan haku sameynin

  • @qosolwanaag5271
    @qosolwanaag5271 3 ปีที่แล้ว +9

    Nin miskiina heashy abaayo mashallh waa kaatagaa hadhihin qalbigiisa ilaasho

  • @dekaali5160
    @dekaali5160 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi wa wil naxaris iyo jacaylba ku hayo wallo haku dheldhelin ninkaga

  • @maryama55
    @maryama55 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo wiilka miskiinkaa dhibka ka dhaaf uma qalmo inaa ka ooyiso

  • @sagalsimran1323
    @sagalsimran1323 3 ปีที่แล้ว +10

    Abaayo ku samee had rabto prink lkin qalbigii dhowr ilahay Haku dhowr plz 🙏😥

  • @maryamhusein4550
    @maryamhusein4550 3 ปีที่แล้ว +21

    War ninkan afsomali waa in labara sifcn ugashe kulaha maskin🤣🤣🤣🤣

  • @zeff_mo
    @zeff_mo 3 ปีที่แล้ว +4

    Wilka yaare saas umacan laga dhalaay ee mxaa oga ohiiin maskiinka yaaqy😂🤣😂😂😂somli aahan laaaha intan kudiiro ayaan waliipa uul kugu daari laahhaa😂🤣😂🤣

  • @kamalahmed2978
    @kamalahmed2978 3 ปีที่แล้ว +10

    Kariim he has a gd personality wlhi don’t do it again pls 😭

  • @ahmedhassanali576
    @ahmedhassanali576 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka xishoo doqon yhy buudhani qof buudhan oo caqli leh ma jiro sow waa run

  • @sahraziadxaji8333
    @sahraziadxaji8333 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax calool adakaa gabadha plz baribukuyahy xurmee kadaa hakusamayn

  • @shoshoabdi8091
    @shoshoabdi8091 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo macan sidaas ha yelin dumashigeen aniga waxan ka soo racay tik tok blz ha sameen😭😭🙏🙏🙏🙏🙏💔

  • @nurtonadir3706
    @nurtonadir3706 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal ilaah Ka casbo dhibaato usan ilaah idiin kenin hasaadsanin please ninkaada wallaahi waa qof wanaagsan cafisna waydiiso ilaah ha isku kiin barakeeyo insha'Allah

  • @mahadshaciye5403
    @mahadshaciye5403 3 ปีที่แล้ว +19

    Abaayo nin zida ka dayzo oo dhowro abaayo mcn mnzha Allah

    • @hamdaismail7834
      @hamdaismail7834 3 ปีที่แล้ว

      Ninka sifcn uladhaqan guriga hadumin

  • @nasriinaabdlla3886
    @nasriinaabdlla3886 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah abaayo illaali qalbigiisa waa maskiin ee haku Shereen barank

  • @salmamaxamed1064
    @salmamaxamed1064 2 ปีที่แล้ว +3

    Axx 😓 waa nin wngsan wllhi ilaahoow kaasoo kale🤲🏽😫

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 ปีที่แล้ว +1

    Haduu nin Somali yahay wuxu ku oran Laha naa bax hana so noqon badana.

  • @qabyaaladwaaqudhun1671
    @qabyaaladwaaqudhun1671 3 ปีที่แล้ว +6

    Wallhi kan rag badanoo bilaa dulqaada ayuu dhamaa ani camal😅😅🤗

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 ปีที่แล้ว +5

    No stop please 😢 don't do this next time sister this is heartbreaking, haraam weeye ciyaartaan.

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 3 ปีที่แล้ว +8

    shekada waa barejo jawi dagan nagu so labta aniga prank waxan ku nacay qof unbaa la dhibate naya isku wara insha allah

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 ปีที่แล้ว +1

    Stop 🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑 sis this is heartbreaking

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 ปีที่แล้ว +2

    Oh he is so nice wlhi 🥺❤

  • @jannaaabdi5202
    @jannaaabdi5202 3 ปีที่แล้ว +8

    Maskiin waye abayo raali gali 😢😢😢😢😢😍

  • @maryamodaahirabdi1985
    @maryamodaahirabdi1985 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo you tube kaaga manta igu horesa maalin dhaweyd tiktok gaga anoo ku jira ayaa khalad ku fahmay iga rali noqo🧐 jaahil nimada Iska badane🤣♥️

  • @sahrasahra3119
    @sahrasahra3119 2 ปีที่แล้ว +1

    Anabaa oyaay abaayo illahy kabaq day maskin karim wanbaa laa oyeey wllhi abaayo qarso necmadaa alle kisiyaay

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin wanaagsan weeye Laakiin Gabdhow ogaada Prank noocaas ahi waa niyad jebin iyo akhlaaq xumo , 🛑

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @ayanma5660
    @ayanma5660 3 ปีที่แล้ว +9

    Das war echt hart 😭ich könnte das nicht durchziehen. Du hast so ein guten Mann ma sha Allah möge Allah swt deine kleine Familie vor Böses beschützen

    • @alikhalif6338
      @alikhalif6338 2 ปีที่แล้ว +1

      Walahey please sedikayga Saan haku sameynin waa sedi qalbi wangsan

  • @samiiradaahir3316
    @samiiradaahir3316 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh nasiib ad ledahy Kan hadu ale kusiyay abyo qarso allha idin saidsho farxdada dumashigey miskin

  • @lalrozamikhiangte1288
    @lalrozamikhiangte1288 2 ปีที่แล้ว +1

    I hate such kind of prank, women should not treat their husband like that, its a bad behavier

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 3 ปีที่แล้ว +8

    Abyo waa iga talo Wlh Prank Wax Fiican Mahan Iska daa waxa ahy walalka oo kle waa kula Talinya Teda kle Masha Allah waxad hysta wiil ku jecel Allah Xifdio Saas dhan maxaa Ugulaseysaa Raali Gali Teeda Kle Walshy Challenge soo Galiya prank Wax Fcn mahan Wlh Xaqiiqda Ana ku Shegy

  • @Cawrala429
    @Cawrala429 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla sa dhan ma ahan inad u gashid abayo kuwa qafifa ku same sa dhan ha u galin rayma somali sedi ka qafifi

  • @dekaabdi2536
    @dekaabdi2536 3 ปีที่แล้ว +1

    Uf na is catee bisinka baac la bufiye lagu modaye mida kle wilka qalbigisa haku ciyarin

  • @munaahmed2322
    @munaahmed2322 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo plz saas hasameynib qof kujecel qalbigisa waa ladhowraa wlhi maficno wlhi wax yaalo qaar maficno waa kaxumaday maskiinka

  • @asliabdullqadir3352
    @asliabdullqadir3352 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi miskiin wye caloosha uuba iga huriyay wllshy nina kgu dhace marna ha iska xumeynin

  • @halimamahamud5840
    @halimamahamud5840 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi beerkuu iga xanuuniyey maskiin waaye daacad kuu jecel ha dhibin wuu ooyey ninmanka qaarmaahan

  • @fazuugardici6782
    @fazuugardici6782 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla maskin wye abyo prank iska daaya mafiicna wlh

  • @maryamoqurux4152
    @maryamoqurux4152 2 ปีที่แล้ว +2

    Calooxumo maxaa ugudilee Willka kada

  • @almahaaji4917
    @almahaaji4917 3 ปีที่แล้ว +51

    Walle ani luqada deutsch kugu baranoyaa dankeschön 😂😂😍

  • @hamdamohamed3063
    @hamdamohamed3063 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin somali haduu ahaan lahaa xaalka sidaan ma ahaadeen bax naayaa canugeyga ii dhig hadii loo baahdana dharbaaxsho bac laguugu siin lahaa🤣🤣

  • @nastohqalbi9652
    @nastohqalbi9652 3 ปีที่แล้ว +9

    Ax sorry dumashi abyo karema maskiin waye asaga wuu ku qoslayey lkn adi manta xanaqa ugu dhamaysay prankiga mar danbe ha ucelin🙏❤

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi abyo qalpiga I xanuunaye wiilkamx sidaas u yeeley 😢🤔

  • @munaahmedyuusuf8063
    @munaahmedyuusuf8063 3 ปีที่แล้ว

    Waxani ma ficna wa ninkagi alle swt ka baq alle ay kugu cadhoonaya sidan subxanalaaah

  • @faatimaba7110
    @faatimaba7110 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaan yey kawalin abaayo plz iska daaya barnkiga

  • @gudoonmohamuudabdi109
    @gudoonmohamuudabdi109 2 ปีที่แล้ว +3

    Miskiin waaka naxay 😭😭😭

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 2 ปีที่แล้ว +1

    Talo ayaan ku siinaa waa hadaad qaadaneyso
    Gaaladan Soo Xumaatay ee Bilaa Sababta dadka Caruurta uga qaadaneyso yey caruurta kaa qadan intaad shilin Been iyo Prank ku raadineyso Caruurta yar yar aad waxaas ku dul sameyneyso waxaa lagu arkaa Hooyo aan caruurta u daneyneen Hadhow shalay wax kuma tareyso Ka fiirso waxàd lacag ku hel is leedahay kana raali noqo

  • @najmamohamed5914
    @najmamohamed5914 2 ปีที่แล้ว +5

    Zupxanallah🥺 don't do this to your husband 💔

  • @Ramliina8886
    @Ramliina8886 3 ปีที่แล้ว +8

    Abayo adkidaaa maxaa kugu dhacay calooshaa ihurtay gabdhaheena way naxriis badnyhn qofki idhaho wlhi ma aaminaayi wah wlhi waa laooyay karimi aad buu kuu jeclyahy qalbigiisa dhawr lama helo qof dartada uilmeeya

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

      Kulamid runtii wee calool adakthy gbdha lkn qalbigiisa ilaaliso fcn waa adkeesan waaye ani

  • @manaalzaqbi657
    @manaalzaqbi657 2 ปีที่แล้ว +2

    Sorry Dumashi Somalia 🇸🇴 san bey u dhib badan Tahee🤣😁🙏

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalo waxan wa ceeeb ninkada sidan ha ubahdilin waa yaab somaliyee sidan cadii ma uragtan

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 3 ปีที่แล้ว +4

    Laqwi ayaa ladhahaa colaad aadan qabin iska yeeyeesho ilaaheey na ma cafiyo kuwa qeyr ayagoo ku jira colaada saadsado

  • @cayuuniqurux4983
    @cayuuniqurux4983 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta prank maqashay soo carartay like saar 😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin waa nin xishoonaya wuu yaabay wuxuu is yiri waa maxay dadkan aad u soo gashay kkkk

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว

    Am really sorry about that don’t revenge her again anyway I hope this time you will know everything is prank be brave this time don’t cry you are a men a women suppose to cry not for men

  • @adnocabdulwaadir6868
    @adnocabdulwaadir6868 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mcnt nolosha quruxda bdn alha kuu siyaadsho teeda kle noloshaada prankiga kadhaaf privetka ayey nolosha kufcnthy keep going suster

  • @kuushibbe2884
    @kuushibbe2884 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaas iyadaa haduu faarax somali ahaan lahaa ka waran raymaay😂😂

  • @fariidorage7342
    @fariidorage7342 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin Somali hado ahan lahay bax ayo dhihilahay allaha ku xafido lkn qalbiga bini adamka wa dacif

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi this xaaraam,ILAAHAY ka baqa wallal wax kasta ciyaar ka dhigini! Subxaana Laah.
    Stress ka aad ninkaas ku riday xataa baby ga wuu dareemay! Subxaana Laah.
    ILAAHAY ha cafiyo😢

  • @fahanmoha594
    @fahanmoha594 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo kada wuqalbi wanagsan yahay ax ax ax

  • @xuriyamaxamed1009
    @xuriyamaxamed1009 3 ปีที่แล้ว +1

    ɴɪɴ sᴏᴏᴍᴀʟɪ ʜᴅᴏᴏ ᴀʜᴀᴀɴ ʟᴀʜᴀᴀᴀ🤣🤣🤣ᴋᴜᴍᴀ ᴄᴇʟɪʏᴇᴇɴ ɴᴀᴄᴀʟᴀ sʜᴇʏᴅᴀɴ ᴋᴜ ʏʟᴇᴇ
    ɴɪɴ ᴄᴀᴅᴀɴ ʟᴏᴠᴇʀ ʏᴄᴇᴇ

  • @ikranbashi3921
    @ikranbashi3921 2 ปีที่แล้ว +2

    Sificn aa u gashay aaa 😂luqadaa ku ciishay yqey

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 2 ปีที่แล้ว +2

    kariim maskin wyeh🥺kada prank iguna salam

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 ปีที่แล้ว +2

    Don't do this again please thank you 🙏

  • @shukrimohamedd8265
    @shukrimohamedd8265 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa maad waalan thy ninka ma oohintiisaad jeceshahay Badawad

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali mar horuu ku dhihi lahaa ma joogaysid hore u soco

  • @maryamaolad2356
    @maryamaolad2356 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan qeelada kadaa ninka😂😂 qeelo badnidaa anywy allaha isku kiin barakeeyo

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo markale saas hayeelin prank soo fududey waayo qalbigaa ijabisay anaaba ismoday😍😘😍😘❤

  • @nia8672
    @nia8672 2 ปีที่แล้ว +1

    Don't play with his feelings isn't good somalaay waxan ciyaar ahayn ciyaar haka dhigina intaad ledihin tuus umadaa inu ku jeclahay haku wayiin qoof ficn. Somalaay saan ciyaar ma gashoo

  • @mohamedhashi7542
    @mohamedhashi7542 3 ปีที่แล้ว

    Erayga trotzdem sharaftii u lahaa waad kaga ciyaartay abaayo in kabadan 50 mar 2 daqiiqo isticmaaashay 🤣🤣🤣🤣 yaa ila arkey like

  • @kaafisimba8488
    @kaafisimba8488 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo sas ha u galin dumashigeen❤❤❤🇸🇴

  • @yasminaxmed844
    @yasminaxmed844 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlleey waad Nasiib badan tahy ee ninkaada ha ku ciyaarin waan ciyaaar waaye😑

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +3

    Wuu ku jeclahey ninku lkn maad tuning adigu jaceyl sidaas wa in gubaydnimo wlhy so 😥😔😟