ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Karimi farxad daradeed oyhiin iyo qosal isku daray Alhamduliha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2021

ความคิดเห็น • 835

  • @fio-ye2ln
    @fio-ye2ln 2 ปีที่แล้ว +41

    مبروك حبيبتي ع الحمل وتولدي بالسلامه وربي يتمم عليك فرحتك وسعادتك وحياتك وربي يجعلك دايم ورده في عين زوجك ويجعله دايم في قلبك وفي قلبه اكثر احببببچ وايد وفرحت لك من قلب قلبي🤰🏼🥺🤍🤍

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 2 ปีที่แล้ว +48

    Mashallah tabarakalah ilahay haiskukinbarakeyo karim wil fican waye masha allah rayma abayo mcn karim maskin waye ad uu xaq dowr wan ogahay ina jeceshahay lkn wano walaltimo aye iga tahay midakale cayil dib malahan hoyada mar hade dashoy tahay guri jogne ay tahay weba iska cayile lkn adida iska taxadar daqtarkada latasho wixi fadka kukenayo iska ilali haisfasixin babyga calosha kujirane cunto cafimad leh ayu ubahan yahay marka ad isku ilali cafimadkada kudadal calacane inta kabaxesid wax kasto oo ad cuni karto cun wayo walac wa inkaran yahay ilahay haidin daqaleyo amin ya allah 🥰😘

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahoow nin saan noogu farxo mrka uur yeelano❤🤲🤲🤲

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 ปีที่แล้ว +48

    Wuxuu ugu farxay sidii nuunaha 1aad 🥺🥺 He is husband goals Allaha idin barakeeyo. Hambalyo❤️❤️❤️

  • @munomankachannel7035
    @munomankachannel7035 2 ปีที่แล้ว +14

    Abayo aniga iyo adiga isku mid aa nahay ee allaah ino adkeeyo aamiin🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @kaafisoyarey8844
    @kaafisoyarey8844 2 ปีที่แล้ว +52

    Dhibmlhn abyo burnanata your are beautifully qof Ku caynayana hda argtis WA qof waxa heysatid haysan Masha Allah alxamdullilah dheh mar walbo

  • @abdimalik8060
    @abdimalik8060 2 ปีที่แล้ว +10

    Abaayo allh kuu adkeeyo ilma caafimaad qabo allh kusiiyo midkale wlhi buurni waaba kuqurxoontahay maasha allh gabar marna dhaleey mana walaceey marna nuujineey marna umul ah ineey iscaateeysa waaa qalad abaayo farxad iigu nooloow macaan badan adiga soowjkaaga ciyaalkaaga maasha allh l love you so much ❤

  • @Shukri-143
    @Shukri-143 2 ปีที่แล้ว +43

    🥰Mansha Allah congratulation to both of you sissy may Allah bless you with ❤️‍🩹 healthy baby Aamiin Aamiin 🤲

  • @aaminodahir3415
    @aaminodahir3415 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah nolosha farxad ku dhameysata insha allah xppti love you so much adiga iyo familkaga ana is ducey inaa illahay calaf igu daro qofka is jeclanahay 💖🦋🖤

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah abayo hambalyo, Ilahay uurka iyo foodhaba ha ku dhib yareyo 🤲🏼
    Cafimad qab ban idin rajaynaya Insha Allah 🤲🏼.

  • @aishaabdirahman3661
    @aishaabdirahman3661 2 ปีที่แล้ว +14

    I’m even crying 😢 masha Allah Hambalyo my beautiful family 😘🥰🥰

  • @mariasulaiman4023
    @mariasulaiman4023 2 ปีที่แล้ว +77

    Beautiful family ❤😍

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 2 ปีที่แล้ว

      Abayo isoqabo

    • @abdisalamyuusuf9215
      @abdisalamyuusuf9215 2 ปีที่แล้ว +1

      Manshaa allah Allah kuu adkeeyo abayo

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaah qarso nicmada walalo say alxamdulilaah walaahi waan idinla farxay hooyo ayaan ahay ilaahay ubad kuvamaansaday dhabad ku dhal ilmo caafimaad qaba oo aad u baari ah

    • @sahrawadhowr4570
      @sahrawadhowr4570 2 ปีที่แล้ว

      Baarakallah

    • @ayaanaliosmaan6118
      @ayaanaliosmaan6118 2 ปีที่แล้ว +1

      Mash allaha abayo

  • @shukriabdiali9911
    @shukriabdiali9911 2 ปีที่แล้ว +10

    Congratulation sister. Allah protect you and your husband ..

  • @aminacadey5717
    @aminacadey5717 2 ปีที่แล้ว +7

    Xabiibti baby3 mu ku yahay hambalyo abaayo video noga so samee sida isku barateeen 🥰

  • @farhiaabdullahi7135
    @farhiaabdullahi7135 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh abyo yutubkda hada igu horeso wana kahelay ❤🎉❤

  • @kaafiyallkacaz492
    @kaafiyallkacaz492 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alLh ilahy haysu kiin dayo 🥰
    Ilahow waxan ka barya nin sana farax somali ialhow haygu soo adin calfna haygu darin ya rabi🤲

  • @meysarashacni9036
    @meysarashacni9036 ปีที่แล้ว +5

    I swear if my husband doesn't give me this energy I don't want m.a 💕

  • @Wavybreeze
    @Wavybreeze 2 ปีที่แล้ว +13

    Mashaaallah congratulations... may Allah give a healthy pregnancy and baby Amiin

  • @xii.f4i510
    @xii.f4i510 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allha. Tabrika Allha allha ku adkeyo Abayo 🤰. 😍❤️💕

  • @jihanjeylani3976
    @jihanjeylani3976 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allh xpiipti ilahey ha ku adkeeyo aamiin yarbi aamiin

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkk wcs mashaallha dumshi qaliaha allha iskukin barakeyo

  • @fartunmohamud730
    @fartunmohamud730 2 ปีที่แล้ว +12

    May Allah s.w bless you 🙏❤and make ease for yaa my sister ❤I really love the way u are so beauty with ur family 👪💖beautiful family. I'm new to this beautiful family 👪I just saw ur tiktok today❤💯🤗and I love it🤗💯❤

  • @abdulqadirgulled
    @abdulqadirgulled 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah allah kubarakeyo wll

  • @youtuber-cv6hm
    @youtuber-cv6hm 2 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahow wiilasha somalida saan nooga dhig maashaallah sis ربنا يحفظكم

    • @najaxdheeman3349
      @najaxdheeman3349 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin amiiin Amiiin amiiin Amiiin amiiin Amiiin 🤲😅😅😅😅😅😅😅

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a congratulations abyo allah ku adkeyo aamin 🤲

  • @runmahamed8157
    @runmahamed8157 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xabibti alaha kudayo isoduceya asxabey in u ala isiyo awlad salixiin 😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @dekaluldahir8673
    @dekaluldahir8673 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiiillkas walh qalbigisa ilaali wakujecelyhye❤❤ masha Allah Allah haiskubarakeyo

  • @luulkeyf2483
    @luulkeyf2483 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo ilhybha ku ad keeyo alx aniga 3sano daganahy iso ducey mcney in ilhy isiyo qaliyey 😥😥😥😥😥😥♥️♥️

  • @zumaihusni5320
    @zumaihusni5320 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku atkeyo abyo lele anig iso duucaey adig iyo asxabtada

  • @rihaabruun3055
    @rihaabruun3055 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah hambalyo abayo allaha ku adkeyo family qurux badan a jeclahatihin allah idin barakeyo🤲❤❤

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +1

    😂ayy suuraha idilay mashallah tabarakallah alif mabrouk Qali Alle haku adkeyo

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 2 ปีที่แล้ว +18

    Maashaa Allaah tabaarikallaah beautiful family may Almighty Allaah protect you from evil eyes Allaahuma Aamiin 🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @ikramhirsi8413
    @ikramhirsi8413 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbti& saddex limo ayad tiri Ramadan kaliye arke away cunuga 2aad adigo mhdsn

    • @mssqosol
      @mssqosol ปีที่แล้ว +1

      Gabar yar kale ayey dhashay hooyadeeda u hayso kenye joogtaa

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina3883 2 ปีที่แล้ว +2

    Mabruk alf mabruk habibty 💖😌 allah haku adkeyo beautiful family inshaallah

  • @canabhassan1272
    @canabhassan1272 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah Xabiibti sidaa isku barateen no so gali adi iyo dumashi 💕💕💕🇸🇴

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @maxamadsaleeban2993
    @maxamadsaleeban2993 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha anaba ilmeyay naxriista ilhy ha idin barakeeyo wallhi nimanka somalida ah ajanibta ka qalbi wngsn ilhy haku fududeeyo abaayo 😥

  • @salmasiman3452
    @salmasiman3452 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah congratulations my sister👸🥰❤

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 2 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha ALAH
    ALAHA IDIN barakeeyo 🎂🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 ปีที่แล้ว +1

    alaha idin barakeeyo Ilaali wiilkaaas ajnabiga ah ee dumaashigeeyn ah Qalbigiiiisa Si dabacsan Ooola hadal

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 ปีที่แล้ว +27

    Mashaa allah abaayo ilaaheey haku barakeyo ❤❤❤❤🥰💯

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 2 ปีที่แล้ว

      Abayo isoqabo

    • @halwaahmed68
      @halwaahmed68 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha.alllaah alle ha idin xafido

  • @ghostdx7857
    @ghostdx7857 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo mcn allaah idin barakeeyo wa yartahay wana qurux badan tahay hilibka caafi mad ahaan xitaa ma ufino misan dhimis samey xabiibty qalad ha ifahmin

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 ปีที่แล้ว

    Wsc war matulahi waa barakatu sister manshalah TH-cam ina furatayi mawa oganin Tik tok Lee ka dawani jira sister aww manshalah welcome to the TH-cam Dear Manshalah ❤️❤️💋💯💓 beautiful family 👨‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️❤️ manshalah keep going ❤️

  • @xanaanxbi8841
    @xanaanxbi8841 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin soomaaali ma,aha wlle m.a illhy hanii adkeeyo

  • @asmaabdirahman8561
    @asmaabdirahman8561 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah tabarakalah congratulations wlhi dadka is jecel wan jeclahay allaw idin barakeyo ilahayow ninkayga sidaa oo kale iiga dhig iyagana isku barakeyo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayanhuseen1845
    @ayanhuseen1845 2 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allaah allaha kuu adkeyo xabibti anne alle ha i siiyo

  • @kaahohajigeedow3739
    @kaahohajigeedow3739 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah hakuu adkeeyo abyo iska buurnaw hada rabto muhiim ma aha nin kugu heysto buurnaantada soomali hada nhy wax sheeg leen naqaanaa allaha kuu adkeeyo xbbtih matana allaha kaga dhigo

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadiyada adi ma bixin alle aya bixiyaay abyo say alhamdullillah hamplyo hamplyo❣🌹👸🥀🥀🥀🥰🥰🥰

  • @Gory-ali
    @Gory-ali ปีที่แล้ว

    Maasha allaah faraxeeyga. Gabadhayda. Faraxiina. Waaye. Hadiyad. Markasto. Sii. Allaha. Idin barakeeyo

  • @umuanas9997
    @umuanas9997 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wllshy alleh haku adkeeyo

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله بارك فيك
    مبرووووووووك مبرووووووووك الف الف الف مبروووك

  • @safkaxaaji7992
    @safkaxaaji7992 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo alle haydin xafido

  • @rawdaali4173
    @rawdaali4173 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah abayo reerkaaga Allah kuu barakeeyo ❤❤❤❤ Farxad waarta 🤩

  • @ridwaanmaxamed5995
    @ridwaanmaxamed5995 2 ปีที่แล้ว

    Wll yaal ii soo duceeya inta qoraalkeeyga aragto waxaa rabaa inaa illah ilmo isiiyo plz ducadiina rabaa plz wllhey muslimka ahow 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amalali833
    @amalali833 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm your new subscriber

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah illaahay ha idiin xifdiyo dhamaantiin isha allaah amiin yaarabi

  • @Ummikail
    @Ummikail 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Abaayo Ilahey haku adkeeyo hana ku fududeeyo amiin

  • @mumtazmustafe2683
    @mumtazmustafe2683 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallah

  • @rayaanalihassan9454
    @rayaanalihassan9454 2 ปีที่แล้ว +1

    asc masha Allah

  • @muniishaofficially3507
    @muniishaofficially3507 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta from tiktok
    Mideda kle pyo burnashaha Mr hddi lagugu jecel yahay wa farxad mrka niyada haiska jabin hampalyana pyo aada ugu farxay wllhi

  • @fadumoosmanwarsane5584
    @fadumoosmanwarsane5584 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Hamplyo Hamplyo xppti farxada waan kula dareemay wlhi masha Allah ubad qeyr qabo ilaah haka dhigo ❤❤❤ ramzan mac iisii 🥰💋💋

  • @iqarqueen2515
    @iqarqueen2515 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo allah haku adkeyo

  • @farhiashire9579
    @farhiashire9579 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabarakallah does your husband have a brother like him sister😭 plz send him my way ❤️

  • @deeqoadan1118
    @deeqoadan1118 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah congrats abayo I'm happy for you always stay together insha allah

  • @laki521
    @laki521 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh allow kuu adkee anaga nagu arsaaq qar khyr qba

  • @hariza9384
    @hariza9384 2 ปีที่แล้ว +2

    Illhy ha idin barakeeyo Wll anigana plz iigu duceeya awlad baariyiina😥😥😥😭wan jeclhy

    • @s..5631
      @s..5631 2 ปีที่แล้ว +1

      Apayo allh ku siiyo oowlaad baariya

  • @faadumoqueen5077
    @faadumoqueen5077 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku atkeyo abyo

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mabruuk

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 2 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo illahey haku adkeyo ubad salixa allah hakaga dhigo abaye

  • @khadraali9441
    @khadraali9441 2 ปีที่แล้ว +5

    I am crying too omg such good family 🥰🥰❤️❤️

  • @fartuunbarre6047
    @fartuunbarre6047 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a bbe quruxa 🥰🥰 ilaha haku kano dunida isago cafima qawo

  • @vsvvsheg7957
    @vsvvsheg7957 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah👏👏❤️

  • @user-qc7ef2dy5j
    @user-qc7ef2dy5j หลายเดือนก่อน +1

    Mansh allh

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah tabarakallaah❤️💐👏👏

  • @johnlopez5401
    @johnlopez5401 2 ปีที่แล้ว +21

    Mash alh.. congratulations..how you are happy and we are happy with you ..... and may God bless you again 🥀❤

  • @canabcabdulahicanabcabdula6507
    @canabcabdulahicanabcabdula6507 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abyo congratulation 🎉🎉❤️❤️❤️❤️💫🌺

  • @ikhlasali361
    @ikhlasali361 2 ปีที่แล้ว +1

    M.allah 🥰🥰 abaayo allah ku xafido

  • @omarhodan6586
    @omarhodan6586 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Abyo Reyma Ilhy Hku Adkeeyo❤🥰
    Famil Aa jeclaha Thiin❤🥺

  • @hajiromohamed8614
    @hajiromohamed8614 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tiim fartuun happy

  • @hodanahtytttfdsdfvyymedcig3617
    @hodanahtytttfdsdfvyymedcig3617 2 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful family 👪❤💕💖♥💜👪❤💕💖♥💜👪❤💕

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 ปีที่แล้ว

    maaa shaaa allaah mabruuk illaahay ha kuuu ad keeyo abaayo aniga mar dhaw aa kugu soo biiiray waaa daawaday dhamaan vedio yadaada ama cilip yadaada runtii waxaa tihiiin family qurux daban;::::wuxuu illaahay kuu nin muslin ah Oo aaad u naxariis badan miskiin ah ku jecel:;;:Xoogaa ad adeeg aaa kaa muuqdo Mar ka is yara dabci Jaceeyl kaaga naxariis xad dhaaf ah u muuuji

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah allahumma barik

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh xbbt wax kheyr qabo allaha kaga dhigo iyo si nabad ah cfmd leh

  • @cashokiinxuseen5022
    @cashokiinxuseen5022 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh abyo Alllha ku barakeeyo cood sii seed ku dareemtaya nok soo sheekeey abyo dadka isku miid ma ihiin dad waxey ogadan marko dhiga kaso daho dad na labo wiiga ku fahman ayan maqlaya noo fa ideey abyo mcn

  • @fahima7276
    @fahima7276 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wu jecelyhy manshallah Allow isku barakey lamanahan

  • @hariraabukar1015
    @hariraabukar1015 2 ปีที่แล้ว +1

    Maah alla , illlhy ha

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +3

    M,a nin somali saan malaga hela yahoy ayntaanba ka,arkaayay cunowgaga goorme uurkle qaadeyse dooro matahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍🙏👍

  • @maxamedcali7320
    @maxamedcali7320 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah abaayo allah hani barkeeyo family qurux badan 💋💋💯💯🤲

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Alle haku Adekeyo Cunuga Cafimad Qabo oo bari Aha Alle ha idina siiyo

  • @amiirahusseinali141
    @amiirahusseinali141 2 ปีที่แล้ว

    MshAllh Allh ha idinxafido xbbti❤💕💞

  • @doneyaaadem1556
    @doneyaaadem1556 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله 😍 ❤❤❤❤

  • @abshiromaxamedmaxamud8273
    @abshiromaxamedmaxamud8273 ปีที่แล้ว

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalah ilove you sister

  • @zuheylaqurux5885
    @zuheylaqurux5885 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaa allh kuu adgeeyo Bbe ka cusub hambalyo

  • @Momoooo-p2o
    @Momoooo-p2o 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy haku fududeyo abyo

  • @queensjiyaa3487
    @queensjiyaa3487 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hambalyo my queen and duma alle haku adkeeyo nuunaha iyo adiga adinko cfmd qaba rabi ha idiin kalakeeno waqtigiina markii lagaaro xppti

  • @fadumoibrahim3106
    @fadumoibrahim3106 2 ปีที่แล้ว +8

    Wow Masha Allah ♥️❤️