ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Prank o Karimi oyaay 😭😔🙏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ส.ค. 2021

ความคิดเห็น • 231

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 2 ปีที่แล้ว +26

    Abyo m.a Ninkaaga oo kale hadii aan guursado wlhi wan dhoodhoowranayaa prank iyo hal dhib xitaa uma quuro wlhi Ninkaaga wlhi waa nin naxariis badan ixtiraam badan aad udagan misne qurux badan wlhi wiilkaan oo kale lama helo Dunida wuu ku yaryahay ee dhoodhoowra hee xppti Teeda kale anaga ayaad namatashaa yacni somalia ayaad matashaa marka abyo wax waliba kafiirso
    Teeda kale abyo dumashi isaga oo ooyaya hasoo dhigin waa ceeb Teeda kale camerada majecla saan 2 video oo uu ku jiray aan ku arkay marka abyo Ninkaaga kaduceyso noloshaada private ka ah yaan lagaa ogaanin ee qarso
    Wlhi dad baan maanta kuu quurin Ninkaaga sida uu hadda yahay
    Ninkaaga oo kale banaanka lama soo dhigo waa midkii laqarsan jiray waa midkii hablaha isku dagaalayeen marka abyo ninka yaan lagaa cowrinine ee qarso hee xppti qaali💋❤🥰 dumaashigeeyna marwaliba farxadiisa katali hee abyo abid isku waara xppti wax idiin dhibo eebe idiinma tuso farxada hadda kunooshihiin iyo mid kasii balaaran ayaan allah idiinkaga baryayaaa❤🥰💋

    • @zamzamcumar5532
      @zamzamcumar5532 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha abyo hadalka wanaagsan ku mhdsantehe abyo wlhi hadalaada icajabiyy

  • @afnaanmuhudiin6817
    @afnaanmuhudiin6817 3 ปีที่แล้ว +56

    Kariim in parnk lagu sameeyo ma ogolno anaga🙄😂❤

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว +21

    Qof yahay Ninkaas miskiin ka ah ee kuu daacada ah ka daa silcinta iyo prank yada xun xun 😭😡 walaahay aakhirka wuu kunacayaa ogow. Look his face he does not like prank at all, but he respects you and he loves you.

    • @NSalah2006
      @NSalah2006 ปีที่แล้ว

      😢

    • @faizamaxamed7759
      @faizamaxamed7759 ปีที่แล้ว

      maxa kagalay ayaga is fahmayo teda kaleto iyada ba maskin waye👏🏻🥰🥰

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +6

    Abyo ninkaaga ha dhibin prank jooji kuma ficno waa ika talo intu ku jeclyahy ninkaaga haku ciyaarin plz from Swe

  • @ramlahussein8850
    @ramlahussein8850 3 ปีที่แล้ว +26

    Masha allh abayo reyma alle haidin barakeyo waa kuhestaa qoyskiina qrxda bdn marwlba wada noolaada muhiimadu ma ahn lacag io waxyabhas ee waa farxad qofka agtiisa aad kudaremeyso🥰🥰🥰

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 3 ปีที่แล้ว +19

    Mash Allah beautiful family ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasiim3927
    @nasiim3927 3 ปีที่แล้ว +4

    Walah adigiyo odga wat sknirsan mash allah ilah famil qurux badn ilah hainkdhio

  • @aliabduule6903
    @aliabduule6903 3 ปีที่แล้ว +7

    ninkaan zaaaaaid ayuu u dagan yahay wlh. reyma dhibka ka dhaaf kariim waa maskiin

  • @nimcusha
    @nimcusha 3 ปีที่แล้ว +4

    Msha allh durba qur,aan buu saaraya msha allh😢💕💍alle ha isku kiin daayo💍

  • @iswaqabdulahiibrahim7260
    @iswaqabdulahiibrahim7260 3 ปีที่แล้ว +12

    Abaayo ninmanka ajnabiga ah waa masakiin ee gurigaga hiska dumin

  • @aamino3535
    @aamino3535 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah aadbad iskugu nuureysaan masha allah isku waara abayo waa idin taageraaa

  • @saamuubbe9213
    @saamuubbe9213 2 ปีที่แล้ว +2

    Reyma kariim maskiin waaye kadaa brnk danbe ku sameynin we are family beautiful masha allaah alle ni xafiido

  • @hodanali1144
    @hodanali1144 3 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah abayo waradinaye Yutubkaga wan helay hada

  • @efrahussein8692
    @efrahussein8692 3 ปีที่แล้ว +6

    Abayo walaashey qaali mar danbe ninkaga prank ha iskaha samaynin.
    Prank-ga wax xun waaye family ahaan makuu fiicno plz plz.....

    • @baxsanmirechanal9549
      @baxsanmirechanal9549 3 ปีที่แล้ว +1

      Hppti waa run iney nafaahanto alaha kaso ninkaagaa waaa miskin

  • @salmaabdiadan5769
    @salmaabdiadan5769 3 ปีที่แล้ว +5

    Apaayo maskiinka ha ka ooy siinin anaa calool xumooday walhi prank ka dhaaf😫😫

  • @najmocaseyrofficial7913
    @najmocaseyrofficial7913 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayo mar dambo sidaas ha uka nixin ninkaga plz waa ika codsi waan ku jclhy adiga iyo familkaga

  • @xamdixiis2891
    @xamdixiis2891 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allha waan idin tagersanahay ilaahey haidin barakeyo Aamiin Aamiin horiusoco

    • @xamdixiis2891
      @xamdixiis2891 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey Nolasha Farxad ah ku saleysan alle hanisiyo Aamiin abaayo iyo dumaashikeyga waan idin jeclahay

  • @MARIAALI9230
    @MARIAALI9230 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo is cateey sidas kuqurux badanthy

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah he crying so cute buaerfull couple

  • @meymuunali796
    @meymuunali796 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah ❤️ wan idin tagera hormar wacan❣️

    • @cayniqurux5107
      @cayniqurux5107 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah allaha idin barakeyo lakin Dumashi sas ha u murjin mardanbe plz zaid ayu unaxay waxasna ciyar ciyar magasho mcnto illah xanun haka hayo ha sirad san plz ❤️❤️❤️❤️😍🥰

  • @anabasad3781
    @anabasad3781 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah my fmly ilhy ha idn barakeeyo isku waara abid insha allah 😍😍

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayo maxa saan uyesha maskin malin kasta wukujeceyehe😭😢😢😞😲

  • @ruweydoomarali4952
    @ruweydoomarali4952 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a quen alh kuxfido wllshey mcn waku jeclhy nuune igu salaam muqdisho aa kaso salamoya 💙🤍❤❤❤💯

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 ปีที่แล้ว +6

    Rayma dhibley maxa wiilka sidan ugu gashay

  • @HVEM324
    @HVEM324 3 ปีที่แล้ว +1

    WAXAY WADAA XAYEYSINTA NIMANKA AJINBTA AH UUUUUUUF UUUUUUF UUUUUUF INTAN UJEEDO WIIL SOMALIYEED ILLAHOW ANAN. GURSAN AJANABI BEST WILASHENA AYAA AH GABDHOW KA DHERADA AJANIBTA WAXAD TAQAN GUURSO WAXAD TAQAN AD DHASIDE

  • @sumiyomaxamed450
    @sumiyomaxamed450 2 ปีที่แล้ว +5

    abyo prankga kadaa waa miskin🥰

  • @fatumaissack3781
    @fatumaissack3781 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayo wax walba ha ahaato lkn prnk cml hasameynin asiga laga yabaa inuu wax kaa so gaaro

  • @mursalhassan9469
    @mursalhassan9469 ปีที่แล้ว

    Disgusting, may Allah protect us from this weirdness

  • @nafisasheikh4828
    @nafisasheikh4828 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlale maskinkan iska daaf ohinba dishay😭😭😭😭😭😭😭😭wan unaxay hadi usoli ahan laha wuku dili laha kan wa bolee sory dhumashi

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 3 ปีที่แล้ว +7

    Ali oyaaye kulahaa intay kanixisay😁😁🤣

  • @iprahimmohamadali1343
    @iprahimmohamadali1343 3 ปีที่แล้ว +6

    Rayma family ❤we Love you

  • @lamahuraan836
    @lamahuraan836 3 ปีที่แล้ว +1

    Xbbti illahay ka cabso ninkag oo shaqo ka yimi oo dalan inad sida tira waa qalad teeda kale qasab ku hadal ha dhihin ixtiraam siu waa qof dagan khaladn haya fahmin abaayo alle haydin barkeeyo xili fican prank ku same teeda kale auf deutsch kaliya kula hadal am fahamsi

  • @Cawrala429
    @Cawrala429 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla karim gormu arsan dona madkiin dheh

  • @hafsaabdullahi6297
    @hafsaabdullahi6297 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah xbbti family 👪 qurux badan allah idin xifdiyo

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 3 ปีที่แล้ว +6

    Rayma adi dhib badan tiida dhaaf dumashigeena woo qalbi jilcanyahy abayo hakanixinin hormar wacan my family 👋🙏❤️

  • @sumeyasweet6947
    @sumeyasweet6947 3 ปีที่แล้ว +4

    Walhi waka nixisay xbbt lkn isago qofku dalanyhy oo uu shaqo kayimi wadaremikarta ax

  • @aishaabdinour2463
    @aishaabdinour2463 3 ปีที่แล้ว +6

    Mash Allah my couple allh idin sharfo💕💕

  • @sucaaddaahir562
    @sucaaddaahir562 3 ปีที่แล้ว +1

    War wiilka prnk aad ugu ilmeyneeso kadaaa waa bahdilaadee🙄🙄

  • @xamdimuuse534
    @xamdimuuse534 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abyo quruxeey alle haku kin dayo adiga io family gada waa idn tageraa❤❤👌

  • @nafisasheikh4828
    @nafisasheikh4828 3 ปีที่แล้ว +4

    Wilki yara iyo abihis walbahar ayey kudinten

  • @istar8306
    @istar8306 ปีที่แล้ว

    Sis duma dilka ka daaa yqy wlhi waaa maskiin m.a asiga ayaaba iska Qufacaayo unaxa marka oo daawey wiilka 🙏💥keep going

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh

  • @yusrocabdi86
    @yusrocabdi86 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo dumaashigeen dhipka kadaa plz prank iskadaa wax fcn maaha

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abayo

  • @iqrofarax5486
    @iqrofarax5486 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo hasameenin barankiyada noocaan oo kale mafiicnee waxaa laga yaabaa in ilaaheey run kaaga dhigee

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble6174 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaley beentaada hore waxay udaran tahay runtaada danbe iska dhaaf

  • @anfacshow9367
    @anfacshow9367 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank cusub ahi baan kuu xaaya waxa ladhaha crying for my ex boyfriend got married. is oohi hadii kuwaydiiyo sababta u ooni waxaad usheegi ama kutirahda ninkii ama wiilkii hore oo aad lasheekaysanjirtay ayaa guursaday 😛😛😛😁😁

    • @bellaqueen7914
      @bellaqueen7914 3 ปีที่แล้ว

      Yacdheh rerka isqabo maa kaladiri rabta secml saan prank xitta hadi lagu sameyo niyadisa ma illoweyso 😂😂😂

  • @hibobashir862
    @hibobashir862 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha Beautiful family❣️❣️❣️

  • @deeqosaalax7917
    @deeqosaalax7917 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo lakin waxn kacotsana kirim unaxriiso yaa

  • @mahamuudmahamed1687
    @mahamuudmahamed1687 ปีที่แล้ว

    But don't destroy your house don't do again

  • @prettyfahma3410
    @prettyfahma3410 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo jooji prank dhan plz

  • @Marwadahir23
    @Marwadahir23 3 ปีที่แล้ว +1

    Baayo gclooy hana ceebeyn soomaalifu waa dad saa wada ah yeey na dhihin dadjaane
    Wiilkana wlhi waa miskiin dhowr marna waa ku arky adoo dhibaya ee kadaa kaaga darane raga xiligaa cml lagma hoos dhasho ycni xilgeey daalan yihiin xumn ma iga aha ha iga xumaan waxaa kuu diidayaa in ay dadkaa qald kuu fahmaan only.

  • @nataashaabuukarqueennataas5971
    @nataashaabuukarqueennataas5971 2 ปีที่แล้ว +1

    Wilkan was dacad m.a alaah ku xifdiyo ee lad dhibka qalbi jilcan

  • @basroibrahim2278
    @basroibrahim2278 3 ปีที่แล้ว +1

    Reyma kadaa inanka brank danbe haku samen blease waayo wu calol jilcanyayh dee ilen wa cadaane

  • @abdirizakgedi7
    @abdirizakgedi7 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaha allh lamnha an tagero😁wa ku heysraa prank giina

  • @saharaabdiabukar1244
    @saharaabdiabukar1244 3 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅wllhi kariim wa dhibtay sxpey maskin

  • @kowthardahir9444
    @kowthardahir9444 2 ปีที่แล้ว

    Abayooy plz wilkn prank kandaa

  • @minsacdiahmed662
    @minsacdiahmed662 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sister

  • @asmaiidleabdirahman9761
    @asmaiidleabdirahman9761 3 ปีที่แล้ว +1

    Apyo wuu kujecelyahye indhihisa ililnta ka ilaali

  • @rihaabruun3055
    @rihaabruun3055 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo markale haku samen prank ninkaga wa maskiin wu ku jecelyahy ilalso qalbigisa ilaali

  • @nasiim3927
    @nasiim3927 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah ilah haiskdayo hppti love you

  • @amalhamudey875
    @amalhamudey875 3 ปีที่แล้ว +3

    You inspired million of us wxd noothy dhirigaliso Allah bless your family

  • @fahima7276
    @fahima7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo prank noga yarey karimi wan idhin jclhy wlhi iskuwara

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว

    Abdikarim dheh karima Ilahey la dhaha

  • @mawahibali1552
    @mawahibali1552 2 ปีที่แล้ว

    Ado 200kiloh ah aa ninkah dhulkah ujiifanae isla xishoo gabarey wuu wareray wiilkuh

  • @nasromohemed5313
    @nasromohemed5313 3 ปีที่แล้ว +1

    Hado lama ul kugu dhufan lahay wad bodi laheyd kk

  • @amounhassan8987
    @amounhassan8987 3 ปีที่แล้ว +2

    The first

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah 🤩😂😂😂❤️

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxbta wllsheyda ku xiran waa salaamnthn plz isoo booqda❤❤🙏👇👑🤴

  • @ayaanadan932
    @ayaanadan932 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa leave alone this man naafta ukeentey

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว

    That is not nice . Please stop 🥺 he hates that . Read his face.

  • @queenrahuz
    @queenrahuz 2 ปีที่แล้ว

    don't do that again siz

  • @queenbushra8046
    @queenbushra8046 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh abyo ❤❤💋

  • @fadumaabdulaahi5220
    @fadumaabdulaahi5220 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah family qurxa Allah idandhaf Karim prank waa kabadisaye😍😍😍

  • @abubekerdahir7561
    @abubekerdahir7561 3 ปีที่แล้ว +2

    Seedigen baariii weeyi ohinta kortay uu laa
    Oyayee hhhh

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxaa kula tali lahaa abaayo inaas prank iska dhaafto walhi ma kuu ficna nolashada alxmadulillah wey kuu fiican tahay illahayna hakuu siyadiyo .

  • @naiimoahmed7095
    @naiimoahmed7095 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh prakiga sobadi noh

  • @yuusufsaid5976
    @yuusufsaid5976 3 ปีที่แล้ว +3

    The first comments my sister ramla

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 2 ปีที่แล้ว

    Wllo illaaheey kaba so ninkaan ka daa waxaad ku sameeyneeysid
    Miskiin waayaaye nab sigiis yoo ku helin

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank waa dambi iyo been haladayoo ilhy kacabsada waa wax gaalo kaimadee prnk

  • @ruunmohamed2404
    @ruunmohamed2404 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh 🥰🥰🥰

  • @ayaancali0065
    @ayaancali0065 3 ปีที่แล้ว +1

    From tiktok

  • @lizaqueenlizaqueen5028
    @lizaqueenlizaqueen5028 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 🥰❤👨‍👩‍👦💋

  • @hilalsaid8150
    @hilalsaid8150 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh allaha idin xifdiyo abaayo

  • @deqohassan5752
    @deqohassan5752 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Dhegeyso gabdheey ninkan maskiinka ah ha dhibin

  • @sumayasumaya7468
    @sumayasumaya7468 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal maxaa laga faaidaya prnkga kalsoonidii ayaa ku lumaysa

  • @yasminibraahin7731
    @yasminibraahin7731 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @cuusubsabirina1450
    @cuusubsabirina1450 2 ปีที่แล้ว

    My sister and my brother love you ❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞

  • @xasanlaki1133
    @xasanlaki1133 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a 😱😱❤💯❤pranki ku fcn tihiin

  • @shshss1192
    @shshss1192 2 ปีที่แล้ว

    Prank funny eh ba ka fcn tusaale donut sonkorta powderka eh marsan soo gata ..jikada gal ..powderka caruurta xabadiisa ugu kor shub 🤣🤣🤣👍 waxas oo kale sameey lkn wax murugo ma fcno

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 3 ปีที่แล้ว

    Am sorry

  • @zakariyacabdisheikh3220
    @zakariyacabdisheikh3220 3 ปีที่แล้ว

    Horta gabdheheenu raga ajaaniibta ah ee aay guursanayaan magudan yihiin mise waay kalaalaada bahashii buuryo ladhihi jiray hhhh fadlan isoo jawaab adaan ku waaydiayay noooh

  • @mustaffarax3341
    @mustaffarax3341 3 ปีที่แล้ว +2

    Noo so badiyaa my couples

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali ooyaye kulaha abaayo duma dhibka kadhaaf

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 2 ปีที่แล้ว

    Bismilah naa walalay ninkas maskiinka kaqaley

  • @SomaliaCabaas
    @SomaliaCabaas 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @hanaabdigani666
    @hanaabdigani666 2 ปีที่แล้ว

    Dabaal maskiin ukacan galley aatahey walhi ilahey haumaciino maskinkaas

  • @garaadcolaadcomedy8425
    @garaadcolaadcomedy8425 3 ปีที่แล้ว +1

    Afturki miyaa ku hadloosiin Abaayo mcn

  • @israa7027
    @israa7027 3 ปีที่แล้ว +2

    Arxan daranida ninkaga ma ledahay cali ooyaye