ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Raymaa ani group kaga waka baxay Kariim ku biire soo aarsaneenaa lkn marka dhasho waye I.a allh kunabd Kukal keeno 🥰❤
Apyo prank wax ficn ma ahn iskdaa 🥰🙏🏻🙏🏻
Pranka iyo kaftanku wuu fican yahay walalo Laakin prankan wuu ka naxay indhihiisa laga fahmayaa miskiin Kani wuu dhaafay pranka🏃♂️🤣🤣🤣🤣🤣
Abyo Naxdin ta ma fcno hdu wadnaha istago kawrn plz ka daa prank adi ama wiilka ku sabsan ❤❤hadhow xita hade runthy kuma aminayo
Asc abaayo May Allah make easy for you and your family one love beautiful keep going
Dhibleey maskiinka ka dhaaf sidan😂
ramay wllaaley prank gaan iskadaaa miskiin kan waad xiijsayee lkn waa inuu soo aaar sadaaa
Kkkkkkk waad kanixisay abaayo saas hasameen markale
Ma beautiful couples wanijeclahy damatina hambalyo 💯♥️♥️👌👌
Reyma abayadey wan ku salamaya adiga io duma kareem baby 👶 ramsan ayantan maan arag cafimadkisa siduu yahay wan uxiisee
Axsan kalaam weleh jaceel family 👪
Abaayo plz iska dhaaf prank kuma fiicno
Masha Allah abaayoh family 👪 💋lagudaydaa tihiin aad iyo aad ayaan idiin jeclahay abaayoh Allah ha isku kiin death malapeey baay💋🤗👸🏽
Aboyo waxaz camal brk mnoqode😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nax din abyo
Illahey Haku fududeyo mcnto❤💯🌹
Maskin Karim iskadaa plzz😭😭😭
Raymaa waan ku tageera abayo keep going mcnto
kada ciyaar magalan ubadkuye ducayso inuu Alle kuu adkeeyo toobadna keen
Wax naftada halis u ah prank haku sameen waxyaabo yar yar lee kusamee bis
Masha Allah wllo ❤❤❤❤
Illaahay. Ha. Idin. Barakeeyo. LaakiinBank mafiicno. Ciyaal suuqa. Aasameeyo. Ninkaaga. Waa kujecel yahay. Ha xumeenin. Ani. Waa. Xanaagsanahay. Dumaasigay
Subxanallahi walley xishoo uur ciyaar magalee miskiinkan qalbiga haka xanunjin somali dhibbadan miyaa miday
Masha allah beautiful family ❤❤
naa wlaloy ax wiilka kadaa brank kiga😖😂😂
Mashalaah family is beatifull
Abaayo mcn waxaan camal malagu kaftamo😫♥️😥😣
Beautiful family 👪❤💕
hahahaha 😂 kariimi wxii Ku HeLan La Yabay 😂
Asc abyo mashallh Allha idin xafdo
Please apyo prank noo zoo badi
Abayo ana midka ladashey iradi nh hhhhh manshallah tabarakallah mii family an JCL💓💋💝🥰
Hada ma wxaa laga Celinaa nin ajnabi ok ha dhaw ha so oyn
@@sadaamkeyow6780 maxaa karabtaa qof muslim hadeyrabto hadii wiil gabar ajnabi keeno waa caadi miyaa
ManshaAllah abayo isku waraa❤❤
Alle ha ku kal nabad keeno huno
Walaalo waxaas mafiicno pls markale hasameen
MacanTo parnkiga xajigaga kadaa ..miskin WaYe saidu kujeclyhee
Reyma kariimi ka lexo maskinka😣
Masha allah
Caadi ma ahan sa usamesay abyo hormar wanagsan abyo
Walshay wacan Wax fiican ma ahan
Masha Allah Mia family ❤❤❤❤
Abayo wakanixisay wokujecelyahay malindanbo haku sameenin
Wlly wilkan maskinka ah kadhaf prank lee .kuwada mana kaa arsayo maskin wye iska dhaf
Hhh abyo cfimad ku kla imada adi baby ga i.n dumashina igu slm knada daa prankiga naxdnta ah
Maasha allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Raymo abaayo ninkaga ma turkey 🇹🇷 mise germany 🇩🇪
Afgaanistaan
rayma jooji dhibka intaa dhalaysid walashey
Kkkk dhibleey waaxid 😂🤣
Masha allha 💋🌹🥰😍
Nabd alle hakugu kala keeno
af Somali bar abyo
abaayo ninkga carab miyaa masha allh waxan u maleynayay turki
Wan idin jecelay abayo love you
Pleas Karim ka arso 😁😁😁
Abaayo maxa usameysay hakanixinin
Waa 🍫 baari dumashigeen
Sobadi plz abaayo
Long life🥰
Ar adi dhib bdnidaa 😁😁maskinka hadhibin 😁😁
How are you and the family 👪
Xoga Gm ila ogow wll inaad misan kaga jarto
Meeqo isbuuc aatahay abayo
Prankiyada noso badiya Noh abayo👌🏻😂😂
Magaca Maxa Ubedeshay
Abayo cadkina sifican loma maqlo e codka iska hagajiya
Abaayo meeqo bil aa tahy
9 bilod
Wx fcn maahan sis
PayoFarhadIgunoloda
Mcnto iskada maskinka
abyo ma ficna akhirka wuu kugu nacayaa iskadhaaf wa bini adame
Ar adigaaa hhh
😊😊😊😊
🥰🥰🥰🥰🥰
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💏
😂😂😂😂
Hhhhhhhh
Manasha allah
Raymaa ani group kaga waka baxay
Kariim ku biire soo aarsaneenaa lkn marka dhasho waye I.a allh kunabd Kukal keeno 🥰❤
Apyo prank wax ficn ma ahn iskdaa 🥰🙏🏻🙏🏻
Pranka iyo kaftanku wuu fican yahay walalo
Laakin prankan wuu ka naxay indhihiisa laga fahmayaa miskiin
Kani wuu dhaafay pranka🏃♂️🤣🤣🤣🤣🤣
Abyo Naxdin ta ma fcno hdu wadnaha istago kawrn plz ka daa prank adi ama wiilka ku sabsan ❤❤hadhow xita hade runthy kuma aminayo
Asc abaayo May Allah make easy for you and your family one love beautiful keep going
Dhibleey maskiinka ka dhaaf sidan😂
ramay wllaaley prank gaan iskadaaa miskiin kan waad xiijsayee lkn waa inuu soo aaar sadaaa
Kkkkkkk waad kanixisay abaayo saas hasameen markale
Ma beautiful couples wanijeclahy damatina hambalyo 💯♥️♥️👌👌
Reyma abayadey wan ku salamaya adiga io duma kareem baby 👶 ramsan ayantan maan arag cafimadkisa siduu yahay wan uxiisee
Axsan kalaam weleh jaceel family 👪
Abaayo plz iska dhaaf prank kuma fiicno
Masha Allah abaayoh family 👪 💋lagudaydaa tihiin aad iyo aad ayaan idiin jeclahay abaayoh Allah ha isku kiin death malapeey baay💋🤗👸🏽
Aboyo waxaz camal brk mnoqode😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nax din abyo
Illahey Haku fududeyo mcnto❤💯🌹
Maskin Karim iskadaa plzz😭😭😭
Raymaa waan ku tageera abayo keep going mcnto
kada ciyaar magalan ubadkuye ducayso inuu Alle kuu adkeeyo toobadna keen
Wax naftada halis u ah prank haku sameen waxyaabo yar yar lee kusamee bis
Masha Allah wllo ❤❤❤❤
Illaahay. Ha. Idin. Barakeeyo. Laakiin
Bank mafiicno. Ciyaal suuqa. Aasameeyo. Ninkaaga. Waa kujecel yahay. Ha xumeenin.
Ani. Waa. Xanaagsanahay. Dumaasigay
Subxanallahi walley xishoo uur ciyaar magalee miskiinkan qalbiga haka xanunjin somali dhibbadan miyaa miday
Masha allah beautiful family ❤❤
naa wlaloy ax wiilka kadaa brank kiga😖😂😂
Mashalaah family is beatifull
Abaayo mcn waxaan camal malagu kaftamo😫♥️😥😣
Beautiful family 👪❤💕
hahahaha 😂 kariimi wxii Ku HeLan La Yabay 😂
Asc abyo mashallh Allha idin xafdo
Please apyo prank noo zoo badi
Abayo ana midka ladashey iradi nh hhhhh manshallah tabarakallah mii family an JCL💓💋💝🥰
Hada ma wxaa laga Celinaa nin ajnabi ok ha dhaw ha so oyn
@@sadaamkeyow6780 maxaa karabtaa qof muslim hadeyrabto hadii wiil gabar ajnabi keeno waa caadi miyaa
ManshaAllah abayo isku waraa❤❤
Alle ha ku kal nabad keeno huno
Walaalo waxaas mafiicno pls markale hasameen
MacanTo parnkiga xajigaga kadaa ..miskin WaYe saidu kujeclyhee
Reyma kariimi ka lexo maskinka😣
Masha allah
Caadi ma ahan sa usamesay abyo hormar wanagsan abyo
Walshay wacan Wax fiican ma ahan
Masha Allah Mia family ❤❤❤❤
Abayo wakanixisay wokujecelyahay malindanbo haku sameenin
Wlly wilkan maskinka ah kadhaf prank lee .kuwada mana kaa arsayo maskin wye iska dhaf
Hhh abyo cfimad ku kla imada adi baby ga i.n dumashina igu slm knada daa prankiga naxdnta ah
Maasha allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Raymo abaayo ninkaga ma turkey 🇹🇷 mise germany 🇩🇪
Afgaanistaan
rayma jooji dhibka intaa dhalaysid walashey
Kkkk dhibleey waaxid 😂🤣
Masha allha 💋🌹🥰😍
Nabd alle hakugu kala keeno
af Somali bar abyo
abaayo ninkga carab miyaa masha allh waxan u maleynayay turki
Wan idin jecelay abayo love you
Pleas Karim ka arso 😁😁😁
Abaayo maxa usameysay hakanixinin
Waa 🍫 baari dumashigeen
Sobadi plz abaayo
Long life🥰
Ar adi dhib bdnidaa 😁😁maskinka hadhibin 😁😁
How are you and the family 👪
Xoga Gm ila ogow wll inaad misan kaga jarto
Meeqo isbuuc aatahay abayo
Prankiyada noso badiya Noh abayo👌🏻😂😂
Magaca Maxa Ubedeshay
Abayo cadkina sifican loma maqlo e codka iska hagajiya
Abaayo meeqo bil aa tahy
9 bilod
Wx fcn maahan sis
Payo
Farhad
Igunoloda
Mcnto iskada maskinka
abyo ma ficna akhirka wuu kugu nacayaa iskadhaaf wa bini adame
Ar adigaaa hhh
😊😊😊😊
🥰🥰🥰🥰🥰
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💏
😂😂😂😂
Hhhhhhhh
Manasha allah
Masha allah