MY ROUTINE IYO JADWALKA MALINTA JIMACAH ALX🥹💕👌

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @hibadjama4338
    @hibadjama4338 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    May Allah swt heal your daughter. It is very common for children to have a chest infection specially in this colder months my Son have chest infection at this moment my Allah give them all a speedy ❤recovery Ameen

  • @naima_____nacnaciina7377
    @naima_____nacnaciina7377 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo gabarta allah ku cafiyo
    Afsomalia waxa lagu dhaha burikito wye
    Bacteria and viruses wye
    Antibiotic lee sifcn usii
    I.a cafimad dag dag Allah siyo
    Dhaman carurta cafimad allah ku siyo❤❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilhey ha kucafiyo Ameen yarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 วันที่ผ่านมา +2

    Manshaallah jumca mubarak scw ❤❤ ilahow cafimad taama si gabadha jeclahay rayma 😢 infection ka sharonada regular u si laylo

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaayo ilahey haa ku cafiiyo insha alaha gabarta yar❤❤❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah quruxey ❤noolaada

  • @mariamhassan-v7k
    @mariamhassan-v7k วันที่ผ่านมา +2

    Pneumonia la dhaha English ka waa caabuq ku dhaca kiishashaka yar yar ee sanbabaha calamadihiisa(qofac qaleel ah qandho xabad xanuun iyo naqas ) Bactria keento waxaana lagu daaweeyaa qalajiye
    Allh kuu caafiyo abayo ku dadaal qalajiyaha ku dhameey waqtigeeda ku see daawada

  • @mahadfahiyeh908
    @mahadfahiyeh908 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Masha Allah

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ekfeshin veeraha qandho ayuu leyahay allaha caafiyo saqiirta

  • @salmaapdirahman227
    @salmaapdirahman227 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allh Alleh ha caafiyo randa yar wll waxa loo yaqanaa kix way fiicnaneysaa incha Allh❤

  • @FalastinAhmedliishe
    @FalastinAhmedliishe 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha ku cafiyo baby

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah

  • @HabonAidedIbrahim
    @HabonAidedIbrahim 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahay ha caafiyo aaamin aamin

  • @Amiiraisaaq-q2x
    @Amiiraisaaq-q2x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle haku caafiyo

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m วันที่ผ่านมา +2

    Mash Allah abayo macaan ❤🎉

  • @SucaadoSaciid-l2u
    @SucaadoSaciid-l2u วันที่ผ่านมา +1

    Abyo ilahay ha ku cafiyo

  • @asadjamac9008
    @asadjamac9008 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Intay lsqabsanayso malinkasta xanuun kujiree

  • @NimcoCabdinuur-ms6ej
    @NimcoCabdinuur-ms6ej วันที่ผ่านมา +1

    Maaansha alaah❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAMEKY REYMA KARIIM
    JINCO WANAGSAN❤❤❤

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤

  • @IsraAbdiqadir-lr8um
    @IsraAbdiqadir-lr8um วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah ❤❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo randa

  • @faizothequeen
    @faizothequeen วันที่ผ่านมา +1

    Msha allh❤

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 วันที่ผ่านมา +1

    Very nice 👍

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p วันที่ผ่านมา +1

    Hadii qufaca badan yahay macmacaanka badan iyo tomoto sauceka by the way waxaanahay gabar laakiin laygayga ayaa lahaa will aanqaraaba nahay just in case magaca wiil aad aragto

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc alaha caafiyo randa❤🎉 waa run Kindergarten ayey caruurta ka qaadan jirooyinka

  • @maxamedsiraaji4916
    @maxamedsiraaji4916 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @AminaIbrahim-j8w
    @AminaIbrahim-j8w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo guriga maku Heysan kartid miya mise wa qasaba ina lageyo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah❤

  • @CawoCayuuni-w9g
    @CawoCayuuni-w9g วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @faaisasiciid3470
    @faaisasiciid3470 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤