PRANK OO AAN KAGA NIXIYEY MARISH SABABEYNA IN AY XANAAQDO SORRY 🤯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ส.ค. 2021

ความคิดเห็น • 2.6K

  • @bashirroblemohamed1695
    @bashirroblemohamed1695 2 ปีที่แล้ว +398

    Kan prank maaha , gabadha sidaan hakusameynin markale

    • @ilhanosman6656
      @ilhanosman6656 2 ปีที่แล้ว +6

      Mansh Allah I love you so much my brothers

    • @hifo4500
      @hifo4500 2 ปีที่แล้ว

      Hawarta buufkeed

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +3

      Way la ogeyd bro don’t worry.
      Arinkan waxaa lagu raadinayaa views waana wax aad u liita oo ay heshiis ku yihiin.

    • @samirabby6348
      @samirabby6348 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ilhanosman6656 😍

    • @nasrocabdullahi5549
      @nasrocabdullahi5549 2 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkk

  • @Geenyada
    @Geenyada 2 ปีที่แล้ว +2597

    Dukaan ina ufuraa raba kulahaa 🤣🤣🤣🤣

    • @maxamudmuqtaar6299
      @maxamudmuqtaar6299 2 ปีที่แล้ว +18

      Geenyo love u wlhi abaayo😻

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 2 ปีที่แล้ว +18

      @@maxamudmuqtaar6299 waa la qaba xaarow

    • @fathiaahmett2338
      @fathiaahmett2338 2 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣🤣😪

    • @123456789234ify
      @123456789234ify 2 ปีที่แล้ว +6

      I am American 🤣🤣🤣🤣

    • @saxiibdixalside9252
      @saxiibdixalside9252 2 ปีที่แล้ว +9

      @@Xariif_1 adeero jacaylka haldhinac leed ujiiday soolaabo kk

  • @quruxkudhiigleofficial608
    @quruxkudhiigleofficial608 2 ปีที่แล้ว +942

    Team qurux ku dhiigle is muujiyo 🇸🇴❤👈🇩🇯♥️🎈🥀

  • @mohahasan9173
    @mohahasan9173 2 ปีที่แล้ว +167

    "Meherkeeda waxaan uyareeyey tukaan aan rabaa in aan ufuro kulahaa". War ninkaan waa funny wlh.

    • @rahiimamuuse5469
      @rahiimamuuse5469 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @markabomuhumedhasan3612
      @markabomuhumedhasan3612 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩

    • @cabdirashiidgiire1969
      @cabdirashiidgiire1969 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk Kkkkkkkk waar baa 👍👍👍👍👍👍👍haa walahi waa faniy

    • @user-ph3dr8ct1x
      @user-ph3dr8ct1x 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @umalkhayraadan7113
    @umalkhayraadan7113 2 ปีที่แล้ว +492

    wali sucaad inta tabaysa
    is xadariya😭😭😭😭

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah hashaafiyo

    • @ramloaxmed5032
      @ramloaxmed5032 2 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi saaid u guxiisay sucaad Wankubaryaa sucaad ila'soohadal fariima badan kuuqoray oo comanti Ah wadna iisoojawaba weysay

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 2 ปีที่แล้ว

      @@ramloaxmed5032 🙄

  • @halyeeymudug640
    @halyeeymudug640 2 ปีที่แล้ว +91

    Wlhy Kan wa real Prank🤣🤣😂😂. Sida wadaadada losoo diyaariya la yaabey marish walaga gashtey prank. Jack 3dhibcood qatey. Like isara🤣🤣😂 inta jack prank uxaqiijisay

  • @saacidkbb2635
    @saacidkbb2635 2 ปีที่แล้ว +84

    This guy is player one day you gonna married to her Nuskilo Xalwad keep trying brother👌👍😂😂

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว +7

    Jack waxaad ninka ugu prank fiican intan ka arkay Somali TH-camrs 👍👍👍 you're Best brother salute

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 2 ปีที่แล้ว +279

    Prankigan muuqal reaction kasoo bixiya jack adiga iyo marish waa codzi

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  2 ปีที่แล้ว +664

    th-cam.com/video/YWBA1PBEqm4/w-d-xo.html

    • @ina_mohamet
      @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +11

      Pin ku qabo bal📌

    • @yameniboy9606
      @yameniboy9606 2 ปีที่แล้ว +14

      Next soo raali gali plz 😢

    • @alpadepaya7151
      @alpadepaya7151 2 ปีที่แล้ว +13

      Sxp qurux ku dhigle wxaan ka codsanayaa inaad nosameeso prank waxaad kuso samesaa team yaxbul plz nosamee

    • @quruxkudhiigleofficial608
      @quruxkudhiigleofficial608 2 ปีที่แล้ว +10

      Asc qurux ku dhiigle

    • @raam_____official6238
      @raam_____official6238 2 ปีที่แล้ว +6

      Hhhhh zxb saqajan gabadha qiimahedu yaraa nagamad xishoon wllhy

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 2 ปีที่แล้ว +34

    Qurux ku dhiigle legend prank ahan uga dhig hadey ku yeeshana toos lee ugu yaac kulaa 😂😂😂 best prank wayay plze raali galin weyn u samey gabadhaan sxp keep going

  • @nasradaahir9525
    @nasradaahir9525 2 ปีที่แล้ว +53

    Qurux ku dhiigle is another level wlh
    Keep going 🤣

  • @mohaabdi9894
    @mohaabdi9894 2 ปีที่แล้ว +508

    BEST PRANK OF SOMALI TH-camRS

  • @raqiyoosman3163
    @raqiyoosman3163 2 ปีที่แล้ว +110

    Wlhi waa kayaabisay Mariah kaxishoo🤲🙏

  • @abdifatahali1397
    @abdifatahali1397 2 ปีที่แล้ว +88

    just wanna say, best prank on this channel so far, and we do know Marish gonna get her revenge as soon as she gets a chance. feel so sorry for you Marish. we are waiting for you Marish!

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 2 ปีที่แล้ว +17

    wlhi best prank waye marishe yaab aya kasoharay quruxkudhile umadena maahan🤣🤣😂

  • @Ahmedhonestyofficial
    @Ahmedhonestyofficial 2 ปีที่แล้ว +18

    Inta ila aragtay inuu real prank yahay love saara

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 2 ปีที่แล้ว +152

    Qurux kudhiigle Nin inaga Cilmi badan wan kuwata Zxp qali ❤❤

  • @abdirizaksheikhabdi9838
    @abdirizaksheikhabdi9838 2 ปีที่แล้ว +38

    What a talent for this guy ,amazing video

  • @abasahmedmohamed4655
    @abasahmedmohamed4655 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta prank aan daawanaaye mid iigu cajiibsanaa inta igu raacsan like ku qabo ☝🏻

  • @umalkhayraadan7113
    @umalkhayraadan7113 2 ปีที่แล้ว +85

    qurux ku dhiigle waxan kasoo
    salamay magaldii hargaysa ahayd ❣

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 2 ปีที่แล้ว +6

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻

  • @fantasticsomalicouples6002
    @fantasticsomalicouples6002 2 ปีที่แล้ว +33

    The one and only somali boy who comes up with great ideas of pranks......Wankuwata Saxib(I hope you see this comment that I dedicated to u)......One Love Jack✌

  • @amal7302
    @amal7302 2 ปีที่แล้ว +117

    Is guursada waa isku fiican tihiin masha alaah

  • @mohaadan1466
    @mohaadan1466 2 ปีที่แล้ว +27

    Another one boooooom😂😂😂😂💯🔥🔥💯 inta iga dambeyso liketa aawi😩

  • @ayubhassan8220
    @ayubhassan8220 2 ปีที่แล้ว +44

    Wlh Maria sxb aad isku haleyn karto hadii qof kle aheyn lahaa ceeb baa masha kaga kulmi laheed Maria keep going sister 🤩

  • @ersionline7390
    @ersionline7390 2 ปีที่แล้ว +16

    Qurux ku dhigle hore kuma dawan jirin lkn 19:07 dacad uqosle 😅💯

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 2 ปีที่แล้ว +6

    Maria wallahi waa reer magaal masha allah ismay waalin ba, Ixtiraam weyn ayay ku haysaa runtii Jack, alle ha guuleeyo saaxiibtinimada idinka dhexaysaa.

  • @ahmedcilmicali2370
    @ahmedcilmicali2370 2 ปีที่แล้ว +187

    Wlh nafteeda beey lacarartay.
    Kabaheey gacanta ku qabsatay, fagatax 😆😆😆👌

  • @aaminaabdullahi7360
    @aaminaabdullahi7360 2 ปีที่แล้ว +44

    Qurux kudhiigle waa kuwataa Gar iyo Gardarapa🥰

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 2 ปีที่แล้ว +56

    You have taken the meaning of prank to another level 😂😂😂.

  • @maktalabdirahman9087
    @maktalabdirahman9087 2 ปีที่แล้ว +22

    He was like I bought half xalwa 😂😂

  • @akramsheik992
    @akramsheik992 2 ปีที่แล้ว +36

    Kaliya waxaa iga gadan suu hadalka ugu diidy gabadha his prinks is so Amizing

  • @hodan8250
    @hodan8250 2 ปีที่แล้ว +44

    Qurux ku dhiigle guur prank ah waa dhameeyey ee waxan ka baqaa cunug prank ah in uu dhalo.

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 2 ปีที่แล้ว +17

    MashaAllah marish waa gawar heshmad leeh afka ayey xiratay isuug kulaha abaan wicii keep going walalo

  • @sacidocadeey5376
    @sacidocadeey5376 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a qurux ku dhiigle wan ku taageer marka keep going 🥰😘❤❤💘😍💘💞💞❤💯

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 2 ปีที่แล้ว +34

    Comments ka dhan Best prank lkn hal qof ma dhahaayo "no soo raali geli boqoradeena.💔we need jack+Marish 👉jamarish

  • @mowlidabdirahmanmuse8039
    @mowlidabdirahmanmuse8039 2 ปีที่แล้ว +20

    Team maarish cawa jiif uma yaalo 😭😭😭😭😭

  • @ayushbintusiciidcali4911
    @ayushbintusiciidcali4911 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a mariizh wa gabadh dulqad iyo xishood isku darsaty Allah haku xafido team aan tageero isku doban tihiin wan idin salamay marish qurux Ku dhiigle iyo amiin

  • @somalihitsongs8793
    @somalihitsongs8793 2 ปีที่แล้ว +2

    She is so patient. How she is calm and listening to story.

  • @daahahajidaahahaji4685
    @daahahajidaahahaji4685 2 ปีที่แล้ว +25

    Niyaw caadi u guurso waad isku nuurayaan wlhi maariya

  • @theslaveofallah8691
    @theslaveofallah8691 2 ปีที่แล้ว +186

    Real prank wlh😂sorry to our queen Marish🥺keep moving quruxkudigle 😂

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 2 ปีที่แล้ว +27

    Ragaan wey adagyihiin wlhi maba qoslayaan Ani intaa dawanayay wlhi qosol isku celin way😀😀 jack wlhi wa legend😄😄

  • @siciidsaafi5921
    @siciidsaafi5921 2 ปีที่แล้ว +21

    Qurx ku dhiigle nin walan wye kulahaa dukaan inaa ufuraa ranbaa😂😂😂

  • @ismailabdirahman2222
    @ismailabdirahman2222 2 ปีที่แล้ว +101

    I like how he never gave her a chance to talk she just watching

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 2 ปีที่แล้ว +1

      I dnt liked that coz maria she is maskiin so i was feeling anxous at that time

    • @ismailabdirahman2222
      @ismailabdirahman2222 2 ปีที่แล้ว +3

      becuz she respect him a lot or she does have feelings for him

    • @jeylanimuneer7879
      @jeylanimuneer7879 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailabdirahman2222 it's obvious bro she is mad down🤣

    • @Mohamedaminbade
      @Mohamedaminbade 2 ปีที่แล้ว

      @@ismailabdirahman2222 absolutely right she respected him much and she have a feeling bro you can see from here face 👏😘🔥🔥

    • @abdiwahabahmed7949
      @abdiwahabahmed7949 2 ปีที่แล้ว

      True he didn’t give her chance 😂

  • @zamfx12
    @zamfx12 2 ปีที่แล้ว +19

    The best prank ever i watched

  • @hosnyamiin2617
    @hosnyamiin2617 2 ปีที่แล้ว +10

    Jack, you already touched the truth so make it right.

  • @AeyziinAeyziin
    @AeyziinAeyziin 2 ปีที่แล้ว +35

    19:02 😢 am feeling that moment man wlhi

  • @hassanyoutubechannel6439
    @hassanyoutubechannel6439 2 ปีที่แล้ว +49

    Don't leave us Maria qalbi torto we love you we disturb u because we love you ❤🔥🤞

  • @MaxamedAbdikadirmbeyle
    @MaxamedAbdikadirmbeyle 2 ปีที่แล้ว +18

    Best prank walee waan ku wataaa 😂😂😂😂

  • @macalinsalaadmaxmudmaxmad4147
    @macalinsalaadmaxmudmaxmad4147 2 ปีที่แล้ว

    Waasheekokale wllhi qufta waad ka kheey lisiisay wllhi m...a lkn maskiinta inad unaxariisato ayaa fiicnaan laheed brother lkn keep going 👍

  • @nasrihassaan2610
    @nasrihassaan2610 2 ปีที่แล้ว +55

    The one only man . That i laughing when i woching . Keep going bro . 3 million subscribers i a 🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @zekeriamohamed5502
    @zekeriamohamed5502 2 ปีที่แล้ว +52

    😂😂😂 the way she run away was hilarious 🤣

  • @suldankasomaliya3257
    @suldankasomaliya3257 2 ปีที่แล้ว +6

    Nin kaliya ee sameeyo prank dhab ah bro wa kuwataa😂😂✌💯

  • @mohamudrone4982
    @mohamudrone4982 2 ปีที่แล้ว +26

    This was hilarious jack is genius hhhhh

  • @lovepubg3623
    @lovepubg3623 2 ปีที่แล้ว +25

    Prank Waali Oo Run ah😱💯Wan Ku Wadtaa Bro 💯❤Keep Going

  • @maryanabdi7007
    @maryanabdi7007 2 ปีที่แล้ว +65

    Mashallah. You guys can be best couple. I hope you will remain friends. You're my favorite youtubers. Keep up the good work.

    • @abdihalim7788
      @abdihalim7788 2 ปีที่แล้ว

      Why are u saying that they remain friends 😕. That friendship can turn into a love

  • @khadraahmed1623
    @khadraahmed1623 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy inuu idiin rumeeyo riyadas oo aad dhan isku guursatiin prank gan caadi Mahan❤️❤️

  • @abdiaahmed4941
    @abdiaahmed4941 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going qurux kudigle I love you my brother

  • @jamalmohamed7451
    @jamalmohamed7451 2 ปีที่แล้ว +50

    ManshaAllah You've got pure talent

  • @5honey367
    @5honey367 2 ปีที่แล้ว +46

    Mansha'allah Qurux kudhiigle markale waan jooga sxb oo gabadha no raligali hhhhhh wlh wey xaanaqday
    From Djibouti Q3

  • @user-qc1fn6bn4n
    @user-qc1fn6bn4n 2 ปีที่แล้ว

    Asbaro macalinkeyga, qaliga dugsigi dhexe
    farxad ku nolaw ustad
    from Atlantic ♥

  • @haniibrahim6951
    @haniibrahim6951 2 ปีที่แล้ว +3

    Www msh allaah wllkey mcn hore usoco ilovd you so mch wllkey mcn

  • @mohavlogs1507
    @mohavlogs1507 2 ปีที่แล้ว +74

    The one and only legend....walai wad iga qoslise
    Waxan prank maaxan.. this is another level

  • @abassosman7039
    @abassosman7039 2 ปีที่แล้ว +111

    I like ur superb pranks especially the real one's that u do. Ur pranks are really amazing and I enjoy watching them. Keep going brother.
    Please apologize to Marish as soon as you can.

  • @nuhabdi6250
    @nuhabdi6250 2 ปีที่แล้ว +8

    De finest person i have ever seen.jilay an inaba cathi axeen ..keep going brother 🙏 💪 🙌

  • @ayushbintusiciidcali4911
    @ayushbintusiciidcali4911 2 ปีที่แล้ว

    Prank qosol iguma harin qurux Ku dhiigle m.a mariizh wagabadh dulqad xishood iyo akhlaqleh abayo quruxey allah haku xafido

  • @rahmahassan1265
    @rahmahassan1265 2 ปีที่แล้ว +20

    Real prank ugu imow Mohammed bashiir Mohammed ❤💯 keep going 💪 wllkey 3m iskadhaafe waxa uqalantaa best somali you tuber

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 2 ปีที่แล้ว +74

    In sha Allah we want this prank to become true one day one time 🤲💓🥰

  • @omarfaruuqahmedali8523
    @omarfaruuqahmedali8523 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriiga Juuja B ayuu kuyaala ...Waliibo Bilaan Apartment🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @macabsadeofficial8790
    @macabsadeofficial8790 2 ปีที่แล้ว

    Legend ma qoslaayo 😁🤣🤣sorry sxb gabadha sifcn umeherso

  • @nice-ep2gt
    @nice-ep2gt 2 ปีที่แล้ว +26

    Prank aan caadi aheyn qurux ku dhiigle legendary keep foward👌

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 2 ปีที่แล้ว +65

    Team marish inaad naga arsatan isku daya😂

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 2 ปีที่แล้ว +10

    Qurux ku dhiigle you are so funny walahi 💯😘❤️

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 2 ปีที่แล้ว +2

    Hayeey marish jacke saasa kugu guursan rabaaa nin kaa war badan dhaxal aabaha kula qeybsadaa🤣🤣🤣🤣

  • @shukriahmed6248
    @shukriahmed6248 2 ปีที่แล้ว +53

    I feel so emotional but jack must apologise marish as soon as posible

  • @cumarmahad6115
    @cumarmahad6115 2 ปีที่แล้ว +48

    The best brand ever I see in my Life that’s amazing my bro keep going God bless you🤴 you are the king of TH-cam🤴 ever and ever🥰🥰 and I love you without reason🥺🥺🥰

  • @adownuurdubow719
    @adownuurdubow719 2 ปีที่แล้ว +4

    Best pranks sxb keep going

  • @xamsejr8477
    @xamsejr8477 2 ปีที่แล้ว +3

    inta daacad Qososhay isoo raaca 😂😂😂

  • @nuruhussein539
    @nuruhussein539 2 ปีที่แล้ว +34

    This was real prank but apologise marish we all love you

  • @aliosmanbkr292
    @aliosmanbkr292 2 ปีที่แล้ว +24

    Marish waa ay Ku faraxsan tahay meherka lkn kuma farxsana in meherkeed laga dhigo boqol doolar💔 😄😀😀😄😀😄😄

  • @fiicanaxmad7989
    @fiicanaxmad7989 2 ปีที่แล้ว +12

    From captain Baara Keep going pro🌻

  • @wiilkasamirkasuldaan6333
    @wiilkasamirkasuldaan6333 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Bashiir miyaa ninkaa dhexda ku jira
    Keep going asxaapta

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 2 ปีที่แล้ว +46

    Absolutely Amazing PRANK Going forward wll 😄🥰

  • @ibrahimshire6772
    @ibrahimshire6772 2 ปีที่แล้ว +43

    this was a hell of prank i love it .
    feel sorry for marish though

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 ปีที่แล้ว +1

    Marish beauty dulqaad badnaa walahi Jack bari hore koob kudhufan lahaa 😂😂 sheeko kunacey abo wac kadertey Jack

  • @zakariamohamed2467
    @zakariamohamed2467 2 ปีที่แล้ว +7

    Still watching 2022 wlhi kaa prank wudafay 😅😅😅😅

  • @marioilao4456
    @marioilao4456 2 ปีที่แล้ว +24

    Jack umadena maaha waa another level

  • @hassansaid9872
    @hassansaid9872 2 ปีที่แล้ว +25

    Wlh this is what we called prank,who ever watched this and dislikes or haven't subscribe he/she has no humanity at all, with all this strangled indeed you deserve 30M and more and it's my hope that one day you will gona reach I.a it just needs time and patience. Brother #qurux ku dhigle truly you the lengd of all lengeds, from now let you be the "role model for Sharuqan". To my sister #Marish beauty first let apologize u on behalf of team #sharuqn, truly you poses a character that others should emulate, the way you shown a respectful manner while on stage which is a true definition of who u are# one love 💓 team wa yab

    • @amirduqow3145
      @amirduqow3145 2 ปีที่แล้ว +1

      Well said legend

    • @najuuahmed1307
      @najuuahmed1307 2 ปีที่แล้ว

      Best comment i cme across💯❤️🤞ong❤️

  • @yacqubmusegiir8258
    @yacqubmusegiir8258 2 ปีที่แล้ว +2

    Mariish adiga ayeey prank kugu sii samey laheyd cil badanaa aabe wax wacay inta ay iska dhigto ayeey dhihi laheyd aabe waa laiso afdubay jeeg iso afdubay 😅😅😅

  • @abdiwalihuseinali3019
    @abdiwalihuseinali3019 2 ปีที่แล้ว

    Maria beuaty wd kawaashay walahi runtii kep going wn idin wataa qurux kudhigle and aamin tube

  • @alikhan-jl4ej
    @alikhan-jl4ej 2 ปีที่แล้ว +23

    18:40 Aroos forfait ah baa ka dhici rbaay maantaa😅😅😅

  • @fwsyonafyar7885
    @fwsyonafyar7885 2 ปีที่แล้ว +14

    Marish m.a dulqad wlhi aqliley aba waca kulha shaqsi ad uwangsan sistr keep going

  • @nasteexofunny6763
    @nasteexofunny6763 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh the best brank wlhi qurux ku dhigle wan ku wata keep going bro qolsolka aya igac dhamdey

  • @kadijahirsi4335
    @kadijahirsi4335 2 ปีที่แล้ว +10

    The rate of a higher rating for the first quarter of this fiscal year was 🧺 percent

  • @adanyussuf6514
    @adanyussuf6514 2 ปีที่แล้ว +2

    No words 😶 bro keep going ???

  • @abdirahmanhiiraale8398
    @abdirahmanhiiraale8398 2 ปีที่แล้ว +10

    Team waayaabe Muqalkiina anow hurdaayo hadu iso dhaco xita waa just ima dhaafo 😚🥰

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 2 ปีที่แล้ว +15

    Mario kulahaa aroos afduuba
    Legend moha bashiir real brank ugu imow wllhi 🤣🤣🥰

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 2 ปีที่แล้ว

    Samigeyga ABDIFATAH_waan salaamaya🥰Iyo dhamaan Team qurux ku dhiigle 💯

  • @apdikaremhajji767
    @apdikaremhajji767 2 ปีที่แล้ว +4

    Jack waa kus salaamay 🥰