WAARE OO AFKA FURTAY "Masar haddey Muslim tahay 30 Sano xagey jirtay.."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • WAARE OO AFKA FURTAY "Masar haddey Muslim tahay 30 Sano xagey jirtay.."

ความคิดเห็น • 17

  • @MubYus
    @MubYus 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masar ayaa na difaacaysa oo Ethiopia la dagaalamaysa waa sheeko ciyaal.

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 16 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaaliya Alle ha badbaadiyo.
    Dadkaan Ishaysta in ay Gacanta
    Soomaaliya ka baxdo,OO Dad kale
    Faraha u Gasho Ayaa dhici karta.

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markii aad hay,ado wadamada reer galbeed ka shaqeeso waxaa ku hadleeso wax qiyam leh ma noqonaayaan. mushaharkaada markuu xalaal eheen waxaa ku hadleesaa hadalo ilaahay Caro galinaayo.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan waa daneeysta
    Xaqna kama hada macquul in aay dowlada is heeystaan
    War annaga itoobiya madoonan amxaara ayada ayaa soo baxday oo tiri dhulkiina ayaan qaadanayA adeer aduunkana daneeysi baa jira Masaru waxaay doonta ha ahaato lkin anaga cadow naguma aha inaan hub k helno taggers weeydisana ceeb miyaa ninbaaba kuu dhaaranaya. Oo ku dhahaya wax somali layiraa majiraan
    Aduun

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaroow, warkaagu ma cadda! Caydiidna gar leh, Calina gar leh wax u eg baad meesha la soo fadhiisatay. Waad ogtahay oo Masar waxa u yeedhay madaxweyne Xasan, waayo Itoobiya ayaa dhulkeenii hororaysa, awood aan isaga dhicinana malihin; maxaad ku hadlaysaa, marka?! Aad baanan uga xumahay in aad Soomaaliya ku metesho IGAD

  • @saidomohamed943
    @saidomohamed943 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odeygaan Jiiska eh Qofool Allah ka yaabo Meel Ayuu Tiraa Ayaan Maqli Jirey Waa Kan Camal Cada Qaataha eh. Igad Ayuu u Shaqeeyaa Ethiopië 🇪🇹 Ayuuna Degan yahay Marka Ethiopië 🇪🇹 Ayuu u Niikinaayaa Masar Ayaa wadanaa weligeena wax Nasoo Bari Jirey. Ethiopië 🇪🇹 iyo Amxaarada Ma Naqaano Mana Rabno Adiga iyo xawaadlahada Raaca kuweey Sheegayaan ee Hirshabele Aan Qaadaneyna Dhahayaan waa Cidahada Xawaadle Hirshabelana Hal Qabiil Ayaa ka Tihiin. Raaca Amxaarada 👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 14 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaaliya Ha la badbaadiyo,
    Dhalinyaradii Wey Dhimanayaan.
    Shacabkii Wey Is dilayaan.
    Waxay Isku Haystaan Khayraadka dhulka Dadka Ay Gacantooda Gali Lahayd.
    Hurdada ka Kaca,OO Wadankiina
    Yuusan Dad kale Gacantoida Gelin.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 5 นาทีที่ผ่านมา

    MASAR DANTEEDA IYO DANTEENA AYAA MAANTA KULMAY WARKU WAA INTAAS. MASAR 30 SANO WAXBA NOOMA QABAN WAA SAX LAAKIIN MAANTA DANEHEENII AYAA MID NOQDAY

  • @samirr546
    @samirr546 8 นาทีที่ผ่านมา

    Halis aanu siyaasi somaliyeed keenin oo aanu ka shaqayn oo uusan soo basaasin oo qiyaano wadan soo gelin oo anaa kuu fududayn ee kursiga isaar jirin walaalnimada iyo wadan wada ilaalintu way shaqayn lahayd
    Shacab idinma soo dooran ee cida aad u shaqaysaan sheega ee xilka idiin dhiibatay!!!!!!

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waare xoogaa lacaga yaa abiy siiyay maadaba igad uu ka shaqeeyo caado qaate

  • @MubYus
    @MubYus 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waare, waxa uu ka mid ahaa kooxdii Laascaanood ka riday dagaalka ,aantana waxa uu iska dhigayaa nebi, Yaab.

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waarow waad riyoneysaa lkn riyadaadu hirgalimeyso ilahey idamkiis waad jabeysiin waarow adiga iyo tiimkada idam alla inshaa allaahu tacala cabsidane Allaha kugu siyadiyo waarow

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w ชั่วโมงที่ผ่านมา

      illaahaay adookale ducadiisa ma aqbalo dameeroow

    • @AbdiGabow-r7u
      @AbdiGabow-r7u 59 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3wsaxibow yaa kuu shegay in ow ilaahey aqbaleynin ducadeyda adiga ma ilahey ayaad waakiil uga tahay adomadiisa ilahey mala wanaagsan ayaa ka rajeynaa adigane kaa wareysan maayo ducadeyda in la aqbalay iyo in kale ilaheyne haka qabto umada somaliyed ee ay fasahadinayan waaro iyo tiim farmajo dhan waa eyna jabayaan tiim farmajo dhan hadii aad racsantahayne ow ilahey hanun idinla doonin Allaha ha idin rogo tiim farmajow waad rogmaneysan idam Alla inshaa allaahu tacala aminina waad afjarmeysin ilahey idamkiisa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 5 นาทีที่ผ่านมา

      MASAR DANTEEDA IYO DANTEENA AYAA MAANTA KULMAY WARKU WAA INTAAS. MASAR 30 SANO WAXBA NOOMA QABAN WAA SAX LAAKIIN MAANTA DANEHEENII AYAA MID NOQDAY.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninka is leh Masar ayaa walaal kula ah Etoobiya ayaa ka dhow. Masar danteeda ayay wadataa, haddii cid wax tarayso Falastiin ayay wax u qaban lahayd.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani waa nin caaqil ah
    Waana yaryahy noociisa
    Umqd waalan nin kii u miyir qabaana waa dhiban yahy
    Alow dalka noo deji oo naga qabo saaqidinta iyo argagaxisada