Sh Hassan Dhooye - Ethiopia way Burburaysaa waxayna Rabtaa Inay Somalia sii galaafato.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 58

  • @AbdullahiGELLE-cv1zm
    @AbdullahiGELLE-cv1zm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Maasha allaha Dr Xassan dhooye waxuu ka hadaly Arin biyo kama dhibcaan ah

  • @jamaadmohamed3848
    @jamaadmohamed3848 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dr xassan mahadsanid.
    Alle aqliga iyo iiman ha inoo soo celiyo allahuma aamin.

  • @Qaali12
    @Qaali12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haday naga mid yahin kuwa bilaa damiir’ah oo cadawgena u adegaya. Waxan haysana Sheikh Xasan oo kale. Mahadsanid Sheikh Xasan gulayso waan kugu fanayna we love you 😍

  • @AhmedAhmed-ge9zi
    @AhmedAhmed-ge9zi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waad mahadsatahay waxaa ii muqata in uu jiro dad Somalied oo wali nool tasna waxeey i galjsay rajo.

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Intaba waa awoodnaa ee dhismaha afrika lagu wado yaab buu nagu riday ee kiciya raggaan dadkii raraya oo noo kaalaya diyaar baan idiin nahay from laascaanood

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hob kasoo jadinta Somalia
    Ethiopia laguma eedeen karo
    Somali badan ayaa kala shaqeysa
    Iyo dad kale internationally meel ayaa naloo wadaa aanan ogeyn !!.

    • @AbdullahiGELLE-cv1zm
      @AbdullahiGELLE-cv1zm ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@omarmohamed5120 waa runtaa inay Somali badani Kala dhaqaynayso Ethiopia hub isugu dhiibida iyo Kala qaybinta lkn ogaada qofkasta OO Kala shaqynaaya shisheeye burburinta iyo dhibaatada dalka iyo dadka asagoo fiirsanaaya inuu Kahelaayo maal ama madaxnimo haduu aabahay dhalay waan in lagu qaado khaanu wadan wada jirna looga hortago

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa alaah ilaah xikmada ha ku siyaadiyo iyo sida aad u fekereyso insha alaah.

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc xasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaah bilaah caleyucadiim Allah hanaga xijaabo sharkooda Allah ha ka tuso dhulkooda Etobia Amiin yaa Rabi.yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed meel walbo ay joogto Allah hanaguwado xafido Amiin yaa Rabi.cadowgeena cagta ka hoos Amiin yaa mujiib.xasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaah bilaah caleyulcadiim

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Trust in hundred percent

  • @memomm9539
    @memomm9539 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رأيكم مرا حلو او الله يكثر من أمثالكم

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh hawshani shaqadaadii maaha waana dhibka ina haysta nooc ka mid ah.

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caqliga Ilaahay ha kuu kordhiyo waa run waxad PL aka sheegtey

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caaaaaaad
    Caaaaaaaac
    Doqon
    Isaka hadalaya

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka soomaliyeed waa in ay taageeraan Ethiopia oo ay maamuladooda ku hogaaminayaan kuna biiran ama taageeraan dowlada somali 🇸🇴 munaafaqnimada joojiya

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BARAASIL DIGAAGEEDU XALAAL LOOMA QALIN

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 4 นาทีที่ผ่านมา

    Anaa soo arkay hilib digaag oo laga keenay Baraaziil lkn waxaan weeydiiyey baraasiil ma waxaa kajiro bulsho muslimiin ah oo idiin soo gawracda digaaga runtii dad badan ayaan usheegay hilib kaasi inuusan aheeyn xalaal weeyna ila yaabeen.!!!!!!!!

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia wadaad iyo Siyaasi baan ooga cararay

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr xasan niyad wanaagsan baad leedahay,laakiin soomaali speakers baa jira ee wadan soomaali ladhoho majiro waayo somaliland ‘puntland k/galbeed waa la iga tarxiilikaraa,waa maxaay difaaca ka dhexeynkara ka tarxiilaya & ka latarxiilayo ?

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    capturing and forcing Oromo from their homelands into slavery not far. Abiy should seek Oromo slavery reparations rather than Somalia 🇸🇴

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkii uu sheegayay Axmaarka waxu ka waday un in uu jaho wareriyo dadka somaliyed iyo dowladnimada somalida iyo midnimadoda ayu rabay un in uu tushuush uu ku furo

  • @abdinasirissack1357
    @abdinasirissack1357 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wn idin slmaya akhyarey wxn itobiya wey burburtey bn maqleyna kuwa wax magaratda ah oo horbodaya mmul gobledyada dalka in ay itobiya ku biran bey raban

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka qabyaalad baan ooga carareynaa waanalagu dilayaa waa nalagu qabyaladeynayaa Majiro qaran. Ethiopianka masakintaa inay ka xanaashaan waa dan waana u bahanahay. Dad buufis qaba waanala qabsanayaa cid naqabsaneysa majirto ee hanagu dirina dadka africanka ah ee wadankooda aan joogno Ethiopia somalida ku nool oo degan lama sheegi karo

  • @BaarliinAhmed-zw9wc
    @BaarliinAhmed-zw9wc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isagu muxuu uga soo tegey somaliya
    Hadii wax yaaliin

  • @Hciid
    @Hciid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkii faysal jareer cade ee ahaa caruurta adisbaa iga dhow caruurta mogadisho warkii bay dhaqan galinaysaa hadalkaa iskama dhihin ee waa walaalnimo ka dhexaysa

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 9 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaa igu maqaalo ah qorshaha xukuumada maantay ku shaqayso isahoo qoran aa lagula geshiiyey madaxweyne x sheeq, waxaana kulaheshiiyey dalkii maal geliyey qarashaadkii doorashada.
    Waana aynu isla fahansan yahay dalkaas.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 16 นาทีที่ผ่านมา

    Mar haddii ay weli noolyihiin rag Soomaaliyeed oo qalbigoodu noolyahay dalkeena hooyo itoobiya ma qabsan karto.
    Xeryaha ciidanka ah ee lagu soo wado inlaga dhiso dhulkii xooga la inoogaga ahaystey ee soomaali galbeed waa inlaga hortagaa sababtoo ah mar haddii ciidan shisheeye oo tiro badan la dhexdejiyo waa lagu gumeeysan.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afqadh muune wuu iska hadlayaa kan xageed ku ogeed somaliya

  • @laaska0014
    @laaska0014 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mudda soomaaliyeed waxaa qaribay ganacsato madaxtuugo ah

  • @CumaanMaxamuud
    @CumaanMaxamuud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiye fegrad xumaa hubkii soomalia oodhamaan wuxuu ku wareejey macawislydey qabiilka qomiyadaha kali dir iyodaarood digiyo mirifle hublama siinkaro lagamana iibsankaro waa sheeke dhiiqo

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk sheikh hassanow ma durba
    Hubka puntland la timid
    Muxuu kaga duwan yahay
    Hubka muqdisho la geeyo maslin kasta Laguna hubeeyey qabiilooyin
    War Hassanow waqtigu
    U ekaa 2005 kii
    Iyo rawaayadii muqdisho iyo Minnesota lagu dhigi jiray oo lagu jili jiray wadaniyada

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka masakiinta ah oo shaqeynaya qashinka qaadaya godadka noo qodaya wax walaac ah kama qabno. sudan xataa sidaas bay u dhoobnaayeen. Somalidu waa dad badaw ah oo shaqada ka faana suuli qodi mayo washing kaa qaadi mayo. Iska daaya gunimada south sudan so.ali baa ka buuxda cidina viso kuma gasho. Dadkooduna kama baqayaan in la qabsado war isla yaaba africanka hanagu dirina

  • @xaajia2219
    @xaajia2219 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Puntland iyo Somaliland waxa eey wadaan waa maangaabnimo, Somali cadawga meesha uu kasoo galo waa ayaga. Isla markaasna isku maleeyaa Dadka ugu caqli badan. Bal fiiri Etopia waxeey ku leeyihiin ciidamo ajnabi nooma joogaan.laakiin waxeey hilmaameen ciidan in loo duro meel rag wax iska dhiciyaan joogaan balse Puntland iyo Somaliland waxaa ku filan caruurta iyo dumarka Oromoda ineey dalka kala wareegaan.

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan ka xumahay in la qaad qaado ama micno loo yeelo oday iska hunqaacay ama ka mid intuu damaca hayn jiray ka mid ah.

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 6 นาทีที่ผ่านมา

    Hubka Ethiopia qaybinayso ayadaa laguna dagaalami doona hadaan aqaan soomaali

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sualbad .waydinaysa. adana isujawabaya

  • @FutoXar
    @FutoXar ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo iyo xassan sheikh iyo sheikh shariif sadexdaa gubatay jaanis aan ahayn somali yaa udiiday😂😂qud ka guur oo qanjo u guur

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu maxaa noo diyaar ah

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This Ethiopian diplomatic is dreaming that Somalia will join Ethiopia? Which Ethiopia he is talking about ? Menelik's Ethiopia or Oromiya Ethiopia?

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa. Waxa laa dhaha jahowererin

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MASAAJIDKII MIYUU KUGU YARAADAY

  • @husseinmohamed5167
    @husseinmohamed5167 8 นาทีที่ผ่านมา

    Marka xaarkiina basrin weydeen ayaad kolba dawlado shisheeye dambigiina dusha ka saartaan. Maxaad marka hore Ethiopia u keenteen. Waxba kala garanmaysaan, hadba gees u booda sidii digaagad qoorta laga jaray.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan waa jaajuus

    • @hassanyussuf6957
      @hassanyussuf6957 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jaajuus ma ah waa run tiis waxa uusheegayo

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hassanyussuf6957 isku mid baa tihiin

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceeb weynaa

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culumadu kuwa na laayey oo dad iyo dalba baabi,yey soow maaha. Nacalaa adiga iyo iyagaba ku yaal. Culumada uu sheegi ma shabaap baa kir

  • @Muxamuudcali-zi6oo
    @Muxamuudcali-zi6oo 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alow nasamabixi

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale ayaad tahay dhamantibaa

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baba talk through media doesn't make sense but action needed somalia craziness 😅😮

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baba somalia Mogadishu governor Hasan shiek somalia no mans land 😅

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baba 4.5tribal government and 5 regional president can not be united 😅😮😢