Risaala TV
Risaala TV
  • 5 355
  • 5 233 361

วีดีโอ

"Madaxweynihii ayaa dhulkii iibsanaaya" C/raxaman C/shakuur oo weerar ku qaaday Xasan Sheekh.
มุมมอง 194 ชั่วโมงที่ผ่านมา
"Madaxweynihii ayaa dhulkii iibsanaaya" C/raxaman C/shakuur oo weerar ku qaaday Xasan Sheekh.
XAMSIHII AHAA GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOORASHADA AXMED MADOOBE 2019
มุมมอง 2.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XAMSIHII AHAA GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOORASHADA AXMED MADOOBE 2019
Warka 24-Saac ee Risaala TV 10-11-2024
มุมมอง 6520 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 10-11-2024
AXMED MADOOBE 2023 MARKII UU LA SOCDAY TAREENKA XASAN SHEEKH
มุมมอง 2622 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AXMED MADOOBE 2023 MARKII UU LA SOCDAY TAREENKA XASAN SHEEKH
CALEEMO-SAARKII AXMED MADOOBE 2019: Xasan Sheekh oo Sharciyad siinaya Is-doorashadii Axmed Madoobe”
มุมมอง 1.2K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
CALEEMO-SAARKII AXMED MADOOBE 2019: Xasan Sheekh oo Sharciyad siinaya Is-doorashadii Axmed Madoobe”
Alshbaab oo weerar iyo qaraxyo ku qaaday xero Ciidanka Dowladda deganaa.
มุมมอง 6362 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Alshbaab oo weerar iyo qaraxyo ku qaaday xero Ciidanka Dowladda deganaa.
Gabadh kasoo jeeda Beesha Jareerweyne ee Somaliya oo taariikh ka dhigtay doorashada USA.
มุมมอง 672 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gabadh kasoo jeeda Beesha Jareerweyne ee Somaliya oo taariikh ka dhigtay doorashada USA.
Warka 24-Saac ee Risaala TV 09-11-2024
มุมมอง 892 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 09-11-2024
Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Mareykanka oo Alshabaab u gacan gashay
มุมมอง 5664 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Mareykanka oo Alshabaab u gacan gashay
Weerar lagu qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay Wateen Ciidamo ka tirsan Hawgalgalka ATMIS
มุมมอง 1764 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Weerar lagu qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay Wateen Ciidamo ka tirsan Hawgalgalka ATMIS iyo AL Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyda Weerarkaas
SAFARKII MADAXWEYNAHA EE JARMALKA: Fashilka Warbaahinta Dowladda iyo Xikmad la'aanta Mucaaradka
มุมมอง 4044 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SAFARKII MADAXWEYNAHA EE JARMALKA: Fashilka Warbaahinta Dowladda iyo Xikmad la'aanta Mucaaradka (Falanqeynta Jimcaha)
Warka 24-Saac ee Risaala TV 08-11-2024
มุมมอง 954 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 08-11-2024
'MADAXAA NA FURAN': Wasiirka Baraha Bulshada ka difaaca madaxweynaha
มุมมอง 4967 ชั่วโมงที่ผ่านมา
'MADAXAA NA FURAN': Wasiirka Baraha Bulshada ka difaaca madaxweynaha
Qoyska Deeqo oo uu jarjaray Dilaaga Haashim ayaa ka hadlay wixii dhacay iyo xiriirka gabadha iyo
มุมมอง 4407 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Qoyska Deeqo oo uu jarjaray Dilaaga Haashim ayaa ka hadlay wixii dhacay iyo xiriirka gabadha iyo
Warka 24-Saac ee Risaala TV 07-11-2024
มุมมอง 1837 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 07-11-2024
MW Xasan Sheekh oo Kenya iyo UAE ka dalbaday inay usoo celiyaan Deni iyo Madoobe.
มุมมอง 3427 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MW Xasan Sheekh oo Kenya iyo UAE ka dalbaday inay usoo celiyaan Deni iyo Madoobe.
Donald Trump oo markii 2-aad doorasho kaga adkaaday Haweeney
มุมมอง 269 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Donald Trump oo markii 2-aad doorasho kaga adkaaday Haweeney
Ciidamada Kenya oo bur buriyay Fariisimo AS ay ku lahyeen Xadka U dhexeya Soomaaliya iyo Kenya
มุมมอง 1359 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ciidamada Kenya oo bur buriyay Fariisimo AS ay ku lahyeen Xadka U dhexeya Soomaaliya iyo Kenya
Warka 24-Saac ee @risaalatv 06-11-2024
มุมมอง 1899 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee @risaalatv 06-11-2024
Dilaagii Haweenka Soomaalida ee Islii- mar kale haweenay Jarjaray.
มุมมอง 1.7K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dilaagii Haweenka Soomaalida ee Islii- mar kale haweenay Jarjaray.
Ganacsato Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Weerar Maalin Cad ka dhacay Muqdisho
มุมมอง 39112 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ganacsato Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Weerar Maalin Cad ka dhacay Muqdisho
Warka 24-Saac ee Risaala TV 05-11-2024
มุมมอง 5512 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 05-11-2024
Maxaad ka taqaan Wasiirada Baraha Bulshada uga dagaalama Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh..?
มุมมอง 39514 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maxaad ka taqaan Wasiirada Baraha Bulshada uga dagaalama Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh..?
AMARRO CUSUB oo lagu soo rogay xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo Ucid.
มุมมอง 21714 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AMARRO CUSUB oo lagu soo rogay xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo Ucid.
“Jareer ahaan miyaa nagula riixaa.. aaway Madaxdii..?" QEYLO-DHAANTA HOOYO SOOMAALIYEED
มุมมอง 31214 ชั่วโมงที่ผ่านมา
“Jareer ahaan miyaa nagula riixaa.. aaway Madaxdii..?" QEYLO-DHAANTA HOOYO SOOMAALIYEED
DHACDO KALE OO NAXDIN LEH: CCTV oo qabatay Nin Burcad Ugandes ah oo si toos ah u dhacaya Qoys Somali
มุมมอง 8914 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DHACDO KALE OO NAXDIN LEH: CCTV oo qabatay Nin Burcad Ugandes ah oo si toos ah u dhacaya Qoys Somali
Warka 24-Saac ee Risaala TV 04-11-2024
มุมมอง 6514 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warka 24-Saac ee Risaala TV 04-11-2024
Axmed Madoobe oo Siyaasad ahaan ka guuleystay RW Xamse
มุมมอง 31616 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Axmed Madoobe oo Siyaasad ahaan ka guuleystay RW Xamse
Maxkamadda CXDS oo u fariisatay Maxkamadeynta Askari taleefoon dartiis u dilay nin Muqdisho u yimid
มุมมอง 34016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maxkamadda CXDS oo u fariisatay Maxkamadeynta Askari taleefoon dartiis u dilay nin Muqdisho u yimid

ความคิดเห็น

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 นาทีที่ผ่านมา

    0:38 0:53 doqoney dabkaabe

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi9681 2 นาทีที่ผ่านมา

    0:11 0:15 0:15 0:23

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta Tana Manoo Dambeesay MD Hassan Sheikh Ka dhuumo Madaxtinimo Cidna Ma Matashide Fadlan sidaan Dal Laguma dhaqi Karee is Casil madaxweyne

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lajoojiyaana banaan la jiifiyaana banaan soomaali waa shaqadooda haye mr bare

  • @Halwo-p5v
    @Halwo-p5v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaxaabxaabi maantay adigay kuhaysataa

  • @Halwo-p5v
    @Halwo-p5v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantay. Tagantahay

  • @احمدصلاح-ب7ل
    @احمدصلاح-ب7ل 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaaga waa is burin saizul wazaare😂😂😂

  • @SubanNunow
    @SubanNunow 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuja ninkeda fura xamsa asags ayaa isdabri kadiba dasturka jubalanda iska ilali

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weligeed Ma sheegto Safarkaas ay ubaxayaan Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha intabadan maba dhoofo RW keliya Madaxweynaha ubadan inuu isaga udhoofo taas wexey fashil mataa markii ay qataf galaan

  • @Hidfhjccbxcbhc
    @Hidfhjccbxcbhc 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rizaala TV waan idin salaamayaa. Ku mahadsanthiin wararka gudaha iyo dibadda.

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂!!!

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 3 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢!!!

  • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
    @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 3 วันที่ผ่านมา

    War wiilkaan yar punnttland xataa ma uusan maqal. Asagu waa reer galmudug malahayga ma yahay state xataa qof ayaa xishooda oo yaqaan wixii dalkaan soo maray degaanka somalia ka degi waysay waa intuu dego ee puntland ay u noqotay aawaha ama nabada ama horumarka ka jira aniga garoonnnka xamar ayaan ka degay xili dad asaga la deegaan ah baa ila socday ciidan african ah ayaa na yiri jidkaan mari maysaane wareeg dheer gala waxaan ku iri anagu waxaan nahay dadkii wadankkaan lahaa waxay I dhaheen adigu wadan nabada oo puntland ah baad ka timide waxaan foosha xun markay yimaadeen baa nabad iyo nolol noogu hooreysay ee aan wareegno maya baan iri wayna iga aqbaleen ciidankii halkaas ayuu ku koray marka ciirtaaafa dhame baa caydaada yaqaan

  • @user-yq8dp6oy6n
    @user-yq8dp6oy6n 3 วันที่ผ่านมา

    I didn't know it was four different women. I thought there were only three.

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh xabadu way xanuun badan tahay

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 วันที่ผ่านมา

    Dowladda dhexe waan iggolnahay, laakiinmaamyl Goboleed ma oggolin, in la iibiyo wa qalad waana in la soo celiyaa. Iibna maahan dhulka. Caasimaddii waa fool xumeyseen Waa Abgal ,& Habagudir, Gobolka Banaadir wuxuu ahaan jiray Baraawe Ilaa Aden Yabaal afgoye ilaa wanna weyn. Intaas oo qabiil ayaa laga xukumi jiray, haddaa 1qabiil oo inta badan qaar qaacii hore ay ku yimadeen & qaarna dagaaladii sokeeye ay ku yimaadewn, haddey leeyihiin ynnukaa iska leh miyaa laga dhageysanayaa.

  • @abdinasirismail5839
    @abdinasirismail5839 4 วันที่ผ่านมา

    Waa so socda. Bilar

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 4 วันที่ผ่านมา

    Islaanta rer abgaal cusmaan muxuu sidaan ugu galaaya shaydaan xassan inaaderta ka xishoow😂 u qubo heysato hawiyaha 😂😂😂

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 5 วันที่ผ่านมา

    Somalia hanoolato dib ha u dooranina odaygan badowga ah shaydan xassan

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 5 วันที่ผ่านมา

    Sharma boy aaway waa in hees raap kasoo sameeyo dhibatada muqdishu, sharma boy commentigan hadaad aqriso hees wadani karbaash ayaa ka sugeynaa faderaal fake dowlad u bixi heesta

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 6 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u naxariito. Maama sabarjamiil.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 6 วันที่ผ่านมา

    WAX YAR SABRA DALKAN WAXAA KA TALI DOONAAN JAREER WEYNE IYO REER BANADIR WAQTI DHOW INSHA ALLAH WAA DHAMADEN DADKA LANDHERTA SHEGTAY DHEXDODA AYAA ILAHAY ISKU DIRAY WAA IS DHAMENAYAAN WAX YAR AYAA DHIMAN SABRA INTA HARTAY ITOBIYA AYAA DHAMENAYAAN.

  • @MaxamadabdiUrur
    @MaxamadabdiUrur 6 วันที่ผ่านมา

    Nxjhdudb

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 6 วันที่ผ่านมา

    PM iska daye Niyug ler ayaa nigula garaaca ka baxa guryaha danta guud aada cabud waaq iyo cadaado buuqa naga daya

  • @sayidcumarciise6070
    @sayidcumarciise6070 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaanu miyeeysan xishoon Wadadii cadeyd inaan cakta usaarnaan rabnaa kulahaa kkk Yeey lahadlayaan tolow!! Intooda badan waa umad waaqica kadhacsan Alow yaa kuligood godka jilacow ku haya in mudaa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 วันที่ผ่านมา

    Axsan MD Farmaajo laqaatay Sababto Ah Marna Ma Oran Gudiga Doorashooyinka Aniga Soomagabayo oo Anigey Iga Amar Qaadanayan Marka MD Hassan Sheikh Gudiga Doorashada Dalka ka Qabanayo Aniga Soodoranayo Gudigaa ayaa Doorasho idiin qabanayo Cajiib Meel ay Kasoconeeso Maleh

  • @saacidqaylyahan6409
    @saacidqaylyahan6409 7 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 7 วันที่ผ่านมา

    Wax mahan daladen wax lacaga dorasha ku galan fadlan saka cligan😢😢😢😢😢

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 7 วันที่ผ่านมา

    Kaguur aqli maahan dowlad waa dadka shacabka dhulka ayaaga iska leh kan kasaraya ayaga uga dhow dhulka dadka waxas samaynaya Akhiro war ba u yaal war dulmiga joojiya dadka daaya waa danyar waa masaakiin meesha hadad karartid xagay aadayan? Kajawab Xasan shiikh adiga ugu sareeya dalka jooji oo kadhici dadka waxas samaynaya aakhiro adiga wax lagawaydinya ogoow

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 8 วันที่ผ่านมา

    Dhulkan Nagow kagura raga hakudilina

  • @aliabdulle189
    @aliabdulle189 8 วันที่ผ่านมา

    Marabno❤ qoof iyo cood

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 วันที่ผ่านมา

    HABAR GIDIREY MAGAALADII CAASIMADAAHEED MEELKASTA WAAD KU HABSATEEN HADANA JIIGAD BAAD MEEL KASTA KA DHIGTEEN XATAA BILICDII MAGAALADA AAD IYO AAD BAAD U BAHDISHEEN WAR MAGAALADA DHISA OO BILICDEEDA QURXIYA OO DHAQAALAHIINA GELIYA AMA JIIN GAD ISKU RARANA OO QABIILBA XERO KA SAMEYSTEY MAAHA DHAQAN CAASIMADE AADA ASALKIINII

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 8 วันที่ผ่านมา

    DADKA DEEGAANKA YAA SIIYAY CIDII KU DAGAALAMO DHUL AYSAN LAHEEN IYAGAA ADUUN IYO AAKHIRO QASAAREY IIKAA SANO INAAD DEGENEED HADANA KA GUURLAGU YORI AYAAD DIIDEE MIYAA AAD BAAD U QALDAN TIHIINE TOOBA KEENACARUURTIINANA XALAALKU KORSADA DOWLADA AMARKEEDA U HOGAAN SAMA MUQDISHO HADAADAN KU NOOLAAN KARIN AADA GOBOLADIINII

  • @amiinmurzalali4978
    @amiinmurzalali4978 8 วันที่ผ่านมา

    Wax Alla waxaan idhaahdo gatan maayo.

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 8 วันที่ผ่านมา

    Dhul dowlad maxaa idii dejiyay ewal war isku xishodaa oo xalal qudatoyal naqda.

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 8 วันที่ผ่านมา

    Adoo gaajo u dhimato ayaa kaga roon intaa dowlada ka soo horjesa lehedeen. Waraa howl la’aan aya idinka badatee dowlada warkeda maqla.

  • @Ami-q9x
    @Ami-q9x 8 วันที่ผ่านมา

    12 qof 😂😂😂😂😂 hasocoto dowladnimada somalia. Kuwan saan uqeelinaayo hadii xil lomagacaabo masii arkeesiin,dadka yaalaqaldin

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 8 วันที่ผ่านมา

    Waad ku meel gaartey gurigii ceelasha ka gadatey u guard dowlada u mahad noq

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheq soamalida daacada ee wadaniyiinta ah ayaa taageersan kuwa farqaha uga shegan waa jaajuusin 😂haleeyska ilaaliyaan😂

  • @MohaBirqaye
    @MohaBirqaye 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaancawaale6989
    @cabdiraxmaancawaale6989 8 วันที่ผ่านมา

    Dhibaatada jirtaa waxay thy nimanka xildhibaanada ah waa labo shaadhlayaal xukuumada mushaar ka qaata Wasiir wasiir ku xigeen wasiiru dawlo ilaa xalal badan ayey ka hayaan Markaa siduu sharci u difaaci nin kursigiisa sharcigu ku socdo Xildhibaano nadiif ah ha a helo xilalkan laysku koobayna dadka ha loo baneeyo Xasan qorshihiisa koowaad labaad iyo sedexaadba waa hanti boob Tuug ka lacag jecel ma arag inta ogaalkayga ah Markaa madaxweyne tuug ah ma talin karaa???

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 8 วันที่ผ่านมา

    waryaada sadexdan lasoo dirsadayow ciyaal sambuus loo diraa tihiine aamusa weliba afar geeslaa intee ku xabeebsateen reer emaaraad iyo itopiya kuwa ay macalimiinta uga dhigeen hadii ay idinku shubteen qaranku maaha mid cadowga u seexda ee waa ka iska celin kara deni axmed madobe x/cali qeyre in leyska qabto farmaje iyo sh/sharifna wa kuwa hubka sharci datada ah soo geliyey dalka waana qayana qaran iyo xabsi daa, in😢

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 8 วันที่ผ่านมา

    Moor yaan mooryaan dhashay dhilka aad u dhimanaysid

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 8 วันที่ผ่านมา

    Yaa ku siiyay dhulka aad ku dhimanaysid dulmi❤❤❤❤❤

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 8 วันที่ผ่านมา

    MACALIN MAHDI HAWSHIISI WAA GABAY MUU HABRAHASN TALO KA QABTO MOORYAANTA AH

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 8 วันที่ผ่านมา

    Xaaraan ayaa 11sano ku nooleed ee hada ka toobad keen

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 8 วันที่ผ่านมา

    Maandhow yaa kuu sheegay in aan maamul gobaleed laga maar meeyn siyaasada sobaro wadkucusub tahay markas aan kudhageysa neynaa insha alaah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 วันที่ผ่านมา

    Hihi😂 A. Madoobe intii codka diidey maba uu sugin. Makrafoonka iyuu xiray meeshiina waa ka kacay isagoo caraysan😂. Tuug iyo tuug kalkaal😂

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 8 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh waa moryan waye dhulka dad ayuu ka gaday .xasan hungiri wadanga bila dowlad noqday waa in la iska dhiciya moryanta .

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 8 วันที่ผ่านมา

    Dawlad Maha waa inlayska celiya