"BOOBKA HANTI QARAN" | WAKAALADII MADBACADA QARANKA EE XAMAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @luulmohamud
    @luulmohamud หลายเดือนก่อน +6

    Dad ficil wadananimo leh damiirkoodu shaqeeyoo dib u eega taariikhedeenii dahabiga ahaa Rabi hey aga dhigo bro shukran wa jazaakallahu kheyran 👏

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 หลายเดือนก่อน +2

    BAARAKALLAAHU FIIKUM

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c หลายเดือนก่อน +2

    استد عبد حفيد
    اسل الله ايحفذك ا نتسلح احوالك في اللدنيا والاخرة

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +4

    Mnsha allah waxaan xasuustaa buugaga aan wax ku barano maado walba inay ardayda free u ahaayeen ,oo iskuulka sanad bilawga iskuulka la keeni jiray buugaga uu arday walba u baahanyahay

    • @maxamedaxmed6374
      @maxamedaxmed6374 หลายเดือนก่อน

      Xaggee Ayey Buugaagtu Ardeydu wax ku barato free ku AhaayeeN, Ardey Ayn Aha Buugteyda iyo Qalinkeygaba waalidkey Aya ii iibin Jireye, Hadii Laga taggi waayo Mudadii Ayaa Nalloo Qeybin Jirey Buugaag YarYar iyo QalimaaN Oo Hey,Ada Caalamiga Ah Ee Unicef Wadanka ugu Deeqi jirtey Oo Aanu ku farxi Jirney.

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +2

      buugaagta wax lagu qoro iyo qalinka kama hadlayo ee waxaa laga hadlayaa buugaagta wasaarada waxbarashada,ardayda free ga ku siiso sida buugaagta, sayniska,xisaabta i.w.m

    • @hawamohamed4169
      @hawamohamed4169 หลายเดือนก่อน

      Buugaagta Dowlada ay u yaqaaniin malaha​@@husseinaden7560

    • @anwarahmed5342
      @anwarahmed5342 หลายเดือนก่อน

      ​​@@maxamedaxmed6374
      Waa runtiis buugaagta wax lagu barto (Manhajka) free ayuu ahaa, sida:- Biology, Chemistry, Math, Physics iwm, wuxuuna ku qornaa Af soomali, laga bilaabo dugsi hoose ilaa kan sare.
      Alxamdullilah.
      Waqtiga aan ka hadleyno waa 1970-1980 dhamaadkeed.

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wadani dhab ah. Guul iyan ku rajeynaya

  • @maamasahro9179
    @maamasahro9179 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah inj cabdiraxaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +5

    OGOW...DALKA HAL MANHAJ, AYU LAHA, AQOONTANA AAD IYO AAD AYEY U SAREYSAY.

  • @anwarahmed5342
    @anwarahmed5342 หลายเดือนก่อน

    Eng Abdiraxamaan Maxamed Xirsi
    MashaAllah 🌹

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +5

    ING. CABDIRAXMAN, AABIHIS WUXU AHA XILDHIBAN QARAN, NAANEYSTIISA AHEYD XILDHIBAAN XUXUULE, WUXU U DHASHAY BEESHA SURRE DIR, QOYS AQOONYAHAN AYU KA SOO JEEDA.

    • @anwarahmed5342
      @anwarahmed5342 หลายเดือนก่อน

      @@ashasalah2835
      Waa runta waa beesha dir(fuqa xumud) reer Luuq ganaane gobolka Gedo, laakin asagu xamar ayuu ku dhashay, wuxuuna deggana wardhiigley sidaan u maleyn, Madbacaddana waxay ku taali Jubba gadaashed
      Eng. Abdiraxamaan Maxamed Xirsi Allah ha xafdiyo

    • @AriwaraBoy
      @AriwaraBoy หลายเดือนก่อน

      Xirsi maahan ee waa Cilmi
      ​@@anwarahmed5342

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 หลายเดือนก่อน

    Soomaalia ❤🇸🇴❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Buug kasta oo xilli dugsiyeedkaygii ahaa waxaa soo diyaarisay Madbacada Qaranka wallaahay waan soo aragnay dawlad iyo wanaageeda balse waa lagu xaaray.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf หลายเดือนก่อน +2

    Waa caadadiisa madaxweyne xasan shiiq waa dhul xaraashe

  • @ShdjsbDhdjsbeh
    @ShdjsbDhdjsbeh หลายเดือนก่อน +1

    Shared iyo karaamo xasuus

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 หลายเดือนก่อน +1

    Caydii iyo mooryaantii ba sa ugashay meeqo warshadood bay khasariyeen kuwii habarka qabay ee Caydii watay sarawiisha gaabna watey diirato ayey ahayeen ilahay baan uga dacwoonay

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abdixaafid aad baan kaaga mahadnaqayaa barnaamijkan ah taariikhiga ah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 หลายเดือนก่อน +1

    USC BAA SAAS NOO GASHAY ILAHAY BAAN UGU DACWONAY

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahay waa qaraxan hadaanuba xiligaa halkaa maraynay iyo maanta anagaa cadiw isu loognay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi xafidow Allaha kuxafadi adiga Aqoon yahanka Qalabkan kuwa qaatay ama iibiya waa lagula xisabtami doona,waxa intas aan kudari lahaa HSM isaga oo kusoo jiray bahda waxbarashada sido kale wazirka waxbarashada ee maanta waxaa laga sugay in kuliyadii Lafoole eey dayacdir eey kusameyaan,Xalane oo besha calamka lagu wargaliyo in Bixiyaan dhaqalo Xerada oo kale lagu dhiso madama Xaradas eey ahayd xarun macalaliminta,Shaqo.qaran oo hawla badan dalka u fulin jirtay.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +1

    Xasan tuug ba madaxweyna ah Marka lacag aanu calfanayn ayuu urursanaya lacag insha alla kuwa bobka umada ku hawljira calfanayan

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 หลายเดือนก่อน

    Asc C/xafiid sxb waan ku salaamay salaam kadib waxaan kaa codsan laha in aad na hor keentid dadkaan oo kale oo umadan usoo shaqeeyay oo ka sheekeynayo wanaagii dowladnimada. Habeyn iyo maalin waxaan fiirsana kuwo caayayo dowladii hore, ayaguna aan cirbad dun u gelin ummad somaliyed iskada in ay wax taraane lugooyada kuwado hadh iyo habeyn

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 หลายเดือนก่อน

    Ilmo yaa igu soo istaadtey markaan xasuusto saan ahayn iyo saan hadda nahay ilaahay hakau ciqaabo aduun iyo aakhiroba siyaasiyiin saas noo galay

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sh arag boob arag

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน

    .wakaa siday magalo madaxdii ku bahdilee rer moriyaan (rer anukaalee)😮😮😮😮

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    (AUN)SIYAAD BARE WUXUU KA BAXAY MOGADISHU IYADOO WAX KASTA AY SHAQEYNAYAAN WAXAANA DIIRTAY JABHADII QABIILAYSNEYD EE USC.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +1

    Ahafodow waa run Madfaxadda Qaranka horay ayaa loo boobay Agabkii tarikhda dalka ama keydkii dhaqanka Somaliyeyd,Shacabka Somaliyeyd shaqala dawlada xukumadii hore ayaa Dib u dhis Isxilqaan ah kudayactir tay inkastoo heerki Bari samaadki aan lagarin.

  • @NinaAhmed-r5k
    @NinaAhmed-r5k หลายเดือนก่อน +1

    waa mahadsan yahay ingineerka

  • @ShdjsbDhdjsbeh
    @ShdjsbDhdjsbeh หลายเดือนก่อน +1

    Waamahadsan yahay injineerku sharaf iyo karaamo

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 หลายเดือนก่อน

    These machines aren’t working now
    There are modern machines niw.we don’t need the machines. But we may need the land

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 หลายเดือนก่อน

    Daladaha malmahan jira arinta madbacada liiska uguma jirto ee ilaah ha inoo sahla doolad dalka jacel

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +2

    Nacam lacag la aan ayaan ku qaatay berisamaadkii

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 หลายเดือนก่อน +1

    Hal ajnebi ah kuma jiro waxaas oo injineer ah gabdho iyo wiilalba waa calool xumo, maanta dayax gacmeed ayaan kicin laheyn, ilaahow kuwii cadowga itoobiya dalkeena ku dumiyey la xisaabtan, siyaad bare dalka waa dhisey

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 หลายเดือนก่อน

    ILEEN DOQON I falafel male maxaa sharafta dumiyeen. Dayaceen dalkoodii da yartiina dumiyeen

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj หลายเดือนก่อน

    Aad buu u mahadsanayahay
    Waxaan ka mid ahaa ardaydii buugaagtuu samayn jirey waxku bartay.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 หลายเดือนก่อน

    Runtii waain dib Loo Soo celiyo Madbacada qaranka iyo in la soo celiyo waxbarashadii Qasabka.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheeq 1 waa qabyaaladiiste 2 waa madherge baahan 3 waxkasta oo soomaali kadhexeeyey qabiilkiisa ayuu siiyey hubkii soomaaliya lasoo siiyey beeshiisa ayuu siiyey waxaasi dowlada maaha waa tuugo aan dhergeyn

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 หลายเดือนก่อน

    Somaliya inta aad AdO kale wariye u tihin mel gari meydo. Qaran dumis c.xafiid

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 หลายเดือนก่อน +1

    Gun jabtay baad tihiin hadaad gob tihii wax baad garan lahaydeen😂😂😂😂😂😂😂

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

      Somali diidka meeshaan maxaa ku keenay

  • @HiathamCruz-qr3pq
    @HiathamCruz-qr3pq หลายเดือนก่อน

    Kolay aniga waxaan aaninsanahay inaanay waxba naga burburin waayo waxba kumaanaan lahay ciday ka duntay bay u taalaa

    • @AriwaraBoy
      @AriwaraBoy หลายเดือนก่อน

      Yaad ula jeedaa cidds eey ka burburtay?!

  • @SaalixaMaxamed
    @SaalixaMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    gobtu MA jabto EE wey licdaa

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

    Hasan iyo waxlamida intey joogaan hasugin

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน +1

    Moriyaan baa kuhabsatay somaliya

  • @ashomacalin7832
    @ashomacalin7832 หลายเดือนก่อน +1

    Loogaran ogyahay waxaa isticmaala dadka aan wariyaha saxda aheyn adiga kalmadaada maaha sidaan issleyahay

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 หลายเดือนก่อน +1

    Qaran bur buray ayan nahay dafaha dunida qaxoti ku ah hada ku dhiba tey san caruura hoodii gaalo ku Aruur sato sida um bay cadowga nala raben so sad 😭 soomaaliyey dalkena wan dhisan karna sidii u ahan jiray si ka sii hor mar san wan ka dhigan karna Aan walalo is jacel noqono oo midey san yab yalada xoora tuura 45 sano qab yalad ku so jir nay qof kasta oo soomaali ah waa uu og yahay faaidada Aan ka dhaxal nay ku tusaale qaata Rwanda 🇷🇼 oo 1Million qof is ka dilay hada wa Africa wadan ka ogu Amani san ogu hor mar san ogu nadafada badan ogu dhawalaha sareya Anago hal dad ah hal Diin ah hal midab ah hal luqad ah hal dhaqan ah sabab Aanan ku heshiin karin ma jirto qof kasta oo soomaali mud walba midka kale wax sameya way wada sameyn neysa soomaalida noloshoda wa mid is ku xiran soomaaliyey indhaha kala fura wax walba oo dhib ah Aan so mar nay cashar Aan ka qadano dadka maafiyada ah ino Diir eg Ee soomaalida Oo uu shi sheeyaha ino so Adeeg sado Aan is ka qabo dalkena dhisano ciidamada dhisano Aan midowno wax midnimo lagu waye qabiil lagu ma helayo taa ogada soomaaliyey qabiil cid uu wax taro ma jiran qof kasta oo soomaali ah asaga shaqeysta noloshiisa so saarta qofna qabiil ma biilo waxad ka faaidan ayan ba garan waye mida kale qof kasta oo soomaali ah 3 jir illa 50 jir wax barta oo aqoon tiina dhista oo qof walba oo soomaali ah ha ku fikiro in uu dalka soomaalia wax ku so kor dhiyo yaasi yiinta tuugada ah Ee qabiilka idin ku oor kac sada mar kay dana hooda idin ku gaaran sida xanjo maacanka laga dhameyste cml idin tufa is ka qabta yay san is ku keya dirin shacabka soomaaliyed wa dad is jacel isu gar gaara isu gar mada wax is tara mar kay kuwa ka mid ah dhibato la so daristo please 🙏 waxan raba in Aan arko soomaalia nabad ah bar waaqo ah please 🙏 please 🙏 please

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 หลายเดือนก่อน

    Qodobkaas Buugaagta free,ga, Ah waa BeeeN, Ardey Ayn Aha waagaas waliba Caasimadii somalia Xamar ku Dhashey kuna wax Baranaayey Buugteyda,Qalinkeyga, iyo Balcadeydaba waalidkey Aya ii iibin Jirey, kaliya waxa Jirtey in Mudadii mar Nalloo Qeybin Jirey Buugaag YarYar iyo QalimaaN Oo Hey,Ada,Caallamiga Ah Ee Qaramada Midoobey Ee UNICEF Dalka ugu Deeqqi Jirtey Oo Aan waliba ku farxi Jirney.

    • @abdirahmanelmi8608
      @abdirahmanelmi8608 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedaxmed6374 bugaagta laga hadlayo ma aha kuwa ardayda wax ku qoran jirtay ee waa bugaagta ardayda wax ka baran jirtay oo maadooyin Kala duwan leh

  • @AbdallaHassan-e9r
    @AbdallaHassan-e9r หลายเดือนก่อน

    Madbacad qaran looma baahna hada waayo shaqadaan hada wxaa qabta shirkado private ah waliba si fudud. Waagaas wadanka maadaama uu hanti wadaag ahaa wx walba dawlada ayaa laheed hadana waxaas waa laga tagay wax walba magaalka ayaa laga helaa.

  • @falisdahir3348
    @falisdahir3348 หลายเดือนก่อน

    Abdixafid ninkan wali wa ninyar isagaba tababarikara dhalinyarada somaliyed sidi Asaga waxlosobaray marka waba fursad qaliya

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b หลายเดือนก่อน

    Qabiil loogama baahna meeshaan aan danteena garano kuna dayano dalalka deriska waa soo aragnay reer hebel faa ii dadeeda

  • @mohamedomaraden-fz1bm
    @mohamedomaraden-fz1bm หลายเดือนก่อน

    Faanka jooji Abdixafiid somali iyo gob nimo wala fogaden gun daciif ah oo gunta dadka ugu liita waye

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 หลายเดือนก่อน

    Hantida qaranks xamar kaliya miyeey taal keeygana lihi kaagsgana kula lihi caqli majeertern xamar kama soconayo

    • @hawamohamed4169
      @hawamohamed4169 หลายเดือนก่อน

      Mooryaan Xamar yaa ku siiyey canshuurta umada soomaaliyeed baa lagu dhisay