Qaybtii 3aad ee Waraysigii Cabdikariim Sh Muuse | Taxanaha Qalbidhagax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    #QarriJiqood

ความคิดเห็น • 15

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa halyay Qalbidhagax guuleysta

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 4 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha Allah walalka cabdikariin waa halyaay qaran qalbigeeyga weli wow gobanayaa berigii doqon Farmajo iyo kheyre laawe ethoipia u gacan geliyeen I'm from galmudug

  • @maimunismail6365
    @maimunismail6365 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh guul guul

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 3 ปีที่แล้ว

    Qalbidhagax.nin.adag

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 4 ปีที่แล้ว +7

    Qalbi dhagax waa soo baxay! Farmaajana waa fashilmay!
    Markaan saas leeyahay, anigu ogaadeenna ma ihi, daaroodna ma ihi, laakiin ninkani waa nin dadnimo iyo damiir leh.

    • @abdiqadarxaadsan3278
      @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว

      Hh#siad dhore
      qalbi dhagax nin rageed weye sagL muuqda su aal kadhan weye
      Lakin qalbi dhagax tilmaan raganimadise ka maahan
      how shaadu eee farmajo u jeed baa tahey cidaa shegtey Drood ina dan Ahey fikirka cadeyey
      ee Waxba ha isi sheegin qola fartooda social media laga bartaa tahey team dahir alosow

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 4 ปีที่แล้ว +3

    Geesi murti weeye tusaalaha ratiga weyn uu usooqaatey

  • @jafarbarir3733
    @jafarbarir3733 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan ahay Nabad iyo Nolol laakiij khaladkii ugu weynaa ayuu ahaa arinta qalbi dhagax

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadbaa nadhihi onlf waa ogadeen adeer dhulsomaliyeed baan udhimanaa habeen iyo maalin siyaasaduna ma ogola somaligalbeed oowaxaalooyaqaanaa soomaaligalbeed baydhabo iyo hiiraan

  • @hargeisacity7985
    @hargeisacity7985 4 ปีที่แล้ว +1

    Libaax weeyi ninkani waa somali pure somalinimadu ku weyntahay oo han le oo aragti dheer oo iiman qawiya le oo nadiifa oo dun ah anigu ma aqaan lkn somali ka nadiifsan ma arag waa daahir

  • @nuurulquluub8685
    @nuurulquluub8685 4 ปีที่แล้ว

    Offline not working

  • @mohamedascadowmohamed5479
    @mohamedascadowmohamed5479 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan suaali lahaa qalbidgagax ciidanka onlf in lagu dara ciidki hore ee degaanka niyuu bolis seed u aragtaa ooy korkanoqdaan niyuu bolis ssed u aragtaaaa

    • @abdikhadar4935
      @abdikhadar4935 4 ปีที่แล้ว

      Kilalka dadka kunol midow lagama sugayee warkale MA noheysaan xitaa ogaden kaliyaana midobi Karin cid kale iskadaye