Gormaad dhalatay wlle? Maysan raggan onlf ahayn kuwii laga ganacsan jiray o degaan waliba o somaliyeed laga dhoofin jiray sidii xoolihii intii diyaarad la saaro laga dejin jiray Addis Ababa
@@AhmedHassan-qf9cn Somalidu markii geel loo heeso ayay gorayo u heestaa! Madaxwayne Soomaaliyeed ayaa laga hadlayay ee ma Madaxweyne xaafadeedyo ayaa laga hadlayay? Farmajo waa Madaxweynihii ugu horeyay ee muwaadin Soomaaliyeed dhiiba ee adigu ama difaac ama ha difaacin waxna ku kordhin maysid.
@@daljireali4783 adeer xamar bu gabre ka dhoofsan jiray cid alaale iyo cidu rabo markasaba laga hedli jirin, ma amar madaxweyne usan Gabre lahayn ba horta shaqayn jiray ka hor madaxweyne farmaajo adeer gacaliye runta ha la isku sheego.
Uma xumid qof iska hadley ee u bareer ujeedadadi ader haku meereysanine meelo kale ogaaden hadu gamacsan yahay hadab yaa soo jeedo iska hadel ayuun baan ku arka
Mudane Rooble waxaa kuu dhiman in aad shirisid golahaaga wasiirrada oo aay ka noqdaan qaraar ki argagixisada ku sifeeyay Qalbidhagax iyo ONLF. Xukumadda waa in aay ralligelin ka bixiso qaraarkaas iyo weliba dhibisti Qalbidhagax, ha ka ralligeliso Ummadda Somaliyeed guud ahaan Qalbidhagax iyo ONLF na gaar ahaan.
Macamus ina uhuru loo xeero oo wadankis joga Somalia weyne ceeb ayey ku tahay 😆 rooble wa nin fuduud aso marti ah ninka asa sameyna siysada soma baran runti 😹 jajus farmajo iyo fahad yasin itopiyan wax badan ma dhamo
Wcs walaalkey! Ogaadeenyo hada ayey haystaaa xornimadooda Somalia 🇸🇴 hadey difaacdey dad badan ku dhamaadeen hornimadooda hada Somalia 🇸🇴 hada haku soo darsamaan hadey rabaan Somalia in ay midowdo,
PM Rooble wuxuu u eg yahay in uu Farmaajo u campaign ugu jiro maadaama xukuumadiisa lagu heeysto dhiibistii qalbi dhagax. Hadeey run katahay PM Rooble haka hadlo arinta IKRAAN oo ha cadeeyo ineey ikraan dowlada u xiran tahay ama u xerneen.
Farmaajo wa madaxwayne waxyaabo badan ku wanaagsan oo muwaadin dhab ah lkn uu khaldamay uuna ku degdegay dhiibida muwaadin qalbi dhagax . Ama la taliyihiisa ha xumaado ama siyaasadiisa iyo caqligiisu ha khaldo. Qodob kaas uu ku dhacay waana in uu cafis waydiistaa
QALBI DHAGAX MUXUU UU TAGI WAAYE MOGADISHO HADU YAHAY NIN WADAANI AH EE SOMALIDA WAAY LA SOCOTA IN LA BUR BURIYO AYAA LAGU TASHANAYEEY EE ILLAHAY BA WAX LA SOCDA
Hanooto aad baad ugu mahad San tihiin waraysiga halyayga lagu xad gudbay we wuxuushtu kuxad gadubtay Rw rooblena waageesi geesi dhalay wuxuu mudan yshay in ay somaalida kadhigato madax Wayne waxa Dana dhilif ah baadhaha ON LF was argagixiso oo aduunyada ooadhan xafiusyo kuleh lagana aqoon San yahay
Hadey ilmaad dhashay baahi u ooynin, sadex beri aan dabshidanin. Waxaad ku maagto dowladu waa qalad. Quit the BS. Meeqaa $$$ lagu siiyay? Cidkastaba ha ahaate. Beerlula alahayoow bulsho u hadasha noo bixi! ILAAHEY KA CABSO- ina adeer.
You can’t hide the truth because this case is proven to millions of Somalia people and people around the world. Qalbidhagax case is clear and historical fact. ONLF ❤️🇸🇴💚 iyo dad ka Somaliyeed Guul iyo Gobanimo
@@abdiali6334 Didn't say my way or the highway anyway. I was merely expressing my own independent conclusion on the case. By the way, i don't subscribe to the widely accepted norm of going with the flow for convenience. I stop, think, digest and finally decipher anything i hear or told, because God gave me the ability and independence to do so.
@@fnw8688 farmajo baa dhiibey e umada alle ha a jaafeyn farmajo baa dhiibey afkiisu ku sheegey e adigu ma beenin kaartid farmajo na waa nin uq dadeysan waale
@@qadrohilowle8366 af Somaliga miya ku dhibay?? Qoralka mesha ku qoray aya ku shegay dadka ka dhanbeyay dhibisti Qalbidhagax wa 1 farmajo 2 Kheyre 3 fahad yasin max ani igu heysta? Waba ku shegay ina farmajo iyo kooxdiis dhiben mise wax rabta ina ii kala qado Jajusinta aby Ahmed
Rasulwasare Rooble illahay ha xifdiyo amiin amiin qalbidhagax illahay aya bad badiyay
Geesi aanu ku faano hadii aanu nahay Ummada Soomaaliyeed. Qalbi dhagax, Allah SWT haku sugo.
👍👍👍👍💙 gashanle sare cidanka xoga Somalia HALGAME mr.Qalbi Dhagax .. thank you...we never forget danbiga umada Somaliyed lagagalay... Allah BLESS you
Masha allah illahey ha xifdiyo rooble shiiq diinta ka muuqato markasto wardiyo allaha barakeeyo iyo dhamaan umada som o xaqa ku taagan
Amin yaa Rabi
Aaaaamiiin aaaamiiin yaa allah
Farmaaje wuxuu noqonayaa madaxwaynihi ugu horeeyey ee soomaaliyeed oo qof somali ah u dhiibay cadowga soomaaliya ee Ethiopia 🇪🇹🤣 waa taarikh madow oo na soo martay.
Ma hilmaamtay madaxweynihii ugu horeyay ee taga somali galbed ee dhaha dhulkan itobiya iska leh xurnimo uma baahna😏😏
Gormaad dhalatay wlle? Maysan raggan onlf ahayn kuwii laga ganacsan jiray o degaan waliba o somaliyeed laga dhoofin jiray sidii xoolihii intii diyaarad la saaro laga dejin jiray Addis Ababa
@@AhmedHassan-qf9cn Somalidu markii geel loo heeso ayay gorayo u heestaa! Madaxwayne Soomaaliyeed ayaa laga hadlayay ee ma Madaxweyne xaafadeedyo ayaa laga hadlayay? Farmajo waa Madaxweynihii ugu horeyay ee muwaadin Soomaaliyeed dhiiba ee adigu ama difaac ama ha difaacin waxna ku kordhin maysid.
@@daljireali4783 adeer xamar bu gabre ka dhoofsan jiray cid alaale iyo cidu rabo markasaba laga hedli jirin, ma amar madaxweyne usan Gabre lahayn ba horta shaqayn jiray ka hor madaxweyne farmaajo adeer gacaliye runta ha la isku sheego.
@@AhmedHassan-qf9cn you are missing the topic
Mash alh Legend ayane guleso
Wlh waa barmadoow oo noo geystay dhagar qabe farmajo runtii waa jaasuus shisheeye ushaqewya gaar ahaan cadowga ugu weyn ee ey somaliya lee dahay ee itoobiya
Kheyre iyo fahad yasin Max ugu reebe ayaga wa laa miid qalbidhexe wax dhibaya Farmajo iyo Kheyre iyo fahad yasin itopiya
@@fnw8688 ma fahmin miya sababtu uga rebay waxa la yab ah qof somalinimo mujinayo o cudur hayo
QALBI DHAGAX FOR PRESIDENT OF SOMALIA 👍💙💙💙💙💙💙💙
Waxaa cad in uu mustaqbalka somaliya u noqon doono madaxweyne daacad ah oo horumarkeeda ka shaqayn doona rooble
Ninkaan Jawaabihiisu caadi mahan
Waa nin aad u caqli badan suaal kasta sideey tahuu uga jawaabaa
Rooble waa nin qunyar socoda, diin iyo
Iimaan leh, daggan aan seef labood ahayn, waddani ah R.wasaare iska daaye M.wayne ayuu istaahilaa.
Mashaa. Alaah. Rooble. Hanoolado
Iyagaa argagaxiso ah fahad iyo farmaajo
Ogadeenku wuu gama'san yahay ee gamasyo haw dhiibin godobta ha ogeysiin rag waa garacyo Shaydaan e ,,,,
Gacaloow ka joog meelaha aad gacan togaaleysey👍👍🇸🇴
Uma xumid qof iska hadley ee u bareer ujeedadadi ader haku meereysanine meelo kale ogaaden hadu gamacsan yahay hadab yaa soo jeedo iska hadel ayuun baan ku arka
@@ayanmoh6078 hhhhh ma waxaad moodey inaan anigu sameeyey hadda ,,,,,,,
Silsiladii guba ayaa lagu sheegy tixdan 😂😂😂
@@jiilkacusub3019 dhabadilif baad tahay oo Ethiopia ay Wadato ilkayar Nacas ah
@@hassanbishar1 marehan waa wadaniyiin daacad ah zxp,,,
Ogaadeenkuna wuu hurdaaye haynugu toosin
Cabdikarim Qalbidhagax iyo ONLF Allah ayaa uga hilliyay Farmaajo iyo xukumaddiisa. Farmaajo asagaa ku karaama seegay, ma filaayo in uu jiro qof Somali dhab ah ee u aqoonsan madaxweyne kaddib marki Qalbidhagax Itoobiya loo dhiibay loona aqoonsaday asaga iyo ONLF argagixiso.
Mudane Rooble waxaa kuu dhiman in aad shirisid golahaaga wasiirrada oo aay ka noqdaan qaraar ki argagixisada ku sifeeyay Qalbidhagax iyo ONLF. Xukumadda waa in aay ralligelin ka bixiso qaraarkaas iyo weliba dhibisti Qalbidhagax, ha ka ralligeliso Ummadda Somaliyeed guud ahaan Qalbidhagax iyo ONLF na gaar ahaan.
Waxaaba macquul ah farmaajo inuu kula coloobo arintan rooble, sida ay u fakaraan dadkan villa somalia jooga waa nooc aynaan horey u arag, qaddiyad la'aan, qiimeyn xumo, qiyaanooyin qaran, qorsho xumo,
qalbi dahab in uu labaxo weeye wajiga ilaah, nooloow mudane cabdikariin
Aawey nabar iyo naxdin ayagi xarmaajo ku tilmaamey waddani shisheeye ha necebe bakhtiga 🤡
cawa ayay kasartay wixii lagu tilmamay rooble madaxiisa lagu helay allaha ka ajarsiiyo
Wareysi qiimo badan MASHAA allaah
Qalbi dhagax muwaadin kaliya ma ahan ee waa Askari soomaliyeed, nin ciidan soo furta aya la arki jiray ee nin ciidankisa dhibaya, waa fulay doqon ah
doqonmaaha ina cabdulaahi faarmaajo waa farriid weynaaday. keliya muwaadin dhaba maaha, caqligaagu ha aqbalo
Masha allah reysal waasare rooble waa maasul diin iyo xushmad iyo caadalad yaa qaan guuleyso mudane reysal waasare rooble
kkkkkkkkkkkkk ehel sacadka iyo ogadeenka waxba ka jira
Taageeradii farmaajo uhayay qalbidhagax dhiibis tiisii tacsi la’aantii 14 October iyo 5tii wiil ee kabaha lagu duugay
Hanbalyo hadii ay kulmeen xil haye iyo halgame sidaa darteed aad baan ugu faraxsanahay
Ayaanle xusseen cabdi wad kumahadsantahay wareysiyada dhaxalgalka ah
Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxbay
Qalbidhagax waad guleysatay waxaan I indhahaga ku argtay sida xamar oo dhan lagaga tageray halgankadane waa guuleysanay wariyah nacaska ah u sheeg in somaali ayna kala tageynin
Nacas nacas oo wasaq baa tahay wariye. Wa kan Ayaanle halganka warsaya atagtigisa !
WALAAHI NINKAAN MAALINTII LAGACANGELIYEY SIDA AAN U OOYEY XATAA DUKAAN AYAAN WAXKA IIBSARABEY WAAN KA IIBSAN WAAYEY MURAARA DILAAC DARTIIS .
Rooble wuu dadaalay laakiin hooyoyinka muqdisho ku oynaya weli mala kulmid mana u jawabin sababtana weli ma fahmin ,, ilaahay qeyr haka dhigo
Macamus ina uhuru loo xeero oo wadankis joga Somalia weyne ceeb ayey ku tahay 😆 rooble wa nin fuduud aso marti ah ninka asa sameyna siysada soma baran runti 😹 jajus farmajo iyo fahad yasin itopiyan wax badan ma dhamo
@@fnw8688 maca wistu waa hiidahenii e farmajo waaxa lo xiirey dharkii kaniisada itobiya e rooble ceey lo waa viva rooble
@@qadrohilowle8366 wax tahay qof qabiil madax maray Ani farmajo aya fican kuma dhiihin, hiidaah iyo daqanka wax dadka lagu so dhaweya marki lagu so martiyo oo Xamar lagugu iimado, lkn ADO marti ah Maya maya 😆 lkn Rooble wax ku ciyaray sharafti Somalia 🇸🇴 weyne asgoo marti ah sidow ku kenyaay inow hiid iyo daqan uu xeero madax weyne wadan kiis joga??? Asaag ayey ehed ina lagu so dhaweyo hiidaah iyo daqanka Kenya, siysada barsho ayey rabta 😂 uhuru hadow xamar joga ceeb Ma ahan leehen oo markas rooble wa saxna laahay lkn All siiysiyinta Somalida wa wada fuuduud yahiin xilka intey hayan qaldad wa weyne aya ka dhaco. Qof inta qabiil ku dhifaceyso wax fican waxow ku qaldan yahay ina laa shego sii wadanka uu hormaro. Farmajo team kiisa waxey ku qaldanayen dhibisti Qalbidhagax Ani qof qalada qaran galay qabil kuma dhiifaaco
Qalbi nacas ridiqiisii wuxuunoqday jaasuunimo inuukaradiyo
Ufff
Hadaan kuleyahay jajus baatahay farmajo oo ah adherkaa kabaro jajus nimada
Waxbo Haoyin ilkayar nin walalka oh muslim ah ayaa gal udibtey very sad
Maansha Allaah,Ayaanle qayr allah ku siiyo.bar naamij yada aa noo soo gudbiso.
Asaga yaa magacaaby Marka hhhhhhhh 😂🙈
Wcs walaalkey! Ogaadeenyo hada ayey haystaaa xornimadooda Somalia 🇸🇴 hadey difaacdey dad badan ku dhamaadeen hornimadooda hada Somalia 🇸🇴 hada haku soo darsamaan hadey rabaan Somalia in ay midowdo,
Naga Amus you don’t speak sense
XAARMAJO waa inan gumeed caadiya
ONLF waa mujaahidin weliba keligood la dagaalamay cadawga shanta SOMALIYED ee ETHOPIA
Sheekadan waa sheeko xiiso badan
Oo qandumis ah
Farmajo mooge iyo kheyrelaawe iyo fahad yasin itopiya aya Qalbidhagax uu dhiibay cadawga Ethiopia kheyrlaawe hada ayow wadiin iska dhiiga tuuga waye wax Ma dhamo wa dhax jajus
Qalbi dhagax adaa kaadib ah
ASC SOMALIYEEY HANOLATO WAXBA MALASOCOTID MUCAARADKA AYAA DABANKAAS DHIGAY EE MADAXWEEYNAHEENA WAAX UU KA WARQABI MA JIRTO EE WAREYSIGADA KA FIRSO
Waxaan odhanlahaa cabdikarim qalbidhagax somaligalbeed inoga soo dhici gumeysiga
Halgame waan ku salaamay 😍👍🏻
Ayaanle wariyaha wariyeyaasha runtii barnaamijyadaadu aad ayey u qiimo badan yihiin waxaad wareysataa dad aad umuhiim ah
PM Rooble wuxuu u eg yahay in uu Farmaajo u campaign ugu jiro maadaama xukuumadiisa lagu heeysto dhiibistii qalbi dhagax. Hadeey run katahay PM Rooble haka hadlo arinta IKRAAN oo ha cadeeyo ineey ikraan dowlada u xiran tahay ama u xerneen.
Guul mudane somaali nimada hawaarto
Ayaanle, dadka Hiiraan joogo ee noloshooda isbadashay weligaa mid maka wareysatay noloshooda? FARMAAJO ILAAHEY AYAA UMADA UGU DEEQAY. Hadeysan Ilmo hadey k
Xamar makuarkin qalbi dhagax majira mase af waakan maay lakiaamee
من أراد بلآ دنيا بشر اللهم الشغله بنفسه
Ilaahaw dawladeena sharafta
Leh noodaa cadawgana ka qabo laba wajiilayaasha aamin
Qalbi dhagax nin nool maha wayo hadii manta tigray joogi laheyd ma nooladeeyn
Anigu qalbi dhagax waa ka yaabay waa fulay doqon ah .
Adaa Fuley Iyo waxashegayso ah qalbi waa nin geesi ah afkaada urayo kalalexo
Farmaajo wa madaxwayne waxyaabo badan ku wanaagsan oo muwaadin dhab ah lkn uu khaldamay uuna ku degdegay dhiibida muwaadin qalbi dhagax . Ama la taliyihiisa ha xumaado ama siyaasadiisa iyo caqligiisu ha khaldo. Qodob kaas uu ku dhacay waana in uu cafis waydiistaa
He is a traitor dhabadilif
Mansha allah
Hada hadan qori qaato o xabad kudhufto nin ONLF ah argagixiso miya dilay.
Laima heesto miya hadan dilo qof ONLF inta liiska argagixisada kujiran
Adiga le ha isku xaarin nacas yahey
Ayaanle aderrka sanbalooshe weydii iyo kheeyre qalbi dhagax hhhhhh
QALBI DHAGAX MUXUU UU TAGI WAAYE MOGADISHO HADU YAHAY NIN WADAANI AH EE SOMALIDA WAAY LA SOCOTA IN LA BUR BURIYO AYAA LAGU TASHANAYEEY EE ILLAHAY BA WAX LA SOCDA
Qalbi dhagax wuu wadda maray goboladda soomaaliyeed laakiin muqdisho wuxuu u tagi waayey waxaa joogta dawladii u Garbo duubtay gumaysiga itoobiy inasha allaah wuu tagi doonaa marka isbadel dhaco ee farmaajo meesha dhaafo
FARMAJO WALIGISA MA DHAFAYO MOGADISHO WAA MEESHO KU DHASHAY WAAYE TOO BAD EE QALBI DHAGAX HA KU NOQDO JIGHIGA LOMA BAHNA IN LA DUMIYO XAMAR GOOD BYE
@@rahmaali5594 , Muqdisho dad baa leh ee hadiii Soomaalinimo la waayay Farmaajo aabihii wuxuu ka yimid Wardheer ee haku noqdo isaguna. Qalad buu ugu dhashay Muqdisho
Muqdisho maneba laakiin hada muqdisho cadow ayaa hayta alaha naga dulqaadka markaan hadey qabtaan wey qaarajinayaan fahadiyo farmaajo
Adigu qofxunbaa tahay waayo dadxunbaa waraysataa
Rooble mr macmuus xeere 😂 fuudeed badan asgo marti ah ayow uhuru maacmuus uu xeera siysada barsho ayey rabta wa iska sidan qofka markow siysada so baran oo just qabiil ku yimado, madax Somalia 🇸🇴 wa laa yaabay runti fuudeed ka iyo siysada xuumo iyo sharafta ayey iska qadan jajus farmajo aby Ahmed ayow kabah uu qada kii itopiyanka af Somaliga bartay ah eefahad yasin itopiyan ahay vill Somalia ayow dhax fadiya wadankan wa nasiib xuun yahay
Hanoolaato gunimada iyo dowlad la dirirku meel haku gaarsiiso iyo laaluushka aad qaadatid.
Hanooto aad baad ugu mahad San tihiin waraysiga halyayga lagu xad gudbay we wuxuushtu kuxad gadubtay Rw rooblena waageesi geesi dhalay wuxuu mudan yshay in ay somaalida kadhigato madax Wayne waxa Dana dhilif ah baadhaha ON LF was argagixiso oo aduunyada ooadhan xafiusyo kuleh lagana aqoon San yahay
Ayaanle farmaajo is terrorists individual onlf in fact is heroes
Hadey ilmaad dhashay baahi u ooynin, sadex beri aan dabshidanin.
Waxaad ku maagto dowladu waa qalad. Quit the BS. Meeqaa $$$ lagu siiyay? Cidkastaba ha ahaate. Beerlula alahayoow bulsho u hadasha noo bixi! ILAAHEY KA CABSO- ina adeer.
Cabdi kariin Muse Qalbidhagax Halyay mawqif adag Xaqa ayaa marwalba guulaysta iyo Somalinimada 🇸🇴
Kameleontisch wixi ku so martay
Somalia waa in aan loo dhiibin xukum marrexaan danbe.
Wax kaloo dhamo ma heysaa misa .5 nala shekesan nayo
Asc farmaajo laba jiro ama qalbixumo ah ayaa haysata tan kowaad waa asagoo qabiilada qaar neceb tan kale waa xanuunka xukun jaceyl.
Inta dislike ta saartay iyo inta saari doonta waa kuwa qabyaalada qaranka ka jecel
CASHARO AFKA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN.
Sidee lagu heli karaa
Beensheeg baatahay
Warmamaxaad kumaagtey Mase farmaajana kugu dhex Jira
Qalbi nacas waamujrim
Ala uuni ogyahy
Xarmaajo jufadiisa ba tahey, bakhti cuqdadeysan
Wariyahaan dadku isku dirayaa Waayo Hadalo su aalo aanan jecleysan ayuu Meesha keenayaa Subxaanallah War Soomaalinimada haka tagin isku dirka iskadaa Waaleysdilaa waa laheshaa Sory
Tuug benale ah ee qabilistaha ah waxan weydisa ninka xirey waa kherbelihi murasadaha ah iyo sanboleshe weydi iyaga wareyso labadoda ee ha ku dul waregin farmajo iyo mariixaan nacebka ad uqabto
Kenyan government way bahdishay Mr Rooble
Hakala qaad qaadina dwlad aee.
Illah ubarya dwlad nimooo
SHEEKADII LA RABEY IN DOWLADEENA LAGU AF GEMBIYO TAASI QARAXDAYE WAR KALE MANOO HAYSAA GOORMAA LAGA TEGEY WARKAAS QALBIDHAGAX HAYE
Farmaajo baa argagixis ah ...maalinta weyna waaa laweydin
rufyaan
Beenloew qalbi qurinow
Don't believe this guy's case anymore through my own investigations and logical thinking.
Blah blah your logical thinking!and your own what investigation.. ok .. stop copying and pasting ..no sense
@@burhaanali5196 only a sheep would believe something as stupid as this guy's story. This cheap conspiracy theory has been busted...we march on.
You can’t hide the truth because this case is proven to millions of Somalia people and people around the world. Qalbidhagax case is clear and historical fact. ONLF ❤️🇸🇴💚 iyo dad ka Somaliyeed Guul iyo Gobanimo
@@abdiali6334 Didn't say my way or the highway anyway. I was merely expressing my own independent conclusion on the case. By the way, i don't subscribe to the widely accepted norm
of going with the flow for convenience. I stop, think, digest and finally decipher anything i hear or told, because God gave me the ability and independence to do so.
@@FreemanV99 heard something called “Thani “ in Islam? It’s a sin to conclude something if you don’t have all the facts
Farmaajo is ireal fake
farmaajo af maxaa looga qaadayaa. wuu guulaystay
Muxuu guleystey dhabadilifka what he did to qalbi dagax can put him to jail infront of justice
Oo ilkayarta guusha ma sidaasey u yaqaanaa walee wuxuu idiin abuuray badan ogeyn iyo colada umada soomaaliyeed dhedeede uu idiin abuuray mareexaan dambe dalkaan waxkanoqon maayo insha alaah
Galba dagah was one of spy of ex Tagrey military govt in Somalia he was a reporter of all operation in Somalia
Miskiin indha xiran ayaa tahay. Qabiil ama nin jacleysi mid unbaa ku indha xiray.
You are the spy of farmaajo booran
War iska aamus neef baa tahay
Qalbi dhagax waa askari soomaaliyeed
Waana gobonimo u Dirir onlf ka tirsan
Tigree iyo waxaas waaba cadowga loo dhiibay
Siduu jaajuus ugu noqon karaa
Caqliga fur
Farmaajo ayaa kaa dhax hadlaya
Farmaajo ma dhibin ee duli baa raby inuu Farmaajo ku cebeyo
So farmajo wadanka madax weyne kama ehen??? Somalia runta maxey iskaga indha tiiraan Qalbidhagax wax dhibay Farmajo iyo Kheyre iyo fahad yasin itopiyan, intas aya isla oogeed ina laa dhibo Qalbidhagax ee runta haa leesku sheego
@@fnw8688 farmajo baa dhiibey e umada alle ha a jaafeyn farmajo baa dhiibey afkiisu ku sheegey e adigu ma beenin kaartid farmajo na waa nin uq dadeysan waale
@@qadrohilowle8366 af Somaliga miya ku dhibay?? Qoralka mesha ku qoray aya ku shegay dadka ka dhanbeyay dhibisti Qalbidhagax wa 1 farmajo 2 Kheyre 3 fahad yasin max ani igu heysta? Waba ku shegay ina farmajo iyo kooxdiis dhiben mise wax rabta ina ii kala qado Jajusinta aby Ahmed
Qabiilte rooble waxba maha farmaajo ayaa dad ka dhigay
Waale xaarmajo baa waaxba aaheyn kkkk viva rooble
@@qadrohilowle8366 Rooble carablawe casha diid waxba maha mw farmaajo idiin baray
@@hawoxassan8343 farmajo jaajus waaxa umadaa somaliyed baarey sheeq shaarif e farmajo tuug yaa ba yaa qaaney kkkkk viva rooble shaaqadisu wadanayaa farmajo wu dhaacey farmajo by
@@qadrohilowle8366 viva farmaajo rooble haddu wadani yahay muxu Kenya ka doonay tuugo dad ah waa la yaqaan .
Farmaajo muxuu ahaa xaarkiisaa uraayey isagaba sheeq shariif baa kabo uusan lahayn u galiyey isagaa noo keenay hadana wuxuu rabaa inuu dilo