Waraysi Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha Somalia | Kiiska Qalbidhagax.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2020
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    #QarriJiqood

ความคิดเห็น • 11

  • @maryanahmed2927
    @maryanahmed2927 4 ปีที่แล้ว

    Wazir xanaqsan iga dheeh

  • @hodangeele5282
    @hodangeele5282 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa logu washey qalbi dhagax wayaaab

  • @nasracabdilaahi9637
    @nasracabdilaahi9637 4 ปีที่แล้ว

    Arinkaasi soomalinimada ayaa iga yaabiyay waxa la rabaa dadkii soomalida ahaa in qaar laga saaro soomalinimada kadibna inta kale ee yarkaa 7 la kolba badh laga tiro magaca ilaa wax soomali sheegta la waayo wareysiga intaan ka fahmay

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 4 ปีที่แล้ว +2

    You can not blame anybody else! Farmaajo lkn dhankakale thousands somali ah ayaa dhimata oo si qaldan loo dilaa every single day gaagaabka sidaas ha looga hortago qalbidhagax yaan waqti lagu lumin nin ilahey badbaadiyey wax lagu sameyeybo hooyinta yaxaaska dhaafa somaliyey dhiidhiye oo qalad oo dhan ka dhiidhiye lkn yaan qalbiyadiina la siyaasadeyn oo aan la idinka xadin yariisow ayaa shababdilay yaa is weydiiya maanta nin soo badbaaday ayaad 3sano kisoo cecelineysiin mafekereysiin miyaa?

  • @keydyare7610
    @keydyare7610 4 ปีที่แล้ว +2

    arinta qalbi dhagax waxay salka kuhaysaa , cuqdad qabiil oo uu farmaajo uqabo qabiilka uu kadhashay qalbi dhagax , waxaa kale uu farmaajo rabaa in uu gabi ahaanba in dadka somalida lakala dilo oo xad loo sameeyo

    • @Ayshorts-tb3dn
      @Ayshorts-tb3dn 4 ปีที่แล้ว

      @Abdulgani Ali adigaa saan u Hadlaayo ayaa ka doqonsan adeer

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 4 ปีที่แล้ว

      Abdulgani Ali cuqada intaa le eg maxaa kugu tiday, May ku kufsadeen kkk

  • @bintali1542
    @bintali1542 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabay ragan Beenta badan ee Iyagu masuuliyadii loo idmaday kuxad gudbay oo beenta lataagan tilifishinada ma farmaajo kaligii ayaa wadani Nimada laga rabaa mase qofkasta oo soomaali ah ayaa lagarabaa waxaa cadaatay in madaxwaynaha oo kaliya uu wadani yahay marka juxu waa imisaa budlaand ay dhiibtay imisaa soomaalilaand aydhiibeen xasan Sheekh iyo sheekh shriif boqolaal aydhiibeen lagama hadlo waxaa soomaalidu kumaah maahdaa cayaarta maxamaa hadaan waxku jirin habeenkii. Loo tumaa waxaa meesha ka cad in madaxwaynaha oo kaliya uu wadani yahay waziir juxo soo kii darbigii keenya aydhistay markii loodiray xududka belad xaawo uu beenta kashergay dhamaan waxa hadlaya iyo waxa waraysanaya ilaahay kama baqaysaan ee naftu waxaysan aqoonin xasad ayay kutahay ilaahay waxaan kabaryay int khaainul wadankaa ale umada haka qabto insha alaah

  • @xasanqasaare7467
    @xasanqasaare7467 4 ปีที่แล้ว

    Somali hadaa nahney kalashakiga dhaxdeena ayaa wax walbo kowka ah

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 4 ปีที่แล้ว

      Juxa hadii doowlada kuceey risay.oo kunacday oohinta jooji qalbi dhax dad kafiican oo 1000 baa muqdisho lagu dilaa qalbi dhax waa nin mucaaradku ah soomaaliya qof kasta oo looga shakiyo in uu dhib kuhayo soomaaliya halaxiro hg baa soo qabatay waana dhiibeen makaboqeesaan hadii kale kitab gacanta haloosaaro

  • @bintali1542
    @bintali1542 4 ปีที่แล้ว

    qalbidhagax dad kaqayma badan ayaad disheen ood dhiibteen ee sheekadaan waa sheeko farmaajo kuwa aan sumcada kulahayin dadka iyo dalka midnaba yaa kaxun sharafta iyo cisiga illaahay siiyay kaxun waxaa layiri xaasid ma aflaxo ale idinma aflaxiyo