Taxanaha Kiiska Dhiibistii Halgamaa Qalbidhagax | Xogo Cusub | Q2aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @nouhabdillahiguedi6986
    @nouhabdillahiguedi6986 4 ปีที่แล้ว +1

    Nour iyo Jamac waan nigu hambalyeynayaa barnaamijyadiina. Waan jeclahay FALAQENTA Jamac. Haddana waxaan daawaday Nour waresiyadisa "KisKa" runtiina waan ku riyaaqay hambalyo. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan barto siyaasiyiinta Soomaalida ee hadda jira sidoo kale.
    Nouh, Jabuuti.

  • @nouhabdillahiguedi6986
    @nouhabdillahiguedi6986 4 ปีที่แล้ว +1

    Nour and Jamac I congratulate you on your programs. I love FALAQENTA Jamac. And now I just watched Nour's "KisKa" show and truly enjoyed it congratulations. But I would like to learn the current Somali politicians too. Nouh, Djibouti.

  • @qablunsadecnasir3131
    @qablunsadecnasir3131 4 ปีที่แล้ว +2

    Qalbi dhagax waa dudumo ku dhextaal shanta somalia waana naftii hore xaquu ku socday ku badbaaday ragii ku saqajaamayna hakasaarto walaahi inaan loo kala hadhaynin

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 4 ปีที่แล้ว

      Qadiyada qalbidhagax waxa looga qaylinaya waxaa weeye xadgub kudhacay muwaadin soomaaliyeed oo cadaw loo dhiibay hadii laga aamusana maalinba midbaa la iibsan
      Saas haloo fahmo

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      godob laga galay ayaad rabtaan in layska iloowo ninkani reer ma haysto waxuu rabaa xaqiisi in uu helo taas ogow

    • @yuusufcabdi4855
      @yuusufcabdi4855 ปีที่แล้ว

      @@mahamedcudhi7497 Ree ma haysto doqon doqon dhaly ba thay reerkisa yaayey dawada ka wasin

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 ปีที่แล้ว

      @@yuusufcabdi4855 akhlaaqda ayaa kaa xun ee calanka jabhada ka saar meesha af soomaaliga soo baro

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waan
    Ooyaa

    • @AhmedAwil-b6w
      @AhmedAwil-b6w 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤
      ❤😢😮

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 4 ปีที่แล้ว +3

    Noor mohamed Abdi walaal aad baan u taageeraa adiga iyo barnaamijka taxanahaa ee ku saabsan taariikhda tagtadii shalay.

  • @mowlidabdi8847
    @mowlidabdi8847 2 หลายเดือนก่อน

    Team Farmaajo budhcad bay ahaayeen Ilaahey baa na dhaafiyay

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว

    Dhiibista qalbi dhagaxdowlada soomaaliya qiimowayn bay ugu kacday

  • @maariyocabdullahimaxamed-ub1ws
    @maariyocabdullahimaxamed-ub1ws ปีที่แล้ว

    AABO QALBI DAHAB ❤

  • @saciidsalaad569
    @saciidsalaad569 4 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahid kii sheekadiisii meel xasaasi ah bay maraysaa nabad iyo nolol gantaalo baa ku socda adeer halkaas kawad

  • @sakariyecaydiid1563
    @sakariyecaydiid1563 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mashruux cusub qalbi dhagax wlahey

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว +1

      dhul iyo degaan illahay ayaa siyey soo baro qalbidhagax 12 ehelkii ah ayaa qadiyadooda u shihiiday 1994 ayuu qoriga tigree uqaatay taas la soco soomaliya waxba kama rabo

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 ปีที่แล้ว

      Runta ayaa ku dhibaysa in xaarmaajo mingiste o jaajuus ah in khaain nimadiisa dadka la tuso

    • @fatimaciise7020
      @fatimaciise7020 4 ปีที่แล้ว

      00

  • @abdirahmanshariif4775
    @abdirahmanshariif4775 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi dhagac hadii uu muwaadin somali rasmi ah yahay mxu heshiiska ula galay Ethopia
    Oo ay usiisey pasport ga
    Yuusan nooga shekeyn wan so baxsadey ku laha
    Wlh khiyaanole kan

  • @maxud8114
    @maxud8114 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan raali ahaada Marxuumka Halaga saaro Sawirkiisa

  • @ahmedwarsame3422
    @ahmedwarsame3422 4 ปีที่แล้ว

    FIQI UF UF MOIRYAAN BEENAALE AH on xishoon.

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว +2

    Godob ruux laga galay gocashada madaayo kii galayna maba ogow, dambiga laga galay qalibi dhagax wxaa laga galay umad dhan

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogadeen,waxey rabaan in qalbidhagax dowlada somaliyed ku dumiyaan,, meeqo dad masakiin ahmed ayee u dhibeeyn,itobiyanka, aaaway newpolis shacabki xasuqeyn maa taxane,laga sameeyo

    • @asadluckymen6927
      @asadluckymen6927 4 ปีที่แล้ว +1

      Jokers tv anigu nabad iyo nolol baan ahey, runta lagama leexdo. Waa run kuwii hore ee newpolice ka laayay oo xasuuqa u geesteen waa loo baahanyahey wax ka badbaadey oo kahadla, Qalbidhagax wuu ka duwanyahey Allah ayaa kasoo badbaadiyay waana sargaal Somali xanuunka iyo dhibka soo maray iyo qalad loo geestey buu faahfaahin ka bixiyay

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 ปีที่แล้ว

      Naag naag dhalay dowlada ma waxaad mooday reerkiina kaliya in ay dowlad u tahay nin somali isaga o askari ciidan kii xooga dalka ahaa ayuu u dhaawacmay bilad geesi lasiiyay meesha adeerkaa xaarmaajo mingiste tax siile ka ahaa America waana ninka xasuuqay baydhabo xasuuqay abdishakuul iyo asxaabtiisa isku daday in uu jubland Ethiopian ku xasuuqo lakiin way ku dhici waayeen waa jaajuus Ethiopian ah xaarmaajo mingiste

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedkahin4838 cuqdad marexaan,baa qalbiga ku tiray, adeer qalbi dhagax manta isaga shaqalo u ah itobiyanka, waxu donaya in shacabka dowlada ka horkeeno, waxu qaldi karo waxaa ka jira, hawiye, adeer hadad nin darood tahay caqliga ka shaqeysi

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 ปีที่แล้ว

      Jokers tv kkkkkkkk Horta Hawiye waa dad nasab ah kaa fiican ilaahay ayaa na been u sheegtay ninka Ethiopia u shaqeeya waa lawada oh yahay in uu yahay xaarmaajo mingiste aniga daarood waxba ha igu beer laxowsanin qalbi dhagax markaan dhiibaysay daarood ka aad sheegayso muuna ahayn miyaa markaad hada sanka Iga galin hayso mida kale gunbay caadadeedtahay in ay khalad kooda qaadan waayaan gobtuse khalad keeda way ka garoowdaa gun in aad tihiin way cadahay ee waxaad rabto isaga hadaaq

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      ogaden hadlaaya miyaad aragtay Qalbidhagax xaqiisa wuu raadsan lakiin dowlad jaajusa oo cadow nin udhiibtay diintu in difaaco ma banaayn dambi kaweyn marjiro nin magan ah oo muslin ah oo weliba soomaali ah in loo dhiibo cadow, taas ayaa rogi dowlada

  • @Cashacabdi-eh7lr
    @Cashacabdi-eh7lr 5 หลายเดือนก่อน

    Ader kargaan taganahay had ii jeer ku so c halgaka

  • @maxamedakke4280
    @maxamedakke4280 4 ปีที่แล้ว +1

    Kelamadaha qalbi dhagax ad bay igadhadheceen dhibta lagu sameyayna wa wax an laqadan karin walahi

  • @MaxamedXassan-s6i
    @MaxamedXassan-s6i 12 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh

  • @bshryssn4291
    @bshryssn4291 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag lafuray hadaad waraysato ninku ay buu ahaa bay dhahaysa ninkuna sidoo kaluu oranayaa Waxaad soo ururiseen siyaasiyiin ku shaabadaysan qaran diidnimo iyo nicayb maaha mucaarad
    waxaad si khaldan u turjimaysaan qadiyada qalbi dhagax waxaanad sii kala fogaynaysaan quluubta umadda somaliyeed
    Maxaa loo waayay shaqsi dhanka kale ah ama muxaafid ah

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 หลายเดือนก่อน

    Soban dhigid isdhafsi isago udhofaya aba xabsida uu sooboqday joogo tariqda iyo waqtiga wayo nin xiridisi milatari mareykan madarkisana turki hesto awod babur dowlado dariska madooneyno inlo isticmalo hadi kagurten wadanka lacago marekan kashaqeyaan isaga kaguurin oodagan

  • @iskaaabdi7266
    @iskaaabdi7266 4 ปีที่แล้ว

    Maxa ku so beegay hada oo Dorashada somaliya wax yar ka hadhsantahay taxanahan?
    ma Qorsha yasha Emaratka ayay ka miid tahay?

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 4 ปีที่แล้ว

      mayee qorshaha Qatar iyo xabashiday ka midtahay

  • @bushrasalaad1969
    @bushrasalaad1969 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdikariin muse illaah ka baq sowti aad waraysigii hore ku tiri marki weriyu ku wediyay sanbaloshe dib ma u aragtay maya sowtat tiri

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      godob ruux laga galay gocoshada madaayo kii galayna ma oga, Abwaan singub, taas ogow ama ha arko ama yuuna arkin godob aya taala

    • @maryamshukri1645
      @maryamshukri1645 4 ปีที่แล้ว

      Bushra S
      P

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi dhagax caayda ha joojiyo si raganimo leh ayaa loola hadley dowlada somaliyeed ayaa lagu badbaadinaayey ninka raga ah inuu wax uu fahansan yahey uu caay ka dhigo waa doqonimo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +1

    Sanbalooshe is criminal must be in prison

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdi xashi iyo raisal wasare ku xigenka ujedadoda wa iska iidor iyo ogaden naceybkodi bay uga faidisten faromajo finixar authorities ayay ka faideysten wana sahlan tahay sida logu dabogalo godobtas sanbalolshe gelisa qalafe ka cabo faramajo rer dalal iyo cabudwaq wa boder degana wa naga dhaceysa sidan u dabo gosto kuligod wa no sahlan tahay nacala kufurtoda ku yaalle

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว +1

      qabyaalad ha keenin haddi reer dalal iyo mareexaan wax tari subax siyaad lama caaydh sadeen mareexana dawarsi ma badeen

  • @ahmedwarsame3422
    @ahmedwarsame3422 4 ปีที่แล้ว +2

    Qalbi dhagax Shacabka Somaaliyeed waa kugu sirmeen haddase Lagu baray waxaad tahay.

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 4 ปีที่แล้ว

    Meesha waxaa lawaraystay tuugadii iyo basaaskii Tigrega hhhh. lakiin wali waa lawaayay nin sheega amarkii lagu soo qabtay basaas Qalbidhagax?

  • @triple2801
    @triple2801 4 ปีที่แล้ว

    Ogaaden caqli yar wax walbo musasal ayeey inooga dhigeen just past -:!

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 ปีที่แล้ว

      bal maxaa ku gaadhsiyey qabiil dhan, nin la dulmiyey oo dhib loo geeystay ayaad aflagadeeyn fadlan dib iskugu noqo caqligaad dadka ku caayi yaa kuu baneeyay, ruuxa dhibta geystay matihid kaloo geestay matihid aflagadada jooji dareen iyo aqli yeelo, jahligu waxuu dadka baraa inay ruux aan wax u dhiman ay aflagaado ugu dirto

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 ปีที่แล้ว

      ilkar tii boonta ahayn ee iska kaa dhashay ayaa bilaa Caqli ah naag naag dhalay o cuqdad ka buuxdo wuu noolyahay ee miyaad dilaci

    • @godganfn9517
      @godganfn9517 4 ปีที่แล้ว

      NINKAAN WAA LA DULMIYAY WLHI.