Wadani iyo Kaah Malaha Mowqif Cadi Oo ay Ku Wada Shaqeyaan... Siyaasi Sagax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2024
  • Wadani iyo Kaah Malaha Mowqif Cadi Oo ay Ku Wada Shaqeyaan... Siyaasi Sagax
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 52

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 8 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤
    Sagax xaqiiq
    Mahadsanid

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 วันที่ผ่านมา +1

    faa.iidada dooda 1. caynkaa xaqa ilaahay baa jecel 2 runta oon la jeclayn 3 khaladka ay miisaamada ku smeeyaan G wakiladu..Geesi ma gaagaxo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 8 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉guul somaalilnd guul hajabo cadawgu amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 8 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉geesi waa runtii xirsi iyo xaashi digo iyo dan bas. Bey kala iib sadeen🎉🎉🎉🎉

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 8 วันที่ผ่านมา +2

    Legend

  • @axmedcalimuuse
    @axmedcalimuuse 6 วันที่ผ่านมา

    Khabiir run sheeg

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtii ninkani
    Wadani iyo Kaah
    Digo iyo Danbas bay kala iibsanayaan.

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 8 วันที่ผ่านมา +1

    Sagax maantaa iigu horraysa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 8 วันที่ผ่านมา +2

    Tuugga ina xaashi awrkaa eryadey waakaa casaayada sideedii haddba gees ucararaaya

  • @CabdillaahiIbraahim
    @CabdillaahiIbraahim 8 วันที่ผ่านมา +1

    sagax waxaan u arkaa inuu yahay geesi suxufi aad u fahamay arimah u sacdaan waan geesinimad leh midimad soomaalilaan ka dhab ah ilove you ok

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 วันที่ผ่านมา

    Digo iyo dambas lakala iibsanayo walaahi Suxufi sagax waa hal.Abuur Aqoon yahan ah❤❤❤❤❤

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 8 วันที่ผ่านมา +3

    Digo iyo danbas ayaa lakala iibsanayaa kkkkk

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 8 วันที่ผ่านมา +2

    Kk wadani dile weeye kkkkk

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7l 6 วันที่ผ่านมา

    qomadhan sagax

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 5 วันที่ผ่านมา

    Xisbiga Kaah waa ku daayey

  • @ahmedsalaad3013
    @ahmedsalaad3013 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhy bal qof ka siyaasad ka hadlaya eega xitaa wuxuu ka hadlayo ba ma fahan sana

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 8 วันที่ผ่านมา

    WUU ISKKA CAYTAMAYAA

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 8 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk xirsi yare yare xirsi yare xirsi yare yare yare

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 7 วันที่ผ่านมา

    Bal ila daawada qofkan xag-jirka ah ee muuse biixi awgii qawlalada-ka-xunbaynaya, alahayoow-qabyaaladi-xumaaaaa. Asc

  • @Halgame334
    @Halgame334 8 วันที่ผ่านมา +1

    HJ NOT EASY KAAH WADANI BA GXAJIS LOOGU QAYILAYAA

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7l 6 วันที่ผ่านมา

    silki hooyadaa baad sheegtay

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 7 วันที่ผ่านมา

    Munaafaqad buu wadaa maxaa kagalay waxa lagu heshiiyay dad isaga ka aqoon badan ayaa arintan kasoo shaqeeyay
    Waana isbahaysi bucaarada aduunkana waykadhacdaa in xusbiyada mucaaradkaahi iskaashadaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 วันที่ผ่านมา

    Adiga maxaa Kaah ka galay iyo xirsi iyo ina xaashi iyagaa adeer heshiiyay oo saaxiibo ah

  • @SalebanYare
    @SalebanYare 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaad.citiraaf.ugu..naaloon.halgamayaashii..snm.oo.maxaabiis.ah.

  • @MaxamedCisman-o7l
    @MaxamedCisman-o7l 6 วันที่ผ่านมา

    nin madhan

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 8 วันที่ผ่านมา

    ADIGU MAXAAD HAYSATAA EE LAGUGU DOORANAYAA RAGA FARAHA KALA BAX WAA TOLE

  • @LiibaanMaxmed
    @LiibaanMaxmed 7 วันที่ผ่านมา

    Alla maxay ka baqayaan ururka Kaah!
    Maxamuud Xaashi iyo Xirsi waa labo nin oo tol ah oo xitaa isu tanaasuli kara.

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 8 วันที่ผ่านมา

    MA XABASHIDAA LALA DHACDAN YAHAY

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 7 วันที่ผ่านมา

    Oglaha wakiiladu waa nimankii ugu adkaa abdi ee soo mara soomaaliland nin waxa uu doonayay ay u qaban waayeen baa caayay odayada raqayda ah se oglaha guurtida ee aad meesha ku haysataan sidii ay waxa kasta idiinku fulinayeen ilaa ina cigaal waa la qubayaa waan lag takhalusayaa guryahoodii iyo masaajidad ha galaan Ninkow iska sheego qudhamiyahaaga laga yaacay ee baqtigii isugu hadhay

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 8 วันที่ผ่านมา

    Dad badan garan maayaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 วันที่ผ่านมา

    Kaah 200% kaalinta 3aad banaan bay u taal, ucid masoo noqoneyso

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 วันที่ผ่านมา

    Maxamed ibraahin sagax gees Aqoon yahan ah dalkaaga iyo dadkuba waanragay ubaahan yihiin sida wanaagsan eed bulshada wax ugu iftiimisay ahar ilaahay hakaasiiyo halkaa kaga hay Guul Guul jam sland❤❤❤❤❤ Hajabo cadawgu

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 8 วันที่ผ่านมา

    Somaliland daad ka walan Bay wax ka dhegystan bal falqiiye sheeganya misan wax wax boo is ko qasaya .

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 8 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi dhaley falan qayn wanaagsan ayuu kabixiyey kuwa aqoonsiga somaliland diidan

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 7 วันที่ผ่านมา

    Ururka midnidoonka somaaliya ee wadni ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land iyo inaxaashi waa laba urur oo umidoobay duminta qaranimada jamhuriyada somali land siistay dalkodii dadkoodii dawlad nimadòodii hunguri mahad se waxale allaha rabil caalamiinka ah ee fashiliyay

  • @abdirahmanibrahin1180
    @abdirahmanibrahin1180 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kani Fulay bu u eegyahay sidan uu u hadlayo hhhhhhh

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 8 วันที่ผ่านมา

    Golaha wakiilada imiku waa kuwii ugu liitay ee inasoo mara somaliland hadaynu nahay waxa kujira wakiilada qaar huwanta xidhiidh lale

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 วันที่ผ่านมา

    Viiva viiva somaliland

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 8 วันที่ผ่านมา

    Naga aamus ama sababee 😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 วันที่ผ่านมา

    Axmed ismaaciil samatar maaha Aqoon yahan dadka uhaysta in jaamacad maraykan ah wax kadhigo waa laga eryay beri hore waa waashmaan.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 7 วันที่ผ่านมา

    😂😢😢😮😮😮😅😅😅

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 8 วันที่ผ่านมา

    (Balshacab koow qiimeeya Aqoon yahay sagax iyo prof ku sheega jaahilka ah A is samatar )

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa beenaale nacalaa waalidkaa kuyaal munaafaq

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 8 วันที่ผ่านมา

    Nin qaadku gaadhay umaad horayn qaabkii kolayada ayaad usheekaynaysaa waar xishoodoo ummada ka hor leexo.

  • @ibrahimabdi2558
    @ibrahimabdi2558 8 วันที่ผ่านมา

    Been

  • @AishaFatima-di2qi
    @AishaFatima-di2qi 8 วันที่ผ่านมา

    Dogoon badh ba xamda

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 8 วันที่ผ่านมา

    Sacad muse fool

  • @Jscali263
    @Jscali263 8 วันที่ผ่านมา

    Makan baa siyaadiy waar waxba hawaraysan