“ Taariikhda may dhicin in xukuumad ay ka hor yimaadaan 70 xildhibaan “ Xil. Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mujaahid Abiib iskaceliya qaran muuse qowmuluud

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 หลายเดือนก่อน +3

    MW. MUUSE NAGA XIDH GOLAHA WASAKH WAKIILADA.

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 หลายเดือนก่อน

      Muuse juudaan isaga in laxidho weeye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa ina biixi family laa xidhaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba may qaban taana haysta waa lagu khasaaray kuwan

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 หลายเดือนก่อน

    Eydani xildhibaanad0a sheeganaya shacabku haku mudaaoharaadan oo weliba gacan la saaraa waayo wixii loo door tey Kuma shaqeynayaaa.

  • @SuadKab
    @SuadKab 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa laydin daawanaya xukuumad xumo Maha ee waxaa tihin ladagaalanka jiritaanka somaalilan waqtigiinii wuu dhamaaday muuse Bixi baa qalad weyn galay oo dorashada wakiilada furay oo dhalinyaro u badan oo wada tuulo joog iyo kuwo qurbaha ku soo qafiifay oo nolosha kadhacay oo dhalinyaro u badan oo sida loocayo madaxda qaranka yaqaan kuwi hore oo iska fadhiya ayaa noo fiinaa dalka iyo dadkaba oo hore u wadilahaa qaranka kuwani waa cadowga somaliland

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 หลายเดือนก่อน +1

    INANKAN AYAA SHACABKA SOMALI LAND BAGA DILLA. HAYAY???.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul somaliland❤

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 3 หลายเดือนก่อน

    Waayo waa dhuuni qaate yaal

  • @mustafecali2480
    @mustafecali2480 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay kaxishooda. Ookadaaya umada. Waxan. Tuug nimo ah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuug waaa ina biixi family

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Umaada..kaxisho..xabad.in.madaxalagaaga.dhuftay

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 3 หลายเดือนก่อน

      Aad baan u layaabay maxamed abiib . Maalinta laga hadalayo danta gobolkisa wax kale ayuu ku hadlaa. I must say extremely very disappointed about him ( khasaare).

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa kaa dhufanaysaa

  • @Abdirshiidabdilahi
    @Abdirshiidabdilahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaano maahe waa jir

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ka xishooda umada xildhibaano LA idinkuma sheegi karo waxaa tihiin qudhun ururay oo tuug ah tiradaad sheegaysaa waxay ka soon hot jeedaa qaranimada dalka

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      King abiib kaa fii an tuugta dhadiga isaaq

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xoolahaa baarlamaanka tuugtaa ah madaxwwynaha hakala diro baarlamaanka

  • @ClrisaaqZhawki
    @ClrisaaqZhawki 3 หลายเดือนก่อน

    Ragani maxay shaqaysanayn waxay midba hotelba laga sokicinaya akhas aderow shaqaysta ama no faruqiya kurasta

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nimankan waa munaafaqiin gollaha ha la xidho waa cadaw mushaharka ka qaata somaliya 👍🏻

  • @Noobify101
    @Noobify101 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada aan umada ka xeshoon alle dadka idinka qabay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gorilla mar kasta cadhaysan !
    70 ka uu sheegayaa waa 70 Somalilaand-diid ah ! Waxay diidan yihiin in ay ansaxiyaan miisaaniyadii dawladu ku shaqaynaysey. Waxay diidanyihiin heshiiska Somalilaand lagu aqoonsanayo. Waa cadaw Somaalia, Qadar iyo G21 ka shidaal qaata ! Barlamaankan waa in la kala diraa oo doorasho cusub la qabta ! Meesha laguma sii haysan karo !

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 3 หลายเดือนก่อน

    70 XILDHIBAAN OO WADA TUUGA OO WXII LOO DOORTAY GARAN LA, Xildhibaano sidii xoolaha saylada lakeeno ninman dan gaara lihi meelo gaara ugu xidhan oo hadba waxay uyeedhiyaan qaata oo danta dalka uga horumariya hawlaha niman kaasi leeyihiin. 70 xildhibaan oo wada khasaare ah.

  • @AXMEDDCodey
    @AXMEDDCodey 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan xildhibano mah waa jiri

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Kaa fiican tuugta I a biixi family

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa tuuug mesha waxa iskuku imidaye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugtaa africa waa habar awale

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj 3 หลายเดือนก่อน

    Waa in kuwan meesha laga xidhaaa.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuuga Ina biixi family laa qabtaa somaliland

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 3 หลายเดือนก่อน

    Gole wada geesiyaal ah, garanaya shaqadooda. Xildhibaan Abiib waa nin garanaya shaqadiisa.
    Miisaaniyad sanadeed kala badhka sanadka la keenayo lama arag!!!. Mana jirto miisaayad dood la'aan la ansixiyaa!!.

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

    muqalkaga nacaba ayegan gaban waa fatal wlhi afkisa iyo adimadisuba war iskama hayan

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay.

  • @queency7943
    @queency7943 3 หลายเดือนก่อน

    Huuraale hadii lagu xoqday kuwa dalkan u dhimanaya ayaa kaa badan adiga iyo kuwa noocaaga ah ee dalkan fowdada ka daaya

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 หลายเดือนก่อน

    Golahan in layska XIDHO
    Ayay ku Qurux Badan tahay

  • @suberh8985
    @suberh8985 3 หลายเดือนก่อน +2

    Beenta jooji. Way dhacday oo waatii ina cigaal hal cod ku badbaaday markii naxamuud xaashi mooshinka xil ka xayuubinta ku soo oogay

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sirkhanadan hala kala dareeriyo ceeb baay ku yihiin dalka lacaagta dadka masakiintah laga qaado ee aay qataan halaga jaro kani waa dameer basaas ah oo geele u shaqeeya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafaegal2926
    @mustafaegal2926 3 หลายเดือนก่อน

    Ooyaayow maxaadku ciday

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa doqon doqon dhalay kani waaana ninka koobad ee cadawga somaliland

  • @Fariid
    @Fariid 3 หลายเดือนก่อน

    ina abiibow yaa kuu diray in aad xildhibaanada aad huteelada uga yeedho tuug baad tahay waxaa ka danbeeyey 1000 qof oo muwaadin somaliland ah oo warqad codsi ah maxkamada geeyaa gabigiinaba la idinku dareerin karaa meesha ma gurigii hooyadaa baa 6 bilood ayaa la idin baryeyee

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Habar awale tuugta waxa kaa fiican ina abiib

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

    70 tuug sadex jeer kitaab maray aanay daacad ka ahayn sidii cabdirizaaq khaliif 70 xaaraan cune oo cadawga u shaqeeya oo kow ka yahay ooyaaye oo lacagtii dadka aids-ka qaba uu cunay shaqada looga eryay imikana ka mushahar qaata cadaw kasta oo somaliland

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuug waa ina biixi family

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 3 หลายเดือนก่อน

    WAA. RUWAYADI. NIMAIKA. BARLAMAANKA. RUWAYADA. IYU URORKA. WADANI. IYU. KAAH. WAAR. BEEEEEEEEEEENTA. .DADKA. KADAAYA. ..KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugtaa habar awale oromo daa ahaa walii

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 3 หลายเดือนก่อน

    Dubjir ayaa isugu timi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooyda abaha dibjirad

  • @Abdirshiidabdilahi
    @Abdirshiidabdilahi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waligoodaba haka meeraystaan xildhibaano ku sheegu waxaad ogaataan inuu kulmiye uu hantay shacabigii oo aan maanta lahayn cid isaga dhaanta marlaabad uu kuulaysanayaa insha aallah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      King abiib Kaz fiican dhadiga isaaq like u

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 3 หลายเดือนก่อน

    S/land kuwan aynu leenahay waa xilidhibaano ayaa baabinaya oo inay talaabo qaado u diidan oo cagta haya miisaaniyadii wadanku ku shaqaynlahaa ayey ka meermeereysanyaa oo weli an sixinlayihiin shaqadii wadanku ay ugu dhaarteenba ma hayaan waa ciyaal suuq isu tegay markaa hala kala diro

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 3 หลายเดือนก่อน

    Bal eega calooshu inta ay bacday V malintii uu ruqi ka ooyayay iyo manta alah maxa gajo hasay wan sumala ayuu u ekaday

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 3 หลายเดือนก่อน

    Waa jiri kani yaa waraysta belaayo kula kelyo buuraatay foolxumadii oo qofa

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 หลายเดือนก่อน +4

    WAAR MUSHAHAARKA HALAGA JARO KUWANI MASUULNIMO MA QAADI KARAANE SUBXAANA ALLAH 😢😢😢

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa ina biixi family tuugtaha hala xidho

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 3 หลายเดือนก่อน

    Ciilqabe ayaad ahayd kanaxa horumarka somaliland kolay

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Inaa laga saro kuwan dhaman isma dhaman waa ciyala suuq oo dhan wlhi

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 3 หลายเดือนก่อน

    Huuwaan waadkukala dareeraysiin ciiyala weerooy

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 3 หลายเดือนก่อน

    WAAKA QADEEYEY😂

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abiib hal kuu ku dan beeyo waan shugayaa ninkii hadimo taliyoow adigaa u aayiye

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga miyaad tagayn ma niitajada dadka kale sug baa lagu yidhi

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂Golaha GUDAAFADA😂😂

  • @kl8650
    @kl8650 3 หลายเดือนก่อน

    Huwan Mohammed abi 😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda wali may dhiciin wali qof barlamanka loo doortay oo cadawga sland sii cad u tageera oo yidha bagay cidan somaliland dhinteen isago aan qarsanayn siida ad xildhiban ku noqotay ayaba xaran ahayd oyaaye hadii laga naxay oo lagu codeyay miyaad hiwan noqotay wax yar ba ka hadhsan walhi hoogaga iska baqbaq leh .

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Taariikhdaa may dhicin 450 askar oo xidhan madaxwayne tuuga walahi hadlay

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Niyoow waxanni way waasheen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Muanafaqadii habar awale

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid maxamed Abiib

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 3 หลายเดือนก่อน

    Barlaman cyal also.
    Wa in laga hidha barlamanka

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa ina biixi family hala xidho