Ceeb Ayey Ku Tahay Saylici Oo 14 Sanno Oo Madaxweyne Ku Xigeen Ahaa Inuu Sidaa U Hadlo,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤mashaa alaah geesi runtii weeye kuwa baarlamanka fadhiya waanu ku qasaarney oo waku waa hunguri adoonka ah ee dibada lagu dhaarsanayo oo kolba nin rara nayo kkkk

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 3 หลายเดือนก่อน +3

    Kk odeygaas saylici hadan ka tagey cadka ciideyey hadan cuni wayey ayuu arin kiisu noqdey

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 3 หลายเดือนก่อน +2

    JAAMAC RUNTAAD SHEEGTAYE ILAAHAY HA GARARANSIIYO SIYAASIYIINTEENA

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Jamac halkedad dhigtey. In aqoon badan dheh.

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadal nacay haduu saylici sidaayidhi xurmo dhimatay hoori wayska hoori nasiibdaro

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilaah wa runti Alhamdulilaah
    Amiin Amiin ❤️❤️❤️

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 หลายเดือนก่อน +1

    WARIYOW AMA NINKA LA DOOD OO WUXU DOOD HA NOQDO AMA NINKA JAWAABTA U DAA OO HA DHEX HELIN

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 3 หลายเดือนก่อน

    M k saylici irsaqadiisa maxaad u xisabeysaa ma nin soo shaqo tagaybaa

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 หลายเดือนก่อน

    MIISAANIYADII LUGU QABAN LAHAA DOORASHADA WAXAA HOR TAAGAN BAARLAMAANKA OO AQLABIYADA MUCAARIDKU LEEYIIN

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Dpw.world.ayafaa.idaysta.oodulsaarku.ah.ganacsatafa.somaliland.culays.culays.saran.nin.awrkiisii.raranayay.kireeyay.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saylici maxaad runta u sheegtay?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Inaadeer kii uun ku halagu wareejiyo

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saylici waa muwaadin dalkiisa jecel wax bandana og. saylici waa in uu shacabka runta u sheegaa.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 หลายเดือนก่อน

    GOOJACADDE Dabadii Hargaysa Armaaxoowday!!!! Ictiraaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Axmaarka Aqalka moorgan daji!!!!!
    Kaana malihid.iska daa Awdale somalia.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye ma-ihi ayuu leeyahay laakiin sida uu u hadlayaa waxay ka dhigaysaa inuu yahay (kulmiye-u-eeke) ee muu is-cadeeyo,oo uu iska-daayo (dhuumasho dhabarku muuqdo). Asc

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Xukumadda ah ridii sooraan ee laxda noqotay 😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka waa ayo 😂😂😂😂😂

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Saylici wuxu arkay xukuumadii oo duntey markaa indalka lagabedbaadiyo muuse ayuu iftiimiyey.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Ma ciro caanyo baad haysaa isagoo socda hurda kkkkkkkkk

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Runta beenta waa u cadow 😂😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 3 หลายเดือนก่อน

    Wiyil raaxo joogtaa maba oga waqtiga dhacay aseee neefow 100kiiba 90 dayartii qaa bilaa shaqo umada qaar ban dab shidan

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa ka qaldan. Reeruhu iyagaa xusbiga u yimaadee ma xusbigaa aqaladooda ugu taga. MUNAAFAQ.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye ma-ihi ayuu leeyahay laakiin sida uu u hadlayaa waxay ka dhigaysaa inuu yahay (kulmiye-u-eeke) ee muu is-cadeeyo,oo uu iska-daayo (dhuumasho dhabarku muuqdo). Asc

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiisa.

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 หลายเดือนก่อน +5

    Kani weriye maha waxaasa Somaliland waalay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kaasi waa khasaare ku xigeenku

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 3 หลายเดือนก่อน

    Gaajo ayaa sidaa kuu Qalajisay markaasaad leedahay dalku waa barwaaqo Waar Bulshadeenii Masaakiinta ahayd Beerka ayay dhulka ku hayaan Guryahoodana dab lagama shido cuntana lagama kariyo.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 3 หลายเดือนก่อน

    Wax mabaadi la yidhaahdo somaliland iyo soomaaliya kama jirto lk waxaa ka jira dad siyaasiyiin sheegta oo ku shaqaysa magaca dalka oo hadba meesha ay dhuuni ku arkaan u guura waana nasiib darooyinka umadan haysta
    Hadba group kii jooga ayaa ku naaxa ka dhista ka guursada ka ganacsada hantidii ay ahayd in shacabka loogu adeego meesha intaas ayaa taala bes

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 หลายเดือนก่อน

    Kani waadadka jaahwareerku kujira ee qabyaaladu jaanjaantay ee ay cidlo ku ooday xildhibaanada uu caayayo reerkiisaa kuhunboobay waana sababtaa ta uu ugasoohorjeedo
    xildhibaanada

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka maanta xukumada rabaa waa ninraba indakudumo.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      ciro caanyo hal maalin xil ma hayn karo waa cad bisil

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye niqaaban oo beenaale ah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      miyuu ku wasay kulmiye

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p wasmo kaaga dhagtay siilka iska dhaq biyo kuluul oo milix leh TH-cam dhaqan xumo ku joogta yaa qabxo

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Xaalada dalku marayo muuse kamasuula.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      cira cad ciro caanyo kkkkkkkkkkk