Heesti Ugu Samaynta Badnayd,ma Lihin Cadaw Xamar Ka Daran,Garoowe & Kuwa Xintama,waxa Iga Xiga Amxar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Heestii Xalay Ugu Saamaynta Badnayd,ma Lihin Cadaw Xamar Ka Daran, Garoowe Iyo Kuwa Xintama,waxa Iga Xiga Amxaar"Abwaan Daahe Gaas Iyo Kooxdisi
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 552

  • @cabdisalaan7882
    @cabdisalaan7882 3 หลายเดือนก่อน +79

    Muqdisho 🇸🇴iyadaa loo Bahan yahee cid uma Bahna 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

    • @Khalil112-d4p
      @Khalil112-d4p 3 หลายเดือนก่อน +8

      Soomali italiaya oo dhaan marka leysku daro mesha ilahey dheegey Soomaaliland. Ilahey moye ciid uma bahana macdala waa xamar oo badeeduna. Tahay Hindiyas😂😂😂

    • @SukhraYusuf
      @SukhraYusuf 3 หลายเดือนก่อน +6

      Yaa ubaahan Waa bahalo galeene 😂

    • @SukhraYusuf
      @SukhraYusuf 3 หลายเดือนก่อน +7

      Somaliland dalkeena❤

    • @sahraonline
      @sahraonline 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ma qaraxbaa looga baahanyey markaa kkkkkkkkk😂😂😂

    • @clshakurmohamed6600
      @clshakurmohamed6600 3 หลายเดือนก่อน

      Maa qarax land 😂😂

  • @QuenIlhan
    @QuenIlhan 3 หลายเดือนก่อน +15

    Muqdisho muq wanag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatmadagan3370
    @fatmadagan3370 3 หลายเดือนก่อน +10

    Sool iyo sanagaad meel ku sheega qarar joojiye goojacade meel ku sheeg away madaxdii iyo Taliskii meel ku sheega cabaadka jooji

    • @yuusufxasan6706
      @yuusufxasan6706 3 หลายเดือนก่อน

      Sool iyo sanaag have lost iyo habar yoonis ayaa ka doobisa ee dabo shaxo

    • @MuhiimCaydaruus-r6t
      @MuhiimCaydaruus-r6t 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂adii yaa halkan kuu keenayy 😂reerkagi oon daab shiidan daan guudna maxa kuu barayy

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 3 หลายเดือนก่อน +18

    anigoo ah gabadh reer laascaanood ah magaaldayadii 9bilood si arxandara ah reer hargeesa iyo burcoba madaafiic ugu garaacayeen aan ka qaxnay magaaladii ladumiyay hadana ma odhankaro gaalada amxaarada ayaa iga xiga reer burco iyo hargeesa oo dabaal dagayay markii madaafiicda muuse juudaan naladhacayay!!!!!! balheestaa macnaha ay katagaso dhadhami qadhaadhkeeda

    • @hamz233
      @hamz233 3 หลายเดือนก่อน +3

      Huwaneey waabad odhan lahayde waxaad Ethiopia ku diidantahay ayaaba ah Somaliland ayaa heshiis dhexmaray😂 Teeda kale duqayn waxay tahay soo baro iyo goobaha ay ka dhaceen..kumuu daarine jacayl ha doon doonan! Arimahan na Huwan ka ahow xbbi intaan kuu imanayo😁✌🏽

    • @Fvv6677
      @Fvv6677 3 หลายเดือนก่อน +1

      kkkk bal anigu magaca huwan qaatayba oo guushiina huwaday oo muuse juudaan ka adgaaday hubkii kala hadhay 400 oo maxaabiis ahna seeto dalndool ahbaan kuridaye sharaftii soomaali nimona waan huwanahay oo anaaba 25 sano ingiriiskii gaalka gaalku dhalay ladagaalamaye ;adigu magacaa ma nin ormo ma ina xabashi ma ina tigree ??? Ileen soomaali nacdaye !!dardaaaran siibaro daafiga iyo hilibka qaydhiin o basbaas kulul kucun sidooda bye bye laftinagaaa

    • @Fvv6677
      @Fvv6677 3 หลายเดือนก่อน

      kkk magacaa huwan qaataye oo guusherna huwaday sharaftii soomaaliniman waan huwanahaye oo 25 sano na gaalkii ingiriis ahaa awoowayaashay baa ladagaalamaye meelwalba sharf baan kahuwanahe adigu magacaa ma nin ormo ma ina xabashi ma ina tigree?? Ileen soomaali nacdaye : dardaaaran siibaro daafiga iyo hilibka qaydhiin o basbaas kulul kucun sidooda:' day laftinagaa ​@@hamz233

    • @yuusufxasan6706
      @yuusufxasan6706 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adoo gabad reer laascaanooda kufsi iyo khamri ayaad heshay gobtii dabadeed

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@yuusufxasan6706 meesha hooyada ma joogto maxa kufsi iyo khamri keenay

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 หลายเดือนก่อน +1

    Caku maankaabyaal iska ciyey Xamar idama baahna baasaboorkeena noo dhiga idinkaa noo baahan xamar iidama baahno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allow cadowga naga qabo❤❤❤❤

  • @QaliAsma
    @QaliAsma 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HamdaiphoneQuruxwaang
    @HamdaiphoneQuruxwaang 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo my country

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 หลายเดือนก่อน +7

    Heesta amxaaro miyaa qaadeyso mise soomaali waxaan umalaynayey oromo baratey afsoomaali

    • @nadar1019
      @nadar1019 3 หลายเดือนก่อน

      Yeah se ila thy😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa somalilandar maaha Soomaali kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @AyaanMohamed-nn4ru
      @AyaanMohamed-nn4ru 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mxa la ooyaysaa😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@AyaanMohamed-nn4ru Lama ooyin ee aday heestu kaa oohisay uff uff baabaanu ku nidhi oo amxaarbaanu kaa jecelaanu ku dhidhiyee keenee ooyay adiga lah ma soomaali baad amxaar ka jeshahay soo akhri qoraalada dadka keenee ooyay anagu uff baanu ku nidhiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @xaajikuwayt7445
      @xaajikuwayt7445 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ishaad kariday ugaaas kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @HodanCabdilahi-h1d
    @HodanCabdilahi-h1d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha aalh my country somaliland ❤

  • @Mohamud-u1b
    @Mohamud-u1b 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia is a developed country please develop your nation stop crying and praising other nations that are not bothering about you

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 3 หลายเดือนก่อน +6

    Naxli baad qaybinaysaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +3

      Idinkaa naxli iyo xumaanta bilaabee xamila

  • @gulednur8915
    @gulednur8915 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalehen hargeysa ilahow noo uur fiyoobe, Siyaasi Qandaraasiste ah ayaa naka gooyey i love you all somali waqoyi
    Waxan joga gobolka gedo

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet 2 หลายเดือนก่อน +1

    JAMURIYADA SOMALILAND ALLOW DHAWR JAMURIYADA SOMALILAND EE BARAKAYSAN ALLOW DHOWR CADOWGEEDANA JABI🤲🏽

  • @SadiaIsse-w6t
    @SadiaIsse-w6t 3 หลายเดือนก่อน +6

    MAASHA ALLAH RABIGA IGA DHIGAY REER SOMALILANDER AYAAN UXAMDI NAQA MARKASTA ALXAMDULALH

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 3 หลายเดือนก่อน +10

    alla heestu macaana oo run badanaa abwaan noloow😍😍😍❤️❤️❤️

  • @AHirsi
    @AHirsi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiyaashay markaan awooddooda tusay marba gaal madow nafta hakula eertaan…shalay Oromo iyo lefti nagaa, maanta Amxaar uraya, dorraad Raila odinga oo buuryo qab ah. “SSC 🇸🇴 baa i qabatay mana wareerin been dheh!” 😬

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay baan ku dhaartaye halkee dii buu dhigay abwaanu hadii somaliland wax ilaahay u siyaadiyo ayay dilaacayan 4 afarta kale oo ay dhiigayii xalaasha deen mayd maxaa u dabeeyay xasan guur guurte uu markuu talax gaby ayuu wax la og yahy ku hadlay cadowga somaliland ilaahayoow jabi inshaallah

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Been baad ku dhaaratey waar ninyohow hadaad muslim tahay akhri suuratul xujuraat dabaded iisoo jawaab walaalka xaqiiqada ah suuradaa ayaa kuu sheegaysaa waa hadasd rumeysan tahay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน +8

    Hhhhh duli duli dhalay dabo dhilif ingiriis ahaa hadana dabo dhilif itopia ah gun guni dhashay cuqdud iyo ciil qabayal.ah laangab minorty.ah waadku qasban tihiin calanka buluga.ah iyo somali nimada🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน

      Maxa sidaas oo dhan iga calacalaysa hadan sida Ahay 😂 Hadadna Qasbi kartana Maxa U Oynaysa Nuune

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa sidaas oo dhan iga calacalaysa hadan sida Ahay 😂 Hadadna Qasbi kartana Maxa U Oynaysa Nuu

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa sidaas oo dhan iga calacalaysa hadan sida Ahay 😂 Hadadna Qasbi kartana Maxa U Oynaysa Nuu

    • @FarhanOsman-km2ly
      @FarhanOsman-km2ly 3 หลายเดือนก่อน

      Maxa ku dhibaya waxad samaynkartaan sameeyay tani way tashatay

    • @fowziyaweheliya3332
      @fowziyaweheliya3332 3 หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404oo hada yaa kubaryaayo marka waligaa prank gaas aa kunoolane adooaqoonsiyeey kuhaayo qiyaamaha kugu dhicidoona

  • @TablettManyitems
    @TablettManyitems 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @ahmedmoalin6464
    @ahmedmoalin6464 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia is ☝️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SuldanHasan
    @SuldanHasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlle KaLa Guurki maahe Waa Kala Gurshadi

  • @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
    @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 3 หลายเดือนก่อน +6

    WAXAAN ALLAH KUMAHADINAYAA INAY UMADAYDA SOMALILAND WADA OGAADEEN INAY XAMAR TAHAY XAASIDKOODA IYO CADAWGOODA KOOBAAD OO AY INOOGA FIICANTAHAY ETHIOPIA

    • @mulkixayoow79
      @mulkixayoow79 3 หลายเดือนก่อน

      Anba ku xasadnee Mxa laga xasdaya ad hesata bal sheg manta wax ad ku faanto 😂

  • @sahalhussien5685
    @sahalhussien5685 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waa run ma lihin cadaw xamar ka daran❤❤❤❤❤❤❤

    • @RootiMoos
      @RootiMoos 3 หลายเดือนก่อน

      Maid idin duleesto alle ha idinkasoosaaro dhaxdiin

  • @hamz233
    @hamz233 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yamyam iyo qadaadwayn maxay la caabadayaan 😄 heestu runtay ka hadlaysaa yaan la guban!

  • @nimoabdi1874
    @nimoabdi1874 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo my tolkey❤❤

  • @somtech.somalitechnologyst8724
    @somtech.somalitechnologyst8724 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wa run Walaahi xaasidkii ilmada, xumbada dadiyee maqla, Ruuxkasta o diidan xoriyada Somaliland, wax qiimo ah nogUma fadhiyo somali sheego ama haiti ka imo waxba iskuma nihin dagaal ba inaga dheexa, Marka dadka nool ka dhamaysan taasi waligeeg ma dhacayso hora la iskugu dayay,dhamaysaan ayad Somaliland shegan kartan.

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka sinaantada diida adnah diid sarayntiisa
    Reer koofureedku wlhy waa dad xun waayo ma ogola inaan wadan xor ah nqono oo aduunka wax la qaybsano taas badelkeeda wxay rabaan inaan dagaalo iyo qudhudh kula jogno mrkah aniga xgayga Ethiopia 🇪🇹 ayh ih dhaanta❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 หลายเดือนก่อน +19

    Xaasidkii oo loo jawaabay Guuuuuuuuuul Somaliland.

    • @FarhanmohamedAhmed-zv8cn
      @FarhanmohamedAhmed-zv8cn 3 หลายเดือนก่อน +2

      Xasuuqii maa soo xasuusateen😂😂😂

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qaabil washay! Jijiga danbe wa idinka xaran from
      Now
      Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdiazizmohamed8125
      @abdiazizmohamed8125 3 หลายเดือนก่อน

      Gacoshu aan dhammaan ma raganimaa.. xasuuq... xasuuq yaahuu😢😢😢😢

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 3 หลายเดือนก่อน +13

    Heesti igu runta badned😂😂

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wow❤❤❤❤

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mogdisho iyo koofurbo waa lama huraan xabsi ayadna ku muteysateen heestaan xamar saad u imaan lahedeen baa leyska rabaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡

  • @AdamAli-ef3he
    @AdamAli-ef3he 3 หลายเดือนก่อน +2

    Viva etiopia

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkabi quraan saar ayay ubaahanyihiine ilaahay hasoo hadeeyo intaanay haadaan kasoo dhex ooyin

  • @salaanmaxamed
    @salaanmaxamed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mncha Allah hanpalyo hanpalyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน +7

    Abwaan Daaha Abwaan qaran ilaahay caqliga iyo caafimaadka.ha kuu daayo.Abwaan Daaha waxaad Cadawgii u Adeegsatay..bamboo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fardwsomukhtar8562
      @fardwsomukhtar8562 3 หลายเดือนก่อน

      Adega naftada kuu ah dulll Xamar cidna cado kuu ma ahan lakin inagu maso dhaweysaneyno gaal iyo maxaar amxardhaley waxn kuu rajey aya inad dintaada difacto intada xabash racii lahey qacliga ala haku kordhiyo maheysatid maskax kugu filan deeb u dhuuga erayad lagu mamusayo galadu sorry dada anan waxbadan fahasanen batiihiin xamarna waa tii ad uso labataa lakin adega ku lecii meyso xamar

  • @Mohamud-u1b
    @Mohamud-u1b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland is a part of somalia you either like it or not somalia is only one nation and stop crying hanbalyo hanbalyo somalia 26 June

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน +4

    MAASHA ALLAH ❤

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 3 หลายเดือนก่อน +10

    ❤❤❤❤woow run badanaa hestu dhawaan wakteganaasomlinda ❤

  • @MK-nv3yt
    @MK-nv3yt 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib saan maa isticraaf laguradinayaa ama amxaar dhaha ama ayeeyo dhaha xamar iyo garowe hoos joogeysaan waligiin

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xamar ayaka aya kuso ordoo uf deh

  • @ahmedmoalin6464
    @ahmedmoalin6464 3 หลายเดือนก่อน

    No ictiraaaaf until judgement 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 3 หลายเดือนก่อน +1

    □SOMALI BAA II XIGTO AH
    □ XIDID IYO EHEL AH
    □ XUMAAN UMA QUUDHI KARO
    □ XURMAAN U HAYAA SHACBIGA XUKUMAD MAAHAYN IYAGU

    • @AliAbdille-m8u
      @AliAbdille-m8u หลายเดือนก่อน

      U sheeg maskiinta lagu qarxiyey Xeebaha Liido. Amxaaro ma dilin ee soomaali yaa xasuuqday. SHacuur raqiisa kala baxa meeshaan.

  • @XasanIbraahim-tz2nz
    @XasanIbraahim-tz2nz 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉Hambalyo.Somlilaan❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @AbdirahmanSamatar5430
    @AbdirahmanSamatar5430 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad xun somaliland 1 love 😂❤️

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 3 หลายเดือนก่อน

    Waxani way hees dhaftay magac u bixiya😂❤

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland sanad guuro wacan abwaan daaha ilahay haku xafido keep going

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 3 หลายเดือนก่อน

    Sumxanalaah waa inaan ku waan kala noqona follow

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 หลายเดือนก่อน +4

    💚🤍❤️ Abwaan Afkaaga caano lagu qabay Trueeeeeeeee ( Danbaa xaasidkaaga tidhi kaguur cadawgaaga xune malihin cadaw Xamar kadaran ) Shacabka wanaagsan maaha lkn siyaasiyiinta iyo inta neceb horumarka Somaliland kahadlaynaa Jaarkiiyoow

    • @xusnidaahir1427
      @xusnidaahir1427 3 หลายเดือนก่อน

      Waa saase shacabku qadiyada hagaarsiinina wall waayo shacab badano labada reer kasojedo ayaa jira

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@xusnidaahir1427 Adeer malaha isku luqad ayaynaan ku hadlayne, Somaliland waxay ku dhisantahay RABITAAN DHACAB markaa malaha isku shacab ayaynaan kahadlyne siyaasiyiintu anagay nooshaqeeyaan waana shaqaalahayaga hadaan nahay Shacbka Somaliland Jaarkiiyoow

  • @AminaAli-l9m
    @AminaAli-l9m 3 หลายเดือนก่อน

    Xamar iyida nima bahna ee adinka u bahan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mulkicalicadow
    @Mulkicalicadow 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana allah 😢😢😢😢

    • @luulsheikh3801
      @luulsheikh3801 3 หลายเดือนก่อน +1

      Keep dreaming somalia wa cadowgeyga kobad wa sax, 💯

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa duul dhiigten mashallah 🥰 waa Kuwa soo cabdaya

  • @SacdiyoCabdulle-k7p
    @SacdiyoCabdulle-k7p 3 หลายเดือนก่อน

    Dhamaantioda waa xayawaniin yanloo qabanin caruurtaan hadalkooda😂

  • @naciimocabdiwalimaxamed177
    @naciimocabdiwalimaxamed177 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kustaan mawaydeen
    Horta ictirafkan baas ee shegaan maxaytahay😂

  • @suhaybseeman4699
    @suhaybseeman4699 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wr yaan been laysku sheegin wax somaliland ladho majirto 33 sano ayaa been lawaday. Runta halysku sheego musee bixi iyo dawladiisuba way ogyihiin inayna jiri wax la dhaho somaliland ee ay shacabka ay kaga cunayaan lacagta

    • @mahmoudxasan7041
      @mahmoudxasan7041 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma qoladii ictisaam baad tahay adeer😂

    • @fardusomar2794
      @fardusomar2794 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nacnacdaada waxba Somaliland kuma yeelaysid qalbigaa ku gubanaya xaasidnimo darteed, xaasidnimo dawwo maleh miskiin.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน

      Waxan aanu joogna Ma Koonkala Se hadanay jirin Adu maxad u Hadal haysa 😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน

      Waxan aanu joogna Ma Koonkala Se hadanay jirin Adu maxad u Hadal haysa 😂

    • @mahmoudxasan7041
      @mahmoudxasan7041 3 หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404 ayo dee

  • @Munasar-17
    @Munasar-17 3 หลายเดือนก่อน

    Xmr naca hadaa rabtaa lkn Rer garoowe hadaa nahay kabaha aan ku socono idinkama naqaano wlhi amxaaro sheegteene yuhuud dhaha hadaa rabtaan 😂😂

  • @Habimuse-p1q
    @Habimuse-p1q 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa Run malihiii cadow ka daran qaraxLand iyo rer talagram 😂😂

  • @abdisalanhassan944
    @abdisalanhassan944 3 หลายเดือนก่อน

    Waligiinba waxaad doontaan dhaha soomaali iniidnaan bixin ma idiinku dhaartaa calaal lama rabee axmaar iyo kirishtan sheego hada hadaad rabto lkn waxaan kuu sheegayaa inaad hoosteyda ku nooshahay xamarna aad wax ku noqon karto ama aad ku heli karto

  • @NashadQaali
    @NashadQaali 3 หลายเดือนก่อน

    Fananunta
    Nadiira neyruus cali zaki. Amiin yare abdirazak ii dhamsetira😂😂

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 หลายเดือนก่อน

    Can you get any lower Somaliyeey? ... inaad heer dowladeed ad cay usoo saarto? meeshay doontoba ha ahaatee waa u foolxumo Somali oo dhan.

  • @fartunjama3147
    @fartunjama3147 3 หลายเดือนก่อน

    SubhanaAllah. Amxaar marky idiin gumaysadaan ha soo qaylina

  • @hamdamuxumed34
    @hamdamuxumed34 2 หลายเดือนก่อน

    Wll wxba ethiopia ha isku dhajinina cictiraf nima hayso ee muqdisho u doontaa hush

  • @AmalAhmed-zb4yl
    @AmalAhmed-zb4yl 3 หลายเดือนก่อน

    Wale isaaqa waxa u malen jiran dad wax bartay oo somalida inteda intay burbur saned hormar sameyey lkn saan iney u tabar dhigen uma malenen kolay albabihi kale weyka so xirmen neceebka somalida u qaban iney ku hesan oo ceytaman bey uga hartay 😢

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 3 หลายเดือนก่อน

    WALEE CADAW XAMAR KADARAN CANKIISA HADAA GASHENE CALOOSHA MARKU IDIN DHIGO AYAA CATAABA6SAAN KUWAA HADA COLAADISENE MIYAANAY CEEB INAGU AHAYN

  • @nimcoabdirahman2555
    @nimcoabdirahman2555 3 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho muuq wanaag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nashuuxasan6295
    @nashuuxasan6295 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂lagu xantaa lagu xasuusto baa ka horeesaa maqli jiray😂bal heesihiina kuwii hore iyo kuwa dambaba album usameeya si aana ucdadkiina loo ilaawin

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland inay jabtey waxaa ka fahmeysaa heestaan

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน

      Siday u Jabtay Ader Somaliland Heegsigeedi Soo dhawa ama calacal ama oy We success 🙌

  • @Rgodan
    @Rgodan 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal nimadi yaa quursaday oon wada jir dooneynin
    Wadar nimadi Somalidyo wehelki yaa diidey.
    Wecelkii gumeysiga ahaa weliga yaa moodey.
    Inaan waran la gaadnaan rabneye wananka yawloogey.
    Sirta niman walwaalaa jiree yaa warqada dhiibeey.

  • @AliaAbdalle-vm3rt
    @AliaAbdalle-vm3rt 3 หลายเดือนก่อน

    Balaydii gojacade ka raacdey baa amxaaro bady sorry walalhen reer somalilnd waligiin ictiraf helimaysaan😂😂😂

  • @KaahoMaxamud-i7j
    @KaahoMaxamud-i7j 3 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho wa laga ma mailman

  • @fatmahussein6585
    @fatmahussein6585 2 หลายเดือนก่อน

    Ilovesomali

  • @the.AHF.family.
    @the.AHF.family. 3 หลายเดือนก่อน

    Hada lahay reer Djibouti anaga somalinimo naga badan iyo cawale 🇸🇴🇸🇴🩸 walalahaayaga reer muqdisgo jiro jogaa ❤balayo amxaro donotaa yaahu😂😂😂

  • @cabdisamedhayaan5871
    @cabdisamedhayaan5871 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku heestan qalbigygu ka soo xaday sababtoo ah waan aaminsana inay xamar cadowga Somaliland tahay ❤❤ inty Somaliland horumarkeeda ka xunyiin soomaali galbeed aaaweyyyyyyy mxy u xoryn waayeeen

  • @SowdaAbdi-n5z
    @SowdaAbdi-n5z 3 หลายเดือนก่อน

    Ictiraf arki message 😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BaBaAhMed-r5d
    @BaBaAhMed-r5d 3 หลายเดือนก่อน

    HoyGi Fanku Ma zaazU Fankoodi Ba za NoqdaY aX😢😂😂😭

  • @Warsan614
    @Warsan614 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinManaas
    @HusseinManaas 3 หลายเดือนก่อน

    Way soo marqaameen

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 3 หลายเดือนก่อน

    Heesta In lagu Faraxsaneen Dadka madasha fadhiya 😂

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 3 หลายเดือนก่อน

    Wallaah dadka heesta daawanaya siiba dumarka way ka yaquaqsanayaan heesta,,wajiyadooda eeg,,meesha yaa iga saara ayaa ku qoran

  • @Abdirahmanmk136
    @Abdirahmanmk136 3 หลายเดือนก่อน

    Malinba Malinta kadanbeyso Waxaad sii Xojinoysin inaad Tuulo wadhaften Mardhaw Hal Dagmo in nigulatilmamankabaqoya😅

  • @FaysalAbdiAziz
    @FaysalAbdiAziz 3 หลายเดือนก่อน

    Ragu soomaalinimadiiba ineey ka baxaan waxyar bay u jiraan.......saa axmaareeyba Dan moodayaan......!!!!! 4:37

  • @mohamedabdirizak
    @mohamedabdirizak 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah

  • @YUUSUFAHMED15
    @YUUSUFAHMED15 3 หลายเดือนก่อน

    War soomaaliland maxaa saan idinkaga hadal siinaya

  • @qoranecabdi3516
    @qoranecabdi3516 3 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cadaw gaga hajabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @libanm2905
    @libanm2905 3 หลายเดือนก่อน

    Kunjeer xabasha kadhow😂 garoowe iyo kuwa xigtaba waxa iga xiga amxaar😂 malihin cadow xamar kadan.

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 หลายเดือนก่อน

    ❤️💪💯✅💥🫂 wadowgeyga wa somalia last year ban ogadey hadankan inu dhab ahay Somaliland my country ❤️💪🦁

  • @HamdiMohamud-jv1kn
    @HamdiMohamud-jv1kn 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh😂😂😂😂 barakee allow xamar🎉
    Amiin yare waku dareemi karna wll qalbi kaama aha dadkan cuqdadba dagtay xamar adinko heestan qaaden xita wey idin sodhaweynesaa xabashona idinma dhawo ictiraaf raadinta yeysan meel xun idinla galin o hadhow inku adkaata godka galeysan kafirsada😊

  • @cabdilaahidaahir7178
    @cabdilaahidaahir7178 3 หลายเดือนก่อน

    Haday xabashi qiimo leeday ha la waydii ogaden

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 3 หลายเดือนก่อน

    Fanaaninta heestas ku jirtay xaram caleyk xmr io nairobi io meel kasto somali u bdnthy ina ka heestan

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 3 หลายเดือนก่อน

    Erayadii muse bixi laxanka waxaa saaray faysal cali waraabe.

  • @GulethMohameth
    @GulethMohameth 3 หลายเดือนก่อน

    M a ❤

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 2 หลายเดือนก่อน

    Buuq badnaa horta qoladani adeer Ethiopi wata villadiina ilaalisa ee dumarka ka xoreeya amison kadib hadla inta kale 🤐🤐🤐

  • @XarirSeed
    @XarirSeed 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha allah reer Sland xaqiiqbay kahadleen

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 3 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa noolaada kufsada ilma Amisom.

  • @kamalvlogs1526
    @kamalvlogs1526 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan iney axmaaro yihiin ma Hadaa ogaaten wa wax yarkooda iyo weyn kooda dumar iyo rag ba mirqaamo aqoon iyo caqli ba maleh

  • @ikraanmahamed1533
    @ikraanmahamed1533 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ha fogaanina 🥹

  • @abdifatahhassan168
    @abdifatahhassan168 3 หลายเดือนก่อน

    Amxaar addsheegaysaan yahuud soowata walahi inaadan dhul harti cagsoodhigi doonin

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo dhaaman reer somaliland.wakaa xaasidkii ilmada xumbadadiyee maqlaay woooow

  • @SowdaYusuf-tz2vu
    @SowdaYusuf-tz2vu 3 หลายเดือนก่อน

    Doqonku wuxu ku qurxoonaan lahaa in uu wlal gacan qabto yewsho isma dhaanto iyo dhasheeda😂😂