“Askari 40 habeen maydkiisu yaalo cisbitaalka Hargeysa oo laysku haysto”Siyaasi Mustafe Xuseen.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • “Askari 40 habeen maydkiisu yaalo cisbitaalka Hargeysa oo laysku haysto”Siyaasi Mustafe Xuseen.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 85

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 หลายเดือนก่อน +8

    BAL DOQON KAN QOOBADA CADAWGA SOMALILAND EE DJIBOUTI DAEARSANAYA EEGA SUBXAANA ALLAH

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq maxaa inii walay

  • @MoussahassanWaberi-po1eq
    @MoussahassanWaberi-po1eq 3 หลายเดือนก่อน +6

    Adeer ismaciil wa mujrim ee wax kale ka sheke

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 หลายเดือนก่อน +5

    Orod futada u so dhaq Ismail geele wale cadawga guduhu wuxu la soo dhegawayn dadku ka yaab

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq Kaz xishoodaa seedigiin

  • @munajax822
    @munajax822 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gadhbilaashle ilaahey ku
    Nac waa lasooqarxiyey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Habar awale waa walteen

  • @hassandarar
    @hassandarar 3 หลายเดือนก่อน +4

    Doqon macaarida oonkalagaranayn xaasidkiisa iyo saaxiibkii

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 หลายเดือนก่อน +4

    Gadh orgiiile lafbu toobin ku haya

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jabuuti waa halka laga dumiyo soomalida waa keligii taliyaha badkii sii bakhtiiyey oo shisheeye u loogey oo bakhtiiyey muxuu cidkale Tari karaa

  • @ahmedjama859
    @ahmedjama859 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa odhan kara waa mucaarada.
    Fadalan. Adigu matageersanid xisbiga wadani iyo ciro toona ee cadawgiisa ayaad tahay waxana aad tageersan tahay cadawga Somaliland
    Sida m/jabuutii oo ah cawga kowaad ee Somaliland isla markana dhacay shakhsiyaad ka mid ah ganacsatada Somaliland .
    Ilamarkana ciidamadiisu sifo sharcidaro ah kaga soo gudba xadaka Somaliland waxa uu ka xunyahay aqoonsiga Somaliland

  • @amounali640
    @amounali640 3 หลายเดือนก่อน +4

    Qabyalaad baa idine jidhey

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 3 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely 👍

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa tuug dad iyo dalna mahayo Ina geele mee dadkiisi xagee jiraan gaaja dhamaysay iyo kulayal iyo baba waa dhintee

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xataa wariyihii baa ka dhuuntay si aan loogu ag arkin.

  • @GeediXuseen
    @GeediXuseen 3 หลายเดือนก่อน +2

    Iaxlaxi dhashay waar ninkan ama halaxidho ama hala xanuujiyo

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaannallah Allahuakbar

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cadawga somaliland

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa hadhay ee ha la i arko ayaad u hadlaysaaye hooyadaa u gee xoolaad tahaye

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 หลายเดือนก่อน +2

    Yaahuu caadeqaate

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagar qabe ciro yuu xukumi ma hawada maxaan ku dooranaa waxba maahee shaqo raadso

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 3 หลายเดือนก่อน

    Viva kulmiye❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Shalay idorku watay lef lefayen ismacil damer iyo habartah u qaboh ilahay bah isku diray Argagixisadah labadah hargaysah iyo jabutih ilahay idin dumih in shah Allah

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂 walaahi nin barayootamayaha foolaxumo badana xaalakagu waa nin 😢😢😢😢😢😢🫵🫵🫣🫣🫣🫣🫣🫣🫣

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 3 หลายเดือนก่อน +1

    Doqon indho la, adiga iyo khadra xaydba qar ka duula.

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kani syaasada ayuu caayaya

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marwada jabuut wey taqaana ciro

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 หลายเดือนก่อน

    C/ kariim marka horeba maaha inuu isaguu siyaasad ka hadlo sababto ah waa shaqaale dawladeed

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tii buurta bixisid naaqus adigaa lagaa guuray xaasidow

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    MUUSE DAGAAAL MA QAADIN ISGAA LAGU SOO QAADEY OO REER DHAN KU SOO QAADEY LAKIIN WAA TARIIKH YUSUR HARTI DHIGTEY

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah ‼️ Alle ha u naxariisto marxuumkaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkkkkkkkk muuuse Markale

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk jabuuti waa dal,adna waxay kuu diidantahay inaad dal noqoto sideeda.
    Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa,sadka waad wadaagtaane ma sagaashanbaa tiisu.
    Wadani waxa uu cadeeyey inaanau raali ka ahayn in aynu noqono dal.madax banaan

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 หลายเดือนก่อน

    Heego qofka debaca leh heego doqon waayo muuse wuxuu yidhi qofka tanaasula doqon ayuu uyaanaa

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha mustaqbalka maahee waa madaxwaynaha bilaha dhaw iyo maalmaha dhaw ana 13 november 2024 ka madaxwayne cabdiraxmaan maxamed Cabdillaahi cirro iyo xukuumada cusub ee dhalandoonta 13 november 2024 iyo xisbi xaakimka cusub ee xisbiga waddani ee 13 november 2024 guul xisbiga waddani guul musharaxa madaxwaynaha iyo musharaxa madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga waddani guul shacabka dalka jamuuriyada somaliland

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka komanka bixinayaa waawada habar awal niyaw badawdii habar yoonis miyaanay komankii baran

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    KANA WAA LAGA DHEX HADLYAA MAXAA NACAS JOGAA WADANKII

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ina godanay saxiib ahaayeen

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 หลายเดือนก่อน

    wadani stop drama and fake news 😊😊Somaliland no need problems

  • @dawanprint650
    @dawanprint650 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuti waa mesha keliya ee shantii somaliyed ee midoobi lahayd kaga baxday markay ku soo biiri weyday dawladii labada gobol ee midoobay. waxaana ay ahayd somali nacayb

  • @hargeisacity8149
    @hargeisacity8149 3 หลายเดือนก่อน

    Cadawgii gudaha oo lahadlaya cadawgii dibada wali waxay iska fogonayan dadkii u codayn lahaa jabuuti Dan ayay leedahay somaliland Dan ayay leedahay

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 3 หลายเดือนก่อน

    DAMEER QAAWAN

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 หลายเดือนก่อน

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    iSMACIL CUMAR GEELE NINKA DIIDEY IN LA ICTRAFO SOMALILND DOQ0NYOW IMISAAA JABUUTU KU SIISEY

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk wlhi wa run nin hurdaa wa ninka kaa qaylisiiyay xinifow 😂

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 3 หลายเดือนก่อน

    WAAN KU FAHANEY MEEL KHALDAN AYEY KAA MARTEY SIDAANA WAXBA LUGUMA BIXIYO DAWARSIGA HORTA SOO BARO

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Mudane muuse arintan maydka waa kuceeboobay.
    Muuse hadduuciidanka qaranka rabo wuxu aaasilahaa.
    Muuse ninka faysal cabdi adeer ka uyahay maydkiisa muu aaso.
    Muuse wuxubeeniyey qaranbaarabaa .
    Muuse waa ciilqabe dalka iyo dadka walaalahaa vadawku ah.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 หลายเดือนก่อน

    Kan haddi la xidhi waayo wlhi somaliland danbe jirimeyso

  • @hadiyamohamed6794
    @hadiyamohamed6794 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkanwaanixanse

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi raadqaada ayaad tahay wali hadalkii babliga iyo gaarka ayaad is dhexdhigayso laakiin ma hadal xumid

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 หลายเดือนก่อน

    Saadanbe cirana yàan la arkin rag ka tirsanaa oo caaysya kkkkkk intuu kursigaa fuulayo ayaa ka hadhay ciro caydiisa iyo amaantiisa sxb dadkeenuna waa dhuuniquutayaal dan hunguri ku hadla kkkkkk bal Ila eega bari qaar hada ciro taageeraya oo caaysya saadanbe waa wada uf bay nu nahaye ka fadhiista masaakiinta dhibaataysan tuugyahay ururtay

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh eedadiiyeey la shsqeee hhhhh

  • @MukhtaarMaxamedmuxumed-iu7yp
    @MukhtaarMaxamedmuxumed-iu7yp 3 หลายเดือนก่อน

    Waar malaha shaxaad ayaad uga baahantay jabuuti

  • @Jscali263
    @Jscali263 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rubuu ninkaasi ku hadlayaa kulmiye dadkii wuu ka digarogteen

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunka maan arag meel cay lagu ololeeyo aan soomaliland ahayn ninka wax caayaa waa geesi

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Xinif waa fadlan ku shubo calooshu ka hadla 😂😂😂😂😂

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 หลายเดือนก่อน

    Heego ama qudhmiye ama kulmiye ama qoomuluud cidii sacabka u tumiweyda cadowgeeda weeye sixirkii ayaa heego ka burey

  • @ismaaciilcabdiraxmaansicii5987
    @ismaaciilcabdiraxmaansicii5987 3 หลายเดือนก่อน

    Viva.wﹰDani

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    shoow madaxda maamulka isaaq khadra xaayd baa doorata kkkk

  • @asmaidil1527
    @asmaidil1527 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nacaskan aad wadato ayaa baa biiyay wadanka doqonkan ma rabno uf uf adaan daacad ahay oo cabdikariin waa daacad waa geesi doqonkan aad wadato khamriga markuu ka dhamaado waalaga Kala yaaci lacagta xasan sheekh Laga Soo qaaday imisa Lagu siisay waligaa Somaliland maamuli maysid doqon yahoow

  • @Hibo-wu5ql
    @Hibo-wu5ql 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jabuuty la aanteed wanolan karnaa qanuumyoooy xaarweyne

  • @maxamuudcabdilaahi5317
    @maxamuudcabdilaahi5317 3 หลายเดือนก่อน +6

    ALLAAH KARIIM WAAR ADIGU AAMUSKAAD KU WACNAYD

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dadkiin dhadiga isaaq waa laa bartay munafaqdiin

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 หลายเดือนก่อน +3

    Askarigu ma wuxu ka mid tahay ku wadani ku dhaawayba buurti gacan libaax

  • @asmaidil1527
    @asmaidil1527 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse Somaliland oo dhan baa jecel lkn adiga afar habar awala oo aan soo irina oo khamriga caba doorkuu hore ayaay muraayadi jabtee imika madaxaa jabi imika maryuhuu tuuri arigaa kadidi

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 3 หลายเดือนก่อน

      ABARSO CIDI MA JACLA WA XARAMIN KOWA NO KENEY

  • @amounali640
    @amounali640 3 หลายเดือนก่อน +2

    Assalamu caleikum habaryaar filinkagaa jojii, halkaad joogta waa Somaliland et jabuuti maxaa. Doqonimoo weyii waxaad kuu xadleysiid. Miskiin yaa dalaas. Dawladaa jabuti maxaa keneey. Siyaasaduu meel kalee bey kuu laa gashey

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haku.waso.ruugcadaagaadsheegaysaaa

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 3 หลายเดือนก่อน +1

    madax waynuhu somaliland wa Muse Mixi

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar dadka usheeg waxa lagu dooranaay ciro

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kani muxu aha doqon abada

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 3 หลายเดือนก่อน +2

    dhidar

  • @HRU20
    @HRU20 3 หลายเดือนก่อน

    CAR XINIF, BUUNI,INA CAGA WEYNE, CUMAR SAYID IYO QAAR KALOO BADAN YAAN WADANI LAGU DHEX ARKIN KULMIYE WUU BAKHTIYEE..

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 3 หลายเดือนก่อน

    Nin 24 saac nin Qammuuyeysan ayuu toddoba sano ka agdhawaa, markaa nin Qoslaaya wax uu qaadan kari waayo ama ceeb ah ayay ula ekaantay.....!!!!.

  • @asmaidil1527
    @asmaidil1527 3 หลายเดือนก่อน

    Wadaniyow orod xamar xisbigan sikhraankaha khashiishada habo nacas waxba kuguma falayso ha fadhiiso muslimka nacasyahow maxaa. Kaagaly adigii baa talaagayda Kujira adigaa ba mayda doqoyohoow

  • @Hibo-wu5ql
    @Hibo-wu5ql 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk shaley iyada iyo qoyskeedaba wey caayayeen waar wa gabadhayadii waxna nooma tartee waa halkasey ku sharfan tahay farbuu ubaahan yahay ee uma baahna niic iyo islaan kkkk

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 3 หลายเดือนก่อน

    Baldoqonkan eega macaac iska aamus lax yahay waar sawniga laxda meel kaga dhacay

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 หลายเดือนก่อน

    habarti roobhayaa wxy mooda in ay
    habarwalba hayo lkn eedadaa somaali wxn dhib ahayn uguma fila sxb

  • @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
    @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwani waa beenaalayaal

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi waa nin inkaaran oo dabku ina sudhay reer sheekh isxaaq ahaan wuxuu sii shidnaan donaa mudo 200 sano ah

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 3 หลายเดือนก่อน

    MA ODHAN KARNO DOWLAD BAAN HAYSANAAA, MAR HADDII UU 40 MAAL MOOD UU MAYD ASKARI TALAAGAD UGU JIRO

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Bal ila-dhegaysta sida quruxda-badan ee siyaasigani wax inoogu-sheegayo iyo sida fiican ee uu inoo-hugo-tusaalaynayo. Asc