"Waxa Ii Karaama Calanka KULMIYE Oo Wakhtigiii Siilaanyo Iigu Danbeysay Inaan Maanta "Abwaan Jiheeye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 12

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mansh Allah ❤ gesi qaraan guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @csmman7052
    @csmman7052 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah abwan ismaaciil yuusuf cabdi jiheeye abwaankii abwaanada keep going

  • @Fariid
    @Fariid 3 หลายเดือนก่อน

    abwaan jeheeye mar haduu kulmiye yahay kulmiye waa kulmiye

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi geesi dhaley abwn salaan sare

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa iska Hadlow ina iggarre.
    2.0. Warkaasi xilligeedii buu ku sinaa hadda waxa laga hadlayaa waa muxuu qabtey kulmiye.
    3.0. siiraanyo tuug ilaa muuse dameer.
    4.0. Waad uska ciday mudane waxbaba maad sheegin aamus oo afkaaga xidho.
    5.0. Dalka iyo dadkuba waxay waayeen hoggaamintii daacadda iyo sinnaanta iyo caddaaladda ku shaqayn lahayd.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Taariikhqoran . Anoo 11 jirah Ayaa Sariibadi Burco Ee Isteeshka booliiska Kadambeeye Qooshshiidan La’iigadiray Intaan Soosocday Jidka aniyo Koox Caruura Nagaheleen Booliiski. Maqaaxidii Badha Badha Ninkiigaranaya Garanaaya baynaguxeraysteen illaa Labakun $2000 Laygagasoodaayey hadana Qofkii Lacagta Siinayabay Lahadheen hadana $2000 Ookale. Balaayokaqaada.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Nadiif jiheeye Nadiif allow ku dhowr geesi cadawga gudaha iyo ka dibaduba iibsan kari waayeen. Sida hebelo dhataqlayaal laysla garanayo

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 3 หลายเดือนก่อน

    Waad war ladahay ninyohow waa toostey ayaan filayaa waar kulmiye iyo somaliland wey is barteen dal iyo dad mideysan ayaa lagu wareejiyey meel ku sheega reer kulmiyow markaa kulmiye waxba uma yaalaan kulmiye badaluu

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan jiheeye wuxuu garanayaa
    Umadii la xasuuqay
    Guryahoodii la dumiyey
    Halkii snm ka dagaalantay
    Dhag xumadii iyo dulinimadii
    Markaa
    Mahadsanid mujaahid
    Abwaan jiheeye waa wax nool
    Muwaadin dhab ah geesi
    Keep going brother
    Walee wuu ku banaan yahay
    Reerka aan garanayo ee uu ka
    Dhashay iyo Somaliland ba

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 หลายเดือนก่อน

    Markii hore macalanka soomaaliyaad sidan jirtay waadigan leh maantuu gacantayda soogalaye waar dadkan kulmiye wataa soomaaliga madubay uakhriyaan waxaan maqlay hadii magaca kulmiye dub laa akhriyo magac kaluu soobaxaa imika calankii jsl ayay reer kulmiye dub uakhriyayaan xiligan

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaankii qaaliga ahaa jiheeye

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha ALLAH