RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 1 | Ep 16

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 503

  • @togdher24media18
    @togdher24media18 ปีที่แล้ว +53

    Somaliyey inankan hala dhiiri galiyo wallahi good jop

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +57

    Waa kuwaan dadkii Dhiiri-galinta &garab istaaga u baahnaa Somaliyey inanka kor u qaada..
    Thank you bro Muuqalkaga Qurxoon iyo habka soo dhabintaadu waa Cajiib👏🏼

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 ปีที่แล้ว +64

    Walee waa cajiib , thanks nin wax qabad leh ayaa tahay ❤ waa in aan diintoodii macaaned ugu yeernaa cideena marka!

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +2

      ❤️🌹

    • @DALJOOG1
      @DALJOOG1 ปีที่แล้ว +6

      Gaal mel wlba uu jogo waxa waajib ngu ah inan diinta ugu yeerno maha dadka nodhow kliya inan ugu yeerno

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +38

    Mahadsanid eedo, dadka Soomaalida way kaladhumeen sanooyinbadan kahor, waxay kabuuxaan Kenya iyo Rwanda.
    Qolada layiraahdo Borana, oo d’agence Kenya iyagana raadi eedo.
    This is Somali history….. Raadi Raadi Raadin walaalaheena.
    Qof naxriisbadan ayaatahay eedo, xita buskut ayaad caruurta usoogadey….mahadsanid eedo, meeshaada kasiiwad eedo.

    • @abdikadiryussuf6057
      @abdikadiryussuf6057 ปีที่แล้ว

      @muslimasista borana ma dumin kenya ayey dagan yihin

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad ปีที่แล้ว +1

      randile boranta wardayda munyada garaha wa dadki asalka aha ee dagana dhulka somalida waxayna hos imanijiren boqortoyadi ajuran dadka hada somalia dagan wa dad carab aha

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      ​@@ibrosshafad. Walee in aanan carab aheyn. Somaali iyo carab kala reerb adigoo mahadsan walaal.

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 ปีที่แล้ว

      Boranta miyeena oromo eheen kormee somali noqdeen🤔​@@ibrosshafad

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad ปีที่แล้ว

      @niyaaladem boranta oroma mahan ee wa dadka cushitic 1700 wixi kahoreye ayey daganayen konfurta somalia ayaga iyo wardeyda gar ahan gobalka jubada hose iyo sidokale dhulka somàlida kenya mudo ayey wada dagalamen qabiloyinka somalida ila xolohodi iyo dhulkiba lagaqabsaday sidi lo eryayna oromo logeye

  • @Boqran5
    @Boqran5 ปีที่แล้ว +61

    Wll dacwada uga faaideyso oo diinta gaarsii 😊
    Ilaahey haku amaansado meel walba aad tagto❤

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 ปีที่แล้ว +46

    Culumada Soomaalida Kenya dagan ha soo booqdaan dadkan oo ha usoo celiyaan kitaabki eey tuureen hana soo wacdiyaan si eey ugu soo laabtaan diintoodi macaaneyd.
    Gaar siiya Culumada Kenya fariintaan insha Allah

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว +4

      Culumada Soomaalidu ma laha karti iyo xirfad ay dad kale wax ugu sheegan

    • @lulali6059
      @lulali6059 5 หลายเดือนก่อน

      @@munokheerqabto5239 waa wax loo baahan yahay ineey diin tooda ku soo laabtan , in shiikhyada somaliyed ay meeshaas wacdiga gaarsiiyaan waa wax loo baahan yahay walaahi. Shiikh umul haloo sharehareeyo inshaallah wee soo noqondoonaan diintooda lakin meeshooda haku noolaadaan si ay somalinimada u balaarato.

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

      Culimadad sheeegaysa iyagan meeel u wada tukan😂😂😂😂😂

    • @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
      @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 3 หลายเดือนก่อน

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 ปีที่แล้ว +11

    Maashaa Allah, howl wayn oo qiimo badan ayaad soo qabatay keep going ❤

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy ปีที่แล้ว +11

    We really appreciate your efforts. What a great documentary 👏.

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah❤wall clipkanu aadbuu xiiso gaarah iigu leeyahay❤

  • @beerlul0
    @beerlul0 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid faysal waad ku mahadsantay diyaarinta muuqaalkan runtii waaan u baahnayn❤️🫶🏼

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +10

    War hayaay dadkan inagay inaga lumeen show😮,
    War Soomaliyeey aan walaalowno dalkeena dhisano inta kadib dadkeena inaga maqan iyo dhulalkeena inaga soo ceshano wa billahi tawfiiq❤

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 5 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely 💯💯💯

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 2 หลายเดือนก่อน

      Marabnee hanaguso celin inteeni wada joogtay baa heshiin la'e 😂😂😂 waa iga kaftan yaa inshallah

  • @kaapefx6285
    @kaapefx6285 10 หลายเดือนก่อน +5

    shantaas somali waxay ahyd inay dadkan diinta baraaan ma ahyn inay kitaab xoor noqdaan subxaanalah

  • @Adoontii-Alle
    @Adoontii-Alle 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ,Allaha soo hadeeyo inaan badnaan wnba Rabnaa Ethiopia nagu kibirtee

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Sambuo magacaas aaba somali ah❤❤❤❤❤❤❤ waa qof sanbuuro Aaba Afsomali ah ❤❤❤❤❤❤

  • @osmanmursal8082
    @osmanmursal8082 ปีที่แล้ว +3

    www brother shaqo wacan hool fiican baaad wadaaa

  • @zakiaskarofficial9407
    @zakiaskarofficial9407 ปีที่แล้ว +4

    good job brother shaqo fiican ayaad haysaa dhiiri gelin iyo taageero inta waad u qalantaa wlllka

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah, WAAN KU FARAXSANAHAY IN AAN OGADO
    RANDILE IN AY YHIIN SOMALI ASALKOODA 🎉❤

    • @kaaraa-mardha1977
      @kaaraa-mardha1977 ปีที่แล้ว

      Soomaali waa 5 Qowmiyadood midkeey galaan?

    • @mustafefaarah3285
      @mustafefaarah3285 ปีที่แล้ว

      Ujuran dhulka puntland ayay ahyd lagayaba iny halkas ahayen​@@kaaraa-mardha1977

  • @AbiyIsaCriminal
    @AbiyIsaCriminal ปีที่แล้ว +3

    Amazing content thanks for sharing

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg ปีที่แล้ว +2

    Faysal fadlan heesta dami marka la hadlayo, hadalkii iyo heestii ayaa isku dhex jira meelaha qaar thanks

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว +3

    Am so happy. As mzee said it won't take long to integrate back to somali
    Aad iyo aad an ugu farxey arintas. Waar rerkan hala gacaan gabto sii ee dinta alle uguso labtan

  • @Bk1917
    @Bk1917 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sxb wad dadaashay wax qurux badana wad so duubtay waxaan rabay inan sameeyo TH-cam channel exploration ah

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 ปีที่แล้ว +3

    Liibaax shaqa wanaagsan baad haysaa noo soo badi muuqala noocan ah

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 ปีที่แล้ว +2

    Horo u soco muuqaal quality sareeysa leh iyo muuduuc muhiim. 🎉

  • @ahmedomar5409
    @ahmedomar5409 ปีที่แล้ว +5

    Soomalida hadey dawlad xoogan lahaan laheyd dadkeeda wey isku raadin laheyd, quwad geeska africa ahna weyn noqon laheyd.

  • @HassanHirsi-q4z
    @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว +36

    The English called them Rindille, the actual tribe name came from the phrase “ Reer Diin Leh” pronounced as Rear-Dean - leh. Thus the actual name is Rerdinle. I also heard someone stating that the name came from Rerdinla’ which is antonyms of Rerdinle. Any way, Rendille are Hamitic society cousins to Somalis, Oroms, Afars and Sahos. But linguistically they are very close to Somali than any other Hamitic people.

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว +5

      Sababta aan af Ingriis ugu hal darsaday wax weeyi, amba aan is idhi dadka aan hayb wadaaga nahay ee Ooromoda, Daakiisha, Xowsaha iyo Rendilleha in ay fahmaan ee Somalilida oo Kaliya ummaan haldarsanayn. Waan kugu goobaabinayaa tacabka iyo wakhtiga aad galisay u kuur galka iyo wax ka ogaasha dhaqanka iyo asaaska reerkan Rendille.

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว

      Daakiisha waxaan u Jeeday “Danaakiisha amba Canfarta iyo Odacaliga.

    • @A...A09888
      @A...A09888 ปีที่แล้ว

      ​@mohamed_badal Commentigan wada english ah ayaan ka yaabayba malaha waad soo khaldanthy ayaa isdhahaysaa 😂
      Afkooda ayay ka faanayaan

    • @wzupppp
      @wzupppp ปีที่แล้ว +1

      they are not cousins, they are somali

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว

      @@wzupppp Rendille are not Somalis, they are Hamitic people like Somalis, Saho, Afar, Oromo Beja and they speak Cushitic language. Their DNA composition comparing to that of the Somalis is the same as those of Afar, Saho and Eastern Oromo. If you are saying that the Rendilles are Somalis, then the same can be said Somalis that Somalis are actually Rendilles.

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alaah wall xitaa qaabka aad udiyaarisay ayaa cajiib ah macal qaraamiga marka dalka aad dhaxmarayso Magicisa xataa ku dar markaad haldayso

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Waa meel foora ah hobalada dhexe ayaa laga isticmaalaa waa afsomali❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 หลายเดือนก่อน +2

    War dadkaa yaan dhaqankeena qaybta xun la gaadhsiin hooy oon qabyaalad iyo qadhmuun loo gayn
    Iyo qofba qof ka fiican .raga dumar ka wacan iyo beenahaa faafay yaan loo gayn dadka nabada ah ee dagan 😮iyo munafaqnimada somalida 😢
    Ha la gaadhsiiyo diinteena suuban ee wacan ❤

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwb maashaa Alaah hooyo Alaha ku Barakeeyo DHEH INSHA LAAH

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 5 หลายเดือนก่อน +1

    This is good job boowe 👍 guuleyso wax loo baahnaa weeye😊

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 ปีที่แล้ว +1

    Am saying much appreciated bro for your efforts to show us our Somali tribes integrated for other communities

  • @abdimuhudin5690
    @abdimuhudin5690 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah well done you doing great jobs 👍

  • @GodsaveSomalia
    @GodsaveSomalia ปีที่แล้ว +2

    Wll dedaal kaaga ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo aamiin

  • @abdifatahmohamedabdi4391
    @abdifatahmohamedabdi4391 ปีที่แล้ว +3

    saanle waaa jilib kamid ah todobada ajuuraan waxaa isku hooy ahaa saanle iyo saanlmage

  • @JJANNAHOFFICIAL
    @JJANNAHOFFICIAL ปีที่แล้ว +2

    Asc Faysal! Mashallah TH-cam videos fiicaan aya soo duubta-walee waa quurax wadankii siitahay

  • @AbdirahmanAliAdan-k3e
    @AbdirahmanAliAdan-k3e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tariikhdaa raad 👣 raaca umaada soomaliyeed ! Nice topic

  • @CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca
    @CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca 5 หลายเดือนก่อน +1

    Garanmaayo qofdhiiri galin kaamudan zxp guulayso

  • @10DAQIIQO
    @10DAQIIQO ปีที่แล้ว +20

    Ready to witness your journey of traveling and storytelling 🙏💪🏿

    • @woowe2
      @woowe2 ปีที่แล้ว +1

      Lovely

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 ปีที่แล้ว +2

      Ascwaankusalaamay

  • @YoungLeeku
    @YoungLeeku 2 หลายเดือนก่อน +2

    massia, turkana iyo baa xataa somali ah ✅🌹 dadkeena inoosoo aruuriya hayna heshiisiiyaane 😂❤

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed9681 ปีที่แล้ว +9

    Saanle waa Curudka Ajuuraan, todobada Ajuuraan.
    1. Saanle
    2. SaalaMage
    3. Toore
    4. Dhaqsoore
    5. Waaqle/Beudhaan... Maathanle/Maathiinle
    6. Walamage...
    7. Bedbeedan
    Odayga waa Abtiraday, tankale Magalada Karare ma ahan balse waa Qarare/Qaranre(magac geed) waaxa Assasay former Chief Raage(Saanle Ajuran).
    Saanle waa Ajuran. Galdeylan(Geylible) Tubcha(Weytaan/Gugundabe) Dhib Saxay(Issaq) Subeer(Ogaden)Iwd.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  ปีที่แล้ว +1

      Waxay ahaataba waxaa cad in reerkan iyo Somali meel isu galaan. Mahadsanid.
      Malmaha xiga lasoco qaybta labaad.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 ปีที่แล้ว +1

      ​@@FaysalShaik1dadkan galada wareejineyso umada kadhaaf qaf alle garanen qaf alle garanya wallo ma naqan karaane

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 ปีที่แล้ว +3

    Ajuuran hadey yihiin waxyar kajogo hiiran,shabelada,hose,dhexe,banadir waana hawiye ajuuraan

    • @Nrg-Amaar
      @Nrg-Amaar ปีที่แล้ว +2

      Ajuuran soomali, kenya ilaa itopiya ee dagaan dad yar ma ahan

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 ปีที่แล้ว +3

    aad ban u danaynayey muuqal ka hadlaya rendile THANKS SXB.

  • @abdiwahabali9601
    @abdiwahabali9601 ปีที่แล้ว +2

    Go to a place Korrr,is the city of rendille.And also kargi.

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 ปีที่แล้ว +5

    Àjuran empire once ruled all East deeper in Ethiopian & Indian Ocean islands, this people are Somalis, l found some geera people in chad & Sudan, more research is needed on this subject ,subhanallah Keep going Bro

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 ปีที่แล้ว +3

    Great job sxb halkaa ka wad shaqo adag ayaad haysaayee allaha kula garab galo

  • @gare12
    @gare12 ปีที่แล้ว +72

    IT IS TIME TO FIND OUT OUR LOST PEOPLE IN AFRICA

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 ปีที่แล้ว +9

      Maxaydin ku soo kurdhin reer diinlaha idinka bakhtiyaye waar dadka nabad galiya

    • @abdihakinahmedhassanwarfaa333
      @abdihakinahmedhassanwarfaa333 ปีที่แล้ว

      ​@@sssdddf8508kkkkk waa runtaa😅😅

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan ปีที่แล้ว +1

      wax u sheeg duli weeye. intii isku qabiilka ahayd ayaaba is dilayse dad shisheeye xaguu noogu soo wadaa@@sssdddf8508

    • @mohamedabdirizak922
      @mohamedabdirizak922 ปีที่แล้ว

      ​@@sssdddf8508 yes inagii baa is dagaalayna markasaan rabna dad inaa isku rarno

    • @abdikanimuse1307
      @abdikanimuse1307 ปีที่แล้ว +3

      anagaaba waxba hayninee ayagu nabad bay heystaan ugu yaraan

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 4 หลายเดือนก่อน +2

    Noo soo badi sxb taariiqdooda dadkaan in diinta loogu yeero waaye culumada in ay dadkaan diinta ugu yeeraan waaye culumo badan oo somaliyeed ayaa Kenya 🇰🇪 joogto sawaaxiligana aad u yaqaan hala caawiyo dadkaan oo yaan laga seexan

    • @YusufHussein-l1r
      @YusufHussein-l1r 19 วันที่ผ่านมา

      Sheegada toos inan loosoo warin ayaa laga yaaabaa

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad sooheshay dad inaga lumpy Bari hore❤ mahadsanid wall

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 ปีที่แล้ว +4

    Nin yahow horta shaqo fiican ayaad haysaa laakiin nasashadaadu wey badan tahay waxaan kaa rabnaa in dayli aan u fiirsano vidio cusub hadda weli waxaan dharareynaa in aad naga dherjiso Reer diinle weliba waxaan rabnaa in aad la sheekeysato rag iyo dumarba war ninyahow jiifka badan iska dhaaf na deeq sii sheekada aad noo bilowday waan ku salaamayaa feysal

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal. Qeybta xigta goor dhow kala soco bartaan TH-cam ka. Inshallah.

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 3 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah, allow iimaanka nagu sug. Tolow ma lagu qasbey iney diintooda ka tagan hadii ay gabdhaha rabaan, si kastey ahaataba waxey ahayd arin culus.

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah bro thank you so much for showing us this beautiful randile community

  • @ANASKHALIIF-h9p
    @ANASKHALIIF-h9p ปีที่แล้ว +1

    vedio kaa qaadaa ha qaato masha allah somali dhunty ayaka io dhulkoodaba aaso celino

  • @maryami2299
    @maryami2299 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax Waa ajuuraan tarmac Waa waxay soomaaliya ugu yar tihiin way tavern meel kala y dageen

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah video qiima leh no soobadi reer diid

  • @Filsanali-vd6zw
    @Filsanali-vd6zw ปีที่แล้ว +2

    Reendiile waxey ka soo jeedaan boqortooyadii Ajuuran empire ❤❤

  • @YoungLeeku
    @YoungLeeku 5 หลายเดือนก่อน +2

    sanbuuru ayaaba ah somali oo habarjeclo ah ✅

  • @sirajalfaqeeh
    @sirajalfaqeeh ปีที่แล้ว +1

    Waa runtiis, reendiinle waa jufo ka mida ajuuraanka somalia xitaa reendiinle wee joogaan; somalia waxaa jooga laf ajuuraan ka tirsan oo Layiraa saanle mage.
    Aniga reendiinle soomaali ajuuraan ah ayaan ku ogaa waan yaabay markaan maqlay arintaan.

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 11 หลายเดือนก่อน +1

    I want to visite rendille rumeysan waq?

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anna SOMALIA BRO❤❤❤❤❤

  • @nuurehagi418
    @nuurehagi418 ปีที่แล้ว +2

    Sc Faysal ,
    What a journey, safe trip in sha Allah.
    I just want to say faysal when you cross to Ethiopia take care some places.
    Kino Yves was robbed 3 month ago, while he was riding before he the border to kenya watch he's clip et va 68 .

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +2

    laakine ama laakinse toos ugu hadlayaa wlhi iyo haye nabad

  • @SAMATAR_BARQADLE
    @SAMATAR_BARQADLE 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bro una fanya kazi mzuri ❤your somali brother in Qatar 🇶🇦

  • @MaryanMursaljamac-pb7mc
    @MaryanMursaljamac-pb7mc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haloowa waa mgc madhibaaan niman kaan waxa cad inay Madhibaaan yihn😢

  • @GaabsheKoke
    @GaabsheKoke ปีที่แล้ว +1

    Videoga soo badi rindille sxbow

  • @fha-l4d
    @fha-l4d ปีที่แล้ว +1

    wax wanagsan aya haysa guuleyso sxb

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +1

    Meeshii. Maka soo socoten xaggas ban ka soo soconay
    Xaggee kurta ama sanka
    Somali caadi ah ku hadlayaa

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib cajiib kuwa noocan oo kale ah aya joga baadiyaha LAMU Kenya

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 ปีที่แล้ว +13

    I have schooled with Rendille.and they speak 90%somali words.❤and the girls are beautiful

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว +2

      They do not speak Somali, they speak Rendille, however. The Rendille and Somali linguages are almost about 87% comparable. When it is in writing the two nations will understand each other.

    • @beternal9611
      @beternal9611 ปีที่แล้ว

      @@HassanHirsi-q4zbro they do speak somali

    • @beternal9611
      @beternal9611 ปีที่แล้ว

      @@HassanHirsi-q4zthey literally speak 75% of somali words lmao and you’re telling me that they’re not speaking Somali?😂 stfu

    • @Somalia133
      @Somalia133 ปีที่แล้ว

      @@HassanHirsi-q4zare they Muslim brother?

    • @LerionkaLekipaika
      @LerionkaLekipaika 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@HassanHirsi-q4zpeople say its what proto somali language sounded like before Arab and Islam influences

  • @mahadmahamudhassan2478
    @mahadmahamudhassan2478 ปีที่แล้ว +1

    Somalida weligeedba waa dhaqan tuur iyo diinba subxaanallah.

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +2

    Foore somalidaba wey dhahan

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll feysal

  • @Madasha33
    @Madasha33 ปีที่แล้ว +3

    Waan kaaga mahadcelinayaa
    Muuqaalka sida aad usoo kobtay iyo xogta aan noosoo warisay waana kugu amaanayaa kuguna dhiira gelinayaa inaad halkaas kasii wado 🎉🤗

  • @abehaji4418
    @abehaji4418 ปีที่แล้ว +3

    Adiga si fiican uma wareysan waxuu yiri rendiile waa Shan qof somali ka timid sale waa ajuuraan ayuu ahaa ku yiri asigaana ka dhashay. Afarta kale xagey ka Soo jeedaan? Wareysigaaga dhameystir

  • @Apaluzaify
    @Apaluzaify หลายเดือนก่อน +1

    Wadalan Gorgate,Daraanle, Hoon, Hoonyar, (RENDIILE), waxeey u kala baxaan Malabsay iyo Negaaye. Waxaa jira nimankale oo la yiraa Gabre oo ah Beesha Sacad Reer Nimcaale( oo ayaga soo raacay Nimcale, Axmed, faarax, Kakabo, GABRE.Waxayna la dhasheen ( afrax, maxamed, Cigaal,Cabdi, Jabril). Labada qabiil waxa ay ka mid ahayeen Sanadii Ajuuran oo fidaysay saa bayna ku dhumeen.

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 ปีที่แล้ว +2

    Walaal turkaana , samburo sukayo, dhamaan utag

  • @saabir3667
    @saabir3667 ปีที่แล้ว +2

    Ciyartey ciyarayan riyo ka dhalis ba la idha waqoyiga laga ciyara

  • @iissa7685
    @iissa7685 ปีที่แล้ว +5

    Fascinating ❤😊

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 ปีที่แล้ว +3

    Oday wanaagsan oo farxaan ah weeye

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah way so islaameen kuwabadan

  • @celpecelpe6121
    @celpecelpe6121 ปีที่แล้ว +3

    Ajuuraan waa rer boqortoyo ah oo waliba halgamaaya ah wxn buug ka akhriyey iney badweynta hindiya maamuli jireen wakhtiyada qaar

  • @IbraahiimAhmed-r8k
    @IbraahiimAhmed-r8k 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beel soomali ah

  • @JeybeeSadiq
    @JeybeeSadiq ปีที่แล้ว +2

    Ma Shaa Allah Fei keep going Bro

  • @Arabfootballtv
    @Arabfootballtv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mootooyinka in lagu safraa waa halis nafeed

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 5 หลายเดือนก่อน

    Rendile is our people when go to Kenya we live with them insha allah

  • @maahirahmed7069
    @maahirahmed7069 ปีที่แล้ว +2

    Reerka uu kahadlayo waa sax ree saanle waa ajuuran ayagu saale ayay dhahen wana sidaaa

    • @cadow1424
      @cadow1424 ปีที่แล้ว

      How do you know this ?

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah

  • @maryanfarah7150
    @maryanfarah7150 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha frxani waye m.a aabehy cml ila noqday markuu dhahy somali nhy
    Waad mhdtahy abowe allah haku barakeeyo mhdsanid in badan

  • @AhmedDiiriye-gm6um
    @AhmedDiiriye-gm6um ปีที่แล้ว +4

    Oh my God a i am Somali from Somalia Randille look exactly like us

    • @xuseenibraahim6399
      @xuseenibraahim6399 ปีที่แล้ว

      Exactly 💯

    • @bettybeker
      @bettybeker ปีที่แล้ว

      And that’s why Somali mistakenly say kenya is part of Somali

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 5 หลายเดือนก่อน +1

    Very usefull vidoe

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ujuraanka somalia hal mar bey ka gureen oo la wayay the wax wax yar aya laga helaa somalia hada halka ey u gureen ayan la ya banan jiray lkn hada ayan fahmay😂

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si ปีที่แล้ว +1

    Reendile Fronttiere. Uganda, gobolka ugu koonne. Ayey degenyiin waa somali lkiin iilaahada. Biilaa diin Waaq by aaminsanyiin.dad. afsomaligii Weli fahansan. Qoraalkiisana sideena ugu dhawaaqaya. Iney somali yihiina aaminsan
    👍

  • @faarax2
    @faarax2 9 วันที่ผ่านมา +1

    wllhi waa usoo Nasasho tagaa video yadaada indhaha uroonaa😂

  • @UNIX999-n1m
    @UNIX999-n1m ปีที่แล้ว +1

    Part 4 laso dhaqso sxb

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your information

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle ปีที่แล้ว +3

    War wan ku wataa saaxiib ❤

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN ปีที่แล้ว +2

    MUUQAAL aad u muhiima reer Rendiile waa SOOMAALI asala. Qof Maay ku hadlaa iyo qof Rendille ku hadlaa kalama adka waa la wada fahmaa.

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 ปีที่แล้ว +1

    Samburu waa Habarjeclo Sanbur..

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 6 หลายเดือนก่อน +1

    walahi waa noocu aabahay iigu sheegi jiray anigo yar dadkana magacoda wuxu igu sheegi jiray reer diinle imikana waa sidiiba

  • @Mohagnito94
    @Mohagnito94 ปีที่แล้ว +2

    WHERES THIS BRO?

  • @touranis
    @touranis ปีที่แล้ว +2

    Bro kazi safi...nyumbani ni wapi