Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2024
  • waxaa booqday Aadan oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo muddo 27 sano ah ku noolaa dalka Gambia
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 467

  • @maahirahmed-yv5cb
    @maahirahmed-yv5cb 29 วันที่ผ่านมา +64

    Somalida 🇸🇴 hal sheey kama waay neeysid in ninka martida lacag lagama qaada waa dhaqan Somalida u gaar ah

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 28 วันที่ผ่านมา +3

      Carabtana way leeyihiin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 24 วันที่ผ่านมา +2

      Hadi laga qaadana wax ceeb in ay tahay shardi Ka dhigaya ma jirto ninkan maskinkaa wuxu halka U fadhiyo Wa lacag isaga ma Marti qaadin ma Marti soorin qof Iska imaaday oo wax Ka gatay aniga dhibmaleh Uma arko inad wax Ka iibiyo isaga Ayaba waraysi siiyay iyo wakhtigisa

    • @fatumoabdi5165
      @fatumoabdi5165 24 วันที่ผ่านมา +2

      Lkn dhaqankena waa ku ceeb hadii ad marti lacag ka qaadatid

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 12 วันที่ผ่านมา

      Ninkaan maskiinka lacagtiisa martinimo laguma cuni karo wll xitaa haddu kaa diido waa inaad markaa baxeysid aa siisid lacag hadiyad ah❤

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v 29 วันที่ผ่านมา +63

    Niinkan soomaaliga ah ee ku nool gambiya aad bu u dadaalaya imaankiisuna u buuxa ilaahay ha gargaro.

  • @Saadaq.Bandiiro
    @Saadaq.Bandiiro 29 วันที่ผ่านมา +199

    ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ

    • @abdihafittism9422
      @abdihafittism9422 29 วันที่ผ่านมา +2

      Isku xishood Comment gu Meeshu Ku habooyahay u adeegso
      Meelkasta Saliga Nabiga Looma Adeegsadee🤷🙅🚫

    • @MamtaazHassan
      @MamtaazHassan 29 วันที่ผ่านมา +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @SafiyaAbdulle
      @SafiyaAbdulle 29 วันที่ผ่านมา +2

      صل الله عليه وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @muhsinbazarce
      @muhsinbazarce 29 วันที่ผ่านมา +2

      scw

    • @user-ss8iw2wb7y
      @user-ss8iw2wb7y 29 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AhmedCumar-ge9jd
    @AhmedCumar-ge9jd 28 วันที่ผ่านมา +15

    Ninka la waraysanyo wa nin odaya oo fican alle haw barakeeyo tukansiga

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 29 วันที่ผ่านมา +54

    Ninkaan inoo ciyaal xamar rasmi yahay ereygaan “Dool” aan ka fahamay. Legend hore👍

    • @FootballHighlightsForYou
      @FootballHighlightsForYou 29 วันที่ผ่านมา +1

      Somali da kale dadka kale lama noolaan karaan

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x 29 วันที่ผ่านมา

      Erayga "Dool" waxaa isticmaala dadka reer Xamarka asalka ah, siiba
      eraygan waxaa loo isticmaalaa dhanka xayawaanka iyo haadda duusha.
      Dadka beeraleyda ee webiyada dega waxay aad u isticmaalaan Yaxaaska
      ku cusub ee deegaanka yimaada, oo waxay yiraahdaan Yaxaasyaal ama
      Yaxaas "Dool" ah ayaa deegaankeena soo (aasaday) ama (aa kooyay).
      Khaasatan carruurta markaan ahayn waxaan inta badan eraygan u isti-
      maali jirnay Qooleyda, oo markii aan aragno Qooley cusub oo ku soo biirtay
      kuweenii ayaan oran jirnay Qooley "Dool" ah ayaa nagu soo biirtay ama noo
      timid. Markaas waxaa la is weydiiyaa "Doolku" ma Habar baa mise Oday?
      Markii la hubsado midka uu yahay, waxaan sameyn jirnay intaan qabano
      kadibna baalasha ayaa laga tifi jirey si aysan u duulin oo aysan nooga tegin.
      CIYAAL❤QOOLEY

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 29 วันที่ผ่านมา +3

      @@FootballHighlightsForYou Dadkii ugu horeeyay ee Afrika galaa isaaq baa ugu badnaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 29 วันที่ผ่านมา

      Reer xamarka qabiil malahan. Isaaq badan baa reer xamar ah, kana rabsho yar reer waqooyiga😂😂😂​@@user-sz7sn2rv9r

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 28 วันที่ผ่านมา +1

      Ninkaan waa Raxanweyn

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 29 วันที่ผ่านมา +23

    WA.SAHAL ABDI BOULALE OO.JOOGA DUULEED KA CASIIMADA. WADANKA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
    .

  • @Udgoon754
    @Udgoon754 29 วันที่ผ่านมา +55

    Videoyada aad soogud biso waa kuwa xiiso badan wxaa ka mid ahy dadka hada kugu sobiiray👑✋🏾

    • @mustafjd.calakar7263
      @mustafjd.calakar7263 29 วันที่ผ่านมา +2

      Soo dhawaaw waxad timid meel aad wax ka Baran doontid, maalin wanagsan

  • @abd-allaahnjie7395
    @abd-allaahnjie7395 26 วันที่ผ่านมา +9

    Love from Gambia 🇬🇲 ❤❤

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed 25 วันที่ผ่านมา +4

    Af Soomaaliga qaar oo meeshaan walaalaha qaar ay qorayaan waxaa loo maleeyaa Chinese. Bur burka dadka ayaa keeney in Af soomaali Chinese la moodo in walaalaha qaar soo qoraan.

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 24 วันที่ผ่านมา

      Burburka maxay tahay😂 waxaanu wax ku baranay qajajac,
      Anigaygaan hada wax soo qoraya xattaa school waligay magalin,
      Youtupe kaan wax ka bartay, oo aan ka cayr-cayr saday habka somaliga loo qoro😂
      I.a Youtupe ka xatta english ka ayaan ka bartay,
      Youtupe ka ayaana hada ka bartaa waxyaale kale oo dheeri ah
      Waxaa ku tilmaami karaa waxbarasho free ah oo ilaahy isiiyay,😂
      Markaa marka aan helno dawlad bixiso adeeg waxbarasho oo free ah ayaanu kawada baxayna baahida aqoonta🤔
      I.a

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 29 วันที่ผ่านมา +32

    Hala garab qabto Walaalkeen. Wuxuu noqon doonaa meel ey Soomaalidu ku hirato.

  • @sirkiraamaabtidoon
    @sirkiraamaabtidoon 29 วันที่ผ่านมา +73

    Somalida wa dad inta badan is gacan qabto walaken hdi 20 kun o qof min hal dolar ugu deewo hdi la heli laha asne wax bey u qaban laheed dad kane wax kama dhibyen horamar ayuna sameen lahaa

    • @aadamisports446
      @aadamisports446 29 วันที่ผ่านมา +8

      Waxaan qalbiga ku haayay ayaad ka hadashay Mahadsanid. Aniga diyaar ayaan la ahay in intaas ka badan Inshaa Allaah.

    • @ramaamofarah8967
      @ramaamofarah8967 29 วันที่ผ่านมา +4

      Exactly 😢 you are right ✅ let's give a hand ✋

    • @katimahhaji2054
      @katimahhaji2054 28 วันที่ผ่านมา

      Aniga waxan isbaranay lamaane reer Gambiya ah. Waa dad aad u fiican. Waxa yaab leh ninka wuxu sheegaa in asalkoodu qabiilkiisu la soo jeedo Soomaali

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 25 วันที่ผ่านมา

      Good idea

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 24 วันที่ผ่านมา

      Ninkan gacan qabashada U baahan dad Aya Ku dhaliilaya Martida ayu wax Ka iibiyay in U lacag ka qaadana ma ahayn leh

  • @muslimahsista
    @muslimahsista 25 วันที่ผ่านมา +7

    Gambia oo afafbadan oo kaladuwan leh, ayaa umadooda hishiyaan, oo nabad kujoogaan, Ma Sha ALLAAH
    Soomaaliya-na dadka waa iskuaf iyo dhaqan balse ma hishiyaan, xaasid iskuyihiin. Waa cajiib iyo doqonimo.
    Mahadsanidiin

  • @taajir_
    @taajir_ 29 วันที่ผ่านมา +17

    Aduunka waddankaad doonto tag qof Soomaaliya oo ganacsanaya waad ku arki. Dadkeenu waa cajiib runtii.

    • @osmanabdi729
      @osmanabdi729 25 วันที่ผ่านมา

      Dalka malawi ayaan socdaal kumaray hal qof oo somali ah kumaan arag inkasto laleyhay mid baa meherad kulaha lakinse aanan arag

  • @Zaeralhram
    @Zaeralhram 29 วันที่ผ่านมา +13

    Geedi sahan runtii Waxaad kamid dadka aaadka u yar oo soo gudbiya content nadiifa somaalida dhexdeeeda waxaana kugu bogaadinaya inaad horay u socoto runtii muuqaalladaada waxbadan ayaan ka faaidaa haday noqoto wadamada dhaqamadooda iyo dadkooda waad mahadsantahy sxp maxamuud

  • @lamin8271
    @lamin8271 29 วันที่ผ่านมา +13

    My country smiling coast of African 'Gambia

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 29 วันที่ผ่านมา +40

    Somalia 🇸🇴 caday dhulka hooyo qaliga kufaan Somalia ❤🇸🇴

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 29 วันที่ผ่านมา +1

      so caday waa maxay?

    • @Rahmah-Mercy
      @Rahmah-Mercy 28 วันที่ผ่านมา +1

      @@user-sz7sn2rv9r Soomaalida soo qaxday dhulka hooyo ee qaaliga ku faana amuu ka wadaa.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 28 วันที่ผ่านมา

      @@Rahmah-Mercy waa laga yaabaa kkkkkkkkkkk

    • @user-hj7ed6zh4z
      @user-hj7ed6zh4z 28 วันที่ผ่านมา

      dhulkeenii hooyo waa fiic naan lahayd in lagu xasilooo lagu faano laakiiin bahalaaa ka taliya shacabka somaliyeeed na isma caawiyaan . 😢😢

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 29 วันที่ผ่านมา +9

    Gambiyanku waa dad degan wanaagsan rag badan ayaan saxibo kala ahay weliba qol wada jiifnaa xiligan alle haku sharfo

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 28 วันที่ผ่านมา

      Xaged ku noshihiiin mida kle muslimin miyaa

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 28 วันที่ผ่านมา

      Sengal wa muslimin ya ku r

    • @MohamedAbdi-nk7gs
      @MohamedAbdi-nk7gs 28 วันที่ผ่านมา

      @@maproukamahamed4464haa kulli muslim weeye gambiysnka 98%

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@maproukamahamed4464haa wa dal Muslim ☪️ sxp

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@maproukamahamed4464100%10 wa Muslim ☪️ dalku Gambia 🇬🇲

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 29 วันที่ผ่านมา +20

    👏👏Waa Nin Qalbi Wanaagsan 🥰👏 Runtii

  • @user-jm1cw8bj2w
    @user-jm1cw8bj2w 29 วันที่ผ่านมา +24

    We are everywhere in this world 🌍..UN means somali people

    • @muslimahsista
      @muslimahsista 25 วันที่ผ่านมา

      Ma Sha ALLAAH, Haa waa runta.
      Waxaa uguwacan iney dadka wadanka Soomaaliya katagaan, waa alsheydaamadi oo umadda qarxiyaan, waalina dadka kurideen, wadankana dibdhigeen.

  • @mohamedosmaan5999
    @mohamedosmaan5999 29 วันที่ผ่านมา +6

    Nin dagan weeye amazing person ❤

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e 29 วันที่ผ่านมา +10

    masha allah walaaalkeena nuurka allaha usaaro ganacsigiisa ilxun kuma aragto walaal qaali ah

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 29 วันที่ผ่านมา +5

    Asc wrx wb geedi sahan.aduun cajiib eh Gambian ka waxay iska dhiibaan Canada markey dalkooda joogaan gabdhaha si fiican uma xijaabna.magaladaan an deganahay Toronto Soomalida ay dhex degaan sidenana waa u xijaaban yihiin ragoodana salaad kasta misajidka ay ku duktaan iyagoo qamiis ama dharkooda hidaha iyo dhaqanka wata......Geedo sahan jzkl khair maalinba meel baad riyo nagu geysaa♥♥♥♥♥♥

  • @IbrahimHagle
    @IbrahimHagle 29 วันที่ผ่านมา +9

    Good job Best Somali youtuber Traveler.

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 29 วันที่ผ่านมา +4

    "NIMAAN TALIN JIRIN MARKUU TALIYO, NIMAAN TEGI JIRIN AYAA TAGA"maahmaah..

  • @yousufhabib7532
    @yousufhabib7532 27 วันที่ผ่านมา +3

    Aadan Qof degen aqoon weyn ayaan u leeyahay ilaahey haku barakeeyo dukaanka iyo xaaskaada

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 29 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah Keep going bro 🙏

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 29 วันที่ผ่านมา +15

    Somalidu inay aduuunka ku kala dhunto ayaan ka baqanaya inagoo 4 qof ah ayaan aduunka oo dhan kala suganahay

    • @muslimahsista
      @muslimahsista 25 วันที่ผ่านมา +1

      Marka kahortaga alsheydaamadi oo umadda qarxiyaan waalina kurideen, wadankana dibdhigeen, qabyaalada qurunkana kusocdaan, kuwaas oo habaarqabooyinka ah, waa in wadanka Soomaaliya lagaxaaqo, si ay soomaalida nabad kujoogaan.

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 13 วันที่ผ่านมา

    Somaliya see ugu noqonee Habargidir aa saqiirada giwracaysa e . Naago aa wax dilooyaaan Somalia Allaha unaxariisto

  • @mohammednoorabdiburalle2921
    @mohammednoorabdiburalle2921 29 วันที่ผ่านมา +7

    Somali io sooryo waa wada dhasheen.❤🎉

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 29 วันที่ผ่านมา +12

    Waa nin ku banjaray Africa da G/beed weli waxuu xasuusan yahay berigii colaadaha qabaliga ah dalka ka dhacayeen. Allaw soo Ururi somaalida .

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 28 วันที่ผ่านมา +1

      Ma hada nabad tahay

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 24 วันที่ผ่านมา +1

      Meel loo soo aruuro ma jirto. Odayga ha soo lug gooyn sxb.

    • @mameali1627
      @mameali1627 2 วันที่ผ่านมา

      Somalia wax la dago maha ma hada nabad jirta marka

  • @abancadevlogsandvideos5002
    @abancadevlogsandvideos5002 29 วันที่ผ่านมา +5

    abtigey masha Allah abti aadan waqti waaye wlhi waa uxiiise

  • @user-xx2ex2nj8f
    @user-xx2ex2nj8f 24 วันที่ผ่านมา

    Masha allah one day I will coming to visit my Somali brothers insha allah, from France.

  • @maxamedsamajecele1726
    @maxamedsamajecele1726 29 วันที่ผ่านมา +3

    Geedi sahan waxan kurajeyna inaad noqoto youtube ka ugu weyn ee somali leedahay mustaqbalka meel sare adoo gaaray ilaahey hanatuso guuleyso sxb

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid GEEDI SAHAN

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 29 วันที่ผ่านมา +4

    Manshalaah ❤❤❤ wa barnmijayo fiican

  • @user-ft1yn1sw4e
    @user-ft1yn1sw4e 29 วันที่ผ่านมา +23

    Masha allah aadan nagu sodhawey Gambia 🇬🇲 wan sosocona from South Africa 🇿🇦

    • @user-lj1mv6ji4l
      @user-lj1mv6ji4l 29 วันที่ผ่านมา +6

      South Africa wadan maaaahe wll Gambia aaaaa dhaaanta

    • @user-ff2gb9nx1v
      @user-ff2gb9nx1v 29 วันที่ผ่านมา +3

      Taaga dulkeena hooyo

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 29 วันที่ผ่านมา +1

      Oo maxaa yaal gaambiya luqad English maa lagaga hadla

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 29 วันที่ผ่านมา +2

      Haddii aad Gambia ka dooranayso South Africa waxaad tahay nin Mugdi ku beddeshay iftiin! South Africa waxaan kamid ahaa dadkii ugu horreeyey ee galay 94kii, kana dhoofay 98kii, mana jiro waddan aan ku doorsan lahaa!

    • @SomaliAbdi18
      @SomaliAbdi18 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-ex9qq4bs9iwaa tahriiibee 😂

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah sxb geedi

  • @abdirashidcuraagte546
    @abdirashidcuraagte546 27 วันที่ผ่านมา +1

    Best TH-camr

  • @elias-kw4we
    @elias-kw4we 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allah horay u soco sxb

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid geedi sahan.

  • @AbdullahiOsman-cn1fr
    @AbdullahiOsman-cn1fr 28 วันที่ผ่านมา +1

    Geedi Sagan You’re Great Gentleman Alaha Ku Xafido Aniga Iyo Reerkeygaba Waan Ku Daawanaa

  • @xawom3016
    @xawom3016 2 วันที่ผ่านมา

    Mashlh geedi waa nin culus alaha barakeeyo dhamaan tiin

  • @arbash6667
    @arbash6667 29 วันที่ผ่านมา +6

    Gambia xitaa majoogtiin oo isagaba 2 million jogan

  • @11naa44
    @11naa44 29 วันที่ผ่านมา +11

    Ninkan xagee ka heshay

  • @mameali1627
    @mameali1627 2 วันที่ผ่านมา

    MzhLa ninkan ganacsigisa Alaha u barakeyo Geedi sahan Legend video yadada wa kuwa aad u xiso badaN wa kugu so biiraY i love gambia inan imaado ayan rajeynaa mahadsanid wll

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi 29 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 27 วันที่ผ่านมา +2

    Woow mashallah Gambia is beautiful countrie inchallah i going to see well done I am from Djibouti living in London but now my children grow up is better to go back in Africa because Somalia is not safe 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲I speak French fluently read and write

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 25 วันที่ผ่านมา

      Can you not go to djabouti for the children

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 29 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah,masha Allah.

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 29 วันที่ผ่านมา

    Keep going brother geedi sahan

  • @maxa_cade10
    @maxa_cade10 29 วันที่ผ่านมา +1

    My fav TH-camr geedi sahan m.a wll mcn hormar wacan❤

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 29 วันที่ผ่านมา

    Keep going geedi❤

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 29 วันที่ผ่านมา +4

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ah u barakeeyo cimrigiisa iyo caafimaadkiisa iyo ganacsigiisa

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 29 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Allah

  • @nuradinmusa5234
    @nuradinmusa5234 27 วันที่ผ่านมา +1

    Somalidu meel kasta way ka dhacday,masha Allah

  • @mrnobody3714
    @mrnobody3714 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah walal gedi walalkan ano so bandhigtay waxo i jeclisiyay afka somaliga mansha Allah qabil maleh lahjedna maleh o waxoyahay lama fahmi Karo wonderful 💖

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 25 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleeyso aden insha alaah ganacsi baraara leh

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 29 วันที่ผ่านมา +1

    Masha’Allah.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 28 วันที่ผ่านมา +1

    gaambiyaanku waa dad wanaagsan deris baan qurbaha kula noqdey waa dad fiican❤❤❤

  • @Turbulence2027
    @Turbulence2027 27 วันที่ผ่านมา

    Top notch content 🎉

  • @IdrissAhmed-kc1nx
    @IdrissAhmed-kc1nx 29 วันที่ผ่านมา

    Masha alah alahakubarakeeyo tukankaga

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 29 วันที่ผ่านมา +1

    Super

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 29 วันที่ผ่านมา +3

    Geedi Sahan I am Coming for Six Months of Veasibility Study. I am Coming from far away Melbourne Australia

  • @Warka_isii
    @Warka_isii 29 วันที่ผ่านมา +14

    Masha allah aadan Ibrahim adana Gambia 🇬🇲

  • @cabdiqanifarah1
    @cabdiqanifarah1 23 วันที่ผ่านมา

    Manshalaah waa nin wanaagsan ilaahay ha barakeeyo

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 29 วันที่ผ่านมา +1

    masha allaah waa nin qalbi wanaagsan balse duruuftu ciishay

  • @Nadiifosman
    @Nadiifosman 29 วันที่ผ่านมา +7

    Dadkeena meel walba waa joogaan ilaaheey hana barakeeyo

    • @SSS78781
      @SSS78781 25 วันที่ผ่านมา

      ❤❤amiin

  • @user-qp1iz5oq9b
    @user-qp1iz5oq9b 28 วันที่ผ่านมา

    Macha Allah Ninkan misan culus , Allah ubarakeeyo Ganacsiga iyo Family ga

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 29 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah waa runtiis walaalkaas somaliyeed, east and west home is best

  • @bondheere..s
    @bondheere..s 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks bro

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 19 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah isaga maskin ah ilaahow ugargaar dadka wanaagsan wada kana noo soo celi❤🇸🇴

  • @user-tm2oh4ot5y
    @user-tm2oh4ot5y 26 วันที่ผ่านมา

    Best somali youtuber
    #Geedisahan

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 20 วันที่ผ่านมา

    Manshalah

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 29 วันที่ผ่านมา +3

    Geedi Sahan ku soco, nin culus, raggeediii. Adiga lee waaye iyo camera-daada...

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 29 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah

  • @saafidmohamed1794
    @saafidmohamed1794 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wow😮

  • @muslimahsista
    @muslimahsista 25 วันที่ผ่านมา

    Ma Sha ALLAAH, BaarakAllahu Feekum adiga iyo ehelkaaga, dadaalkaaga meesha ka siiwad walaal….meel amaan ah oo shaqooyinka leh ayaa qofwaliba raba in u kunoolaado, ee qof raba meel maalinkasta laqarxinaayo (soomaaliya) oo dadbadana qarxyada kuwasheen, qof raba maleh eh.
    Mahadsanidiin, G.S. Somali Traveler 👍

  • @mohmedmojesto4185
    @mohmedmojesto4185 29 วันที่ผ่านมา +3

    Geedi sahan salaan sare adiga iyo aadanba guul ayaan idiin rajaynayaa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 29 วันที่ผ่านมา +2

    GEEDDI SAHAN ALLAAAH HANNOO KAA XAFIDO SOOMAALI URURIYE TAARIIKH RAADIYE WAXTAR WEYN AYAAD DADKAAGA U LEEDAHAY MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH QAYRKAA DHALLINYARADII KU LE'EKAYD WAAD DHAAFTAY SIDA GEEDKA DHAMASKU DHIRTA KALE U DHEER YAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibraahimibraahimKarkar
    @ibraahimibraahimKarkar 29 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @TheWacan
    @TheWacan 26 วันที่ผ่านมา +1

    So lovely mashaalah tabaraklah ... but as somali people, we are in every where in the world, which can lead to losing our roots easily 😊

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 26 วันที่ผ่านมา

    Thanks boss

  • @KamalMaalim
    @KamalMaalim 29 วันที่ผ่านมา +1

    Maashallah aadan gambia ❤❤❤😊😊😊

  • @omarisemohamud4183
    @omarisemohamud4183 29 วันที่ผ่านมา +1

    First viewer❤

  • @munir69420
    @munir69420 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Somali is everywhere

    • @user-lh1jl1bq7p
      @user-lh1jl1bq7p 24 วันที่ผ่านมา

      Of course 😂😂😂 where you live ? China or Russia

  • @AbdirashidAbdi-uu8zf
    @AbdirashidAbdi-uu8zf 29 วันที่ผ่านมา +5

    Viva Africa
    Gambia
    Gabon

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 29 วันที่ผ่านมา +1

    Nice 👍🏾

  • @AdamMohamed-dc2cu
    @AdamMohamed-dc2cu 29 วันที่ผ่านมา +1

    maansha alllaah

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 25 วันที่ผ่านมา +1

    Somali dhaqan aan lagu gaadhy ilahy hibo usiiyey waa jeeb furnaanta
    Bal eeg waxy iski hystaan ana bixinaya iyo mayee aniga masha allah intas cid inagu gaarto ma jirto

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y 29 วันที่ผ่านมา +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sudiboy1
      @sudiboy1 14 วันที่ผ่านมา +1

      scw❤

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 29 วันที่ผ่านมา +5

    Sxb markan hada masar timaado waxan kaa codsana inad soo booqato maheradeyda waxan kuleyahay laba dukaan mid hilib ah iyo supermarket Mahadsanid bro

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 26 วันที่ผ่านมา +1

      Mashaa Allaah. Xageed ka dagan tahay Masar. Midda kale waxaa ladhahaa Masar lagama Shaqeysan karo marka arin aan jirin miyaa?.

    • @somalidahoreofficial1056
      @somalidahoreofficial1056 26 วันที่ผ่านมา

      @@hafsaali4297 wll waa lagashaqeysta koley wax dhiba kalama kulmin alx waxan deganahay nasar city hi Al ashir

  • @HANADCALI0
    @HANADCALI0 29 วันที่ผ่านมา +2

    KEEP GRINGO SXB QALI

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 29 วันที่ผ่านมา

    Masha allah geedisahan wariyaha wareego

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 28 วันที่ผ่านมา

    Nice

  • @abdirashidcuraagte546
    @abdirashidcuraagte546 27 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah Soomaalidu daafaha dunida way joogaan wayna ka ganacsadaan

  • @abdikafiosman8034
    @abdikafiosman8034 29 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaa qosol leh ina lala yaabo Soomaali ku nool dal kale oo Afrika ah, balse ay caadi tahay Soomaali Ustaraaliya jooga!

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d 26 วันที่ผ่านมา

    Mashalah Geedi Sahan somaalida meel kastay jogaan nabar inshalah

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah 😍

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 27 วันที่ผ่านมา +1

    Geedi Şahan 🇬🇲 miyaad tagtay ? Guuleyso 👏🎉. Wiil dhalinyaro ah very active ah baad tahay. Ma Sha Allah.