Sharaf-daradooda Cagjar wax moodey!!. Waxay ahayd in ay ka degaan Addis haddii ay yihiin dad han iyo hiigsi leh. Kuwan waxay u diri lahaayeen badhasaabka Hargeysa ama GABILEY iyo Maayarka Gabiley!!. Maanta nimankaa wasiirada sheeganayey heerkoodu wuxuu ahaa heer badhasaab.
MUSSE BIXI FOREVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA
Muuse bixi lion of the Africa
No I'm the 🦁 of African
MUSE . HERO OF SOMALILAND
Wᴀx ɢᴀʀᴀᴅᴏᴡᴡᴡ❤❤
Dawladi mouse kama danbeyn🎉🎉
Qaranki meeyay? Muusu racay.
Ninka habar jeclow in adiga madx weyne lahaa dhigo ayaad uficneyd lajan ❤❤❤🇱🇷
Musse biixi abdi masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallaa Arab geesiyaal ila dhalashay❤❤
Muuse Biixi waa la taabay ❤❤❤❤
WARIDAAD WAA. HALEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaaliland Wlhi dib ayey usocotaa
Reefasbay gashay soomaaha😅😅😅😅
Anga oo ha rer samtar waan tuurnay .calnkii cagjar
Durtaba Somaliland way u ooyey saa Mw Muse bixi cabdi halyeyga Qaranka . Adeer Mw Musow hanaga dheeraan aabo ❤🎉😂
Dirawalkii muuse biixi wuu soo diiday 😂😂😂😂😂😂😂 ciyaalka
Dirawalkii muuse wax bilaa qab ah ayuu arkay
Boqortooyo sare hore usoco brother ❤🎉❤🎉❤❤
😂😂😂😂😂😂😂 ciro qaranka iskaga tag ducaanu lu raacinayna weliba jilicsan
You are right. Wadani let us down
Giise waridaad guul arab
Lax walba shililkay is dhigto ayaa lagu gawracaa 😢😢😢😢😢😢 sad for somalilanders!!!!!
Yes laxwaliba shilinkay isdhigtaa laguqalaa😅😅😮😮
Waridaad tv qaran ,
Nin qaran .
Run sheeg badthy wlee xaaji waridadaw Arab huwnati meel Ayey saareen
Madaxweyne Muse bixi cabdi gesii qaran we miss you ❤❤❤❤❤
Waa ruta walhi ❤❤❤❤❤
Waridad guul baan ku rajaynayaa ❤❤❤❤
Dowladan ciro ilaahay haynaga soo gaadho ishalah
Allah u jira somaliland insha Allah ha xafidee❤🤍💚
Waar yaa waridaad dawlada Somaliland 34 sano ayay soo jeeday way qaadira baxaysa 5 tan sano EE ciro
Waa may
Adeer Muuse Bixi Abdi he is hero of Somaliland well done 💚💚❤️❤️🤍🤍💪💪
❤❤way way somaliland masidasaudanbaysay diglamasigimiyurda maxadhacay rershekh isxaaq.muse kamaydanbay
Waridaad samaliland muse ayay racday ilahay iyo shabaka ayaa u maqan mantaba waxa logi yedhaya mamul gobaled waridaad wadanka u gurmo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wadaani wake up and take care of the Country as quickly as possible before thinks get out if control.
Isbedel doonkii ma sidanaa !!!!!
😅😅😅😅😅😂😂😂
wll samir 20 cisho la iskuma badalee somali bilaa samir😢😢
Waba la dulqadane matida lalayay muxu uga hadli layahay mdx waynuhu@@HassanHaybe-j1l
@@HassanHaybe-j1loo wll maxaynu samisamirnaa maah maahbaa tidhaa biyahaan Hortooda arko dabadooduna waa huubo hada talaabadii ugu horeeyay waxaloo diray badhasaabkii jigjiga ee xasuuqayay maatada
NO NO SHICIBKU HA KU QASBO INUU DHAMAYSTIRO HESHIISKII IYO INAANU XIDHIIDH LA YEELAN CADAWGA SOMALILAND INTAAN HOG KU DHICIN RAGOW TASHADA😢😢
Hadaba inuu kabaxay waxa cadayn kuugu filan dhaqdhaqaaqa ciidan ee kasocda deegaanka oo badhasaabkii jigjiga joogay wuxu arkay cirro iyo abay inaanay gacansaar lahayn halkuu markii heshiiska lasaxeexay isagoo abay kabaqaya waakii dhaantada utumayay muuse😅😅
Waa runtaa halýay Muuse biixi taariikhdàa xusi doonta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashn. allaah muuse biixi qoodh bu ahaa meeshii waay waalatay
Mashaallah
💚Soomoaliland 🤍Allow dhowr❤
Walashay waa dhulbahante waa jaamac siyaad bakhti siibakhtiya adaa lagaa hayaa
TAASI WAA SALEELO WAXA KADARAN WAXA SOOSOCDA WAAYO MAXAABIISTII LAGA QABTAY DAYUUS PLUS WAXA LAGUSOO XIDHAY SOOMAALILAAN MAALIN DHOWBAA LASII DAYNAYAA ISAGOO NIIKINAYA ILAYN HANKII SOOMAALILAAN WAAKA HALKAA MARAYEE😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢
Watdaadow mustafe inadeer ka xashood wa seedigay ❤❤👍
Ma dhagar qabe ayaad leedahay waa seedi
maansha alaah
Wlhi wax laga xumaato nin dilay maatadaadii
Alle uwada naxariisto Aaaaaaamin Aaaaaaamin yaa rabi 🤲
Dawladi ma jrte huwan adoomadeedii iyo ictisaam ayaa ka dhex toostey
Dawarsadii ugu weynaa ee abid aan arko
Allaah ha unaxaristo dadkii la xasuuqay ma iloobi doono sidaa loo galay dadkii masakinta shicibka loo laayey 😢😢dacawaley 💔
Wax lagu ilaawo waa laga laayay gelinkii dambe ayaa gam laga dhigay dayuus plus iyo waxay wateen
Geesi geesi dhalay waridaad
Ilaahaw Muuse Nooso Celi Waanu ku tawnay adoon weli begin.
Hakuwaso
Xaqiiq 💯
S N M 🩸🩸🩸 lsaaqa muuse Biixl Somaliland' kulmlye 🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule muuse geeei 🦁👍👍👍👍
Qarankii waxa uu raacay cabdi naasir buuni
Sharaf-daradooda Cagjar wax moodey!!. Waxay ahayd in ay ka degaan Addis haddii ay yihiin dad han iyo hiigsi leh. Kuwan waxay u diri lahaayeen badhasaabka Hargeysa ama GABILEY iyo Maayarka Gabiley!!. Maanta nimankaa wasiirada sheeganayey heerkoodu wuxuu ahaa heer badhasaab.
iigadaa waaranka haygu dhaqdhaqaajiin wll .waxasoosocda ayaa daran hadaan siidan waxlagabeedeliin
Waridaad libaax,Muuse halyay qaran oo taariikhda galay.
War idaaday sxb waftigu wuxu la kulmay jananka boliska ee federalka iyo jananka bariga ITOOBIYA ee federalka
kuwaan waxba fahmin… tani waa cadeys in ay Somaliland dib ugu noqotay MoU. Abiy wuxuu ku soo diray eygiisa cagjar.
Waa kaa isbadelkii… wax ku fala!
Halkii qaranka laga dhisilahaa albeerkoooyin la seexdo ayay dhisayaan xukuumadani
Maanta uma baahnin in aynu is eedayno. Aynu waaqaca wajahno saban colaadeed baa lagalaye isaaq waa in shilin haduu haysto uu hub soo siistaa heegana galaa
Ma hadaad ogataay wasiirkii madaxtoyada ayuu udiray ina cagjar🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ciiro madaxweynaha Yusra harti 🤬🤬🤬🤬
Ha kaxumaan waa wadani
Nolow mujahid muse bihi
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡 my brother, you are one in 1 million🫡🫡🫡🫡🤣🤣🤣🤣🤣
Dalkii seexday wlhi waad iga qoslisay waridaad TV
Xukumada ciiro wa yusra harti huuwan 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
Ilaahow nasoo toosi😅😅😅😅 kan mucaarid ayuu ku wacnaa
mucaafidnimada maba ugu baxdo😅
Qosol igu hadhin dalkiiseexday
Halkaa kagahay waad saxsantahay zxb waridaadow
alla laydh weynaa maxaa somaliland bahdil kudhacay xasuuqiiba tan ayaa kadaran
Beryahan maceydaa isaq Baa irarqadi ka gashay😂😂😂😂😂
Very true. Maxaa u geeyey argagaxida dadkoodii xasooqay inay la kulmaan. Sorry Somaliland.
Qarankii wala bahdiley😂😂😂
Isbadal doonayaashii maye ciil Allah idin bad 60 sano ayey dib inoo celiyeen
Waridad edo muuse loo darsay
Asc wardaad❤👍
Anuu waxaan kula talin lahaa madax wayno ciro
Inuu ka dhigto lataliye ubaxle iyo waridaad iyo xaaji basar
Waa halyayo qaran
Dabagale waa geesi, karti iyo codkar ba leh. Lkn waxaa yar ee dhikuran ee la socdey ayaa hadalka ka dhabqinaya!!
inuu raacaba may ahayn
Khadar waa wax Xool ku waynaaday. Waligii meel Guuli taalo muu arag. Akhas. Waxa Maama Malyuun u eeg.
Hayaay! Aar bal wax ula hadh 😂
Misgiinoow
Ethopiya ayaaa ciyaaray wax badan oo aanad ogayn.
Muuse dhul iyo Bad ayuu siiyay Ethopiya.
Waaa la ruxayay.
Maanta waaa maalin kale.
Ethopiya way ka baxday wixii uu Muuse saxeexay..
Shaqadana waxa loo xilsaaray Mutafa Cagjar.
Ruuuuunta kkkkkkkkkk kusoco 👍👍👍👍👍👍
Muuse biixi Hero
Hala tageero dawlada somaliland they are Not good poloticians abtiyal😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
Muse biixi abdi hildiid lion 🦁
Shacbigii somaliland now wakaa xisbigii wadani qarankii hoos udhigay markuu meeqaamkii somaliland hoos geeyey. deegaanka somalida ethiopia
Hambalyo CagJar = Diplomacy Qawiiyee😂😂😂
Manshallah MBC
Anaga ka daran oo doranay Huurdaye😊😊😊😊
That's true
wllhi waridaad waa imtaxaan😂😂
MUUSE MERKUU CAGJAR LA LUGAYNYO MUUSE AFKUU TAGYAA WAXUU LEEYAHEY HODHODHOO
Suudhki Lagu khasaaray.
Khadar bajaaj beerka caaro ku jartay kkkk
Muuse❤
Meeeeeee
Siyasadi ciro waa saqiidey baahdilka deey niman talin jiirin hadu kuu taaliyo waa nooca kuwaan dowlad walaahi maa wadikaran siyasadi waaye kuu saqiideen xaata maa baa garanayan diplomasiyade Waar jahilin yahahaye. Cawanti. Laa tashada deska tuug cada gaa waan arkayna inaydan waaxba wadi kariin ee 😡😡😡😡😡😡😡😡
Akhas suudhadh hudhaydha ayaa loo xidhay dadkii la xasuuqay 💔
😂😂😂😂😂😂😂😂Ictiraaf na majiro wlhi
ACUUDU BILLAAHI MINA SHEYDAANI RAJIIM SOMALIDI MA IYAGA ISDILAYA MEEL WALBA. EHTIOPIA WAA NOO SOO SOCOTAA. WAR SOMALIYEE QURAANKA AKHRISTA WAXAANI WAA SIXIR.
Muse tag qalbiga ha laga reebay.😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waar ugu dhaar slland way jirta Muse wuu tagay
SHEYDAAN MUUSE AYAAD AMAANEYSAA
Adèer Ciro waa madax wayne cusub markaa madax waynaheena khalad malaha
😂😂😂
Miyaanu ku qosolna mise waanu ka naxnaa
شر البلية ما يضحك
Way inacebeyen wlhy
MashAllah