RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 2 | Ep 17

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #kenya #somaliland #somali #somalia #djibouti #ethiopia #adventure #africa #travel #automobile

ความคิดเห็น • 316

  • @aminahassan1421
    @aminahassan1421 9 หลายเดือนก่อน +52

    Faysal mahadsanid ninyow dad kaas hadaysan muslim ahayn ka faa iidayso oo diinta Islaamka ugu yeer❤

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 9 หลายเดือนก่อน +2

      kkkkkk miskiinah waar dadka kala baro huunno

    • @masodberlin3043
      @masodberlin3043 8 หลายเดือนก่อน

      Dinta Islamka Ugo subxana Allah, alhamdu lillah ina Muslim nahnay

    • @Animx185
      @Animx185 13 วันที่ผ่านมา

      Maxaa jiro ​@@ainanshedayr7569

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 9 หลายเดือนก่อน +37

    As a southern somali boy I don’t even need translation to understand what the old man saying, coz their dialect resembles Somali Gare

    • @ibrosshafad
      @ibrosshafad 9 หลายเดือนก่อน +1

      Especially wamo people

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad 9 หลายเดือนก่อน +2

      Absolutely correct.he is speaking mahaw

    • @mohamedabdulaahi3027
      @mohamedabdulaahi3027 9 หลายเดือนก่อน +2

      lkn aniga somaliga uu odayga ku hadlaayo si fican ufahma reer muqdisho neh wan ahay

    • @musebixisaylici-pf1oy
      @musebixisaylici-pf1oy 9 หลายเดือนก่อน

      Walal garr manay somali ahayn ma afkalee leeyihin

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@musebixisaylici-pf1oyHaa afkle kuhadlaan.

  • @AhmedAli-dr4sl
    @AhmedAli-dr4sl 9 หลายเดือนก่อน +17

    war dadkaan waa dad somaliya oo naga dhumay wll adigana shaqo fiican ayaad qabatay kaliya dadkan waxa kadhina qof adiga oo kale ah oo warbixin kakeena muuaqalo kalena waan ka sugeyna insha Allah 🥰👏

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 9 หลายเดือนก่อน +21

    Maasha Allaah waa ku qanacnay qeybta labaad welina waxaan rajeyneynaa inaad ka sameyso dhowr video ah waayo soomaalida aad bay ugu jahawareersan tahay somaali iyo Rendiile marka ka sameey ilaa dhowor flog sidoo kalena la soo sheekeyso gabdhaha iyo hooyooyinka iy guud ahaan dhallinyarada iyo xaaladaha ay haatan ku sugan yihiin Mahadsanid

  • @abdiwahabali9601
    @abdiwahabali9601 9 หลายเดือนก่อน +26

    Legend ,please write abook about this history .We will attend the luncheon of it.

    • @kofimask9420
      @kofimask9420 9 หลายเดือนก่อน

      Wlh waa sax wan gadan lahayn si an u barano dadki naga lumay😮

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 8 หลายเดือนก่อน +7

    Asaalam aleykum bro all videos i left feedback positive

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  8 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks bro 🙏

  • @somalidentist4131
    @somalidentist4131 9 หลายเดือนก่อน +27

    You deserve more than million bro, dont get tired ever, You'll reach your goals soon.

  • @somandafricaweareone
    @somandafricaweareone 9 หลายเดือนก่อน +6

    Dadkan wa iska cadahay iney somali yihiin weyna ogyihin sidokale wey ogolyihin ashahadada ina lowada qabto waye good job faysal

  • @raxmaabdullahi3579
    @raxmaabdullahi3579 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ask Walale Faisal noo soo badi dadka waa dad Somali ah way naga dhumeen dhiiga waa cajiib waaba iska jeclahay ayga iyo Masayda Somali ayay u egyihiin siiba randiilaha waaba somali faysaloo ilaaheey haku xafido❤

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 9 หลายเดือนก่อน +8

    Oo kuwani somali caadi ah bay ku hadlayaan alla waa dad inaga lumay..

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 9 หลายเดือนก่อน +5

    Jazaakalaah sxb shaqa culus baa soomliad u ahaysa danjire qarsoon baad taahay keep going.

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah tabarakalah I share with my family and friends 😊😊😊

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hala soo habsaamin Qaybta kale zxp hore usoco zxp insha all dhawaan 100k wadgaadhey

  • @ina_cadceed
    @ina_cadceed 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ilaahay ha soo hanuuniyo islaamka ha ku arsaaqo 😢

  • @IsmailAbdi-hz6st
    @IsmailAbdi-hz6st 14 วันที่ผ่านมา

    Si aad u wanaagsan ayaa sameeyay.aad baad u mahadsantahay walaal ❤❤

  • @omarahmed-jl4hz
    @omarahmed-jl4hz 9 หลายเดือนก่อน +2

    Faysal Walakeey horay usoco....This is very interesting reerkani waa Somali...

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah mahadsanid wlhi samigeey FAYSAL Waa taarikh loo baahnaa waxaa sugnaaba waa part3 💪💪🇸🇴👏

  • @abdinaasirbidde6369
    @abdinaasirbidde6369 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa ayaan ayeeyday weydiiyey ayeeyo mxaa madhibaanka loo faquuqaa kadib Bay igu dhahdy ayeeyo wxaynu ahayn sagaal wiil oo walaalo ah kadib ayaa abaari dhacdy kadib neef bakhti ah ayeey 5 cuneen afarna waa diiday sidaas ayaa loo takooray malaha labada sheeko waa is leeyihiin ❤

  • @omarmoallin5488
    @omarmoallin5488 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal wallahi bro videogaada maanta lee arkay waana ka helay. You are amazing person and I really love watching your videos. Kheyr badan

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 9 หลายเดือนก่อน +5

    That was wonderful

  • @abdiladif5321
    @abdiladif5321 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha allaah akhiii hawl lo baahnaa ayaad noo qabatay. Billion subscribers ayaad uwapanta mahadsanid❤

  • @ismailibrahim9308
    @ismailibrahim9308 9 หลายเดือนก่อน +1

    from the day i watched ur video in turkana i am a fan of this channel u deserve millions go foward don't stop it

  • @mahadmahad35
    @mahadmahad35 9 หลายเดือนก่อน +3

    War sxb safar salaama, Ilaahay djibouti hakugu nabad geeyo.

  • @walaalkaacaawijizakalahuqe8408
    @walaalkaacaawijizakalahuqe8408 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaaah war saxiiboow video waa nagu yareeysay ee dhaqamadooda kasoo waran meeqo qoos waaye

  • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
    @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 9 หลายเดือนก่อน +12

    Rendile is part of lost sanle clan of the Ajuuran tribe that ruled Horn of Africa 🌍 since 12th century and distengrated at the end of 17th century after the fall of Ajuuran Empire 🇧🇹 🇧🇹 🇧🇹

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 9 หลายเดือนก่อน

      Benta joji dagothia fai waya

    • @mohamedjaamacvivaajuuraane3465
      @mohamedjaamacvivaajuuraane3465 9 หลายเดือนก่อน

      Rendiles said they belong to the sanle clan of the Ajuuran tribe, they know about and we know about it very vividly, incase you have any query go ask them why they never said they belonged to fai, fai is only known within wajir county only not internationally like the Royal Ajuuran Empire that ruled Horn of Africa since 12th century

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedjaamacvivaajuuraane3465 i guess an ajuran people told them or brainwashed them. Anyway i have nothing against ajiran they are somali brothers. But this rediles are fai reror gedi. Gedi meaning those who like to travel. And redile means almost same thing. But not sure if they are mix fai and ajuran🤷🏻

  • @leilaabdi6177
    @leilaabdi6177 9 หลายเดือนก่อน +2

    Feysal nosoceli dadkan ajuraan 👑 boqortoy❤❤❤

  • @DABCI
    @DABCI 9 หลายเดือนก่อน +1

    You deserve my subscription. Faysal adiga laftaada afsomaliga ayaa kugu yar, maxaa yeelay inta badan waxay kuhadlayaan waa afsoomaali oo kaliya midmid ayaad kaqabanaysaa. Sida kale maasha Allah. Taariikh sheeko aan kuhayay ayaad noo soo cadaysay. Khayr Allahaa kusiiyo. Dadkaan waa in loo tagaa oo ladhax dagaa oo diinta si aadaab ah loogu soo celiyaa.

  • @SaleebaanMaxamuud-c5j
    @SaleebaanMaxamuud-c5j 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah dadkaas hala islaamiyo waa dadkeenee

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 9 หลายเดือนก่อน +12

    Waxan maqli jirray dadkaas baqti cuneen waa midgaan waa dadkii la cunsurayya oo fogaaaday sorry reerdiinle ❤

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 9 หลายเดือนก่อน +1

      wllo walaahi waa run basn is iri faquuqu dhibku leyahay day sorry walaahi dadkeeni heer waxay gareen ay diinta ka baxaan

  • @sayid5352
    @sayid5352 9 หลายเดือนก่อน +2

    wiilka ha iska dawanina 100k garsiya

  • @muktaarahmed7280
    @muktaarahmed7280 16 วันที่ผ่านมา

    Waa' aan kenya jogay waxaan maqli jiray rendile waa qomiyada bdn o isku tagay waxaan kamida umad bdn o somali ah ileen waa run somali africa o dhan meel walba way joogan ayago sidaan u dhumay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 หลายเดือนก่อน

    Faysal mahadsanid wlle

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 9 หลายเดือนก่อน +2

    👍 they are somalis it's just a matter of distancing from their ancestral land

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid faysal shaqo fiican ayaad haysaa❤❤❤❤❤

  • @osmanmursal8082
    @osmanmursal8082 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ciyaartan ee ciyaarayaan waxaa ladhahaa godgodey gidirta wlhi anadoo yar baa hooyo nabartay god walbo afar dhagax baa lagaliyaa kadib baa lawo qof isku baxdaa qof walbo saf buu leeyahay qabiilkaan rendile in uu somaliya shaki kuma jiro feysl sxb aad iyo aad baa umahadsantahy

  • @xayaadmalpohmalpoh635
    @xayaadmalpohmalpoh635 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo faysal hory usco vedo hda isoo gaadhay wa somali la cunseryey 😢

  • @ridwanxaaji7903
    @ridwanxaaji7903 9 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaamijkan waan ubaahanahay ee noosoo badi wll waad aragtaa siday dadku kuula socdaan yacni waa wax ay danaynayaan

  • @01faisall
    @01faisall 9 หลายเดือนก่อน +3

    To be honest they speaking perfect Somali accents better then the host guy Faisal lol there accents are typical southern accent from Mogadishu

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 9 หลายเดือนก่อน +1

    Luuqaddan lagu turjumayaa ma sawaaxili baa ?

  • @abuyusufadow1644
    @abuyusufadow1644 9 หลายเดือนก่อน +3

    Abti wa Hooya oo naslih kulaha

  • @AbdimalikKhalif-lj8ov
    @AbdimalikKhalif-lj8ov 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bro I am watch from garisa bashal keep going sxb

  • @gesimatomatacho963
    @gesimatomatacho963 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wazee wa kwetu bna ♥️♥️

  • @aminahassan1421
    @aminahassan1421 9 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkaan hada ma muslimiinbaa mise

  • @kadiyedaily
    @kadiyedaily 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep Going walaal waa macduuc loo baahnaa

  • @omaryussuf9862
    @omaryussuf9862 หลายเดือนก่อน +1

    Muusiga wallahi ayaad kuweeysa 10 subscribers ITTAQILLAH HAQA QADRIHI

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa barnaamij fiican oo quruxbadan waxaa odhan lahaa wakhti yara kordhi waa barnaamij xiiso leh sxb mahadsanid

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sificwn bay sameeyen maabta sida mid gaha aya loo gumaysan laha mid gaha aya bakhti cunay awoow god mantana wala gumaysta

  • @ahmedelmi9365
    @ahmedelmi9365 9 หลายเดือนก่อน +2

    Good job bro

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 9 หลายเดือนก่อน +1

    walaalkiis caaawa waa kaa faaideysay wax fiican aaaa qabatay ilaah ha ku xafido

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 9 หลายเดือนก่อน +4

    TOLKA SOO CADHA CELI WAA AJUURAANKII LAYSUGU
    TAGAY EE BOQORTOOYADII
    OLOL DIINLE MARKII LAJABIYEY AYEY CADHOODEEN INLA RARTO
    AYEY DIIDEEN WAANAY GUUREEN GOB JABTAY

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 13 วันที่ผ่านมา

    Maaymaay ayeey u egyihiin

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas waxaa uu ku hadlay waan maqlayaa afkoda waa afsomaali

  • @HoyoShugri
    @HoyoShugri 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah wllo shaqo fiican ayad hesa lkn naga dhaaf heesta plz

  • @OmarKahem
    @OmarKahem 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa reer doono waa mareexaan

  • @SheekeyeSharmaarke
    @SheekeyeSharmaarke 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qaybta sadexaad diinta iyo dhaqanka weydii

  • @hastobroto-s4i
    @hastobroto-s4i 6 หลายเดือนก่อน +1

    thanks for sharing

  • @juuwaryele
    @juuwaryele 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allah afkooda maymayga ayuu saaid ugu ig yahay away rerkaas ka mid yihiin Waleee waa soomaali la dhumwy 😮

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp east Africa oo dhan aaba qabsan karnaa, dadkaas waa inaa diinta soo galinaa.

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 9 หลายเดือนก่อน +2

    La soo dhaqso sxp

  • @ashaa.mohamud4752
    @ashaa.mohamud4752 9 หลายเดือนก่อน +1

    War Habaryarta baa hoop naast, la ah

  • @saabir3667
    @saabir3667 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaartan waqooyiga laga ciyara waxa la idhaa riyo ka dhalis saalada geelaa lagu ciyaaraa

  • @mohamedabdullah3235
    @mohamedabdullah3235 9 หลายเดือนก่อน +2

    Bro wa dadaashey In ay diinta islaamka qaataan makala hadashey

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad u mahad santahay sxb dadal kaaga aad wadid

  • @thelkbashir1977
    @thelkbashir1977 9 หลายเดือนก่อน +1

    Very interesting Mahadsanid brother

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 12 วันที่ผ่านมา

    Waa 5 qabil uu somali

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa somali ee walal afsomali kula hadal si fiican baad isku fahmi laheydeen kswahali maxaad ugula gadleysaa

  • @mmc241
    @mmc241 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nin wangsan baad tahay. Shaqo fiicn ayad haysa guulayso taarikhdan wax fiican kasoo samee

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 9 หลายเดือนก่อน +2

    Tariikhda somalida way shegaan qolo bakhti cuntey oo la takoorey kuwaasay ku jireen baan umalayn

  • @samadams-sh6fs
    @samadams-sh6fs 9 หลายเดือนก่อน +1


    Travelhybrid ❤
    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 9 หลายเดือนก่อน

    MASHALAH FAISAL SOMALIA DHAB AAD TAHAY TARIIQDA KU XUSEYSA SOMALIA BADAN OO NAGA MAQAN BAA JIRTA SOO RAADI SXB FAISAL MAHADSANID ❤😊😊

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah waa wll samalia ❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkaan wafdi wayn oo fhaqan abwano iyo culuma leh halo diro see dhan walba wax loga ogaado umadnimada somaliyed ee ay jacelyiheen lagusoo celiyo

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 9 หลายเดือนก่อน +3

    MUUQAALKAAN rendiile waa gaabanya walaal. Wlh xiiso dheer leeya. fadlan siday u ciidaan sideey u ducaystaan sideey wiilasha u gutaan soo baar waxaan maqlay xitaa inay 2 ciidood leeyihiin. Meesheey ku tukadaana dhajaan Masjid.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +2

      Qaybta sadaxaad kaga bogo jawaabta suaashaada. Goor dhow.

  • @sali3492
    @sali3492 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee Waa Soomaali lumay

  • @hayam4675
    @hayam4675 7 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbi inuu soo hadeeyo u duceeya waa Soomali dhaba bal qosolka iyo fadhiga uun daya

  • @abdikhayrmusa2366
    @abdikhayrmusa2366 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc reer diinle waa darood waliba waa majerteen

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 9 หลายเดือนก่อน +2

    War sxb dacwada ka gudo toowxiidka oqabo

  • @Banooda
    @Banooda 9 หลายเดือนก่อน +2

    Reedile magaca waxoo u dhawyahay magaca rasmiga rahaweyn oo ah Reewing Rahaweyn magacoda rasmiga af maay waa Reewing oo loola jeedo reer weyn reedile reewing magaca isku eg luqadoda waa sida af garre dabare tuni jiido!

  • @isseb6289
    @isseb6289 9 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka la dhaho bakhti bey cuneen waa dadk gabooyaha iyo ma dhibaanka . Sheekdasna somaliya waa ka jirtaa .

  • @HassanSunni
    @HassanSunni 9 หลายเดือนก่อน +15

    Hi Faisal, thank you for this content. I really appreciate your efforts. I've always wanted to learn more about this trip. I would love to explore that place with you. I'll send you a private message.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน

      Alright brother. God willing.

    • @מוחמד45
      @מוחמד45 9 หลายเดือนก่อน +1

      Not somali 😂😂

    • @HassanSunni
      @HassanSunni 9 หลายเดือนก่อน

      @@מוחמד45 WAA AJUURAAN ASALKOODA SIDA LA SHEEGAY.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน

    Reerdiid iga dhah...ileen dalkoodii iyo diintoodii bay diideena oo tuureyna

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nimanka diinta hala baro,oo xoog hala saro si dhaqanki somali u bartaan

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ka faa'iiday in Reerka Sambuur ee habar jeclo in qabiilkoodii joogo kenya.

  • @bashirhussein9652
    @bashirhussein9652 2 หลายเดือนก่อน

    I can see sir leyunga. Oodhigaas iyo aniga haal meelah baan kawadha shaqeeyni. I worked with that old man. He is an excellent leader.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waana ajuuraan boqortooyadii Soomalida ugu faca wayneed

  • @cwaliaxmed435
    @cwaliaxmed435 9 หลายเดือนก่อน +2

    walal wadankay dagaan dad kaan barnaamijkaan soobadi xiiso buuleeyahay walal

  • @khadiirweli7797
    @khadiirweli7797 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xaga tirada isku mid ayaynu nahey redille ayaan maqley ee bal sida ay wax u tirsadaan weydii

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi Samburu Waan Arkay Somalina waan Arkay ,Reer Dinle Wa Laga Dareema In Samburu iyo Somali Dhigooda Leeyihiin

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 9 หลายเดือนก่อน +1

    maseyda xitaa nefka marku ka dhinto wey cuni jireen hada ma aqaan hada sawaxili bey gursaden qaar wey badalmen timihii iyo sankii

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 9 หลายเดือนก่อน

    Reer Iidle weeye Cidagale ah

  • @mohamedabiibmohamoud1759
    @mohamedabiibmohamoud1759 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abudwaq My Home

  • @MohamudAhmed2126
    @MohamudAhmed2126 10 วันที่ผ่านมา

    Xooga ayaga ka mida somalia ha la keeno 😢

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abti waa hooyo aan Nas lahayn

  • @MaanKeey-v6s
    @MaanKeey-v6s 9 หลายเดือนก่อน +2

    Part 3 kasoo samee

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +1

      Coming soon.

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa illeen raggan ma dhibaan ka la dhaho intoodii kale oo guudhay weeye niman ku sheekadii bakhti ayuu cunay ayaa kasoo baxday meeshiiye wayna u muuqaal eg yihiin raggoodii hore ee ugaarsan jiray sidaan ayay u egaayeen intan la reer magaaloobin

  • @fadumoduran7331
    @fadumoduran7331 9 หลายเดือนก่อน +2

    Xalqoyin kale ka so same

  • @Dooliga
    @Dooliga 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekada Bakhtiga la cunay; Qabail kale oo somalied ayaa lagu lifaaqaa isla markaana lagu takora ilaa hada waxa kamid ah qabiiladaas sida Madhibaanka/Midgaanka. Arintaasi oon sax ahayn xitaa hadii ay dhacday Waa Wax jira Taariikhda Somalida iyo Shekeyinkeedana runtii ku xardhan siqaldana loo isticmaalay. Laakin dadkaani waa Somali aan biyo ismarin boowe

  • @mmaster6845
    @mmaster6845 9 หลายเดือนก่อน +5

    U should try to speak to Them in somali not swahili you could understand Them more

  • @lulali8651
    @lulali8651 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwii isku afka ahaa oo isku diinta ahaa baa is dhameeyey ,kuwo dhumay oonan aqoon maxad u raadraadineeyeesaan.

  • @amranhappyamranhappy280
    @amranhappyamranhappy280 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walalahen waan dulminey 😢 Xuduuda haloo furo Sorry Reer Rendilla😢

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  9 หลายเดือนก่อน +1

      Dulmiga caalamka ka jira mayara.