@@hunnugumti3281 dhamaanteenba caafimaadku waa qaaliye lkn ogow in ay laba barbar jireen ka waqooyiga afrika iyo ka bariga afrika maad ka warhaysaa tuwaarig magaca la yidhaa wali inuu jiro waqooyiga maya miyaad ogtahay in heesaha hiddaha u ah iyo kuwa waqoiyigu isku mid yihiin sida heerin maahee markaa afkoodu waa kushitic la soco.
Wax aan islahayn ayaad isku daraysaa. Twaariq Somali maaha qabiilkooda waxa la yidhaa Shanqeeti waxay kasoo jeedaan Madina Al Munawara culimoebadan oo taariikh hore ku leh ayaa jirta iminka Madina oon beri ka shaqayn jiray waxay leeyihiin xaafado u gaar ah waxa loo yaqaan Shanqeeti labiskaa ay Muritania ku istcmaalaan ayey Madina ku isticmaalaan ta kale Amazeequ Carab maaha waxay taariikhda hore kasoo haajireen Yurub waxa kale oo loo yaqaan Barber waxay ku badan yihiin Algeria, Morocco cadad yar ayaa dega waxay leeyihiin luqad u gaar ah laakiin way Carabobeen badan koodu.
Hore u soco
Maashaa allaah
masha allh
Waxwalbo Somali hakusheegina please 🙏
Kkk waar waa carab.
Soomaalida waa dad wareersan, xita waxayihiin mayaqanaan, qabiil ookeliya yaqaanaan.
Hadda qabiil cusub rabaan iney dadkale ubixiyaan oo ay dhahaan waa soomaali🤔😂
Maaha carab waa amazigheen afkoodu waa afro asiatic waliba bahda kushitic ah 2000 oo sano ka hor ciise waxay dagi jireen xeebaha badda cas dadka geeska ee xeebaha waqtigaas barbar ayaa la odhan jirey oo aan isla ahayn sidaas ogow.
Waad mahadsantahay wll taariikhada aad noo soo gudbisay awgeed.
Haa
Walal مفردك ,طوارق، وطارق wana lagala jeeda guureynta ama dheelmadka lakin jacaan kii طريق ahay mahaan
Walaal somalidu ma is qarshaan waxa yeelay tutsi waa somali somali manihin ma dhahaan sidaa ogtahay afkoodi daqankoodi diintoodi wey luntay balse abtiriskooda ma lumin markaa cidee na sheegan ma sheegano.
Waa muslim hadana waxay dumarkoodu la seexdaan ninka ay ka helaan marka ay xafladaha ciyaarta leeyihiin. Soomaali ma aha.😂
Asc m.a 🎉🎉😢😢😢😢
Anigu waxaan ku arkay dalka chad dad la yiraahdo quraani oo ku abtirsada garre soomaali
Tuwaariq waagey jidhey soomaaliba ma jirin anaa tuwaariq lumey weeye soomaalida dheh
Xagee ay Soomaali kaha eegyihiin?
❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaad ka shakeysey xidhinka raga iyo dumarka
Dawariq ama berber ama toirec wa daad asal ahan uu dhashay cadan
Cadan ma tii yaman ayaad kawadaa waxaasi waa sheeko carbeed
Dhaqan Dayuusnimo ah weeye oo Diinta Islaamka xiriirvlalahayn
Diinta islaamka waa kaa badiyaan lkn diintu islaamku carab noqo maaha waa kitaabka quraanka.
Waan ku faraxsanahay hadaad oga badoso diinta,
Shut up adigu wahaabi gang ayaad tahay
@@Maeyann9 caqligaagu waa kaas aan waxba ku jirin.
Digaagu wax la cuno maaha, anagoo habaryoonis ahba digaaga ma cuno, hilibka dhabarka ma cuno, nin digaag cunay waa nin xaar cunay, anoo maalin meel maraya baan xaako dhulka ku tufay, kadib digaagad meesha maraysay baan maalintaa baa xaakadii cuntay, maalintaasaan beed iyo digaag iri wax la cuno maaha
sxn Amaaziq/Barbar iyo Dawaariq isku mid iyo asal midna ma aha waa laba qowmiyadood oo kala duwan
Ana ah ina dawaariq.
SOOMAALI MAAHA
Saaxiib magaca soomaali ma jirin markii ay deganaayeen xeebaha waqooyi ee soomaliland.
Ilaahey haa ku caafiyo
@@hunnugumti3281 dhamaanteenba caafimaadku waa qaaliye lkn ogow in ay laba barbar jireen ka waqooyiga afrika iyo ka bariga afrika maad ka warhaysaa tuwaarig magaca la yidhaa wali inuu jiro waqooyiga maya miyaad ogtahay in heesaha hiddaha u ah iyo kuwa waqoiyigu isku mid yihiin sida heerin maahee markaa afkoodu waa kushitic la soco.
Waa soomali
😅😮
Dawaariqdu waa amaziiq ama berbers.
War dadka magaca haka haleeyne taarikh dheh yaahuu horta soomaalida afxumaa qaarkood malaha soomaliya maahan
Wax aan islahayn ayaad isku daraysaa. Twaariq Somali maaha qabiilkooda waxa la yidhaa Shanqeeti waxay kasoo jeedaan Madina Al Munawara culimoebadan oo taariikh hore ku leh ayaa jirta iminka Madina oon beri ka shaqayn jiray waxay leeyihiin xaafado u gaar ah waxa loo yaqaan Shanqeeti labiskaa ay Muritania ku istcmaalaan ayey Madina ku isticmaalaan ta kale Amazeequ Carab maaha waxay taariikhda hore kasoo haajireen Yurub waxa kale oo loo yaqaan Barber waxay ku badan yihiin Algeria, Morocco cadad yar ayaa dega waxay leeyihiin luqad u gaar ah laakiin way Carabobeen badan koodu.
Waryaa benta daa kuwani somaliya uu ma eeko
Wixii qurux ah oodhan ma soomaaliba ? 🤔🤣🤣🤣
Somalida wey shabahaan weliba Isaaq iyo Daarood
Kkkkkk waxay u eg yihiin Ilmo doofaarleey iyo dhal eeyaadkaad tilmaantay
Waali cas😂
Walaal jiifo uma hadli kartid ee naftaada ka hadal
Waxyaabo badan baa ka qaldan dhanka diinta islamka oo loo baahan yahay in loo saxo.
Kuwi lahubay Ayaaba laheshisin kari la’yhye kuwa kle xagee usoo wadda 😂
Sowda hilaac way riyoonayaan maalin dhawayd waxaan arkay qaar leh gypsy gu waa soonaali
Inteee joogan
Dadkan Somali shaqo iskumalahan Somali waa habashi dadkana waa dadcarbeed
Xabashi hilibka kheyriinka cunoo urayo Soomaali ma ahan Soomaali waa Soomaali
Waali cas 😂
Waxaa tahay baro marka hore
Waali cas😂
Waabeen tiis
Sheeko