Vlog Safar Hargeisa to Dubai 😍

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 51

  • @suadhussein9562
    @suadhussein9562 3 วันที่ผ่านมา +3

    Alle anigo nabada ha kusoceliyo fatima reerkana alle ha barakeeyo Amin ❤❤

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 3 วันที่ผ่านมา +3

    Alle SWT ha kuu fududeeyo ❤🎉habo mcn Safarka

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha Allah ukhti ilahey haku soo samo celiyo ado nabad qabo iyo awlaadado nabad qabto aamiin

  • @faatii333
    @faatii333 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha alaah safar salaama

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 2 วันที่ผ่านมา +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❣️🌹🤍💚❤️🙏امين امين امين يا اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah qali inanta allaah haw barakeeyo guuurgeeda cusub msha allah

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah hambalyo ayan idin leyahay aroos qeyr qaba habo macanto allaha kuso nabad celiyo

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah

  • @arwamustapha8969
    @arwamustapha8969 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah hnblyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah Tabarakallah !!!!!!! nagu salaan hargeyssa please... from saylac city

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ilahay ilahay ha ku soo nabad celiyo ❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 3 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 3 วันที่ผ่านมา +2

    Mashalah walaalo nabadkusoonoqo inshallah arooska inanta aanhabada unahay nadaawadsii haday macquul tahay❤❤

  • @MohammedAhmed-lm1vm
    @MohammedAhmed-lm1vm วันที่ผ่านมา

    Mashallaha

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aroosyada wadamada Carabta lama Duubo haweenka waa laga xishoodaa,waana ceeb in qof ku wax kastaba duubo,waxaan u sheegayaa dadka leh soo duub Xaflada Arooska

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y 3 วันที่ผ่านมา +1

    waanu ku tebnay qaali cimriga iyo caafimaadka ale hakuu barakeeyo

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah waa ku xiisnay waa ku tabnay abaayo fadumo Allaha ku xafido
    ❤❤❤❤

  • @user-fp3sn8kt9l
    @user-fp3sn8kt9l 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allah wllo inan qalbi wanaagsan rabbi haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maashalah❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAHU MABAARIK WADANKEENA MAHADA RABI BAA ISKA LEH ALLXAMDULILLAA

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin Allahu ma amiiiiiin❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha kusoonabad celiyo awoodaada insha allaah

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah tabarakalah indr huteel ka magacii indr magaciisa noo soo dhig

  • @user-us1pb4yw6v
    @user-us1pb4yw6v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah❤ alah hakudayo❤❤❤❤

  • @user-jj5dq9pi2k
    @user-jj5dq9pi2k 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah allaha ku xafido abayo ❤

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wll alle hakuso nabad celiyO ❤ayaantan wanu ku tabnay

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur วันที่ผ่านมา

    Rabbi hakuu fududeeyo hawla dhamaantood Edo .

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc habo macan waa ku salmye congratulations 🎉 on u niece wedding day mashah allahii mubrack waa uh so duceyna habo gurmee so nuqaw niysa chanell ka qesas ka ku xiriin nahay waa ku xisanahy fatima muna channel come safely Insha allahii i hope to see u soon Insha allahii headii Allahey idmaw waa la gareye doona inshah allahii headii Allahey idmaw .

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @user-oc5bd5gq1d
    @user-oc5bd5gq1d 3 วันที่ผ่านมา +1

    Alle hakuu xifidiyo amiiiiiiin

  • @mohamedsuleiman2072
    @mohamedsuleiman2072 2 วันที่ผ่านมา +1

    Safar wacan , hudheelka magaciisa noo sheeg

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 วันที่ผ่านมา +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahimaahmedomar6337
    @rahimaahmedomar6337 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wallshy qalii guulayso

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah sister happy to see you ❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah maskaxdayda hada isweydinay beryahan fatima mad arkin wan ku radiyet video iga so hor baxay masha Allah hadad nabad qabtin ( masha Allah aroskanq Allah barakeeyo Allaahuma amiin)❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 วันที่ผ่านมา

    I love travel. Lkn ma aqaan sababta!

  • @umuyusra1112
    @umuyusra1112 3 วันที่ผ่านมา +1

    Habo ma ku arki karaa dubai ayaa joogaa please

  • @FatimaAbdirizak-mh9jn
    @FatimaAbdirizak-mh9jn 3 วันที่ผ่านมา +1

    Fatima Qisooyinki Dikriga waan u xiisay ee noo soo celi xabiibti.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 วันที่ผ่านมา +1

    SAFAR SALAAMA❤❤

  • @user-qk1vh4ek2j
    @user-qk1vh4ek2j 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi wan iswaydiyay tolow fatima muna maxa kudhacay Alle nabad hakugu geeyo hana kugu soo celiyo

  • @ubahyusuf3340
    @ubahyusuf3340 3 วันที่ผ่านมา +1

    London baad u socota safe trip

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t 2 วันที่ผ่านมา

    Safar salaama🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pc4dt2gy5b
    @user-pc4dt2gy5b 3 วันที่ผ่านมา +1

    Qali wanu kutabnay wllhi xagay kadhacday ayan islahaa

  • @ahlaamabdi3192
    @ahlaamabdi3192 3 วันที่ผ่านมา +1

    Caruurti xagaad kaga timi

  • @zainabg979
    @zainabg979 3 วันที่ผ่านมา +1

    Fadumo muna safarsalaama xbbti

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 วันที่ผ่านมา

    Fatima muna muna waan kuu xiisnay rntii safar salama walal

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 3 วันที่ผ่านมา +1

    Treanka laracaa ku jaban

  • @mohamedsuleiman2072
    @mohamedsuleiman2072 3 วันที่ผ่านมา +1

    Salaamu Lahaina calayka
    Hudheelka magaciisa walaal noo sheeg

  • @mohammedabdirashed2718
    @mohammedabdirashed2718 วันที่ผ่านมา

    Hotel name