Qiso murugo, Gocasho iyo Xasuus xanuun badan 💔 😭

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 20

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah wll jasakumullahu khayr wll

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 8 วันที่ผ่านมา +2

    Salaamu caleykum w. w
    Ilaahay ha ku barakeeyo wll
    Jaza aka Allaahu kheyraa

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 8 วันที่ผ่านมา +2

    Asc walal xagey kalaso xariiri kara qiso Ayan kula wadagilaha

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 วันที่ผ่านมา +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaAbdillaahi-lt7mn
    @HamdaAbdillaahi-lt7mn 3 วันที่ผ่านมา

    Bishan bishdi waxan ku dawan jiray anigu xald murgo ku jira aad ula nool murugo Alxmdulah ilahay wu i badaly hada wan farxsnhy ilahay ingu samo sanado kale u qurux badan in an halkan ka wad socono walal xilyda aad ban ku dawn jiray wan nafsi jiray qof kaste oo Muslim Allah ha gergero ya umati ducada badiya ilahay wu ino dhawyahy niyada fur ilahay ducda u iga aqbal man ihi sheekhd ilahay barya

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 6 วันที่ผ่านมา

    Wlhy waaso maray dhibato.mida ugu xun lkn alxamdulilah markan
    Bartay saliga nabiga ayey iga baday murugadi inkasto.xasuusto lkn waalidkay ima dhibaten
    عليه صلاة وصلام

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 8 วันที่ผ่านมา +2

    Muna walaal qaali wan ku salaamay
    Yeelaa wuu ilaawaa layeelaase ma ilaabo
    Waa xaqiiqa inuu raad ku reebok caruurta cayda carada waalidka iyadoo aynan ka aheyn naceyb iu nacaya ilmahaa

  • @XaawoYabarow-je4yt
    @XaawoYabarow-je4yt 8 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah abayo ilahey ha ku xafido

  • @user-oy8kt5ud6s
    @user-oy8kt5ud6s 8 วันที่ผ่านมา

    A.s.c walaal

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah waanku salaamay inbadan

  • @user-uy5gc9fx1e
    @user-uy5gc9fx1e 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 3 วันที่ผ่านมา

    asc walalo xagen kala soxarira

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 7 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll haa wan dawadey

  • @user-jp2ps3by8g
    @user-jp2ps3by8g 7 วันที่ผ่านมา

    🥰🥰

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 8 วันที่ผ่านมา

    Walaalka ma noo sheegi ka raa in uu dhega ad kaa mar kii uu yaraa aad ayaan u daneeynayaa sababta

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 8 วันที่ผ่านมา +1

    Anigaa qisaan kuu hayaa numberkada isoo dir wll

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 8 วันที่ผ่านมา

    Dhaliisha caaydaawa dhaanta😂😂

  • @fali8070
    @fali8070 8 วันที่ผ่านมา

    Magaciis chanalkaa kale

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 8 วันที่ผ่านมา +2

    Walhi waxaad jira waalid caay caruurta siiiba hab lah iygoo sharaftood meel kaga dhacaaya hadlka doqon baad tahy waxa uu noqonyaa waxa dhow 😢😢😢