ความคิดเห็น •

  • @haldhaa8238
    @haldhaa8238 15 วันที่ผ่านมา +85

    Waligey intaan Nairobi jogay ma arkin qof daacad ah lkn maanta waxan qirayaa iney Ayaan qof daacad ah qalbi nadiif ah tahay ayaan qiray masha allah abyo Thank you Ayaaaaaaneeeey❤❤❤

    • @MaxamadYare-vi9yx
      @MaxamadYare-vi9yx 15 วันที่ผ่านมา +2

      Ha wallhi ben mahan abyo ayan bilan daacad runtii ❤❤❤

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 8 วันที่ผ่านมา

      Ani marhore agaaa ayan iney thy daacad ❤

  • @Rihaambeautysalon
    @Rihaambeautysalon 15 วันที่ผ่านมา +62

    Ayaan xaasid ma ahan wlhi wa gabar qalbi nadiif ah

    • @ayaanbilanbarwaaqo7047
      @ayaanbilanbarwaaqo7047 15 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @fartunfartun8152
      @fartunfartun8152 15 วันที่ผ่านมา

      Abaayo uk aan jogaa sey kuhelaa allaabta lagu daraayo waan rabaa masha allaha ayaan cadey qyr allaha kusiiiyo

    • @Save-me115
      @Save-me115 15 วันที่ผ่านมา

      @@fartunfartun8152same ani xita inte laga hela alabaha inan dalbado ayan raba

  • @idilabdullahi4678
    @idilabdullahi4678 13 วันที่ผ่านมา +4

    Masha allah walasheey aad ayaa kugu farxay gabar somaliyeed oo xirfad la imaati waa farxad alaha nooxafido gabdhaheena🎉

  • @SundusSadak
    @SundusSadak 15 วันที่ผ่านมา +28

    Guy's aan gaarsino ayaan 200K let's go ...❤❤
    Ayaaney creamka face whitening leh sido looo sameyo soo dhig qalbiyeey

    • @farxiyasvalogs
      @farxiyasvalogs 5 วันที่ผ่านมา

      Abayo 🎉2 million eey🎉❤ istaahishaa

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 9 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaanallaah Illaahay baa wax kaadhigay wl binuaadam waxba kamadhigikare, hadaad tagero kaheshayna Illaahay baa kagasoqady marka Illaahay umahadnaq markasta

  • @rayaancabdulahi206
    @rayaancabdulahi206 15 วันที่ผ่านมา +6

    Walhi abyo Salida sida losameyo nosogali pls wakushaqesana😢

  • @issekaire2433
    @issekaire2433 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah hn mahadsanid jazakalah kheyr guleyso waxan kaso racey tiktok ga❤❤❤❤

  • @CadceedcoladJaeey
    @CadceedcoladJaeey 15 วันที่ผ่านมา +3

    M.a abyo gabar qalbi ficn ayatahy ajar alle hakasiyo❤❤❤❤

  • @AyaniitakitchenBeautyTv
    @AyaniitakitchenBeautyTv 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maa shaa Allah abayo ilahey ha u barakeeyo adiga iyo caruurtaada ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 15 วันที่ผ่านมา +2

    ayan iyo carab salama Caleykum maasha Allah abayo jimco mubaarak illahay haku brakeeyo ga can taada aamiin yaarabi waxaa tahay qof daa cad eh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aboubakarbilan2767
    @aboubakarbilan2767 วันที่ผ่านมา

    Thank u abayo irsaqada qof walba way uu qoran tahay mahadsanid

  • @canabmustafladiye6669
    @canabmustafladiye6669 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah qof qalbi wanaagsan ayaa tahay abaayo❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 15 วันที่ผ่านมา +3

    Manshaallah thanks xabibti ❤❤

  • @user-px7bz7xu2y
    @user-px7bz7xu2y 15 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks ayantena illahey qeyr haku siiiyo

  • @arweloabdi7693
    @arweloabdi7693 14 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤
    Xasid ma aflxo you are queen indeero thank you ayaan

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 15 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allah ayaan abaayo inoosoobadi

  • @user-rp3rj2vr7q
    @user-rp3rj2vr7q 14 วันที่ผ่านมา +3

    Gms iyo magacyada lama fahmi karo ee ayaga karoomadooda noosoo geli plz

  • @user-fl5yn5mm7p
    @user-fl5yn5mm7p 15 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahay haku barakeeyo ganacsigaga wll ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daaniadunia
    @daaniadunia 2 วันที่ผ่านมา

    Samankan hadda la joogi ma ogtahay qof kasta waad u sheegi karta sida ganacsigaaga u bilowday sababtoo ah maba jiro qof isku dayaya inuu sameeyo horumarka aad gaadhay waayo dadka badankooda waa wada mashquul wada caajis ah! Sababtuna waa new technology

  • @BarwaqoBarwaqoAhmed
    @BarwaqoBarwaqoAhmed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mash Allah mahdsnid macnato ❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 4 วันที่ผ่านมา

    Thsnks xabiibtii qofka daacada ah ma hungoobo, Allaha kugarabgalo abaayo.

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 15 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you so much my sister

  • @MuntazCadey-mg3yc
    @MuntazCadey-mg3yc 15 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks abayo alle haku xafido

  • @queendahabo
    @queendahabo 15 วันที่ผ่านมา +1

    mash allah mahadsanid xabiibtii

  • @khadijaibrahim4845
    @khadijaibrahim4845 15 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks my sister

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 8 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله تبارك الرحمن تسلم أ يديك

  • @ayanidris9050
    @ayanidris9050 14 วันที่ผ่านมา

    Masha allha thank you so much abayo ❤❤❤

  • @hodanabdi4672
    @hodanabdi4672 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaaah ayaaan qalbi dahab guuleso xppti

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah barkallah
    Abayo cabirka iyo magacyada ii soo qor🎉

  • @shamsoomar1839
    @shamsoomar1839 15 วันที่ผ่านมา

    Manshalah gobatahy ayane ajar iyo xasanad Allah kasiyo

  • @HoneyBoo-gq2dm
    @HoneyBoo-gq2dm 7 วันที่ผ่านมา +1

    Y’all need chemistry in your life. Eduardo is very important

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 4 วันที่ผ่านมา

      Nosheeg Eduardo

  • @aqonbile7336
    @aqonbile7336 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid abayo

  • @bilanbaari6477
    @bilanbaari6477 14 วันที่ผ่านมา +2

    ayan qalbi xabxabey abyoy salida sida losameyo nosogali xbbty❤

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 วันที่ผ่านมา

    Mnsh allh ayaan wa wof dacad ah con🎉horay usoco

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j 14 วันที่ผ่านมา

    Maashaa alaah inaadeer qaali mcn inan inaadeertaaya ahay ilaahay hagukarbgalo ❤❤❤❤❤

  • @ShukriHussein-fe9bx
    @ShukriHussein-fe9bx 15 วันที่ผ่านมา +2

    M.a ayan bil gawar qalbi wngsn intaa ganacsato adiga ugu qalbi ficaan❤❤❤❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 4 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah ayaan dacad nimadada ayaa wax badan kugartay horay usoco qali

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 15 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah thanks ayaan bilan garabkaga Allah hagaloo

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 15 วันที่ผ่านมา +3

    Shugaran qaliyeey ❤ please isoobaoqda gabdhaha kuxidhan abaayo❤❤

  • @MucaadCade-cm8of
    @MucaadCade-cm8of 11 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha Allah run ahaantii qalbiga ayaa qani laga noqdaa

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 14 วันที่ผ่านมา

    Ayaaan qalbi wanaaag mahdsanid ina adeer

  • @makashire8780
    @makashire8780 15 วันที่ผ่านมา

    Thanks abayo

  • @caasha_cadow
    @caasha_cadow 15 วันที่ผ่านมา

    Ayaan quruxey noso badi sister inan shaqestaa jeclahy ❤

  • @AaminaAbdallahi
    @AaminaAbdallahi 15 วันที่ผ่านมา +1

    Thanx hpipiti ayaan qlpi saafi❤ guuleyso

  • @user-sx7gs7wo6m
    @user-sx7gs7wo6m 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid abaayo ❤❤

  • @samirafidse
    @samirafidse 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah ayan …. Gabar qalbi fiican

  • @Ramiish143
    @Ramiish143 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @fatumaabdullahi9074
    @fatumaabdullahi9074 15 วันที่ผ่านมา +2

    Shukrn xabbti

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah thanks❤❤❤❤❤

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid Habibtii qali ❤

  • @NasroHusseinNasroHussein
    @NasroHusseinNasroHussein 15 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks macaney

  • @AishaXassan
    @AishaXassan 15 วันที่ผ่านมา +2

    Inolooow walasheey aaad aaan kugu farax sanahay

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 13 วันที่ผ่านมา

    MashAlh ayaaan quruxey alh haka abaal mariyo ❤

  • @user-lu4rw7nj9g
    @user-lu4rw7nj9g 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah qurux ayan waa dacia wlhi wllo Guuulso ❤❤❤

  • @user-ls4fx8is7x
    @user-ls4fx8is7x 15 วันที่ผ่านมา +1

    Tnx siz

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 5 วันที่ผ่านมา

    ❤ mashallah qalbi Dahab guuleso Abyo hormar wacn❤

  • @Amalabdixaji
    @Amalabdixaji 15 วันที่ผ่านมา

    Ma. Shukrn abyo

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y 14 วันที่ผ่านมา

    Thanks Abayo

  • @SmilingBlini-ik4wh
    @SmilingBlini-ik4wh 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahdsanid abyo❤

  • @kowsarkaarshe3856
    @kowsarkaarshe3856 15 วันที่ผ่านมา

    Thnks abayo

  • @maqcuudyusuf774
    @maqcuudyusuf774 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha alaah jizakumulaahu qayra wajisaa

  • @NeyrusAhmed-mx7vu
    @NeyrusAhmed-mx7vu 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaan abayo qalbi fiican

  • @farhiyamohamedcaawale4379
    @farhiyamohamedcaawale4379 15 วันที่ผ่านมา +1

    M.allh abyo ❤

  • @user-pz1ty4pm1o
    @user-pz1ty4pm1o 15 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks abye wllhi abaal baa kagama hayn doonaa😢

  • @marwaaxamdey33
    @marwaaxamdey33 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sis keep going ilahey Haku shrfo😊

  • @zainabahmed3037
    @zainabahmed3037 15 วันที่ผ่านมา +12

    MashaAllah, today is Friday you get alot of tawab. May Allah Subhana Wa Ta'aala Grant you healthy

    • @kheiraahmed-su5pv
      @kheiraahmed-su5pv 11 วันที่ผ่านมา +1

      For what? Encouraging people to bleach their skin?

    • @Afkar12380
      @Afkar12380 7 วันที่ผ่านมา +1

      @@kheiraahmed-su5pv waa yaab walaahi....saa 90% of comment waxay leeyinih maanshallah...lkn ma oga khatarta ay leeyiihin creams la isku dardaryo iyadoon la eegin formula iyo side effects ay chemicals cream yadan yeelan doonan.

  • @KhadraCatooshnuir
    @KhadraCatooshnuir 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh

  • @ZahraAhmed-ge6yk
    @ZahraAhmed-ge6yk 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah walaal illaahay khayr haku siiyo❤

  • @FathiaAbdullahiHussain
    @FathiaAbdullahiHussain 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mshllh guuleeso abaayo thanks

  • @AnababdirahmanKhalif
    @AnababdirahmanKhalif 13 วันที่ผ่านมา

    Shukran abyoow elahey ganacsogaa hakubarakeyoo

  • @xayaaticumar131
    @xayaaticumar131 15 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah guul walaal jira

  • @fadumogurey7924
    @fadumogurey7924 8 วันที่ผ่านมา

    Mnsha'alh alow kubarakay wll ❤

  • @anzaladan
    @anzaladan 12 วันที่ผ่านมา

    Ayaaney khayr alle haku siiyo hppty

  • @nastehobreezy5598
    @nastehobreezy5598 15 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you so much my s'intéresse

  • @fadumacabdulahi874
    @fadumacabdulahi874 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsinid abaayo ❤

  • @umuhibbobashiir1445
    @umuhibbobashiir1445 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah hore u soco

  • @dakansaney1552
    @dakansaney1552 13 วันที่ผ่านมา

    Mashallah qalbi safi

  • @HamdiAhmedyusufYusuf
    @HamdiAhmedyusufYusuf 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahdsanid❤

  • @yurubsheeq4446
    @yurubsheeq4446 13 วันที่ผ่านมา

    Thanks Alot

  • @RuunHasanEilmiAbdi
    @RuunHasanEilmiAbdi 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah abyo mcn❤❤😊

  • @luulclaahi1004
    @luulclaahi1004 12 วันที่ผ่านมา

    Thank u xppti

  • @Cawo2523
    @Cawo2523 วันที่ผ่านมา

    Ayan qurux thanka❤

  • @HalwaAbdi-rh8gx
    @HalwaAbdi-rh8gx 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah ayan barwaqo

  • @xaawosaacid5604
    @xaawosaacid5604 15 วันที่ผ่านมา

    M.a thankis Xbbti ❤

  • @kawtharahmed
    @kawtharahmed 15 วันที่ผ่านมา +1

    Tnx abyo ❤

  • @XamdiMaxamed-em3yf
    @XamdiMaxamed-em3yf 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah abayo isoqobo walashey ❤❤

  • @dagaanquruux3923
    @dagaanquruux3923 14 วันที่ผ่านมา

    Ayan qalbi safi thanks

  • @MadiinamunawaraMadiinamunawara
    @MadiinamunawaraMadiinamunawara 11 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah

  • @anabmohamed
    @anabmohamed 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah thnks qalbi nadiifey abaayo hal lee kuxuntahay xumaankale maqabtiit plizz tiktok tiinta aad kudaxqawsani daa Allah dartii isku astur plizzzz😢😢

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan วันที่ผ่านมา

    Mshlh🎉🎉🎉

  • @ShukriHassa
    @ShukriHassa 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @KhadraCatooshnuir
    @KhadraCatooshnuir 15 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo nugu fafahi mcn bdney❤

  • @leylaleyla4312
    @leylaleyla4312 13 วันที่ผ่านมา

    masha allh abayo ganacsigaga ale haku barkeyo alabaha lagu daro xage laga hela quruxey

  • @sagalawil129
    @sagalawil129 15 วันที่ผ่านมา

    Thanks qli

  • @manaymanay2225
    @manaymanay2225 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah 💯

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh 11 วันที่ผ่านมา +1

    Msha allah

  • @nasramaxamuud-v7e
    @nasramaxamuud-v7e 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wllo Qli ❤🥺🫀

  • @user-sp4td2pv9o
    @user-sp4td2pv9o 10 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah baayo

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid ayan bilan qalbi wanaag❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah Jazaakillaah