vlog 2 Dubai, Suuqa Dahabka iyo Suuqa Soomaalida 😍❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaal faatima muna arimahaaga oo dhan alla ha kuu fududeeyo ❤

  • @munamohamed143
    @munamohamed143 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah Tabarakallah Allah ha ku xifdiyo inantaya yarna guur xayrqaba
    Hotelka magaciis
    Ma aha city gold
    Waayo wuu udhow yahay suuq dahab
    Umay baahateen taxi ride

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv 3 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله تبارك الله
    مبروك

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin qalbi dhayaay wehelkii miyirkaay faatumo munaay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna allaha kubarakeeyo

  • @Khadija-456-w4c
    @Khadija-456-w4c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Go to Riyadh Saudi Arabia. I used to live in Riyadh. I love it

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA KA DHIGO AROOS QAYRQABA AWLAAD SALIXIIN AH ALLAHA KU IRSAQO

  • @zainabg979
    @zainabg979 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah fatima arimaha khayr insha allaah❤❤❤❤❤

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Habo waan ku jeclahay aan ku arko nooh

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @XHARGEISA
    @XHARGEISA 3 หลายเดือนก่อน +1

    Habo WAA ABDIHAMID WAXAN KU WADA KULANAY SUUQA HARGEISA MANSHALAH MAMO WAA KAN ANA CHANNEL HABO MAMSHALH SAFAR SALAAMA

  • @iftinhasen9328
    @iftinhasen9328 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dahabka qiimahiisa noo soo duub abayo

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aragsan inad sowadatey aheyd matantadii ❤

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah wll ❤❤❤

  • @mohammedabdirashed2718
    @mohammedabdirashed2718 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hotellka magaaca

  • @bilana289
    @bilana289 3 หลายเดือนก่อน

    Dubai waa meel sanad walba is bedesha oo dhismayaal cusub ayaa laga dhisaa

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIN YAA RABI

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 3 หลายเดือนก่อน +1

    The gold is women's friend

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 3 หลายเดือนก่อน

    Wish i could see u in Dubai habo .....i love ur qisas

  • @HafsamohammedHafsa-oo8xm
    @HafsamohammedHafsa-oo8xm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asslaam caleekum habo wabo waanku rabe halke kaso xariira pls

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asalaamu Calaykum Fatima Muna

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @kaltunyonis5499
    @kaltunyonis5499 3 หลายเดือนก่อน

    MashAllah walaal safar salaam.
    Hotel walaal magaca noo maad sheegin .

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @HamdaAbdillaahi-lt7mn
    @HamdaAbdillaahi-lt7mn 3 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ❤

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    So beautiful 😍

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 หลายเดือนก่อน

    Mashllah 🤔😁

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaas miyaan xiran karnaa oon adduun sidaas isugu balbaarin karnaa? Jirka iyo ilaa wajiga? yaa? Ilaahayow hawadaas ayaan kaa megen galnay

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 หลายเดือนก่อน

    Indha shareer

  • @aminanadif8846
    @aminanadif8846 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @aishamohammed2095
    @aishamohammed2095 3 หลายเดือนก่อน

    Wacalaykum salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu masha allah tabaaraka raxmaan ilaahay haku xafiyo walaalo safarkaga safar khayr gaba ilaahay hakaga dhigo wan kula safarny Dubai na tusnay allah haku dhwro
    Gabadha walashena ilaahay gurigeda hau barakeeyo mabruuk alfa mabruuk masha allah 🥰❤️🌹🌺🎊🎉❤️🥰🌹🌷🥀💐⚘️🍀👏❤️

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 หลายเดือนก่อน

    Hotelka magaciis

    • @geesahaye
      @geesahaye 3 หลายเดือนก่อน +1

      Malaha waa City gold hotel

    • @GeneralHensaleey
      @GeneralHensaleey 2 หลายเดือนก่อน

      Thnxs

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scwscwscw ❤❤❤❤❤🥰❤️💕🫶🤲

  • @AadamShariif
    @AadamShariif 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scwscwscw ❤️🫶😃🥰🤲