ความคิดเห็น •

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahey mid kheyr qabto havsiiyo wiilkan wuxuu ka naxsan yahay arinta ku dhacday laakiin waa dhici karto in ilaahey sharteeda ka leexinaye mid ka kheyr badan siin doono ha sabro salaad suna ha badiyo adkaar badan saliga nabiga scw insha allaah kheyr u rajeenaya qof la dulmiye haduu ilaahey baryo baryadiisa ma waayo

  • @fadumoaman4475
    @fadumoaman4475 3 หลายเดือนก่อน +5

    Taasi Libaani mayso way heli nabsiga ay gashay badal khayr qaba Allah ha siiyo

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 3 หลายเดือนก่อน +5

    Qiyaano ayeey kusameesay lakiin see illah ooga baxsanee Subxanallah

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ala calol xuma wayna farxada iyo qinada waa ka so if baxaysa 😢😢😢😢😢 wlahy wan la murugoday murug wlahy dad ka wanwangasan wa la dulmiya marar badan😢😢😢😢

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaa laga yaabaa dhib intaas kabadan iney ugeysanlaheyd ooy xabsi galin laheyd oo ilaahey ka badbaadiyey

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน

      Haa laga yaaba inay sii dhibaatayn lahayd

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo allah ku xiiftiyo allah ku barakeyo Masha allah abaayo waa raba adiga. Inad Quran. Irato wayo waaxad tahay qof waanagsan oo culimaah waaxan. Jooga American 🇺🇸 waan ku salamaya ❤❤

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa wax laga xumaado
    Rag iyo Dumarba Allah dhibkaas ha ka badbaadiyo . Waxa jira Dumarka xata cadaana oo Afrika iyo eshiyaanku sida ku sameeyan.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 3 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 หลายเดือนก่อน +3

    Khayr allaha ku siiyo aduunyo iyo aakhiro walaal

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 3 หลายเดือนก่อน +2

    Faduma muna waa qiso cajiib ah shukran macaanto ❤

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaaa allaah

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 3 หลายเดือนก่อน

    Waa jiraan soomaali tanoo kale kudhacday waxaan aqaan wiil soomaaliyeed oo gabar soomaali ah ku sameysey iyo waliba gabar wiil soomaaliyeed ku sameeyay

  • @ayannitta
    @ayannitta 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanun badan walhi😢😢😢😢

  • @Salmaabdirisaq
    @Salmaabdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    Alla wan arkay waxan filaya bishi hore jarmalka aya so dhigayay

  • @khadroyusu
    @khadroyusu 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mu uu celiiyo wadankeda

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 3 หลายเดือนก่อน +2

    Oo Kan sugaya muxuu u
    soo dhoofin waayey ✨nabsiga wuu heli koley ku liibaani meyso😢

  • @nabiilahaaji3312
    @nabiilahaaji3312 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkeyga ayeey ku dhacday

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leylaabdi9044
    @leylaabdi9044 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ilahaw qalbiga uqaboji badal khayr qabana sii oo dagdag ah yaa rabi🤲 walal haa soomalida waykadhacday tanokale Gabadh soomali ah company kawadashaqeynay ayaa nin tanokale kusamaysay midna sitos ah baban u arkay ani xata mid u eg ayaa igudhacday US wayku badan tahay nafti waxdulmida iyadey kajarantahay

  • @mogamer4079
    @mogamer4079 3 หลายเดือนก่อน

    asc walaalakeeg beey ku dhacday

  • @user-mb9ed7sn5m
    @user-mb9ed7sn5m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waanaxdin iyo caloolxumo
    tanookale ee halagafogaado
    qofkuintusan walalki

  • @amaljma1458
    @amaljma1458 3 หลายเดือนก่อน

    Ramadan kariim wll , Alla wll gabadhu maxay nabsi guratay Subxana laah

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallah ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo ninkaa dhalinyarada ah bedel khayr leh Allah siiyo aamiin, Fatima Muna walaashay soomaalida wey kadhex dhacdaa anigga ayaaba garanaya labo qiso oo UK iyo Norway ka kala dhacay, walaahi waa xanuun

  • @DJOVI4070
    @DJOVI4070 3 หลายเดือนก่อน

    Mshallah wll😢

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Allah badal khayr qabo Allah siiyo ayada ayaa dhib qabto yuusan qalin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adigana sidookale allaha kubarakeeyo

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 3 หลายเดือนก่อน

    Lagayabaa in ay qayr u lahayn qaali

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 3 หลายเดือนก่อน

    Ilhy qalbiga ha u qabjiyo😢xanun waye

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 3 หลายเดือนก่อน

    Haa way dhacdey laakiin amar uma haysto inaa ka sheekeeyo

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaan aqanaa wiil qaraabo aanahay ayeey saas ku sameeysay naxdin darteed ayuu indhaha la beelay lakiin mid kale ayaa u abaalguday

  • @basranoor924
    @basranoor924 3 หลายเดือนก่อน

    Adliisa 3kiisa baan maqlaya 2dumara ah,iyo hal wiil oo weliba is deldelaya wiilkii wuuna dhintaya waqti hore ,hablihiin way joogana.

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 3 หลายเดือนก่อน

    Haaaa

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 3 หลายเดือนก่อน

    alla Norwey baa ku fiicned 3sano gudahod qofqofka uu dacwada ku keenay wu celin karaa

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sad situation

  • @Aymo72
    @Aymo72 3 หลายเดือนก่อน

    Laakiin qofka wax qayaanay markiu baxsado nolol fiican uu kunoolaadaa aduunkan meeshii kan laqayaanayna uu u dhibanyahay ilaa uu kadhimanaayo subxaanallah this world is full of unfair ilaahey musiibadaas mid kakheer badan allah siiyo

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxay ka raaci nabsigii baa sugayee waxa fican in lagu dulmiyo intad wax dulmin lahayd allah u gargaaro

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanall 🤔🤔🤔

  • @CalmLargeWaterfall-oj2rh
    @CalmLargeWaterfall-oj2rh 3 หลายเดือนก่อน

    Abàyo Somalia dumarkoda waa diamon wlhi. Khiyaano ma. Yaqaanan

  • @fardowomohamed8176
    @fardowomohamed8176 3 หลายเดือนก่อน

    Asc muna somalidu wey sameeyeen aniga ayaa usoo joogay labo qof oo labaduba dumar yihiin holland ayey kadhacday 2008 marka waa wax dhaca iimaanka allaha nagusugo waa iimaan la aan iyo dhowr sanan la aan in aad ku dhiiranataa danbiga in taas la eg

  • @zuzuahmed980
    @zuzuahmed980 3 หลายเดือนก่อน

    Arintan sidan arkey somalida wax uga badan majiran wiil iyo gabar ba way sameyan

  • @Aymo72
    @Aymo72 3 หลายเดือนก่อน

    Wey dhacday labo qof aan aqanaa sidaas ninka kusameeyy laakiin Airport ey kacelin leheet

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 3 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal Fatima allah idin xafido adiga iyo caruurtaada 😢waa murugo lkn qofki qof muslima ka nabsi gala maalin unbay kaso baxaysaa (kama tudiinu tudaan )

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 หลายเดือนก่อน

    Qof aan rabin hantidisa iyo dhoofkisaba waxba kuma faleen

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil aan aqoon fiican isu lahayn xitaa malxiis inoo ahaa arooskeena ayaa xaaskiisa keentay London 21 cisho kaga baxsaday Sweden iyadoo uurleh emailna kusoo furay.
    Aniga laftirkay mid waxyar dhaanta wiilkaan sheekada ku dhacday i qabsatay. Ninkii aan keenay UK, maalintaan keenay ilaa shansano dhibaato kadib kala tagnay.
    Waa dhibaato ka dhexjirta dadka qurbaha iskeeno qaarkood.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 หลายเดือนก่อน

    SubhaAllah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha Kuxfdo mashallh shukrn

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah waanku salaamay inbadan

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 3 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Nasramuseosman
    @Nasramuseosman 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 3 หลายเดือนก่อน +4

    F Muna abaayo gabar aan qaraabo nahay baa tu kaloo la dhalatey ayaa timid etobiyo tii la dhaltey baan isla joogney markaas bey tidhi naa waxaan heley nin fiise ii soo saaraya markaasey imisa 3000 hadaba tii ila joogtaa tidhi magacii markaan maqley magaca ayaanu garaney in yahay nin reer qansaxeena markaas bey ku tiri ninka shukanso oo ku soo dhoof ninkii baa yiri hadaan ku mehersado ku kaxeysanay ninkii ok aabeheeduu wacay meherkii wuu dhaca nin lacag haysta ma yeelayee hoteel ay degeen ninkana waa nin weyn IWW ahe. Gabadhii markey 2 week isla joogeyn bey xanuunsatey markiiba tikit buu u soo gooyey waxey ku tiri guriga walaashey kugu sugayaa ok 👍 markii ay timid ayaa wadey uur kii ka soo ridey ninkii wuu yimid waxaayna tiri uurkii waa iga soo dhecay ee I fur kuma rabee meeshii buu ku dalaaqey. Wlhy Muna gabadhii nin dambe ma helin waxaa ka soo wareegey 34 sano marka nabsiga ma fiicna 👍☪️🌹❤️🥰

  • @user-zh8zl8gv4g
    @user-zh8zl8gv4g 2 หลายเดือนก่อน

    Wan ogahay gabar an jar aheen oo nin canada uga yimid u gursadey marku noqdey u uxareyey wu dhofiyey elaborka ayey uga dhumatey ey karacdey nin ey jecled oo itobiyan ah nimkii itobiyanka ah ah ey karac dey usofuray marku labovwiilbudhashey ayado walan bey hoywde lajogta neyrobi ninka oo aha ina aderkeda ey qayan tey cidada waxu usameyay asxn ayago waxbovheysan walibo wilash walalahen leen bu uxareyey lkn markivey kubodey wu kakansalay ki itobiyanka aha na wuwalan oo carurti bukaqatey hada wey walantahay waxa uga darsan wax la aan

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 3 หลายเดือนก่อน

    Waa wax lala yaabo anigu waxaan odhan lahaaba dadka daacadii way ku yar yihiine qurbo joogoow iska ilaaliya inaad cid soo dhoofisaan si aan lacag la aan & nin la aani idinku dhicin

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 หลายเดือนก่อน

    haa waa ka dhacday

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 3 หลายเดือนก่อน +1

    haa wey ka dhacdey dhexdeena welibana gabar reerkayaga ah baa ku sameysay wiil ina adeerkeed ah oo kenya loogu meheriyey dabadeedna sida hada ka sheekeyneyso ku sameysay wuu iska daayey midka luu guursadey

  • @zakariahamud2771
    @zakariahamud2771 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @aminamuse7394
    @aminamuse7394 3 หลายเดือนก่อน

    Ha wan arkaay welbawaxay kubadan tahay raga lakeno

  • @mogamer4079
    @mogamer4079 3 หลายเดือนก่อน

    qisadaan oo kale oon kaxun

  • @aishaali6473
    @aishaali6473 3 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 หลายเดือนก่อน

    Qumayo khaayimad ah bay ahyd

  • @asmaabdirahman2417
    @asmaabdirahman2417 3 หลายเดือนก่อน

    Asc tasi ma libanayso ninka aya dili doona siday aniga ilatahay una maqli doona cidhibteeda

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน +1

    Norway bay ka dhacday ,Labo ilmo isu Dhalay oo waliba murka -
    Ay umusho .intuu Damagaab xirto
    Albaabka hoos ka xidho,Dhar u -
    Dhaqo Cuntada u Kariyo ! Way soo
    Dhooftay, Kadib way u Dacwootay
    Airport ka markuu kazoo Dagay -
    Waxay u sheegtay inuu San Guriga
    u raaacayn!!! Waxay u sheegtay -
    inuu Nin Qabo , oo u joogo !!!!!
    Soomalida waa ka dhacdaa !
    Dumarka Xagooda Ayey ku badan
    Tahay !! Xataa Nin Aan ilma ‘Adeer
    Nahay bay ku dhacday ,1994 in -
    Kenya That’s so bad , isn’t good ,,,

  • @foosabi1517
    @foosabi1517 3 หลายเดือนก่อน

    Wey nagu badanyihin qisoyinka noocan ah

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Hah !! Xanuun badadanaa !!! Dhib
    Kasta ha Maro !! Xanuun walba -
    Ha dareemo, 😭😭😭!! Laakiin -
    Laashaki’inay ku Dambaynayso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭!!!

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u 3 หลายเดือนก่อน

    Key raacday ayaa ka jari doona nabsigu waa soo degdegaa ama waa soo daahaa lkn waakii ku hela oo kaa guda waxaad gaysato

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan garanaya nin xaaskiisa ku yiri saaxiibkey xaas ahaan kusoo gali 90s kii naagtiina maalinti ninkii loo dacwoonayey yimi airport ka doontay oo la dagtay nin saas loo qayaamay

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka walaahi walaahi taasi nafsi xun xambaaraty badal khayr qaba Iska Heli insha'Allah sorry Somali wax la mids way Ka dhacda U Malayn inkasta dumar Somali rag so dhoofiya 90% way Ka cararaan daacad kama ahayn guurku

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 3 หลายเดือนก่อน

    Habo faadumo ninkii kitaabka iswiidhanku gubay wuu dhinty ma dhabaa

    • @Amiraahmed825
      @Amiraahmed825 3 หลายเดือนก่อน

      Haa waa run Wu dhintay wll

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 3 หลายเดือนก่อน

    Wadankan aan jogo ayey kadhacaday lkn wax yar yay kaduwan tahay ninki rurjuwanki ayay karacday oo dhahay aniga sharci kusinaye iska kaga sotag sidu sharci hayo

  • @user-ge2kz7bw8i
    @user-ge2kz7bw8i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa somali walaga hela dad sasa gbdh iyo will an isxigno ayes kudhacday wilki gbdhi udacwoy airport mrky timi aye wadanka kagashay wiilki buuq iyo qomamayn aya kudhcdy