SPELLING DALALKA WAA KU CEEBOOBAY CAAWA ANOO BALAAYO ISKA DHIGAAYO hhhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 959

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  6 หลายเดือนก่อน +812

    waakan channelka martida canab
    youtube.com/@anabiita_tube48?si=dNlcO0JWXf_YUcoG

    • @Abaasshakeeti3421
      @Abaasshakeeti3421 6 หลายเดือนก่อน +13

      Welcome ✔️

    • @selunaldo7
      @selunaldo7 6 หลายเดือนก่อน +9

      Hi Asad hajiow❤

    • @OsaamaMahamed21
      @OsaamaMahamed21 6 หลายเดือนก่อน

      @@asadhagio2749 welcome wll

    • @Amir_Team27
      @Amir_Team27 6 หลายเดือนก่อน +3

      Asc my brother Team/27 One loved ❤❤❤

    • @Warya24.
      @Warya24. 6 หลายเดือนก่อน +3

      Qiso kufsi 30 sano ka hor
      th-cam.com/video/QuivJBY9VoQ/w-d-xo.htmlsi=HcIZPwl4F9WkY2LC

  • @Eduruus
    @Eduruus 6 หลายเดือนก่อน +168

    "Hogaamiyihii Aduunka Ugu Fiicanaa Wuxuu Ahaa Nabi muxamed NNKH ".

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 6 หลายเดือนก่อน +148

    Ladan cidi wan iska jeclahay daganan teda iyo kalsoonideda tartib ha igu daahin waye dadka suurodo maha❤❤❤

  • @Keyf-m7l
    @Keyf-m7l 6 หลายเดือนก่อน +701

    Asadow wiil carafaad ladhahaa jira oo Malaysia kudhiban oo xanusan jabra live Isla so fuuleyn plz asad dhibkisa Ada daremi kara oo marxaladas daremi kara adi iyo teamkaga wiilkas cawinaad ufidiya plz ilahw commentgyga asad tusi iyo teaMkisa idinkana like sara si uu u arko😭😭

    • @libandiraneh827
      @libandiraneh827 6 หลายเดือนก่อน +24

      Asaad hago hn wilka utaag dhibta haysata so araag asaad wan ku farxi lahayn hadi ad hawsha qabatid

    • @beelooficial6489
      @beelooficial6489 6 หลายเดือนก่อน +9

      Si uu u arko like badn saara

    • @SeynabIsmaaciil
      @SeynabIsmaaciil 6 หลายเดือนก่อน +8

      Idinku sabkarabkaa kasoo dhisa oo wax utaraa wllo ano baqalka gadhsiino

    • @KhadarAdan-gl7wn
      @KhadarAdan-gl7wn 6 หลายเดือนก่อน +7

      Illahey ubari wilka 😢

    • @suhuradan5130
      @suhuradan5130 6 หลายเดือนก่อน +1

      Team27 dhammaan ha la garab istaago wiilkaas

  • @CabdiCarab-z5d
    @CabdiCarab-z5d 6 หลายเดือนก่อน +62

    Way isku sobaxayaan waa gabadh yar oo qurxoon masha allh mana fududa waa aqoonyahanad aqoonteeda akhlaaq u yeeshay

    • @Ruqiya-ra
      @Ruqiya-ra 6 หลายเดือนก่อน

      Ayada iyo armaan maahooo 😅

  • @akqanciye
    @akqanciye 6 หลายเดือนก่อน +86

    Dadki wax isku dari jirey Armaan iyo Ladan cidi meey isku raadiyaan.
    Gabadhan Ladan ah she very humble.
    Markaste wey faraxsantahay.
    Masha Allah

    • @NastehaMaxamud
      @NastehaMaxamud 6 หลายเดือนก่อน +2

      Weba isku sobaxayan

    • @ougbadahmedmohamed3824
      @ougbadahmedmohamed3824 6 หลายเดือนก่อน +1

      Peut-être il son amoureux ❤

    • @Aboudi600
      @Aboudi600 6 หลายเดือนก่อน +1

      Si bay isugusoo dhawaanayaan 😂

    • @samraanAli8122
      @samraanAli8122 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wx ila Caqli Ah Hdaan Helai wlahi 😅😅

    • @NazrenAbdy
      @NazrenAbdy 6 หลายเดือนก่อน

      Wa in laysku radiya si bay isku rabane 😂😂😂

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 6 หลายเดือนก่อน +63

    ladan waa aqoonyahanad asad youtube ufur please dadkaaso kale waalo baahanyahay deganaanteeda farxadeeda ❤🎉

    • @IqraHussein-s2h
      @IqraHussein-s2h 2 หลายเดือนก่อน

      Iar achdjbcsp swe😊

    • @IqraHussein-s2h
      @IqraHussein-s2h 2 หลายเดือนก่อน

      Agghvkiuyyexciob kñooibc,qeunnnk🎉😢😢

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 6 หลายเดือนก่อน +44

    Guulaystuhu waa Kan Rabigii Raali Galiya Dhalinyaro Rabigiina Raali Galiya Naf Idin Jecelna ha Khaa'imina 😮❤

  • @MoktarAsad
    @MoktarAsad 6 หลายเดือนก่อน +66

    Ladan waa Education person, every thing she knows something 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️

    • @mohahmed6423
      @mohahmed6423 6 หลายเดือนก่อน +4

      Direct translation 😂..
      "Ladan waa qof wax soo bartaay..wax kaste waxbey ka taqanaa"
      You Butchered the English language

    • @khalidosman8037
      @khalidosman8037 6 หลายเดือนก่อน +4

      Of course, because she come from djibouti as well, the education in djibouti was very high ! Add also in djibouti education was in french not in english

    • @sashafam2262
      @sashafam2262 6 หลายเดือนก่อน +1

      Educated

    • @SoumeyaHaroun-s6j
      @SoumeyaHaroun-s6j 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@khalidosman80 37 yeah so that is why We know everything

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 6 หลายเดือนก่อน +89

    Alla sidaan u jecelahay inay Ladan guulaysto mashalah mabruuk yaakbeey Ladan ciddi 🎉🥹

  • @shirdoonnur8227
    @shirdoonnur8227 6 หลายเดือนก่อน +58

    ladan is the most academic and educated in the 27 group

    • @MuhubohassanHassan
      @MuhubohassanHassan 6 หลายเดือนก่อน +1

    • @awalehmahamoud7134
      @awalehmahamoud7134 6 หลายเดือนก่อน +2

      La fierté 🇩🇯.. Va l'avant sœur 😅

    • @queen-caday3227
      @queen-caday3227 6 หลายเดือนก่อน +1

      Koko ma ilawday

    • @shirdoonnur8227
      @shirdoonnur8227 6 หลายเดือนก่อน

      @@queen-caday3227 haa iyada jaamacad wa dhamaysey .. lakin waxaad moodaa ladan inay ka aqoon badab tahay ..

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 6 หลายเดือนก่อน +42

    Ladan Gabar Wax Baratay Masha Allah

    • @yacineriksen
      @yacineriksen 6 หลายเดือนก่อน +3

      cibutili olmaktan gurur duyuyorum
      ladan🇩🇯🇩🇯🇹🇷👍🏼

  • @AdnaMohamed233
    @AdnaMohamed233 6 หลายเดือนก่อน +73

    Barnaamijkaan hada sameynaysid asad please kiki haka soo tagin marwalba funny waaye😂😂😂😂😂

    • @Yaana0k
      @Yaana0k 6 หลายเดือนก่อน +8

      Ma arkinoo waaba iska jeclhy sidee u spelling Neeso😂😂💔

    • @AdnaMohamed233
      @AdnaMohamed233 6 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@Yaana0kyuuuuk 😂😂Ukraina iyo swizz ugu qosol badan

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 6 หลายเดือนก่อน +1

      Suura haaan mey vuny kuthy😂 dhaaa dhaan cml u dhaq mow saaa.
      Team 27. 3. legend baa kujirta. Waana. Ladan cidi iyo koko iyo amiiro qurux. Inta kale. Waaaa ciyaal ciyaaal 😮😂

    • @Hafsaahmed077
      @Hafsaahmed077 6 หลายเดือนก่อน

      ​Nin rag baba tahaye maxa nagaha ku dhex galshay😢😂💔

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 6 หลายเดือนก่อน

      @@Hafsaahmed077 anaaaa ku waso adiga

  • @Abwaanada27
    @Abwaanada27 6 หลายเดือนก่อน +75

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

    • @BaarYuusuf
      @BaarYuusuf 6 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw ❤

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 6 หลายเดือนก่อน +28

    Masha Allah Ladan Cidi ❤ Sierra Leone hard bay ahyd wlhi

  • @Awliyo.
    @Awliyo. 6 หลายเดือนก่อน +108

    Inta oG in ladan iyo armaan TikTok lawareejin doono inta hees qiiro ah la saaro jah😂😂😂

    • @huppiabdiwali9639
      @huppiabdiwali9639 6 หลายเดือนก่อน

      Wa heysa😂😂😂

    • @XaawoBashiir-n8l
      @XaawoBashiir-n8l 6 หลายเดือนก่อน

      Hala so bobsiyo😂

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hadan kuso arkayy😂😂😂😭

    • @kawsarali3739
      @kawsarali3739 6 หลายเดือนก่อน

      Wn sugi lahay 😂😂😂😂

    • @washin460
      @washin460 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@CawoJama-px3zl halke laso dhigay qiradaas😂

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 6 หลายเดือนก่อน +29

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql 6 หลายเดือนก่อน +60

    Ku saliya xabibkeena muxamed scw scw scw like hala dhafi ❤❤

    • @SiciidWarsame-du2pe
      @SiciidWarsame-du2pe 6 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 5 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم🤲❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 หลายเดือนก่อน +23

    Ladan WAA kufiicantahey. Xarfaha
    Habalyo
    Habalyo🎉🎉🎉

  • @ahmedMohamed-bi1ol
    @ahmedMohamed-bi1ol 6 หลายเดือนก่อน +62

    2019 ila hadaa waan ku tageraa Asad ahagio walahi team 27 for ever ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 please 2k like I saraa😢😢😢😢

    • @MuzeygaBoy-td3te
      @MuzeygaBoy-td3te 6 หลายเดือนก่อน

      Waa ku saaray wll 💓💓💓

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 6 หลายเดือนก่อน +17

    Wlhy video gii ugu danbeeyay ayaan daawanayay waad noo goysay xalay Asadoow. love team 27❤

  • @xalalqute6222
    @xalalqute6222 6 หลายเดือนก่อน +128

    Intii xalay asad hajio sugeysey like saara👍

    • @Farax-n2m
      @Farax-n2m 6 หลายเดือนก่อน +1

      I really not able to help you but what I'm able to pray for you 🙏after every prayers and may Allah ask you to mercy you are soon as possible and i hope to see your comment someone who help you insha Allah may Allah bless you. You and your family ❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 6 หลายเดือนก่อน +147

    Ilaa goorme ka cararee saliga scw 😢😢😢
    Love saar❤😢

    • @AbdiAli-jw4
      @AbdiAli-jw4 6 หลายเดือนก่อน +1

      Salallahu calayi wasalam

    • @riya-oz4it
      @riya-oz4it 6 หลายเดือนก่อน +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 6 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم وبارك على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @AsliShire-nt4mr
      @AsliShire-nt4mr 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 5 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲❤💚💯

  • @AsmaRun-n8i
    @AsmaRun-n8i 6 หลายเดือนก่อน +5

    Kusalliga xabibkena Mhd scw scw scw scw❤❤

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz 6 หลายเดือนก่อน +79

    Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢

    • @Mrzaki-ro8nf
      @Mrzaki-ro8nf 6 หลายเดือนก่อน +3

      waan ogay qudhacadyay nabiga wax haku raadsan

    • @AbdirahmanIsmael-bi6mp
      @AbdirahmanIsmael-bi6mp 6 หลายเดือนก่อน

      Swc

    • @mustafeawil2217
      @mustafeawil2217 6 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @soumeyasoumeyamahdidjama
    @soumeyasoumeyamahdidjama 6 หลายเดือนก่อน +11

    Félicitation Ladan 🎉 tu le mérite sis 🇩🇯

  • @CabdiCarab-z5d
    @CabdiCarab-z5d 6 หลายเดือนก่อน +26

    Sidii hore ma tihid oo waad raajisa video yada so galintoda 2days baa u dhexeeya plz sidi hore kuso noqo

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ladan is representing 🇩🇯 ❤👏👏👏 congratulations 👍

  • @BouchraMouhamed-c4c
    @BouchraMouhamed-c4c 6 หลายเดือนก่อน +10

    kiki you are really funny when you pronounce the names of the countries🤣🤣😅

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 6 หลายเดือนก่อน +7

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Samiaahmedp-9
    @Samiaahmedp-9 6 หลายเดือนก่อน +5

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @a-yb1fy
    @a-yb1fy 6 หลายเดือนก่อน +10

    waaxaa ugu danbeentii youtuber nogoty ladan cidi omg❤

    • @AaminoCabdinuur-x4d
      @AaminoCabdinuur-x4d 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wah ladan ma noqon gabadha kale waaye😂

    • @a-yb1fy
      @a-yb1fy 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@AaminoCabdinuur-x4d waxaa ka wadaa coming soon

  • @Yaana0k
    @Yaana0k 6 หลายเดือนก่อน +14

    Kiiki waaa funny haka soo tagin asad😂😂

  • @AbdillahisaidNeima-of2oc
    @AbdillahisaidNeima-of2oc 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ladan ciidi gabar wax baratay oray ya ushekey from jubuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 congratulations cidi❤❤

  • @cuud_
    @cuud_ 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ladan qofta kaliyo koko soxigto m.a mabruk❤❤❤

  • @AsmaHassanYabbeh
    @AsmaHassanYabbeh 6 หลายเดือนก่อน +3

    Reer Djibouti hada nahay af farasiiska aya noo fudaydinaya magacda yacni English ka hor ❤❤ladan 🎉🎉 aqlika reer Djibouti ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @CcasiisCusmaan-jc5gf
    @CcasiisCusmaan-jc5gf 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaa goor mee kacararee saliga nabiga scw❤️😊

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ladan cidi mashaa Allah weeku fiican tahay kiki xitaa❤ iyo arman iyo imran

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 6 หลายเดือนก่อน +37

    Sierra Leone 🇸🇱 haday ka baxday waa naag adag😂

    • @awalehmahamoud7134
      @awalehmahamoud7134 6 หลายเดือนก่อน

      🇩🇯 yaran baa waxa laqubaraay

  • @neima837
    @neima837 6 หลายเดือนก่อน +7

    Felicitations ladan ma sœur adoré au team 27 ASAD HAGIO bro inchallah 3M 🎉🎉 I love you brother

  • @AbdirahmanDahir-wl1qy
    @AbdirahmanDahir-wl1qy 6 หลายเดือนก่อน +17

    Next koko please goat of somali youtube 🎉legend

  • @muhammadalamin7916
    @muhammadalamin7916 6 หลายเดือนก่อน +15

    Armaan waxbaa ka yara siya nio😂, hablaha muxuu iskaga xoq xoqayaa marba

    • @ismail1026
      @ismail1026 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ladan cidi ayaan udhisayna. sidu u eegayo ma arkaysid ?

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta 6 หลายเดือนก่อน +10

    Ladan cadi masha alaa. Habadh wax baratay.

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 6 หลายเดือนก่อน +10

    Illahbaan idinku dhaarshe 2k I gaadhsiya caawa ❤😢😢😢😢

    • @SamiaaHMED-b3a
      @SamiaaHMED-b3a 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waad u qalantaa wlall wanan ku saarey horu mar fican ku rajeynayaa❤😢

    • @SamiaaHMED-b3a
      @SamiaaHMED-b3a 6 หลายเดือนก่อน +1

      Guuleyso wll

  • @Umamohamedchannel
    @Umamohamedchannel 6 หลายเดือนก่อน +8

    Kiki masha Allah wan ku wataa you are so funny 🤣🤣❤️❤️❤️❤️❤️

  • @wizhamdisemedofr6544
    @wizhamdisemedofr6544 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ladan 🇩🇯djiboutii éducation is not easy ❤

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 6 หลายเดือนก่อน +10

    Ladan masha ALLAH weyan 🎉

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 6 หลายเดือนก่อน +5

    Walal halkan khyr Ayan kuso gudbiya ee igu taager khayr ilahay sidaan khayrka ugu kulunay hanoogu kulmiyo janada🙏❤

  • @HAMZECOLLY
    @HAMZECOLLY 6 หลายเดือนก่อน +29

    Ku saLiya xappikeena Scw❤❤❤❤❤

    • @mustafeawil2217
      @mustafeawil2217 6 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @mawo6469
    @mawo6469 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waxkasta waxaa iigu daran Kiki 😂😂😂qosol igu dishe

  • @Nimcaanpr
    @Nimcaanpr 6 หลายเดือนก่อน +13

    Ku sali nabigeeni subana scw❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 6 หลายเดือนก่อน +11

    ladan ma ciyaar ciyaarba waa master degree ❤

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 6 หลายเดือนก่อน

      Oo yaan aheen fawsia dimple ba wee wadaa lga yaabee hdii la keeni meshan inee hawda ku cuni lheet😂😂😂

  • @XayaatBintuaxlaam
    @XayaatBintuaxlaam 6 หลายเดือนก่อน +8

    Ladan guuesheeda jecliyaa ❤❤

  • @MaxamedTaraaye
    @MaxamedTaraaye 6 หลายเดือนก่อน +4

    Laacibada Gamekan ladan
    ShacTirooLeyda Gamekan Kiki😅😅

  • @AbdiAli-jw4
    @AbdiAli-jw4 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ayeeyo mcn Alle haku naxariisto igu duceeya walalayal 😢😢😢

    • @farhiafaisal
      @farhiafaisal 6 หลายเดือนก่อน

      Alle haw naxaristo walal samir iyo iiman saadiqana haydinka siiyo 🥺🤲

  • @abdiyowgiroud2380
    @abdiyowgiroud2380 6 หลายเดือนก่อน +5

    War tan surwalka weyn waxba ma ogo😀😂yaa ila arke😂

  • @RamadanAhmed-rh2xp
    @RamadanAhmed-rh2xp 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wallal karalinaqo Aabahay ilahay socodka ha kusocayliyo Amin

  • @Legend33661
    @Legend33661 6 หลายเดือนก่อน +2

    A legend never brings shame ✅️❤️
    King 🤴 and queen 👸🏻 waa idin salamay

  • @AishajamaalAbdi
    @AishajamaalAbdi 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kiiki haka soo tagin waa ku heysanaa asadow😂😂

  • @salahabdirazak579
    @salahabdirazak579 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ladan naag wax baratay m.a❤🎉

  • @ougbadahmedmohamed3824
    @ougbadahmedmohamed3824 6 หลายเดือนก่อน +3

    Habibiti tu es mérite plus que ca félicitations ❤❤❤❤❤❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 6 หลายเดือนก่อน +4

    Armaaaan❤legand wax kale woooow keep going bro

  • @NEIMAHOUSSEIN-y5l
    @NEIMAHOUSSEIN-y5l 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ladan cidi ❤🎉félicitations

  • @Shaadiyaaxmed-dd5dp
    @Shaadiyaaxmed-dd5dp 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aqoontu way ka muuqta ladan masha allah ❤

  • @habsahussein9175
    @habsahussein9175 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kiki waa iga qoslise cwa swit😂 uk uk 😂 kulaha 😅

  • @samiayoussouf5633
    @samiayoussouf5633 6 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations ladan from Djibouti 🎉

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kiki berki bay icasasay qosol yuk yuk kulahaa😂😂😂🎉

  • @RuuneyASMR
    @RuuneyASMR 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asad Hajiyow waa wiil kudayasho mudan walaahi. He inspires me so much. Keep winning walaalo ❤❤❤

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 6 หลายเดือนก่อน +30

    ARMAN IO LADAN AA ISKY DADNO😭😭😂WLLYALOWW

    • @SabrinaKeyf
      @SabrinaKeyf 6 หลายเดือนก่อน +2

      Sax wllhi 😭😂

    • @HodanYuusuf-x6b
      @HodanYuusuf-x6b 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@SabrinaKeyfWaa haysa😂😂

  • @CaishaCabdisalan
    @CaishaCabdisalan 6 หลายเดือนก่อน +2

    Yug yug aa kiki 😅 wllahi qosolka iga dhaman Gary 😂😂😂

  • @Saeeth_Abdrahmn
    @Saeeth_Abdrahmn 6 หลายเดือนก่อน +20

    Dunida masoo marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabi muxamed ❤

    • @mustafeawil2217
      @mustafeawil2217 6 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Ladan-ciise
    @Ladan-ciise 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hi asad hagio i like your vidéo so much m'y name is ladan from Djibouti 🇩🇯 like 🎉🎉

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 6 หลายเดือนก่อน +5

    Barnamijki ugu caajisnaa ee asad yaaila arkay

  • @KhaalidmogamedOmer
    @KhaalidmogamedOmer 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asad wlahi waa nin rageed legend of the legendary ❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 6 หลายเดือนก่อน +4

    Armaan is funny wllhi dartii u daawadaaa 😂

  • @abdimajiidabdullahiali1447
    @abdimajiidabdullahiali1447 6 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi waan sugaayey parnaamijkaada 🎉🎉

  • @BarwaaqocabdicaliDucaale1234
    @BarwaaqocabdicaliDucaale1234 6 หลายเดือนก่อน +8

    Caawa koko iyo saamiya meel ku sheega😢

  • @fadumoMaxmed-y7b
    @fadumoMaxmed-y7b 6 หลายเดือนก่อน +3

    inta ila raagstey
    Team asad iso raca❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 6 หลายเดือนก่อน +7

    Maxaaa nidharey cawa adi iyo koko asad cawa dana nisugaye🥺🥺🥺

  • @sacdiyoduuni682
    @sacdiyoduuni682 6 หลายเดือนก่อน +26

    Caawa waad so daahdy Asad🥺

  • @AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if
    @AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if 6 หลายเดือนก่อน +6

    Asad xalay waxpa soma dhigin cawa waso firiyy wka wayy lkn finally sugaye ❤🫶🥹

  • @MaxamuudmaxamedXasan-k3q
    @MaxamuudmaxamedXasan-k3q 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah ladan waa gawer wax soo baratay ilaa iyo reer jaamacad guul layso ladan wey kaa muuqataa wax barashada dadaal wacan

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asad xalay waa nogoysay cwana koko iyo Samia nogoyeen 😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩

  • @HamzaOmer-n3s
    @HamzaOmer-n3s 6 หลายเดือนก่อน +1

    she is the most educated one in the group

  • @AsmadahirAhmed
    @AsmadahirAhmed 6 หลายเดือนก่อน +13

    Ladan iyo armaan 😮❤

    • @FadumoCabdixasan
      @FadumoCabdixasan 6 หลายเดือนก่อน

      Way isku sobaxayaan zomahn😂❤

    • @AsmadahirAhmed
      @AsmadahirAhmed 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@FadumoCabdixasan aaad

    • @Bariyey-p6e
      @Bariyey-p6e 6 หลายเดือนก่อน

      @@AsmadahirAhmed😂😂😂mya

  • @naturelife8626
    @naturelife8626 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aqoonyahanadda Ladan ciddi 🎉Masha allah

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ladan cidi wa aqoon yahanad dagan m.a aqlaq fiican

  • @MuxudiinAxmedali-j7r
    @MuxudiinAxmedali-j7r 6 หลายเดือนก่อน +5

    Qoftàn cusub damiim waye 😂😂

    • @AnzalXusen
      @AnzalXusen 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @MR.DADAyare
    @MR.DADAyare 6 หลายเดือนก่อน +6

    Inta videowga match the shoes sugesaa ❤isku muujiya😂😢

  • @SomaliChannel7
    @SomaliChannel7 6 หลายเดือนก่อน +2

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @leoabdi3825
    @leoabdi3825 6 หลายเดือนก่อน +9

    Hanbalyo ladan cidi from djibouti 🇩🇯🇩🇯💪💪💪

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ladan cindi djibouti ❤❤❤❤❤

  • @SamraMisyoni
    @SamraMisyoni 6 หลายเดือนก่อน +3

    🇸🇩 kani waa calanka suudaan🇵🇸 waa kn midka Palestine ❤❤

  • @bashkasharif3114
    @bashkasharif3114 5 หลายเดือนก่อน

    Asad wallahi kiki barnamijkan wey shidaa 😂😂😂 qosolke iga dhameysay please marwalbo kuso dar kiki sidedaba waa iska funny barnamij walba mansha allaah team 27❤

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asad cawa waad nagu soo daahday😅😅

  • @mssinvisible6326
    @mssinvisible6326 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asad wllow seecml hee calanka falastiin waa khaladay 😂😂 kii sudaan aa soo dhigtay
    Waa kanaa kii Palestine 🇵🇸❤

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba 6 หลายเดือนก่อน +3

    Armaan io ladan cidi ma u bagin sheekadoda ani 😂😂😂❤

  • @ManqaxMaxamed
    @ManqaxMaxamed 15 วันที่ผ่านมา

    Anigu teamka ma wadanjirin hada igu horaysa ladan unban iska jacladay meelkata ladan unban dorta haday guuldaraysato wan Marka walahi wan iska jacalahay Gabadha wa qof dagan dadka markii wax lawaydinayo haday garanwayan ama ku adkadan dadka mango mahan iyad qanacsan but dhada horay usoco wado fican ba ahaysa oo Bila uqdad ah❤🎉

  • @AhlanHassan-rx8ep
    @AhlanHassan-rx8ep 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wallkey asad taagera ku ahay marun inan kula kulma rajeyna insha Allah one day 😊😊❤

  • @motivationdechangement
    @motivationdechangement 6 หลายเดือนก่อน +2

    Commentiki 107 Alhamdoulilah replay bro