MORNING ROUTINE || JADWALKEYGA SUBAXLAHA || NASRA ABTIDOON

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  3 ปีที่แล้ว +728

    Muuqalkan waxaa ku Fara Yareesatay Gacan Dahab ismahan Daahir Channelkeeda Taga
    ↪️ th-cam.com/video/TS3n4KAarMc/w-d-xo.html

    • @shamisabdi8470
      @shamisabdi8470 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah hormar wacan queens ❤🙏

    • @miirabbe7220
      @miirabbe7220 3 ปีที่แล้ว +4

      abyo day ga oo dhan nooso duub plz 1sac xita haduu kugu qato anaga kugu jcl

    • @amalabdi9344
      @amalabdi9344 3 ปีที่แล้ว +4

      Noso dhamestir nasro

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +3

      @@miirabbe7220 masha Allah sax xiiso badan ayaa u qabnaa❤

    • @____Cumar____
      @____Cumar____ 3 ปีที่แล้ว +3

      Alle ha idin barakeeyo idil ahaan

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 3 ปีที่แล้ว +755

    Mashaa allaah 😍

  • @shukrimasala
    @shukrimasala 3 ปีที่แล้ว +506

    Masha Allah mamo ilahey haidin xafido

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi9551 3 ปีที่แล้ว +109

    Intii routine soo gelisay nasra iyo queen xafsa yar baa ugu qurux badnaa maadama qur,aanka akhriskiisa kuso darteen anagana nagu dhiirigeliseen. Noolada xabibaati

  • @hunterkariim2239
    @hunterkariim2239 3 ปีที่แล้ว +222

    Inta ila aragtey hoyo fcn in ay thy like dhac kusiya

  • @nasramohamud6608
    @nasramohamud6608 3 ปีที่แล้ว +405

    Abaayo pat2 noo soo samee pls abayo yaa igu raacsan like iisaar

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 3 ปีที่แล้ว +354

    Qurux badan my quen ❤️❤️

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo subscribe isaar ilahey dartiis

    • @faatmlove8518
      @faatmlove8518 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha alah

    • @faatmlove8518
      @faatmlove8518 3 ปีที่แล้ว +1

      Nasro

    • @nastehaali296
      @nastehaali296 3 ปีที่แล้ว +1

      @@boqorada7379 0

    • @siciidocabdullahi1130
      @siciidocabdullahi1130 3 ปีที่แล้ว +4

      Masha Allah ismahan iyo nasro youtuberda qaar waad iga sokeysan dhiiragalin ayaa itihiin sababtoo ah marka aan arko muuqaladiina quruxda badan rajo ayaa igasho in wadanka dib ugu soo noqdo 🇸🇴
      Keep going ❤❤😘😘

  • @iqracadceed5959
    @iqracadceed5959 3 ปีที่แล้ว +41

    Masha allaah qur.aanka waa qalbi daweeye wllhi anaa ogaadey malinta aqriyo ama subac ku galo malin walba waan caafimaada alx heesaha necbahay bes lkn qur.aanka waa jeclahay alx

  • @sowdas5498
    @sowdas5498 3 ปีที่แล้ว +5

    Thank you for calling your house help - gabadha I caawiso and not shaqalaha- respect badan Nasra ❤️❤️❤️

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 ปีที่แล้ว +131

    "إِنَّنِي أَنَا اللَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاعْبُدْنِي وَأَقِمِ الصَّلَاةَ لِذِكْرِي"
    i caabuda baa ilaahay yidhi cibaadadaa cabsida keenta, dikrigaygana salaada ku Oog.
    Qofku maalintii qu'aanka ugu yaraan hal mar waa inay is arkaan waayo ilaahay ayuu la hadlayaa qofkaasi bal qiyaas qof alihii abuurtay la hadlaya waliba tafsiirka quraanka in la barto ayaa sii mihim ah waayo waad fahmaysaa camalka wngsan alle ha inoo aqbalo idilkeenba Aamiinta ku soo dara wllayaal🤲

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 3 ปีที่แล้ว +331

    MASHA ALLAH gawartey an jeclahay illahey hanii barakeyo ❤🌺🌹🌹🌹

  • @nuunayibraahim1202
    @nuunayibraahim1202 3 ปีที่แล้ว +130

    Night routine kaaga noo soo sameey yaa igu raacsan is muujiya

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 3 ปีที่แล้ว +53

    Masha Allah nasro aqlaaqdeda ka helaa. (Gabadha I caawiso) dadka qaar oo xushmada ku yartahay naagta shaqaalaha ayey dhihi lahaayeen. Horay u soco abaayo ixtiraamka waa furaha nolosha

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 3 ปีที่แล้ว +234

    ayaanahan youtuberada waxay oga shidab tahay ruotinekoda maila aragteen masha allah nasra😘

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +2

      Abyo subscribe isaar ilahey dartiis

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 3 ปีที่แล้ว +4

      Mila araktay Bahjo

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 3 ปีที่แล้ว +2

      Maaalin ba meel bay ka shidan thy

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 3 ปีที่แล้ว

      Niciima jokor suxasustay

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qureysh6434 Wall subscribe isaar ilahey dartiis

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 3 ปีที่แล้ว +341

    Maasha allaah 🥰👌

  • @mohaahanaad3678
    @mohaahanaad3678 3 ปีที่แล้ว +15

    Wale hooyo wanagsan wad tahay Mash Allah, Gabdehene soomaaliyeed ayad murayad utahay 😊😊

    • @taigogkasago2336
      @taigogkasago2336 2 ปีที่แล้ว +1

      Nasro mash alah naku go waxa cunaysi

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 ปีที่แล้ว +4

    Aujourd'hui, j'ai des minutes de stress, mais je regarde cette vidéo. Je suis très bien content. Merci beaucoup Les Somaliens sont des gens drôles que je les aime. C'est pourquoi je regarde sa vidéo..

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +146

    Barafuunka ayaan isaga dabeecad nahay walahi Nasra macalinka wuxuu dhihi jiray caruurta fardowsa ayaa soo socdaan waayo carafta ayaan ka dareemaaa

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 3 ปีที่แล้ว +3

      Kula mid baan ahay

    • @Adam-ig9sb
      @Adam-ig9sb 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah #Alle haku xifdiyo wll

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 3 ปีที่แล้ว +8

      barafuunka ilmaha uma wanaagsan. wayo ilmaha sambabadooda weli wey korayaan barfuunkana waxa laga sameeyaa waxyaabo kimikaal ah oo gacanta lagu sameeyey. hadad heleysid caraf dabiici ah waa beelo laakin barfuunada waxyaabo aan ilmaha xamili karin aya laga sameeyaa, marka ka taxadira intaadan ilmaha u marinin.

    • @hana8824
      @hana8824 3 ปีที่แล้ว

      Waan jeclahay barafuunka lakin waxan maqlay jinkaa sooraaca

    • @alijamal1006
      @alijamal1006 3 ปีที่แล้ว +1

      Dharka ayaaa loogu buufiyaaa qaaliyey maxamili karaan

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 ปีที่แล้ว +116

    MaaMo AbaaLKeda Ma guDi KarNo WalaHi SidaN WaxBadn Baa La Isoo Tir Tiray Oo La idhaHy BaaBuurta Iska Fiiiri MoMii Alle Ha Ikaa Daayo MacaLiMdyda Nolosha Baa THY🥰

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyado wilal badan mamo ama hooyo sidas uso dhashdhashtay bey intey baxan dumar kufsadan jiirdilaan qarna daqab kaso turan qarna intey guursadan bey sida banoniga qalbigoda ugu ciyaraan qaarna caasi ayay kunoqdan qaarkalo ad ubadana wayba yasaan dumarka o raga badankod wakasimanyihin tan naag maxay tahay naag maxay sheegee ayay kuleyihin allow alle nabigana scw wuxu noshegay in abaha iyo hoyada isku xaq aheyn o hoyada xaq badantahay

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 3 ปีที่แล้ว +1

      @@quruxleyqalanjo5485
      Way JiraaN DhaMman Inta Aad Soo SheeGtay LaKn DhaMmaN Isku Mid Ma Ahn 89% Way XuN YihiN Lkn DhaMman Ma XuMa

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maclowofficiall7985 sax wllky kuli isku mid lama wada ahanayo✋

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @fartunxasan5992
    @fartunxasan5992 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi alxamdulillah qeerka waleesfara wlhi markaan sogoco cajis ayaan dareemi jiray lkn ikumaso dhici jirin in an quraanka aqristo alxamdulillah waan kuku dayday qeerka ayaa uwanaaksan inta leskaka daydo qalidumar allaha ku barakeeyo gurigada iyo carurtada hajigad jizakumullah

  • @user-fo5im5ds3k
    @user-fo5im5ds3k 3 ปีที่แล้ว +49

    الصلاة الفجر نور للوجه
    ان القرآن الفجر كان مشهودا
    xbbtii hormar wacan hormarkada waan hormarkena hada nahaay dadka ku jeceyl aallaah dartisa abyo❤🌷❤🌷🥰

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 3 ปีที่แล้ว +23

    masha allah queen 👸 nasra hooyo fiican xas fiican gabar fiican kuli waad tahy dhamo dumar hore usoco 💕

    • @maryanaxmedkaarow5778
      @maryanaxmedkaarow5778 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah wlshey nasra waan kusalaamay aad baan kujeclaha wlhi muuqaaladada aad baan utaageeraa allah hainookadaayo xbbti tankaleh geedka biyaha dhakada Sareh lagumashubo wadayar ayaalosameeyaa oo aymaraan hadii dhakada lagushubo waabaqtiyaa ok

  • @abdinasirbaladka3873
    @abdinasirbaladka3873 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasrooy,masha,allah.
    Ilaahey haku xafido walal ee Jadwalka qur`aan aqrinta meel go`an ama xadidan aqri maalin weliba tusaale: 1 page of koran aad maalin weliba aqriso ayaa ka kheyr badan mar aad xisib aqriso ama 2 page.
    Rasuulka(S.C.W) wuxuu yiri : sunada la daa`imo ayaa ka kheyr badan sunada aan la daa`imin.
    Mahadsanid walal
    Waaa iga talo walal.
    Markaan wanaagaaga arkey baan jaceleystey inaan arrintaan kula wadaago.
    Ilaahey haku xafido.
    Aamin.

  • @Noi3334
    @Noi3334 3 ปีที่แล้ว +50

    انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😭😥🙏

  • @inqaadmedia1515
    @inqaadmedia1515 3 ปีที่แล้ว +56

    Masha Allah markaad qur'aanka aqrisid wax walbo ayaa kuu fududaanayo

  • @omara.mohamud183
    @omara.mohamud183 3 ปีที่แล้ว +16

    "استعينوا على قضاء حوائجكم بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود ".

  • @suleeqoabdulkadir7154
    @suleeqoabdulkadir7154 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sister you did what is the best mum doing for her kids well done xabiibte and keep going for your dream🙂

  • @amaalmaxamed917
    @amaalmaxamed917 3 ปีที่แล้ว +45

    Wllhi waan uxiisay gurigaygii❤️💯 aan soo xasuutay no stress somaaliya❤️💯 yaayrabi nagu soo celi wadan keena anagoo nabada iyo wadan keenoo nabada🤲🏽amiin yaarabi😭

    • @khadijamohamed7726
      @khadijamohamed7726 3 ปีที่แล้ว +1

      amiin abayo hada intee kunoshahay

    • @dunxx2140
      @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaarabi

    • @amaalmaxamed917
      @amaalmaxamed917 3 ปีที่แล้ว

      @@khadijamohamed7726 abayo hollan aan 8 sano ku noo lahay lkn duruufo jira awgood 2006 aa iigu dambaysay wllhi 😭 wadan kayga aan jeclaa ❤️💯 yarabi anagoo nabada wankeenoo nabada🤲🏽😭

    • @noorcyuun9145
      @noorcyuun9145 3 ปีที่แล้ว

      @@amaalmaxamed917 abyo alha ku ndb keno

  • @theartistchannel1271
    @theartistchannel1271 3 ปีที่แล้ว +100

    Abyo mcn kitaabka ilaahay dhulka ha dhigin meel sare dhig marwalba

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  3 ปีที่แล้ว +51

      Dhul mayaalo Saliga ayuu korsaaran yahay

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Wall subscribe isaar ilahey dartiis

    • @caishaaxmed4472
      @caishaaxmed4472 3 ปีที่แล้ว +6

      @@nasra_abtidoon abyo saliga kutuganeeysid wax kakor mari oo kutubka aad dul saartid si uu sareeyo marwalbo shukran

    • @diriifarmashiye3651
      @diriifarmashiye3651 3 ปีที่แล้ว

      @@nasra_abtidoon apyo qli anipo horey saliga sari jiray plse mfcno aya laydhahy melsare kasar apyo

  • @hudaabdullahi5467
    @hudaabdullahi5467 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasra cadeey mashaa Allah Abaayo canjeelo iyo shah bigees ah iyo macsaro yaaba helikaro bacsarta faaiido badan beey uleedahay ciyaalka mashaa Allah

  • @nimcoadam5287
    @nimcoadam5287 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah macalimadayda nasra aptidoon alle hakuxafido runtii adi iyo mama muniro noloshayda wax ianfaca aduun iyo aqiraba ibarteen alle haigulakiin kulmiyo aduunkan haday qorantahay hadiikale janatul firdawsa ha inagu kulmiyo ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🌹saan idiin jeclahay garay inaan idinku riyodo hhh aad idiin jeclahay ❤🥰🥰

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 3 ปีที่แล้ว +34

    Masha Allah abyo kudayasho mudun nasro abtidon qastan gabdhaha iyo lamnaha utoperka kudeyda gbdhab asagina ah waxadna ugu daytan habdhaqanka iyo qabka ay u isticmasha utubka hadan wax idnka tabto waxa ukladarn rerkeda iyo yutubkeda oo iskuma dhex lifaqsano fadlan tolo iyo tusalo ha idin noqto abyo nasra adigna hormar wcn anku rajenaya❤❤❤❤❤

  • @quruxdiiqorexey261
    @quruxdiiqorexey261 3 ปีที่แล้ว +37

    Wow Codsigeygi waa ii tixgalisay Nasra Cadey Masha alllah waan Ka helay Jadwalkaaga Waliba adigoo Somalia Joogo 🇸🇴 Qurux👌

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe ii saar waa codsi

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Quruxdii qoraxey abyo subscribe isaar ilahey dartiis

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      @@iqraacooking6079 hora kugu saray abyo isar adn a

  • @bintamusechannel2788
    @bintamusechannel2788 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabaarakallah nasra dhamaystiran Allah yardaa caleyki انت نورة اعيننا 🥰😍🥰 wllhy aad baan oga masha Allah hooyo mcnto nasoxasuusisay 😭😭🥰🥰 qurx

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo wasi wanaagsan adiga iyo inta aragto qoraalkan waxa idin dardarmayaaa sunadi nabiga scw o ahayd routine kiisa adkaarul sabaax

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 ปีที่แล้ว +11

    Thanks qali waa Morning routine qurux badan

  • @dhahir-hanadofficial5686
    @dhahir-hanadofficial5686 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah keep going sister, waliga akhrinta quranka ha kacajisin, libanta adun akhiraba

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo Nasra waa kahelay your morning routine keep going hooyo wanaagsan ayaa tahay allaha kuxafido adiga iyo family kaga

  • @aishaamohammed4638
    @aishaamohammed4638 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo allha ku xafido dhamntina illhy ha idin barakeeyo caruurtada illhy ha ku ziyadiyo farxd iyo cfmd ku nolaw abid ♥️♥️🌷🌷💯💯🙏🙏🤲🤲

  • @safaanaainaelmi4525
    @safaanaainaelmi4525 3 ปีที่แล้ว +27

    M.a my quen nasra Abdi qdr Ahmed aAllah kubarakeeeyoo rerkaaada iyo owlaadaada wlhi Allah dartii ayaa kuujeclahay waxaatahaya gbr AAA akhlaakh iyo xishood iyo qurux Allah siiyaya mcnt waxaan rajeeyhaa malin uun inaan ku arko

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah routine aad uquruxon waaye abyo full day waan kasugena insha Allah❤️❤️❤️💯

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +2

    #Quraanka wa FUraha guusha Aduun iyo aqiro❤️. 4:29 #Hooyadu wa lama Huraan #Jaceylka #Ilahay (SW) kasokow #Jaceylka hooyo wax kaweyn majirto ❤️❤️❤️❤️❤️🤴Hooyoyinka Daman 🤴 Janada Hat qabow katag❤️❤️❤️

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah tabarakalah abaayo illaah ha idiin xafido adiga iyo caruurta farxad daa iman inshaa allaah xayaati❤️🥰❤️

  • @cibaadamohammed794
    @cibaadamohammed794 3 ปีที่แล้ว +17

    Wcs abaayo morning routine waad ka baxsatay masha’allah tabaraka’allah hadaad waqti heeso day routine noso gali Insha’allah barakallahu feek 💕💕💕

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 3 ปีที่แล้ว +5

    Queen lawa ma ahan m.a queen nasra abdidon abyo ilahey haku xifdiyo adun iyo aqiro xbbti wlh qalbiga kaa jeclahay m.a wax ku dhibo ilahey kuma tuso xbbti

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Abyo subscribe isaar ilahey dartiis

  • @muhiimgurey402
    @muhiimgurey402 3 ปีที่แล้ว +4

    masha alaah abyo mcto ilaahey ha idin xifdiyo adi iyo caruurtaada iyo seygaada ilxun kuma arkto farxad ii ku noolaada abyo mcnto

  • @fahimaali8217
    @fahimaali8217 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah. Best Routine I have ever seen . Guuleyso abaayo Nasra Abtidoon

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 3 ปีที่แล้ว +30

    Ayantan reer you tube waxe barten routine nasra xbbti soo dhowow team routine hadda kuso birty channalkaga yaa laga weenin 🤣

  • @nastehaahmed3098
    @nastehaahmed3098 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah abayo hooyo wanagsan bathy Alle haku xafido owlaada Alle baari hanogadhigo magaca MANAAL wanjeclahy gabadheyda ayaladhaha oo 9 jir eh markad manal dhaleysey umul ayan ahay july waxana Alle igu irsaaqey gabar SAFA ayan u bixiyey NASRA gabarkale hada dhasho SAFA u bixi yaah

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يعطيك الف عافيه ي احله ماما😍😍😍

  • @bildadsayfudeen3948
    @bildadsayfudeen3948 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah keep going siz....balse mesha aad galmaad kuwa raabini laheed geedaha.. tuubada peep gili sida halmar geedaha uu warabisid..mahadsanid

  • @swalehhassan3907
    @swalehhassan3907 3 ปีที่แล้ว +16

    Wow Codsigeygi waa ii tixgalisay Nasra Cadey Masha alllah waan Ka helay Jadwalkaaga cant wait for the whole day routine

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Abyo subscribe isaar ilahey dartiis

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Nasro Xayati Alle Hakugu Xafido Quraanka

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Abyo subscribe isaar ilahey dartiis

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaansha Allah nasraay hore usco. Walaal Allah dartiis ku jeclahay family quruxda badan iyo caruuurt Allah hakuuu dhaafo walaal caruuurt ilaaali markast cadow baa soo baxey kuligeeen Allah ha oo xafido caruuurta

  • @aqontakororso2047
    @aqontakororso2047 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow keep going sis nasra abtidoon we love you ❤❤❤😍

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Nasra Abtidoon ❤❤❤

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว +1

      Wall subscribe isaar ilahey dartiis

  • @sagalshow886
    @sagalshow886 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah beautiful lady allaha idinxafido dhaman mcnto🥰🥰🥰❤❤

  • @abdirazakhappy9401
    @abdirazakhappy9401 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa waxa ugu wanagsan. Oo lagu bilaabo wax kasto aad qabaneyso waa quraan ka allow inoo ga dhig wehel quranka

  • @aqbalabdi726
    @aqbalabdi726 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah habibti waa jadwal aan arko midkii ugu saxsanaa oo aad u qurixbadan Allaha kuu siyaadsho quruxey

  • @barakachannel496
    @barakachannel496 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah you are a good mother 💞

  • @sacdiyofaysalxasan6961
    @sacdiyofaysalxasan6961 3 ปีที่แล้ว +4

    manshaAllah 😍♥

  • @christophertom9470
    @christophertom9470 3 ปีที่แล้ว +4

    Maazha AllH Waxad Noosoo Duubta Jadwalka Habeenkii inzha allh

  • @fardowsaabdulahi5699
    @fardowsaabdulahi5699 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah abyo adi iyo carurta Allah Idin xifdiyo ❤❤❤ waana ku jeclhy

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 3 ปีที่แล้ว +28

    masha allh hana hilmaamin in aad adkaarta akhriso subixii inatay Qoraxdu sobixin abaayo Qaliya allh idin xifdiiyo adi iyo caruurtaadaba &xaajigada hormar wacan ayan ku leyahay abaayo

  • @farduuzfarxaan3190
    @farduuzfarxaan3190 3 ปีที่แล้ว +41

    Hoyadey mcn aroorti geedaha warabin jirte so xsstay wlh ilahow dib igu celi Somalia iyo gurigi hoyadey ankuso korey xusuus nasrooy ina hooyo wali muqdisho muqdisho i heeso😭😭 al caasima allow nabad noga dhig wadankeena

  • @nimcoikram2065
    @nimcoikram2065 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh alle ha ini xifdiyo adi iyo reerkagba xppti❤❤❤❤❤

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nasra qaali Allah haku barakeyo reerkaga awladadana baariyaal aduun iyo akhiro ku anfaco hakaga dhigo Amiiin yaa Allah ❤️🙏

  • @aniizamohamedhussein5456
    @aniizamohamedhussein5456 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallh beautiful❤ allah idin xafido dhaman familyka💖

  • @amiiralove1944
    @amiiralove1944 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah best mom qof lagu daydo tahy walhi💋 love you ❤️ video ga xigo noso gali ciyoob

  • @suadahmedmohamed4967
    @suadahmedmohamed4967 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaashey qaaliga ah kutubka quraanka dhulka ha dhigin intaa ka dukaneyso kursi soo dhigo agtaata ee saaro, InshaAllah

  • @nasiixaabdallah261
    @nasiixaabdallah261 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤ماشاء الله تبارك الله وزادك الرحمن ❤❤❤

  • @Daganteyda
    @Daganteyda 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abaayo nasro walahi wan ku jecalhya adiga iyo ciyalka habra yarta uahya ilaahya ha idan xafido

  • @ifraaxshiine5073
    @ifraaxshiine5073 3 ปีที่แล้ว +71

    Asc soomaali weyn see tihiin waxaa iga si,aal ah walasheen nasra anaga ayaa ka codsanay jadwalkeeda iyo waxa ay qabato subixiii hadane waxaan u jeedaaa 70 dislike ah marka dadka miyaa Kala aqaanin like iyo dislike ileeen muuqaal dislike lasaaro meeshaan mayaale runtii waa yaabay aniga meel inoo roon malahan anaga unbaaa waxaas soogali dhaheena ana unbaa hadane qofka ku caayneeno waa ceeb qof walaashaada ah wax ay kusoo dadaashay in comment xun ka bixisid ama ad dislike dhahdid kolay intaaa adiga qof wanaajisa unbaa adigana lagu wanaajinaa ee Alle wadada toosan Hana waaafajiya dadka wanaagsan kadaaya dislike iyo commen xun asc dadkeyga

    • @maimunhassan334
      @maimunhassan334 3 ปีที่แล้ว +4

      waa haterska iyagaa markay arkeen noloshaa nasra quruxda badan bay ka dhigteen ciil bax.

    • @shamsasharaf3863
      @shamsasharaf3863 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk wad mahadsanthy nasra abtidoon tankle walalayalow anaa saan ahan jiray waxan mudi jiray inay wax ufaaideene haka xasdin qufkan wax ad kafaaide suulkaan hoose iyo kan kore wan sii jiray mardhawo ogaadey kkkkk yaaan looqaban dadkee isooboqda dislike tana iga ilaaliya

    • @hanaaccofficial3137
      @hanaaccofficial3137 3 ปีที่แล้ว

      waxaa saaro dista waa qof ka xun nolosha walaakiisa

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi Ma Dhihi Karo Wa Kas Iney Dislike Dhahan Balse Suasha Waxey tahy Qof Bini adan ah Adigo okale ah sidee uXasidaa Ileen Waqtigisi dhan ayu Kulumiyay Halkan Adigana Wad iska Dawadaa Dhip la.an Koleyba Umadan Wxaa Sidan Kadhigay Ma aqan ABYO Xasidkina Alle Ma Jeclo wlhi

    • @basrabilan2254
      @basrabilan2254 3 ปีที่แล้ว

      Abyo mashlh quruxeey wakahelay qali

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 3 ปีที่แล้ว

    Manshallha well done wllo thanks 🙏

  • @mlggaming5575
    @mlggaming5575 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah abaay walahay wad tahay hooyo fiican awlada sifican u ilasho abay labaduba wey yaryihin asxan adiga kexey

  • @faaizomohamed5894
    @faaizomohamed5894 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah xppti gabr wnsgn quraanka wu ku caawinaa marskta hdaa aqriso wxa wyey malinkaaga way hagaagee so, apyo allah ku xafido best Routine wyey masha allah

  • @maryanruun5184
    @maryanruun5184 3 ปีที่แล้ว +11

    Magaca gabadhada wan jeclahy gabdheyda u bixin dona insh Allah

    • @falastinjamal6401
      @falastinjamal6401 3 ปีที่แล้ว

      Magac Somali ubixi abaayo saas ayaa fiica sabbata ah Magacaas waa Carabi

  • @fadumoismaciil3501
    @fadumoismaciil3501 3 ปีที่แล้ว

    M.a alle haku xafido caruruta cafimad iyo cimri dher Allaha ku siiyo dhamantin inshallah

  • @hakimofitah6868
    @hakimofitah6868 3 ปีที่แล้ว +17

    403 dislike maxaa loo saara wax xun may so galin mayna shegin somali maryoley xishoda mise like iyo dislike makala taqanan nasraay ha u jojin ďadka ku jecela ka badan kuwa ka xune my sister

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah wadankayga uxiisay wax walba waa dabiici shimbiraha yaa maqlay macaana codkooda 😘😘😘

    • @ayaan712ayaaan4
      @ayaan712ayaaan4 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah walshey mcn alle ha idin cafido adiga iyo caruurtada 💌💝

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +7

    Mchlah hore u soco siz✌

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 ปีที่แล้ว

      Wall subscribe isaar ilahey dartiis

  • @victoriaali4561
    @victoriaali4561 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti keep going kujeclhy part2

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wllshy nasra qali allaah ikiin daayo dhamaatiin hambalyo jeer iyo inkabdnb wllhi waa farxada aad iyo aad ubadna mahadsanid xabiibti qali nasra🌷🌷☘️☘️🌷🌷🌹🌹😍😍☘️🍀🍀☘️🌴👍👍

  • @YACKOO955
    @YACKOO955 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah abayo hormar wacaan isoo bogo new friend

  • @khadijaibrahim140
    @khadijaibrahim140 3 ปีที่แล้ว +3

    Morning routineki asalka wakanaa mashaAllah tabarakallah

  • @nasraweheliye5466
    @nasraweheliye5466 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Nasra Allaha ku xafido Allaha kaa aqbalo Salaada subax❤

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah.
    Waa jadwal Qurux badan.
    Alle haku barakeeyo.

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh nasro qurux alha idin xifdiyo adiga iyo familkaaga qaali farxad ku waar my quen aan aaad u jeclhy

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 ปีที่แล้ว +4

    Day ga dhan noso dub tedakleh waa mlinte igu horeyse aan commnt kaso bixiyo✌

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad iyo aad uqurux badan yahay jadwalkaaga midka haweenkii iyo kan galbihii naĺa wadaad ilaaheey ha idin xafido adiga iyo ciyaalkaaga ❤❤❤👌👌👌

  • @nurcanhanmnmutfag9106
    @nurcanhanmnmutfag9106 3 ปีที่แล้ว +1

    Ellerine emeğine sağlık çok güzel bir paylaşım arkdaşım maşallah 👌👌👌👏🏻👏🏻👏🏻🤝👍💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹

  • @abdukadirmohamed6049
    @abdukadirmohamed6049 3 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Caruurta Allah inoo xafido Wlashey Nasro .
    Maahir Xafidul Qur'an asagoo ah inaan Routineka soo socda ku arko rajeynaa

  • @abdallaalsharif562
    @abdallaalsharif562 3 ปีที่แล้ว +8

    Sawirka ilmaha ha na tusin
    Ilmaha oo cunto cunayaan ha na tusin
    Inta kale waa ok, waa naxsana inta canjeerda dubaysay 15 daqiiqo inaad qaadatid cml lakin waad I gaaday dhaqsa ka gudubtay. Mahadsanid nasra
    FG: intaas kabadan lama rabo inaad noloshada iyo gurigada na la wadagtid

  • @nasteexomohamud5239
    @nasteexomohamud5239 3 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمان❤🥰

  • @munahappyfamily
    @munahappyfamily 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah holy UK dayasho Sudan allaha Liu xafido adiga into caruurtaada iyo xaajigada

  • @user-fw8ig8no6p
    @user-fw8ig8no6p 3 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله حبيبتي الله يحفظ لك عيالك

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 ปีที่แล้ว +18

    Abayo baamiyo umari shiid miyones kudar ukuna kudar salid yarna kudar iskushiid way iskuraace tinta wayna ubaxe Insha Allaah markad xerxeraysana melaha banaan jid hakabixin tinta iskuqabo kudabool si aay isuguracdo gabadhayda saan ahayd intasana kusamayn jiray Alx hadana waa udhedheratay Wana iskuracday

    • @naimaabdirashiddahir2212
      @naimaabdirashiddahir2212 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks abayo ani waa u mariya gabdhayda tinteda qurux weye lkn mayonays kuma daro

    • @wardacali9607
      @wardacali9607 3 ปีที่แล้ว

      Wll mcn dadee ugu bilowday adoo raaliya

    • @naimaabdirashiddahir2212
      @naimaabdirashiddahir2212 3 ปีที่แล้ว

      @@wardacali9607 wll labo jir asbuci mar ban u mariya hada waa sadex jir

    • @ifkaladan1268
      @ifkaladan1268 3 ปีที่แล้ว

      @@wardacali9607 abayo 2sano Hada Alx waa 4jir isbuuc ukun Ayan Ugu darayay isbucna miyones&baamiye balse baamiyaha aadbaan ula dhacay wuubixiyaa tinta

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 3 ปีที่แล้ว

      Mayoniseka midka dufanta leh miyaa mise mid kle

  • @alisraamedia4242
    @alisraamedia4242 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah nasra cadeey owlaada alaha kubarakeeyo

  • @qaliabdulahimaxamed8376
    @qaliabdulahimaxamed8376 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah subax qurux badan weye walashy mcn allaah hakuu siyaadiyo cafimadkada