ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GURIGA AAN KA DAGAY NAIROBI KENYA 🇰🇪 || HOME TOUR BY NASRA ABTIDOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 273

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  หลายเดือนก่อน +65

    Guys dadka iso qoraay code guriga wa la arkay aniga dabaal ma ihi code ka oo full ah masoo wada duubin qeeb lee idin tusay dhowr nomber ka maqan🤣

    • @fardowsaomar1928
      @fardowsaomar1928 หลายเดือนก่อน +1

      Xitaa hadii laarko codekaas apartments dhan😂uukadhaxeeyaa dheh kan gurigagag maahan

    • @ShamsaYussuf-ch3ow
      @ShamsaYussuf-ch3ow หลายเดือนก่อน +1

      Nasra welcam to the kanya ab aya kotakera

    • @mumti5186
      @mumti5186 หลายเดือนก่อน +2

      wllo waxan jooga hargeisa waxan inaan imaado pls qiimaha isoo sheeg guriga

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 หลายเดือนก่อน +5

      Abyo markale ilmahaga waqti laqaado dalxiis uwada aniga yurub deganagnahy kow ilmaha ayaa laka fikraa in dalxiis lageeya lkn ani wali ilmo madhalin insha allah ilaahay ha isiiya nin wanaagsan adiga na ilaahay haku barakeeya ilmaha haku xifdiya

    • @FadomaMaxamed-d1i
      @FadomaMaxamed-d1i หลายเดือนก่อน

      aamiiiiin

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +62

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 หลายเดือนก่อน +1

      صل الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sudiboy1
      @sudiboy1 หลายเดือนก่อน

      salalahu caleyhi wasalam❤

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 หลายเดือนก่อน

      Salahu caleyhi wasalam Salahu caleyhi wasalam Salahu

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 หลายเดือนก่อน

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍

    • @user-xd8yj2wo5y
      @user-xd8yj2wo5y หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 หลายเดือนก่อน +9

    Mash Allah welcome 🙏 my sister Nairobi Kenya 🇰🇪 🎉❤😢

  • @user-ce5lt7jt3e
    @user-ce5lt7jt3e หลายเดือนก่อน +9

    First person 🎉❤i love u for the sake of Almighty Allah

  • @SakiMolid
    @SakiMolid หลายเดือนก่อน +9

    Waaw nasro dalxiis wacan xbbt wlhi waa runtaa guriga fican nasniino jawi dagan astreex dareeme

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 หลายเดือนก่อน +14

    Ayy nasro qalipi wanaagay guulayso wllshy ❤❤❤❤❤

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim หลายเดือนก่อน

      Adna guleyso wllo sad walasha comentigan quruxda badan aad agu soo qarty ❤

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g หลายเดือนก่อน +32

    Nasro gurigan iska firfiri camera iney kuxerantqhay laga yaba melwalbo iska hubi abayo ilahay kuma tuso waxdarane

    • @SowdoQurux-uh7le
      @SowdoQurux-uh7le หลายเดือนก่อน +2

      Amiin yaarabi

    • @Munocalihassan-8061
      @Munocalihassan-8061 หลายเดือนก่อน

      Camero ma lagu xira inaalilah ina adertey allh no amaansdo❤😢

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 28 วันที่ผ่านมา

      @@Munocalihassan-8061
      Waxaan maqley hoteelada qaar ee wadamada carabta ee kamid ah (kuwa lacagta leh) way kuxiraan…run iyo been ma ogi.
      Waa runta, lama ogaan karo, 😊.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 28 วันที่ผ่านมา

      Waxaan maqley hoteelada qaar ee wadamada carabta ee kamid ah (kuwa lacagta leh) way kuxiraan…run iyo been ma ogi.
      Waa runta, lama ogaan karo, 😊

  • @user-es7pv2jx5q
    @user-es7pv2jx5q หลายเดือนก่อน +15

    Check for camera pliz lagama waayo air BnB yada badankood waalagu xira isskajir qaasatan jiifka iyo suuliga
    Mostly in mirrors and lights

  • @HamdiShire-sb5hr
    @HamdiShire-sb5hr หลายเดือนก่อน +3

    Mashalah Abayo wow wow wow enjoy yourself🥰💝❤️

  • @user-dl8zj7bp4y
    @user-dl8zj7bp4y หลายเดือนก่อน +3

    Ilhay ha ii sahlo in aan kula kulmo wlashey Nasra kuna sodhawow Nairobi ❤❤❤❤

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 หลายเดือนก่อน +1

    Taageero weyn ayaan kuu ahey walaashey Nasra Anoo wiil ah ayaan ku daawadaa from Somaliland Especially Beesha IsaaQ walaalo ❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @CbdiJamac
    @CbdiJamac 15 วันที่ผ่านมา

    Alaha barakeyo gabdhahena akhlaaqdoda iyo diintoda jecel

  • @Sahra-o7v
    @Sahra-o7v หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah keep going

  • @DekaHassan-ic1jw
    @DekaHassan-ic1jw หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hore u soco huno .kusaliya Rasulka subane scw❤

  • @muna607
    @muna607 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah hor mar wcn xabbti nasr ilahay haku xafido iyo xaajigag iyo caruurtada❤❤🥰🥀

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allaah huuno mcn ilxumi kuma aragto❤

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi
    Guuleyso macanto illahey idankiisa

  • @leiladuale3098
    @leiladuale3098 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllah dacad nimo abayo welcome to Nairobi ❤❤😊

  • @Ifka151
    @Ifka151 หลายเดือนก่อน +6

    Hbti ilahay haku xifdiyo adiga xajiga hbti qli you my best teacher ♥️ 👌

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp หลายเดือนก่อน +2

    Maansha alaaah alaha kuu ziyaadiyo❤❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 หลายเดือนก่อน +13

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @direybuur9311
    @direybuur9311 22 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @HamdiaaliBoqoreh
    @HamdiaaliBoqoreh 20 วันที่ผ่านมา

    Walaalo qaliya mansha alaah hore usoco❤

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y หลายเดือนก่อน +4

    Maasha alaah tabaarka alaha

  • @safioahmed4103
    @safioahmed4103 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @fahmofarxan181
    @fahmofarxan181 หลายเดือนก่อน +5

    Welcome to Kenya 🇰🇪 walashey

  • @NasroAbduqaadir
    @NasroAbduqaadir หลายเดือนก่อน

    Nasro aad baan kuu taageeraa...guuleyso waligaaa

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws 29 วันที่ผ่านมา

    MSLLH WAQTI QURUX BDN ALLAHA INIBARAKEYO ABAYO LKN NASRO CARURTA IYA KU HAYA

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq หลายเดือนก่อน

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @canabcali5993
    @canabcali5993 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah my brother and sister in law

  • @farhiyamaalim7454
    @farhiyamaalim7454 หลายเดือนก่อน +2

    Nasroy l love you for the seak of Allah

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 หลายเดือนก่อน +1

    Nasraay garidii Haween ❤Raaliyo Reerkeed Ka Adag❤Anaganah Na ilbixisay😂 Waan gabyay

  • @FaadumoMaxmuud-kt1cn
    @FaadumoMaxmuud-kt1cn หลายเดือนก่อน +6

    Inshaalah abàyo wàa gaarey inshaalah macàanto waxà kaaga baryàa saddex isbuuc kadib inaa gaarto inshaalah

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤ nasro abtidoon iyo xaajigeda Allah idin xifdyo Insha Allah 🎉🎉🎉🎉 keep going guuleso 😮😮😮😮reer muqdisho gabadhena 1 million subscribers aan gaarsino you tuber kale 2 million kusi socdan adinkane 1 million Ku dhegan tihiin Insha Allah ismujiya ❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 หลายเดือนก่อน +2

    Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤

  • @RayaanCumar-yu9sz
    @RayaanCumar-yu9sz หลายเดือนก่อน +2

    Keep going Nasra ❤

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 28 วันที่ผ่านมา

    Ma Sha ALLAAH, Nasraay, you are soooo cute.
    Balse waxaan kuusheegaya, At: (3:24) ha tusin Nabarada albaaka lagufuro (lamatuso)
    Mahadsanid

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @AdanDhubow
    @AdanDhubow หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah Allahaa idin barakeeyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah hal qol Hotel is not good nasro qurux haku macato nice enjoying kalimani miya xafada 😍🥰 xafadaha ugu fican Nairobi❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

    Masha allh nasra cadey allha ku dhawro adiga iyo familkaaga quruxda badan

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @XamdiadanDalmar-zl2ku
    @XamdiadanDalmar-zl2ku หลายเดือนก่อน +2

    M.a abyo keep going

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 หลายเดือนก่อน

    Like you i love the home instead of Hotel 🏨 to feel good and calm in every thing🎉🎉❤

  • @user-nl5sf9ep4p
    @user-nl5sf9ep4p หลายเดือนก่อน

    Masha allha nasra qali allhe ha idiin xafiido

  • @abdimalikmohamud3188
    @abdimalikmohamud3188 หลายเดือนก่อน +2

    Xajiga ayaan cuntaa macan ukarini rabaa iskadeh

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya หลายเดือนก่อน +2

    Masah llaah ❤❤❤❤

  • @BisharoAbdi-w7g
    @BisharoAbdi-w7g หลายเดือนก่อน +1

    Wwww welcome to Kenya nasto. Inadha deraley lkn. Qabob tumach

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan หลายเดือนก่อน

    Maasha allah nasra keep going horay usoco dhawan 1 m kuurajaynaa inad gaarto

  • @DekaGaney
    @DekaGaney หลายเดือนก่อน +3

    Welcome to Kenya sister qali❤❤

    • @Nastehaabdikadir120
      @Nastehaabdikadir120 หลายเดือนก่อน

      Abyo guryan meqa lgu ijara

    • @DekaGaney
      @DekaGaney หลายเดือนก่อน

      @@Nastehaabdikadir120 ma aqaano abyooo xoga wey badantahy lacagtiisa

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Tabarallaah illaahay Haysu Kiin Daayo❤❤❤❤

  • @ayaanabdullhi1073
    @ayaanabdullhi1073 หลายเดือนก่อน

    mansha allah tabaraka allah❤❤qof karti badan alle haku barakeyo gacantada❤❤❤❤

  • @muniiramuuse-q2f
    @muniiramuuse-q2f หลายเดือนก่อน

    Masha llah abyo nasra qali alle haydin xifdiyo adiyo xajigaga

  • @sumeyaabdulkadir9182
    @sumeyaabdulkadir9182 หลายเดือนก่อน

    Xabbti Nairobi yanjogaa maisarkeena miyaa yacni meel laiskuguimaado xaflad ahaan walhi seekay markaan hurdada kulaabtay adigoon islajoogno kuriyonayey❤

  • @Qebtanolosha2577
    @Qebtanolosha2577 หลายเดือนก่อน +1

    Kusoo dhawow nairobi nasra qurux❤

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 หลายเดือนก่อน +4

    Asc setahiin dhamaaan team nasro abtidoon waxaan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid

    • @user-xf3hx7ls6z
      @user-xf3hx7ls6z หลายเดือนก่อน

      Wan ku saari abayo hure usoco

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q หลายเดือนก่อน +1

    Welcome to kenya abayo😘...

  • @Sumasusu-fz8dt
    @Sumasusu-fz8dt หลายเดือนก่อน

    Coming soon 1m I.n xppt😊😊😊😊

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah tabarakallaah xabiibti dalxiis wacan❤❤❤❤

  • @hawadegancabdi
    @hawadegancabdi หลายเดือนก่อน +1

    M.a wllshay nasra

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah

  • @zamzammaalim8977
    @zamzammaalim8977 หลายเดือนก่อน +4

    Nasra daris an nahy

  • @user-xf3hx7ls6z
    @user-xf3hx7ls6z หลายเดือนก่อน +2

    Wel come abayo nairubi nasro ❤❤❤

  • @aishasaed2454
    @aishasaed2454 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaa❤

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro 27 วันที่ผ่านมา

    Masrooy Guriga Kiradiisa qiimaheeda inaad noogu sheegto video-ga dhexdiisa ayaa fiicnaan laheyd walaalo, Nairobi Bisha September ayaan u socdaaye.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน

    Isku dokh baynunahay mashalah wa sax guriga kafiican

  • @ayaanhussein2046
    @ayaanhussein2046 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @user-jb3lj8hb3e
    @user-jb3lj8hb3e หลายเดือนก่อน

    Masha allah xppti❤

  • @sumeyaa890
    @sumeyaa890 หลายเดือนก่อน +2

    nasroy xage xafade degantahay anku imane reer rayrobi Ayan nahay tageradada

  • @NashatLibanabdi
    @NashatLibanabdi หลายเดือนก่อน +1

    First one🎉

  • @Nastehaabdikadir120
    @Nastehaabdikadir120 หลายเดือนก่อน +2

    Meqa lagu ijara guryahan diyrsan qof kenya joga iso jawabo abyal

    • @FosHussein-tk2zf
      @FosHussein-tk2zf หลายเดือนก่อน +1

      Side ukala weyn yihin waaye abayo kuwa normalka ah oo wax walbo yalan waa 8 a hundred dolarka marekan ka ilaa 1000 a thousand sas iyo waxyabo dheriya

  • @raxmomaxamed6848
    @raxmomaxamed6848 หลายเดือนก่อน

    Maaha allh nasro gaari dumar

  • @user-lw5mh9uy2v
    @user-lw5mh9uy2v หลายเดือนก่อน

    Coming soon 1m❤❤is hiyaa🎉
    Like isaar abaayo waan kutaageeraa❤🥺🙏

  • @ootira
    @ootira หลายเดือนก่อน

    Nasro abaa roution noo soo duup😢❤

  • @sumayaAbdirazak-b4y
    @sumayaAbdirazak-b4y หลายเดือนก่อน +1

    First comment ❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo หลายเดือนก่อน

    Masha allha abayo nasra guleso ❤

  • @faizaHirsi
    @faizaHirsi หลายเดือนก่อน

    Abayo welcome ❤❤

  • @ladiyaabdi596
    @ladiyaabdi596 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallh tabarakallh

  • @user-ok6fe6bb3b
    @user-ok6fe6bb3b หลายเดือนก่อน

    Qiimaha ka sheekee hee Nasra cadeey🎉

  • @nasrakhalif2334
    @nasrakhalif2334 5 วันที่ผ่านมา

    Dispenser deh nasra

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah ❤❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน +1

    Good 👍 👍 👍 👍

  • @haweenbillabilla8724
    @haweenbillabilla8724 หลายเดือนก่อน

    Nasra wllo caruurtati mad soo kaxasatid

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane หลายเดือนก่อน

    Welcome my teacher nasra qapowna kuso dhawow😂❤

  • @dagandawo8635
    @dagandawo8635 หลายเดือนก่อน

    Nasra adunba karesay my role model hada 2 carur maraya markan sidada sadax katuro wa inan break kaqata oon aroos csb iskadiga xaajiga aan usojensta😂

  • @dekakadir
    @dekakadir หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h หลายเดือนก่อน

    NAIROBI waqtigi qabowga waye bishi 7ad iyo 8dad ❤

  • @user-jh6xd6ss7k
    @user-jh6xd6ss7k หลายเดือนก่อน

    Masha allah Masha allah abayo❤❤❤

  • @raxmoadan2028
    @raxmoadan2028 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد

  • @user-pc4kk2cw6b
    @user-pc4kk2cw6b หลายเดือนก่อน

    Welcome to nairobi kenya

  • @umuisrachanel
    @umuisrachanel หลายเดือนก่อน

    Welcome to Nairobi xabibti ❤

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o หลายเดือนก่อน

    Nasro Abtidoon love you ❤❤❤❤

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 หลายเดือนก่อน

    Welcome abayo❤

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k หลายเดือนก่อน

    Welcome to nairobi

  • @khadrajama1754
    @khadrajama1754 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo number ka guriga ma qarisid in lagu so galo.maadan ka baqayn

    • @user-hk2uo5so9r
      @user-hk2uo5so9r หลายเดือนก่อน +1

      Soma aha

    • @cawo558
      @cawo558 หลายเดือนก่อน

      qalbi Waxan kadhahey amey dadka tusta weyna dhacdey 😂

    • @anabquruxmedia7300
      @anabquruxmedia7300 หลายเดือนก่อน

      Watchman aya joooga ilaa qofka aad usocoota uu sowacaaa masofasaxaayoo