SHAADIYO SHARAF OO KASOO ADEEGATAY HAYAT MARKET & ABDI FITAH YARE OO HADIYADA QAALI AH LOOSOO GADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • SHAADIYO SHARAF OO KASOO ADEEGATAY HAYAT MARKET & ABDI FITAH YARE OO HADIYADA QAALI AH LOOSOO GADAY

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 ปีที่แล้ว +491

    MAASHA ALLAH SUUQA HAYAT WUXUU KU YAALAA DEGMADA WADAJIR GAAR AHAAN XAAFADA B/XUUBEY WUXUUNA KU DHEGAN YAHAY HOTEL SHAMOW

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 4 ปีที่แล้ว +5

      Shaadiya Sharaf Official prankiga iso badiya mida kale shaadiya minyarada ogolow

    • @athiamohamed176
      @athiamohamed176 4 ปีที่แล้ว +3

      Mnsha allaaah ilaahay haku xafido shaadiyo sharaf

    • @sabiriinnuurmaxamed8056
      @sabiriinnuurmaxamed8056 4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks shaadiya

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ilkacaseahmed7501 minyaro hadaa maqlo ciilaa iqabanaayo adinka naag deey meesiin anaguna maseer 😂😂😂😂😂

    • @duniyocabaas566
      @duniyocabaas566 4 ปีที่แล้ว +1

      @@athiamohamed176 hhhhh

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 4 ปีที่แล้ว +486

    Shaadiyo Baaldiga Tartiib Ujiid Yaah
    😅😅😅

    • @xanfreshah3233
      @xanfreshah3233 4 ปีที่แล้ว +1

      Nasra dhibleey tahayvwlhi

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว +4

      Abayo MCN quruxey fadlan subscribe isaar

    • @shaadiyasharafofficial
      @shaadiyasharafofficial  4 ปีที่แล้ว +45

      HHHhhh Saas Waaye Aqwaan Nasra Abtidoon

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 4 ปีที่แล้ว +3

      Walal mcn #SUBSCRIBE isaar isoo boqo

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 4 ปีที่แล้ว +2

      Walal mcn #SUBSCRIBE isar

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 4 ปีที่แล้ว +535

    Inta ogayd inay shadiyo suqaan imaaday o Nasra abtidon kaso arkay like iisar

  • @shukrimasala
    @shukrimasala 4 ปีที่แล้ว +55

    Masha Allah qaali thanks ❤️❤️❤️⭐🌙⭐🌙⭐🌙 waad iga qoslise walahi

  • @abdiwalifunnyboy6552
    @abdiwalifunnyboy6552 4 ปีที่แล้ว +81

    Shaadiya inay xayeysiin kufiican tahy ya ila arkay😂

  • @aishaabdirizakhersi3583
    @aishaabdirizakhersi3583 4 ปีที่แล้ว +103

    Shaadiyo mar natuus Maxamad yare waan jecelnay inaan aragno

    • @queencaisha9836
      @queencaisha9836 4 ปีที่แล้ว +9

      Xaraam caleyk ani ma qabo in ilmaha meeshan cml lakeeno

    • @muusebiixigawadhiisaninkaq3984
      @muusebiixigawadhiisaninkaq3984 4 ปีที่แล้ว +3

      @@queencaisha9836 hhhh daliil ukeen in ay xaaran tahy

    • @queencaisha9836
      @queencaisha9836 4 ปีที่แล้ว +7

      @@muusebiixigawadhiisaninkaq3984 wllo daliilka qalad ka fahantee waxaan kala jeedaa ilmaha yar isha wee unugul yihiin cid kastoo aragtana wee iska jeclaadaan cid maasha allah tiraahdana iska yar

    • @nafaqoiyojirdhisofficial9013
      @nafaqoiyojirdhisofficial9013 4 ปีที่แล้ว +2

      @@queencaisha9836 that's true sister

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 4 ปีที่แล้ว

      Haaa wlhi

  • @maxaasheegtay8910
    @maxaasheegtay8910 4 ปีที่แล้ว +81

    ramadaan mubarak dhamaantiin hadaa arakto qoraalkaan.

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 4 ปีที่แล้ว +27

    Aloow wadankeena noo barakee waa meel laga shaqeeyay masha allaah alow cadawga nooga haaay muqdisho caday

  • @ayaanbashir4350
    @ayaanbashir4350 4 ปีที่แล้ว +22

    Waaaw Somali mayba kutala suqas Mansha allah allaw Somalia 🇸🇴 nabad noogayeel aamin aamin

  • @asiyaqurux418
    @asiyaqurux418 4 ปีที่แล้ว +15

    Mncha allah moqdisho horumarkeda waan ku faraxsany wllhi alle nabad haynooga dhigo🤲🤲🤲🤲

  • @khadrosumadlawe4481
    @khadrosumadlawe4481 4 ปีที่แล้ว +28

    Qofkii *nasro* ku arkey like ii saar

  • @quruxsan0913
    @quruxsan0913 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashalah wa meel qurux badan wadankenu Wu hormaray ilahay dhibta haka qabto muqdisho casimada badan e dunida ku yala way la tartami lahayd wlhy ilahay cadawga haka qabto 😭😭❤️❤️❤️

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 4 ปีที่แล้ว

      Amiin insha allh nabad allha nogo dhigo wadan keena😭❤️❤️

    • @ifraahabl2318
      @ifraahabl2318 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin muqdisho love me

  • @omaarnuur5609
    @omaarnuur5609 4 ปีที่แล้ว +18

    Ramadan Kareem Shaadiyo Sharafey London Paris New York iyo Dubai intaaba Moqdisha Kaa Huuraysa ,Yaa RABI NAABADA USIIYADI AMIIN ,

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah Muqdisho watekte allaow nabada nosiyadi ya allah 🙏🏽🙏🏽❣️❣️❣️

  • @farxiyanura9332
    @farxiyanura9332 4 ปีที่แล้ว +13

    masha allah dalkena an dhisano wax ka qurux badan majiro dalkegow samo iyo warqo🇸🇴♥️♥️♥️🤲♥️💋💋

  • @ishraaxahmed8272
    @ishraaxahmed8272 4 ปีที่แล้ว +20

    xamar waa caasimad la hubo waa ku soosocda suuq xayaatna anoon ka adeegan ilahow hy qaadin insha allaah shaadiya sharaf mahadsanid wllo
    from Hargaysa

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 4 ปีที่แล้ว +11

    Manshallah I can’t wait to move there I miss xamar caadey I left when I was young 💙

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 4 ปีที่แล้ว +24

    Wataa Nuurki baxaye Barakee Allow xamar ❤️

    • @fadumoxusen6990
      @fadumoxusen6990 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin barakeey allow xamar💓💖💖💖💖

  • @zulekhamustafa6997
    @zulekhamustafa6997 4 ปีที่แล้ว +71

    Shadiyo mesha waaadba gurteee armaaa xayesiiin cml ka wadaaa oo hadhow Ku ceshta meshina cml dhihi rabtaaa 😂😂😂😂 kaftan iga dheh ramadan mubarak

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh maya waxa laga yaabaa free xayeysin amaa lagu siyey

    • @Dhowrsan436
      @Dhowrsan436 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @zihaamzaymuun3970
      @zihaamzaymuun3970 4 ปีที่แล้ว

      Ala leydh Waynaa ka daaya ha ku leydhininee🤣🤣🤣🤣🤣

    • @samiiraomar3467
      @samiiraomar3467 4 ปีที่แล้ว

      🤗🤗🤗🤗😁😁😁😂😂😂

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 4 ปีที่แล้ว

      Bismilaahi raxmaani raxiim ilaahey kacabsada hee

  • @najahdixiin7175
    @najahdixiin7175 4 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi Germany aan jogaa shamboda shadiyo qadatay way ii talaa wlhi msha Allah somaliya waa la iman karaa

    • @aishaabdullahi9699
      @aishaabdullahi9699 4 ปีที่แล้ว +2

      Awal mala imankarinmiyaa mcnha

    • @mariyaahmed7705
      @mariyaahmed7705 4 ปีที่แล้ว +1

      hhh shaambadaas hadee taalo lee maala imaakaraa😂😂

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      Oliver maa saliid madaxa

    • @suho7712
      @suho7712 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @kingali7810
      @kingali7810 4 ปีที่แล้ว

      Aldi ga mise lidl intee kasoo gadaty

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah hormar wacan wadankena🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍 somaliyeed Alle ha usiyaadsha nabad iyo nolol 🇸🇴

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +8

    First comment afur wngsn dhamaan reer Muqdisho

  • @asmaxusen5390
    @asmaxusen5390 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilahay abarkisa shadiya hadalkedan iska jeclahay horeusoco walashy farm hargaysa ❤👍🙋‍♂️

  • @layaabkasomalidamedia3301
    @layaabkasomalidamedia3301 4 ปีที่แล้ว +25

    Allahow anoo xaaskeyga saan ula soo adeeginaa 😭

    • @najmoyusufhussein1968
      @najmoyusufhussein1968 4 ปีที่แล้ว +1

      😰 ilaah haku sahlo aqii calosha ihurisee

    • @layaabkasomalidamedia3301
      @layaabkasomalidamedia3301 4 ปีที่แล้ว

      @@najmoyusufhussein1968 👍😂😂

    • @ikraaam1202
      @ikraaam1202 4 ปีที่แล้ว

      @@layaabkasomalidamedia3301 kkkkkkkk insha allaah ku dar

    • @simanibraahin7941
      @simanibraahin7941 4 ปีที่แล้ว

      Isha allah ku dar wll

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 4 ปีที่แล้ว

      naga dhis sxbow nin somali nagtis lama adego wa rag xun naga badiyeene hhh

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 4 ปีที่แล้ว +15

    Ramadan Mubarak alx waa afurnay rer Nairobi Farta taga

  • @sihaamgoobe7688
    @sihaamgoobe7688 4 ปีที่แล้ว +13

    Manta anaa ugu horeeye shaadiyo shaafto ramadan Mubarak 😂😂🥰🥰❤❤

  • @maryanruun5591
    @maryanruun5591 4 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi shaadiya sharaf xijabka ad ayay ugu quruxantahy masha Allah

  • @suadegge8864
    @suadegge8864 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah wlhy aad bn uga helay suuqaan inkastoo aanan muqdisho joogin 2018 baa iigu dambaysay xamar caddey wn uxiisay illahay hor umarka ha usiyaadiyo belaayo dhammaanteedna haka hayo wlhy xamar tag tay oo tilaabsatay supermarket'kaan aad bn ugahelay caadi maahan mashaa allah.❣❣❣

  • @bishaarougbaad5505
    @bishaarougbaad5505 4 ปีที่แล้ว +12

    Manzha Allah shaadiya cabdulaahi shaadiya sharaf marwo sharaf leh xabiibta wllhy dar ilaahay idiin jeclahay 💖💗💙💋

  • @Qalbi_uroon
    @Qalbi_uroon 4 ปีที่แล้ว +6

    Supermarketkan taloow ma qof yurub ka taagey ba fuurey masha allah. Muqdisho wey taagtey ilahay haa u siyaadiyo.

    • @Libanwolf
      @Libanwolf 4 ปีที่แล้ว

      Lacagta xagee buu ka keeni, dadka yurub baa lacag inta hayo miya lagu yiri kkkkkk

  • @queenq5755
    @queenq5755 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh Hayat Wa Nolol Waa la isla helay magaca iyo suuqa alle ha no barakeeyo

  • @nedjmaabdullahye536
    @nedjmaabdullahye536 4 ปีที่แล้ว +34

    Maseer aan u dhiman raba somalia markan joogay waxas ma jirin iyo hormarkaas. Any way keep going wan hormarney walee wax no dhiman male.

    • @esmailsaid4794
      @esmailsaid4794 4 ปีที่แล้ว

      Nedjma Abdullahye nio xamar hada cusub yhy tukan noocan ah nagu beri hore furanay ee 2016 hada waxaan furna kuwo casri ah hadanahy heer somllnd waan ka horayna heer xamarta lama gashan karayo kabahayaga waxaan idin leenahy so socda zxipayaal wa danbayaaan waxa soo soctaan 206

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 4 ปีที่แล้ว +4

    Msh allh markan somalia 🇸🇴 imaado suuqa ugu horeeya ee tago ayuu noqon doonaa insh allh

  • @drbella7237
    @drbella7237 4 ปีที่แล้ว +178

    Wadankii walaga afuraye inta qurbaha joogta iska sabra adinka jooga la idinka kari waaye😂

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo MCN subscribe isaar abayo MCN
      th-cam.com/channels/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw.html

    • @iqroiman6512
      @iqroiman6512 4 ปีที่แล้ว +1

      haa wlhi abayo wadhibato aniga hada wali ma afurin cunug yarna wan heysta

    • @luzaaanaebraham146
      @luzaaanaebraham146 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa ellhi weli anaga ma afurin mana noo dhawa😂🙄

    • @farxiyanura9332
      @farxiyanura9332 4 ปีที่แล้ว

      ha walhi wali waan somanahy

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 4 ปีที่แล้ว

      Walal isoo boqo adoo raluya #SUBSCRIBE

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 4 ปีที่แล้ว +12

    M.a alle haidiin amaansado walahy mcn family qurux bdn one love ❤❤❤🙏Ramadan Mubarak ❤❤

  • @kawsarkhaalid7144
    @kawsarkhaalid7144 4 ปีที่แล้ว +1

    inta qurbaha jogta eee argta waxa halkan yala in uu halkaan ka maqneen m.a allow Somalia nabad noga dhig aaamin ramadanu karim

  • @khadroh446
    @khadroh446 4 ปีที่แล้ว +6

    Haye sacdiyo wan ku salamey kuma agaan lakiin wan ku dawada from 🇬🇧 uk

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wanku faraxsanahay hormarka uu wadankeyna ilaah hano barakeyo insha Allah 🤗🤗🤗❤️🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx 4 ปีที่แล้ว +13

    Mcha allah yurub baan uhaystee ma muqdishaa mcha allah alle ha barakeeyo🙏

  • @shadiyomaxamed2090
    @shadiyomaxamed2090 4 ปีที่แล้ว +6

    First one team Shadia sharaf one love ❤️ ramadhan mubarak xbbt

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว

      Abayo MCN subscribe isaar
      th-cam.com/channels/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw.html

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 4 ปีที่แล้ว +56

    Meshan ooakle waaa inaan haragysa kufuraaa yurub iyo amirca maxaaa ugaaa baahanahay ilahayow dalkeena noobarkee nabad wartaa noosii almxdulaah anagaa nabad waahaysanaa muqdusho nabad wartaa urajaynyaa horuumar wacan allow haydilin anootegin meshaa xisaan uqabaa wlhy 👍

  • @sabiriinnuurmaxamed8056
    @sabiriinnuurmaxamed8056 4 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsan thy abaayo waxbdn iga maqnaay aaiga fududeesey sow ani maba soobaxo lkn hada kadib meeshaanbo hadaad ibartey waan soobaxa marlawaad waxan kuleeyahay Thanks 👉🌙🌙👌

  • @fahmamohamedimaan861
    @fahmamohamedimaan861 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc Ramadan 💫mubarak🌙⭐️🌙dhamantina walalahyga somaliyed cfm ku soma melwalba ad jogtan insha allah 🙏🏾🙏🏾 Masha allah tabarakallah waxan ku fraxsnhy horomarka somalia 🇸🇴 ❤️❤️Alow no saiidi nabada yaa allah🙏🏾🙏🏾. Abyo shdiya mhdsnid😊❤️❤️❤️❤️

  • @nimcodagan2594
    @nimcodagan2594 4 ปีที่แล้ว +5

    illahey haa idin xafido adi iyo seeygaada Mohamed yare wn idin jeclhy 💓💋🙏

  • @shoohh6087
    @shoohh6087 4 ปีที่แล้ว +8

    masha allah my queen shadiya cdy ❤😍

  • @saarahroble8808
    @saarahroble8808 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah, wax kale waaye, allow noo siyaadi nabadda. Alaaba badan oo an aqaanl brand name kooda aya yaalo meesha, Amazing.

  • @Shacni.
    @Shacni. 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah waanku farxay xaqiiqdii wadankeena sida uu usoo hanaqaadayo sanadadaan danbe SOOMALOO midoowdo unbaa dhiman waana la gaarayaa❤❤ much love♡♡ Somaaali weeyn🙏❤🤝

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa ogtihiin nooh inay ramadaaan tahay macnaha ramadaaan kariim ❤

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 4 ปีที่แล้ว +4

    Shaadiya Sharaf, You are very good at advertising and I like the professional way you communicate. well done.

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah taba raka allah 😍 suuqa hayat 👌waxan modayba in oo subar market oo Saudi ina dhax jogo 🇸🇴😍😊wllhi wa cajib fikirka muwadin 🇸🇴 Somalia joga waligis malaha malaha qurba jogta yasha marke wadanka Dib ugu so labtan aye horror oo casri ah oo Wali oo arak wadankoda ku samestan 😁😊🇸🇴wllhi Somali we taktay alle ha ino siyadsha hormar kA iyo nabada 😍😍🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @qalbiuroonabshir9277
    @qalbiuroonabshir9277 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh hormar wacn muqdisho cadey allha usiyaaadiyo shaadiyo sharaf tnx abyo sida quruxda badan inogu sogudbisay

  • @fatxicuntoiyoqurxin1386
    @fatxicuntoiyoqurxin1386 4 ปีที่แล้ว +17

    Somaliyay plsss ilahaya daratiisa subscribe isara biliisa 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰❤❤❤❤❤❤

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah tabaraka Allah hormarka dalkena kufaraxsanahay Allow noxafid. Shukran abyo shadiyo sidad nogu hagar baxday madama an arki karin oo an ka maqanahay dulkena hoyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰.

  • @anzalmoha30
    @anzalmoha30 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wlh ad ayn uku faraxsanahay in suuq saan cml eh ladhiso wax kamaqan lama arko i.a wn imanaaa❤❤💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋❤❤

  • @kheirohussein6399
    @kheirohussein6399 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka laah alaha idin barakeeyo cadowgana alaha idinka xijaabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹🙏🇸🇴🌹🙏

  • @queenofheart2225
    @queenofheart2225 4 ปีที่แล้ว +43

    Msha Allah muqdisho tagtoo tilaabsaty say waayo ahyd bay kusocota allha noodhwro wdnkeena 💝💋

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 4 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi wax walpo waa heesatiin ameriga iyo yurub uma baahnidiin lkn i, am jealous wlhi markii an waqtigaas muqdisho jogay horumarkaan majirin 4 years ago 😔lkn mechinka alabta markii laxisaabinayo lasaarayo masocanayo

  • @iqriinhoxuseen9535
    @iqriinhoxuseen9535 4 ปีที่แล้ว +5

    mashaAllah ramadan Mubarak ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋

  • @calixasan1557
    @calixasan1557 4 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh shaadiyo iyo seygeeda allha idin barakeeyo adeeg lee boxoya cwd iisaar like 💗💗💗💓💞💞💞💘❤💘💘💗❤❤💋❣

  • @lulmohamud3455
    @lulmohamud3455 4 ปีที่แล้ว +20

    Nasra abtidon msha iskuarken shadiyo🤣first

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 4 ปีที่แล้ว

      Abayo MCN subscribe isaar abayo
      th-cam.com/channels/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw.html

  • @suhuuraxmed3839
    @suhuuraxmed3839 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah Shaadiya Sharaf Alle ha ku daayo Xppti ❤💋

  • @hodanharunofficial8144
    @hodanharunofficial8144 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaan kariim Mashallah allaha kuxafido 🌹✌❤❣🥰💯♥️🙏🔥💞💋

  • @safuushelmi2860
    @safuushelmi2860 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a aad baan ugu faraxsanahay wlhi ilaahow noo hagaaji dhulkayna hooyo dibad waan ka marmaynaaa

  • @ayaanbashir4350
    @ayaanbashir4350 4 ปีที่แล้ว +19

    Yaa allah nabad kayeel cadawgana kaqabo 🇸🇴 somalia 🇸🇴

  • @AhmadAli-gl6mv
    @AhmadAli-gl6mv 4 ปีที่แล้ว +13

    Hormar wacan bulshadeena somaliyeed hore usocod wanagsan

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 4 ปีที่แล้ว +3

    Iskabulo xata waloso adegay kula shadiyo funny wye 🤣🤣🤣wadan keena nabad allha nogo dhigo insha allh 😢❤️❤️

  • @sarurahenna2628
    @sarurahenna2628 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah illahow wadankeena horumarkiisa noo ziyaadi

  • @queennaima2109
    @queennaima2109 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shadiyo aaad ayan ku jcelhy mcnto

  • @fartuunabdullahimohamed6003
    @fartuunabdullahimohamed6003 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hayaat waa suuq shidan wlhi waad iku oktahy inaa kasoo adeegto👑🥰🥰

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 4 ปีที่แล้ว +3

    Manat waxan noqday qofkii labad abaabala shadiyuuni love u cadey farxanadena cashaqa❤❤❤❤❤❤❤❤✌✌✌✌🧸🧸🧸🧸🧸🧸🧸

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh tabarakalaaah horumarka wadankeena aad ban ugu faraxsanhy🥰🥰🥰🙏 ilaahow nasiiisaye nabad iyo naxaristaadana noogu dar🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alah tabaaraka yurub wixii loo fadhiyo waa qalad ileen wadankeeni ayaa waxwalbo yaalan ilaahey cadawga hanaga qabto aamiin 👍⚘

  • @mohamedtaajir6454
    @mohamedtaajir6454 4 ปีที่แล้ว +91

    Shadiyo xayeysin ma taqanid waxa dhahda halkan mahan london mana ahan new york ee wa muqdisho larabay inaa dhahdo hh

    • @simoncadey4279
      @simoncadey4279 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi isha ka turty 🤣😋😋

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 4 ปีที่แล้ว +2

      🤣 🤣 Xayey siinta kufican tahay wlh

    • @adxiixiiiuxuu3560
      @adxiixiiiuxuu3560 4 ปีที่แล้ว

      Dad aan london arag ayaa jiro oo baadiyo u maleeyo sey ku fahmayan

    • @umuss7874
      @umuss7874 4 ปีที่แล้ว +2

      @@adxiixiiiuxuu3560 hhhhh lkn landhan iyo urub xamara ka qurux badan ta ogow

    • @Shaafie
      @Shaafie 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 4 ปีที่แล้ว +41

    Isagoo gabagaba maraya dismihisa mall ka aya igu danbeyse next to hotel shamow kaso horjedka jamacs joobkey ❤missed muqdisho cadey

    • @zahraabukar4382
      @zahraabukar4382 4 ปีที่แล้ว +1

      zamzam Abdirashid jamacadeda wan uxisay wlhi jobkey io mogdishaaba ♥️

  • @ismailabdullahi8912
    @ismailabdullahi8912 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xamar waa tagty, we need more shopping malls like this.

  • @qadriinacadeey4120
    @qadriinacadeey4120 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah wadankeena alaah nabad hanoogu dhigo waan rajeynaa inaa ka soo adeegto ciida inasha aaalah❤❤❤

  • @zamzamshaikhcabdinuur9617
    @zamzamshaikhcabdinuur9617 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaan mupaarak shaadiyo sharaf iyo intii muslim ah

  • @sadiaali9110
    @sadiaali9110 4 ปีที่แล้ว +40

    Masha allah Somalia wala so booqa karaa markaan 🤣🤣🤣 Ilmaha cornflakes ki nagu wareeriyay xal baa loo helay. Thank you shadia cadey❤️

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +2

      Oo ilaahay kugu dhaarshay ma conflex dartii baa u dhahaysa somali waa laso booqan karaa, ma anaa umaleeyo mise dibada ku cusub tahay sababtoo ah wadankaada timaatinkiisa conflex ku xertay 😂😂

    • @muntasmuntas1309
      @muntasmuntas1309 4 ปีที่แล้ว

      Daris Hore xamar cornflakes mayalo miya dhihi rabta ilbax hada Lee noqotay

    • @ziad_010abdullai5
      @ziad_010abdullai5 4 ปีที่แล้ว

      Mansh alaha

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +2

      Muntas Muntas inu yaalo iyo in kale waxa iiga daran islaantaan dhahday somalia was laso booqan kara mar hadii conflex yaalo waxa ogaaday ine thy dadka carbahan gaajada ah ama doonta yurub ku galay oo ilmaha conflex quud uga dhigayo

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +3

      king غرباوي qoftaan waa dadki yurub doonta ku galay conflex iyo is maris ee ku qanacsan thy lkn conflex waxa aad u aaminsan dadka ceerta caruurta ayuuto ku gala caruurtana conflex baquli ugu shuba

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha. Xamareey maxaan kuu xiisay oon ku xasuustaa wanagaagii. Ilaahow soo celiyey. Aad iyo aad aan ugu farxay walahi. Waa hor martay xamar cadeey👏👏👏suuqyadii hore ma laga tanasuley asxbeey. Shaadiyo sharaf, Thank you❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ridwanabdi6172
    @ridwanabdi6172 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waan soo dhaweynaya horumarka ay gadhay muqdisho goobahan oo kale wey ku yar yihiin magaallooyinka soomaalida I’m from Hargeisa

  • @somalicoursesandtutorial6517
    @somalicoursesandtutorial6517 4 ปีที่แล้ว +9

    Shadiyo sharaf
    Abaayo lacagta anaa bixinaya....
    Videoga iminkaan bilaaby hadii cid kale dhamaadka bixiso raali ahaada.😁😁
    From Lascanod🤗🤗

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 ปีที่แล้ว +26

    Shaadiyo qosol aa igu dishy 😂😂 ilhy amatki markan ku arko iska qosla 💖🙏

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh apyo hor mar wcn xpti geep going❤❤❤👌👌🇸🇴😍😍❤❤❤❤❤

  • @marwabintiyee9057
    @marwabintiyee9057 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah shadiyo xijabka qurux ku tahy ❤🥰 Ramadan Mubarak🙏

  • @ubahali6299
    @ubahali6299 4 ปีที่แล้ว +3

    Shadiyooy waa naqalad sxpy abdifitah hadiyad loo soo gaday kulahaa caadi nooga dhaxbixisay on love my family

  • @zeitunabdullahi9033
    @zeitunabdullahi9033 4 ปีที่แล้ว +4

    yaaac kenyaaaa canaha coast seynogudidayen ayan kurafadne meshaane wankuarkaaaaa👍🏻👍🏻👍🏻🥰

  • @hanimohamed8985
    @hanimohamed8985 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walhi marka arkey suqan dalkeyga Hooyo ku yaalo iyo hormarka aay gartey Alx nawad iyo nolal muqdisho mar un wan imani hadan dimanin wan ka adegani 👍🏻❤️❤️❤️nawad waarto idin rajeni insha Allah hormar wacan gulesta waligen

  • @safisheikh-ali5847
    @safisheikh-ali5847 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ilaaheey nabada iyo horumarka hanoo siyaadiyo

  • @nashaadali8309
    @nashaadali8309 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww wlhi wan kufarax sanahay in wadankena suqan laga furay masha allah allaha ino soyadiyo horumarka

  • @rahmoahmedsheikh9241
    @rahmoahmedsheikh9241 4 ปีที่แล้ว +18

    Shaadiyo xanaaqi maku daayay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 2 ปีที่แล้ว

    Maash'alaah, Dukaamada europe ku yaala iney ka adeeganeyso ayaan u maleeyey. Maasha'laah Horumarka Muqdishocadeey. well done Hayat market. nice video.

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 ปีที่แล้ว

    Wow.masha allah Mogadishu horumar wacan
    Horaa loo.soconayaa

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 4 ปีที่แล้ว +4

    RAMADAAN kareem inta sugaysay like saara me wan sugayay wlhi ⭐🌙⭐🌙⭐🌙❤❤❤🤲

  • @paayalofficial6799
    @paayalofficial6799 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Abaayo Qurux

  • @Malkiyuuni
    @Malkiyuuni 4 ปีที่แล้ว +2

    Afur wanaagsan 😍 qofkii ugu horeyey ahy maanta

  • @dhoolahmed4685
    @dhoolahmed4685 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wlhi waa meel dhisan alle ha u barakeeyo

  • @xuseenxidig3379
    @xuseenxidig3379 4 ปีที่แล้ว +15

    Inta somaliland kasoo jeedo like

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 4 ปีที่แล้ว +10

    SHAADIYA WAXAA DABEECAD U AH
    ADAY KUU TAALA ILAHY KUUMA SAMADARADEE 2 MAH MAH EEN UGU JECLHY HADALKEEEDA

  • @sahrafashionsomali5944
    @sahrafashionsomali5944 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah waan ku farax sanahay in suuq nuu caan ah muqdisho laka furay allaha noo nabadeeyo wadangeena shaadiya sharaf mahad sanid qaali ♥️

  • @hibomaxamed7544
    @hibomaxamed7544 4 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyoy dukani ebera kasisay duma abdifitah adee ku tlaa wlhi qofta gacanta ka qabo hdii kle hee hye adinka like ta mxa idin ku dhajiyyy 😂😁😁😁