HOTELKA AYEY IGA SOO WADAY SURPRISE AYEY QOL DIYAARSAN IIGA DHIGTAY MUNIITA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  3 ปีที่แล้ว +611

    Qolkeyga Sidee u diyaarisay Muniito iyo Alaabaha Markey Xirxireesay Dhamaan Kasoo Daawo Kanaalkeeda 👉th-cam.com/video/hLaE5VFzDD0/w-d-xo.html
    Wllkey C/Rashiid tall man kanaalkiisa👇
    th-cam.com/video/oXZ1pmkFjmo/w-d-xo.html

    • @hafsasaid4180
      @hafsasaid4180 3 ปีที่แล้ว +6

      Abyo nasra Hor mar wacan❤❤❤💟💖❣

    • @queennafisa3722
      @queennafisa3722 3 ปีที่แล้ว

      Sister keep going

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว +2

      Nasro ma dagi rabtaa turkiga

    • @maariaaadan9446
      @maariaaadan9446 3 ปีที่แล้ว +4

      Mansha allah alle xuman ha idiinka dheereeyo tan kale wlh muniita qalbigayga miyad dalacatay yaab markay nasra dhahday hotelka qolkaan kadaganahy waa kan wlh wxn is dhahay muniita qol miyay gurigeeda uga way say walsheen nasra manshaa allah wad samaysay wxn kaa filayay abayo muniita mansha allah ajar alle hakaa siiyo wlh nasra iska dhafee anigaa farxay 😍😍😍😍

    • @sucaadshiine8033
      @sucaadshiine8033 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll aan hooyadaa dhalin way yartahay inaad hesho ilaahay hakuu daayo

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 3 ปีที่แล้ว +323

    Masha allaah xabiibti illaahey ku nawad yeelo 🤩

    • @bisharomohamudali7036
      @bisharomohamudali7036 3 ปีที่แล้ว

      Adna mcnto wa kusalaama salan kabacdi amiira qurux awa heee inte naga ada

    • @cabdulaahimaxamed1797
      @cabdulaahimaxamed1797 3 ปีที่แล้ว +1

      Halkey bee aaday nasra adno

    • @kamalabeauty3934
      @kamalabeauty3934 3 ปีที่แล้ว

      Ganacsigu waa Waxa kali ah Ee lagaga xoroobi karo nolosha shaqaalenimada.
      Fursad qiimo badan oo dad badan ka faaidaysteen si aad warbixin uga hesho fadlan nagala soo xidhiidh..+252633578252
      📲🤙🏽 Anba +252633578252 ama linkigan hoose
      chat.whatsapp.com/Fi5QhM2KHlf1fzE5aHyVnO
      Waxa fursadani ka faaidaysan kara qof go'aan leh doonayana isbadal dhab ah inuu nolosha ka gaadho helo dhaqaale xora
      Kaliya waxan kaa caawinayaa inan ku siiyo warbixinta waa adiga qofka shaqaysanayaa
      Shuruudaha ganacsiga inaad 18 ka weyntahay
      Inaad haysato dhaaqaale aad ku bilaabi lahayd

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 3 ปีที่แล้ว +452

    Nasra gurigaan aniga lii caato noo diyaariya waa so socona❤️😂

    • @marianmuse8733
      @marianmuse8733 3 ปีที่แล้ว +9

      Anaa idinka soo horeeya

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  3 ปีที่แล้ว +50

      Mid ka qurxan la idin diyaarinaa Imaada👏

    • @neymahagio5222
      @neymahagio5222 3 ปีที่แล้ว +3

      ❤❤

    • @amrannuur9596
      @amrannuur9596 3 ปีที่แล้ว +5

      Hanad mid ka shidan la idin diyara imada le

    • @laylaibraahim6967
      @laylaibraahim6967 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh muniita + nasra kga hryna ha nila arko le

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 3 ปีที่แล้ว +124

    MAANSHALAAH muniito qof qaali ah ku raaxeyso Nasra xabibty qolka qurxoon amazing 👏 😍

    • @faisafarah679
      @faisafarah679 3 ปีที่แล้ว

      Masha allha walhi anigaaa faraxda la ilmey saxiibtinmada fcn

  • @cabdiqaadirmaxamuud1550
    @cabdiqaadirmaxamuud1550 3 ปีที่แล้ว +46

    Wlhi waxa hesata 2 gabdho oo aad ku jecel muniita iyo ismahan allaha cimrigoda dhereyo masha allh qiira igu dishen

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

    • @sashacasg7039
      @sashacasg7039 3 ปีที่แล้ว

      Leap 98887

  • @raqiashaaban7615
    @raqiashaaban7615 3 ปีที่แล้ว +30

    M.a unbelievable such friend are gift from Allah may Allah keep you together always😭

    • @hodanabdulle6813
      @hodanabdulle6813 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah abyo waxa qabta adeer wangsan allha barakeyo

  • @kingdaafeed2321
    @kingdaafeed2321 3 ปีที่แล้ว +20

    Nasro waligaa qof ku jacel mooyee qof ku naceb maba is arkeysiin 😭❤️♥️

  • @katramohamudkatramohamud4397
    @katramohamudkatramohamud4397 3 ปีที่แล้ว +66

    That's what we call true friendship Manshaa Allah 💞💖💯

    • @faizadaahir4511
      @faizadaahir4511 3 ปีที่แล้ว

      Mashs allh nasro farxadada ani xitaa wan kula oo yay

    • @khadrajama8112
      @khadrajama8112 3 ปีที่แล้ว

      Miyaanay walalo ahayn

    • @mursalali7310
      @mursalali7310 3 ปีที่แล้ว

      @@khadrajama8112 ...

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 3 ปีที่แล้ว +32

    Saxiibada nuucaan ah waa nimcooyinka mudan in ilaaheey looga Mahad celiyo marwalbe 😍
    Thank you muniita abaayo sxbo bdn ayaad tusaale unoqotay❤️♥️

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 3 ปีที่แล้ว +60

    MashaAllah aduunka a wll lagu yahay 😍🥰❤️❤️❤️

    • @zahrabocor
      @zahrabocor 3 ปีที่แล้ว

      Faiza cady subscribe isaar tnx

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 3 ปีที่แล้ว

      Haaa wlhi

    • @eastafricankitchen
      @eastafricankitchen 3 ปีที่แล้ว

      @@zahrabocor waa kuu sare adna isar

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@eastafricankitchen wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@zahrabocor wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว +37

    Waaw maasha allah walaalo marna saaxiibo aan jeclahay allah isu kiin daayo weligiin hakala fogaana markaad kala dheeraatiina qalbiyadiina iney isla jiraan ayaan allah idiin kaaga baryayaa

  • @fadumomatan8300
    @fadumomatan8300 3 ปีที่แล้ว +27

    Ducadii ayeydaa ayaa Ku meel maree nasraay oo aheed dadka oo dhan hooyo iyo aabe allha kaga dhigo allha Ku xifdiyo xabiibti

  • @quruxdiiqorexey261
    @quruxdiiqorexey261 3 ปีที่แล้ว +105

    Waanba Yaabanaa Markaa Hotel Dageesay ileen qol laguu diyaariyay lkn malaguu Sheegin sxb qiima badan waye munito ilaasho

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @hodanabdikhadar4550
    @hodanabdikhadar4550 3 ปีที่แล้ว +26

    Msh llh queen teyda iyo queen teeda
    Wlhi wan qiiroodey wlalnimadu wa wahel allh yaxfduk queens❤💯👑

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว +16

    Bilada saaxibtinimada bixi Hdii Ly dhiHii Lahaa Nasro io Teamkeeda Siin Lahaaa 👍💙💚💯💯

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 3 ปีที่แล้ว +1

      Me too

    • @maariyamaanka222
      @maariyamaanka222 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi waa saaxiibo wanaagsan alle waxaan kabaryaa kuwa janada kukulmo inuu alle kadhigo aduunyadana kufarxa saaxiibo qaali❤❤❤❤❤🙏

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@maariyamaanka222 wll subscribe pls isaar channel kayga pls

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@Malikahmed961 wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 3 ปีที่แล้ว +12

    Mash alah sister ilahey haa idiin xafido

  • @user-gd4uk7hq7c
    @user-gd4uk7hq7c 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah uma manaal ilahy hakugu xifdyo halka jogto wana ku sugeyna Muqdisho adigo nabd qabo inoo soo laabo

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 3 ปีที่แล้ว +7

    ManshaAllah tabarakaAllah xabbti true friendship that's 💯 👌 ❤

  • @batoloharee3713
    @batoloharee3713 3 ปีที่แล้ว +5

    I love nasra and I cried after her

  • @kaaliali2613
    @kaaliali2613 3 ปีที่แล้ว +5

    Ani wa calool jilcanahy wlh wan ooye m.a abyo nasro ❤❤🌹🌹🤴

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 ปีที่แล้ว +73

    Waan calool jilicsanhy ani nasro inteysan oynin ayaan farxad la ooye😪😪allha isku kiin daayo muniita iyo nasro sxbo isjecel

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      Heestan bilaa music magaceed

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 3 ปีที่แล้ว +4

    The one and only
    Nasra Abtidoon
    From hargeisa 😍

  • @xasanoshekhxasan4205
    @xasanoshekhxasan4205 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo labo saaxiib oo wanaagsan ayaad leedahay allha kuu deysto aamiin dheh nasro

  • @shamsoabdulahi4368
    @shamsoabdulahi4368 3 ปีที่แล้ว +11

    It is my first time aan coment bixiyo, walhi aniga la ilmeeyey Nasra Allah isukiin daayo farxad ku nolaada abaayo❤️❤️

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha’Allah KEEP GOING WALL MCN❤️

  • @ahmedhassanomar4148
    @ahmedhassanomar4148 3 ปีที่แล้ว +13

    Maaansha'Allah waalshey Narso Guuleeyso Keep Goin ayaan Kuleeyso Allaha kuxafido walasheey Meel kasto Aad joogto Hor Mar Badan ayaan kuu Rajeynaa Adoo Nabad Eh Allaha ku Keeno Dhulkaaga Hooyo insha'Allah

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @SaidaAbdirizak
    @SaidaAbdirizak 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dadka aabbe iyo hooyo allaha kaaga dhigo abayo

  • @fosey6974
    @fosey6974 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow qurux wllhi Masha Allah abaayo keep going nasra cadeey

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah walle muna waa gob iyo gacal loosoo martiyo😍🥰

  • @hafsamoha6076
    @hafsamoha6076 3 ปีที่แล้ว +21

    Masha allah sxpo waye madhihi karno wllo wada dhashay ayaad tihiin 🥰❤✌🇸🇴

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasra abtidoon wllhi caadi ayan u qiiroodey indhahey ilin baa soo is taagtay ana isku moode allow saaxib tanoo kale heynoo weeyn ani wali ma arkin allow dad saan daacad isku ah allow naga dhig ani daacad ban ahay sxp daacad ah walal & wehel kuu noqon kara allow ii rumey wllhi wan maseerey Masha.Allah 🧕👸🎉✨🧡🖤👩‍❤️‍👩

  • @calimaxamedbarkhad2290
    @calimaxamedbarkhad2290 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlshy nasra abtidoon keep going

  • @FMGaryare
    @FMGaryare 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah cafimad ku cun xabibti ada u jeclahay baqlawiye Turkey may favourite one mmmm😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @abdirashidmohamedodawa1082
    @abdirashidmohamedodawa1082 3 ปีที่แล้ว +12

    Adaaa mudan intaan iyo in kabadan ayaa igu leedahay 👏

  • @rayaadaxmed4401
    @rayaadaxmed4401 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasro ha cab san waan kulajoognaa qolka coman tiga kuraaxeeso insha alaah salaada badi iyo quraanka

  • @ifraxmohamud6062
    @ifraxmohamud6062 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan ilmeyay Nasra abyo wad uqalanta intas in kabadan waxa tahay qof qalbi wanagsan o qalbi qurux badan wan ku jeclahay xabibti 🥰❤

  • @umucabdallacazaam1704
    @umucabdallacazaam1704 3 ปีที่แล้ว +23

    M.a qof wngsan oo daacada dad xun alle ma tusiyo🥰❤🙏

  • @filsannurahennabiuty6662
    @filsannurahennabiuty6662 3 ปีที่แล้ว +21

    Umaqalantid Hotel waxay sameesa arin wanagsan zxptaa abayo waxaan jeclayahy inaan saxp guusbada keep going ❤️👍💋💋👑🙋‍♀️🥀🥀

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @fardawsomaxamed4867
    @fardawsomaxamed4867 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxby hal midaa isku arkay misaso ah muqal farxad,farxsd hada fiirsado qofkiyoo lailmenayo frxadas ana wala onaa wlhi sidokle wax murug ahna wala ilmena yaaila qabo taso kle love u xbbti nasro abtidoon ♥️💟💞💕♥️💋😘

  • @fartuunqaali9601
    @fartuunqaali9601 3 ปีที่แล้ว +1

    M.alaah Xbtii keepgoing sister

  • @aizamewada3739
    @aizamewada3739 3 ปีที่แล้ว +3

    Queen Nasra Abtidoon Masha allah ❤so sweet

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 ปีที่แล้ว +5

    Maaha allah xbbti nasra abtidoon hore usoco munita sxb qaali ah allaha xafido❤❤

  • @xuseennimco5261
    @xuseennimco5261 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ilaahi hakuudaaya saaxiibayaashaada aadka kuu jaceyl adigane ilaahi hakuxafida

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa la yidhaah daa qofka aad xushmada u hayso lama soo dhaweysto sbbto ah dadku wey is nacaan markay aragtidoodu isku badnaato . MASHA ALLAH KEEP GOING

  • @liyaomars
    @liyaomars 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkk nasro hadaan ku farxi waayo maka tagaa 👍muniita nooow ay dhahday walaalo is jecel Maashaallaah

  • @Amii395
    @Amii395 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallh wall qalbi wangsan. Hadii alla. ku jeclaado dadkuna way ku jeclaan, hory usoco walashy big fun for you

    • @Amii395
      @Amii395 3 ปีที่แล้ว

      @cabdiraxman biLe media zhp welcme

  • @abdirahman1376
    @abdirahman1376 3 ปีที่แล้ว +1

    abayo wlhi youtube kaa manta ayaan kusobire....wlhi mana maleysaneynin inad carur lethahay ....runty...gabar fcn ayatahay...wana kubarteee nasroy...muqalatha sitha aad usodubtoo wlhi qurux weye...m.a ...Alllah hakubarakeyo i. ....keep going....💞💝

  • @umalkheyrahmed2778
    @umalkheyrahmed2778 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah Nasro cadey laba saxibo qaliyad haysata Ismahan iyo munisa gududo saxib wanagsan sida laguhela way adagtay sabankan manta illaahay haysukukindayo waligin dhamantin ❤️❤️❤️❤️

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ifka lagu yahay wlal runti nasro qurux inta ka badan istahisha wan huba adba hadi lagu yimado inad san iyo si ka wanagsan u samaynlahayd

  • @fardowsafilsan608
    @fardowsafilsan608 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a sxbo qliya ayaad leedahy nasra allh ku deysto dhmantod❤

  • @hamdisbali8479
    @hamdisbali8479 3 ปีที่แล้ว

    Muniita alle hakaafar iyo wakaa saxiibka wanaagsan nasra alle hakudayo macantadada saxibadada ❤love xabiibyal

  • @ikranshiino3186
    @ikranshiino3186 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahey haidin xafido

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wllhy waa wax laka farxo wan qiro naye 😭😭😭 Masha Allah ilahey haisku kiin dayo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umuaxlaam9986
    @umuaxlaam9986 3 ปีที่แล้ว +25

    abaayo nasro muniito yutube keeda ukala kici vedio la soo sameey intaa la joogtit waa ay uqalantaa wlhi

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @maryambarre1916
    @maryambarre1916 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haidin dooyo munito si fiican ayeey sameysay adunka waxaan ugu jeclahay qofka qariibka ah qofka so dabeyo waliba anigo qariib ah isoo dhaweyo masha Allah ilaahey ha idin barakeyo dhamaantiin axbaabi

  • @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737
    @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh abayo nasra waxaa tahay qof qalbi wanagsan illaah haku dhowro waxaa heysataad wallaalo AMA saxibo waan ismahaan iyo muniita waxaa tihiin dad qalbi wanagsan illaah haidin xafido waan Idin jeclahay farxad ku waar hormar wacan my queen 💖💖💖💖💖💖🧡🧡🧡🧡❣❣❣❣❣💚💚💚💚💚💚

  • @dagan1586
    @dagan1586 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh ano muqaalkina by byda muniita fiirsanayo uu iiso dhacay vidiogan noolada saaxibo isjecel tihin alle hani xafido

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @qureshabdiladif9398
    @qureshabdiladif9398 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi muuqaalkii hore ee hotelka waan yaabey dadkaas dhanaa meesha ujooge oo muniita kakow eh hotelka maxaa udegtey aan isdhehaaye warkaasaa iska cicinooyaa m.a muniito saxiib jirto waaye runtii muniito gaduude weligaa ilaasho nasray

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib Muniita Nasra umey ahan ee waa walaal, walaal oo qura baa intaan kuu gala waxaan idiin leeyahay Masha-Allaah Tabaarakallaah.❤ Walaalimo iyo saaxiibtinimo waarta Aamiin

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 3 ปีที่แล้ว +1

    Am also in tears i dont knw why,mashaAllah

  • @hoodorage264
    @hoodorage264 3 ปีที่แล้ว +19

    Mnch allah walalnimada wax ka wngsn ma lahaa wxasana waa wanagaga runtii nasra wxd qof xushmaad bdn

  • @faadumajeylaani9559
    @faadumajeylaani9559 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi anga ayaaba naga ooysii seen m.a wax cun Allah niima tuso😍😍😍😍

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah saxiib qaali ah waaye muniita😭😭😭😭

  • @safiamoxamad7135
    @safiamoxamad7135 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasra waad mudan tahay wanaag o dhan xbbti

  • @qadramacalin2713
    @qadramacalin2713 3 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹😂masha Allah abaayayashey anjeclahay alle darti Allah hainaxafido

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @kaltumaabdinur6018
    @kaltumaabdinur6018 3 ปีที่แล้ว +3

    fadlan duo i samee si aan u yeesho saxib sithina okale please i never had a friend 😣😣😔😔😭😭😢😢pleeeeeeaze wanijeclhay ismahan ♥️nasra♥️ iyo munita ♥️♥️♥️♥️ marwalbo noqdo saxibo 👌👌😙😙😙😙😙😙😙

  • @Safkahagiinternationalbusiness
    @Safkahagiinternationalbusiness 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah munita iyo toll man way dadalayan ad ayay u mahadsan yihin sida qurux badan o ay kuso dhaweyen ,vacation time ayan imanayna anakana 2021 insha allah wa idin so radin dona,asxabta nasro ayan nahay

  • @canabsaid2395
    @canabsaid2395 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a waa qolshidan alle hakudaayo saaxibtaa xbbti

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 ปีที่แล้ว +9

    Wallnimo wa wahel😭🥰💗

  • @iqraqushi7358
    @iqraqushi7358 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wn ka helay wlhi allah idin xafido gbdhaheena🥰

  • @abdullahisalad1361
    @abdullahisalad1361 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc nasra cadey guuleyso xabiibti

  • @kralicelerinkralicesi2113
    @kralicelerinkralicesi2113 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh muniita qof wngsn thanks in bdn

  • @manalyarow626
    @manalyarow626 3 ปีที่แล้ว +11

    M.a saxiib lama dhihi karo wlhi anaba farxad la ilmeyay😭😭😭😭allow ni xafid walalo

    • @manalyarow626
      @manalyarow626 3 ปีที่แล้ว

      @cabdiraxman biLe media ok wll

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan filaye iney muniito iney hotel ku ogolayneenin wayo sxbtinimada wax ciyara ma,ahan nasro hora u shaqeysatay wanagas abayo

  • @maymunasheikh3364
    @maymunasheikh3364 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa mudantay sas in logusodhaaweyo macnto Allah kuxafido

  • @owliyohusein8206
    @owliyohusein8206 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sahrinabea2288
    @sahrinabea2288 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nasra abtidon waa gawar dacad ah wlhi wanba iska jeclhy alle hakua xafido qali dumar 👸

  • @canabquen380
    @canabquen380 3 ปีที่แล้ว +16

    Ani hdaan idin daawado cloosha i hurisiin wbaa ar ila ooya😭😭😁

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah unbelievable mansha Allah wlhi muniita waa inan wanagsan Nasra wllo ilahay haku xifdiyo runtii qoflawada jecelyhy ayad thy cirmri dheer oo cibadaleh kurajeyna wllo ❤️❤️❤️

  • @user-bm5zf7bf3u
    @user-bm5zf7bf3u 3 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظكم أنت و. أختك منيتا.ويبارك فيكم.

  • @dacwahfamily
    @dacwahfamily 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah MashaAllah ❤❤❤

  • @laabskaabs3076
    @laabskaabs3076 3 ปีที่แล้ว +5

    Ani xataa waad iga oohiseen😭😭

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ad arkeysid io dadkan faraha badan e kuleh wan ku jecel nahay waxas dhan wa canimada mar hda can thy bes waye qof kasta waxe kuledahay wan ku jeclahay waxena jecel yihin in ey hadiyado kusiyan sawiro kula galan lkn hdi wax kugu dhacan ama ad gacan uga bahato wlh kuma raban inyar moye somalida waxe dhahan qofki wax hesta wax logu dara nasra nalka muqdisho munita wa gabar wanagsan io ismahan allah ku dayo walalaha ❤❤🙏

  • @balqiisyuusuf9753
    @balqiisyuusuf9753 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo wlhi abayo qof wanagsan ayaa thy qofka wanagsan na wax dhiba ma arko qofkasta hooyo iyo aabe alle hakaga dhigo 😘

  • @saabiqaabdirahman2007
    @saabiqaabdirahman2007 3 ปีที่แล้ว +6

    Runtii walalnimado wa shey qaali ah nasra abtidoon ruux qalbi wngsn wnd istahishaa muniitaa sxby wngsan iga dheh

  • @raqiyaabdulahi6135
    @raqiyaabdulahi6135 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my dear sister❤️😘

    • @zahrabocor
      @zahrabocor 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe. Isar mahadsad

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah 😍 walalnimada waa qaali nasro horay u soco xabibati ❤

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah munito wa saxiib jirto waye nasro xabibti wan ku ilmeyey farxada wan kula daremy caafimad kusexo abyo mcnto miniito xbbti alle haku shrfo ilove you somuch dhmntin💋❤👌

  • @fariido
    @fariido 3 ปีที่แล้ว +3

    Nasra xbbt wlh wn ilmyeye farxadada darteed❤❤

  • @landuu7064
    @landuu7064 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi wan kula oyay nasraay muniito anigonan arag ayan datemaya qalbi xabxab nimadeeda illahey dad najecel manoowaayo

    • @landuu7064
      @landuu7064 3 ปีที่แล้ว

      @cabdiraxman biLe media wanku saray

  • @sososa1588
    @sososa1588 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah xbibti muniido saxibfican I lahey haniidhooro amiin yarabi

  • @cabdullahicabdi5380
    @cabdullahicabdi5380 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah sister sxbtada si dii somalidii hore laku yiqiinay ayaa u soo dhaweeysan mashaa Allah allaha idin xafido

  • @sahramaxamud1723
    @sahramaxamud1723 3 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah ❤🥰😭🥺🥰👌

  • @sumeyo9036
    @sumeyo9036 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah il xun idin ma ma aragto❤

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha idiin xafido wooow

  • @amalabdi25
    @amalabdi25 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah xabiibti wlhi muniita Waa saxiib xaqiiqa ah alle haku deeyo saxiibo is jecel farxad ku nolada ewed❤️❤️💋💋💋❤️❤️

  • @qnvatimahaliish4824
    @qnvatimahaliish4824 3 ปีที่แล้ว +5

    omg wn oyey wlhi allae idinma kala qado qali😭😭😭♥️

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @cabdiraxman bile media wll subscribe channel kayga thanks

  • @maryanmowlid5366
    @maryanmowlid5366 3 ปีที่แล้ว +3

    Nasra abtidoon wn ku salaamy wllshy mcn💉❤

  • @dhahraanabdulahi5165
    @dhahraanabdulahi5165 3 ปีที่แล้ว

    Masha alha abyo alle haku barkeyo asxbta familkag iyo frskag

  • @sacdiyomaxamad807
    @sacdiyomaxamad807 3 ปีที่แล้ว +1

    masha'allaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ muniito gaduudeey wlhi qof qaali waaye waan kuu mahad celineeenaaaa adiga iyo sxptaa nasra