Me Time || Naftaada Waqti Sii || Waji Dhaqis, Lugo Dhaqis, Massage & Hamaam Ayaan Sameestay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 209

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x ปีที่แล้ว +236

    Inta weligood aan waxyaabahas isticmaalin waa idin salaamay 😂❤

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 ปีที่แล้ว +7

      Kkkkkk wlaahay waa iga qoslisay fariid noloshu kuma ciisho adiga iyo inta kula midka ahba Laakiin se dumar hadaa nahay waa ubaahanahy hadaa awoodo samee oo qarash uhaysato Hadii kale na gurigaa ga ku samayso quruxdu waa fara ku hayn ❤❤❤

    • @fatumahassan6589
      @fatumahassan6589 ปีที่แล้ว +4

      I’m in USA and I never use this 😂😂😂😂

    • @raxmoruuxi1224
      @raxmoruuxi1224 ปีที่แล้ว

      Waan kaqaadey

    • @filsanhassandiriye22
      @filsanhassandiriye22 ปีที่แล้ว

      Waligey masameysan runti

    • @munaxusen7313
      @munaxusen7313 ปีที่แล้ว

      Wa kaqadnay😂😫

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 ปีที่แล้ว +27

    Nasray wllo qof kasta naftiisa uu jecel yhy inuu qurux badan lkiin qofna wax uu nasiib uu yeeshay dhaqaale uu naftisa ku horumariyo ayuu hystaa qofna wakhtigan uu saamixiin marka wllo ilaahay adigan haku barakeeyo horumarkaga aniga iyo inta ilaa midka ahnaa insha allah wanu gaadhi doona

  • @farhiyaismail6928
    @farhiyaismail6928 ปีที่แล้ว +5

    Lacag markaa hesho waaiska sidan okale .masha Allah illahay hakubarakeeyo noshaada

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Walashay Nasra abtidoon, Nafteena waa muhiim inaan wakhti gelino, mahadsanid abayo♥️♥️👸

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh macalimadyda allh haku xafido usheek hana so dhaweyaan from shabelda dhexe balcd macalimadyda waxn ka cotsnya iskarbada jirka iyo wajiga ku dhaqdo no so gili midkle balcd imaaw nasoboqo wllhi si kal iyo laab ayaa kugu so dhaweyna allh dartiisa ku jecelhy abyo mcnto

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 ปีที่แล้ว +7

    Nasrooy is ilaali ya lagu keenin social media ado wax ka dayacnyihii

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว +3

    Alle saan ujeclahay meelahan camal hadiiba Muqdisho laga furay Alhamdulillah

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah alla ubarakeyo
    Waxa ficnalehed ine gabdho somaliyed siyan shaqoyinkas uyuka ubahane
    Gabdho inikane shaqoyinka kafanesan iskadaye shaqo cebmahane shaqesta

    • @fmdarmygirl1776
      @fmdarmygirl1776 ปีที่แล้ว +1

      Somalida weyba is duubayaan waaba isku mucaarad ilahow yeysan imaan meesha ilaa inta aan ka tagaayo 😂

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว

      @@fmdarmygirl1776 🤣🤣🤣🤣 madowga ma kukalsotahay
      Ani xita somali wankabaqa
      Lkn wadankayga dhaftisa dadkisale ino kunoqotan rabaa

  • @fatimamohamedahmed5540
    @fatimamohamedahmed5540 ปีที่แล้ว +7

    Asc nasro abyo dhamaan hamaam guud meeqo waaye xageena waaye meesha aad joogtid❤

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 ปีที่แล้ว +1

    Danbi kaween ma lahan inaa quf alle kaaxarimay inu jirkaaga arko ilaahey kabaqa o gurigiina ku sameesa wax walbo ina kensataan

  • @shamsiinaali8908
    @shamsiinaali8908 ปีที่แล้ว +3

    Reer lugo baasto meelahas oo kale ha isku aadina

  • @Aishamataan
    @Aishamataan ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah waa horumar aad u fiican❤

  • @daryeelkajirka6357
    @daryeelkajirka6357 ปีที่แล้ว +3

    Ma rabtaa inaad wax dabiici ah isku qurxiso wajiga timaha iyo jirkaba isoo booqo 😊

  • @nawaalmukhtar8479
    @nawaalmukhtar8479 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeeya love teydu waa banaanka aad ayana kula socdaa ilaa 100k ❤😢😮

  • @user-zj2gs9zb6b
    @user-zj2gs9zb6b ปีที่แล้ว +1

    عقبال جلسات الليزر وباقي السوالف

  • @nouramowlid4170
    @nouramowlid4170 ปีที่แล้ว +2

    Adi wxii lagu sameeyy dhan kama muqdaan 😅😅 xattaa inad waxwmarsato laguma maleeyo

  • @fartunabdullahi1486
    @fartunabdullahi1486 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂 wllhi daacad waaye nasra reer baadiye ahaa inta aadan tagin ka hor turki

  • @nimohirsi2311
    @nimohirsi2311 ปีที่แล้ว +1

    I’m so glad in wadankeena alalb noocan ah laga helo❤❤❤❤❤

  • @Ahlukhayr-mg3zi
    @Ahlukhayr-mg3zi ปีที่แล้ว +1

    Ki shukri masale miya nasroy jwb insha allah

  • @xuriyomohamed3626
    @xuriyomohamed3626 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad waan ka helay runtii laakiin qarashka ugu badan meequ gaaraa $50 . $100 bal soo warama.

  • @user-lw3vt2tj2u
    @user-lw3vt2tj2u 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @aaminaistaahil2366
    @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว +1

    Aragtidisaba istareyskii igu dayay m.a

  • @jibrilkayembe5338
    @jibrilkayembe5338 ปีที่แล้ว

    Ilaa xagee bay ku massage jeeyan Turkey 🇹🇷 du ilaa xagee baad gaadhay wllalay 🇹🇭 massage it's best massage

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha

  • @user-mv6vk4ks1b
    @user-mv6vk4ks1b ปีที่แล้ว +1

    Nasraay meel ragga ah soo sheeg xaajiga geesan lahaaye

  • @drhanamohamed8653
    @drhanamohamed8653 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤ be ur self best motivation

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +1

    Xamaam Maqrib ka waaye Waa Style ka Morocanka iyo Turkishka

  • @kadra9957
    @kadra9957 ปีที่แล้ว +4

    Waa loo bahan yahay in aad naftada waqti siisid.
    Raaxeyso abaayo ❤❤❤

  • @zaimazultan193
    @zaimazultan193 ปีที่แล้ว +1

    Nasraay nasab baad tahoo my fav youtuber ❤🥰

  • @hanisalaad4725
    @hanisalaad4725 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah anaa caawa uhoreeyo

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 ปีที่แล้ว

    Abaayo meeqa weeye lacagta oo dhan afaarahaas

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah jawi dagan aha abayo nasray❤❤

  • @ayanally6684
    @ayanally6684 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo waaba radinaye sauno

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +1

    Waa beelo mashaa Allah lkn Waxaan gabdhaheena kulatalini lahaa in aan sameeysano bishi Hal mar gabdhaheena kiimikadana aan Iska deeyno

  • @yasminmohamed2477
    @yasminmohamed2477 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbti waa u bahnay thank you so much

  • @KaltumAadamMuraal-tc3sj
    @KaltumAadamMuraal-tc3sj ปีที่แล้ว +1

    Caawa aniga ayaan u horeeyo aad ayaa u faraxsanahay guuleyso macalimadeyda

  • @magoolmohamad4412
    @magoolmohamad4412 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya meeshan haday ka furantahay qolalka in ingilish lagu qoro ma fiicna ani ahaan ilama qurux badna?

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 ปีที่แล้ว +1

    Mashallha abayo lambargaga ii soo diir wllo

  • @Kpop-yq5jg
    @Kpop-yq5jg ปีที่แล้ว +1

    Now I want to move back home 😊

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo waxas dhan meqa lagugu samaynaa lcgta

  • @aishuukunwilkaron6743
    @aishuukunwilkaron6743 ปีที่แล้ว +2

    Rali ahaw anagawa wasameyna only that we don't go around with camera so go slowly

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 ปีที่แล้ว

    Life is too short not to have a me time. Guuleyso sis.

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤❤❤

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb ปีที่แล้ว

    Mansh Allah horey usoco walashey nasra alle dartiis ayaan kuu jeclahy

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @anfacabdalla6413
    @anfacabdalla6413 ปีที่แล้ว +1

    Anaa cawa uhoreya wll horre usoco wan rajaynayaa inaa casri imaado

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh Quen

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah eedo

  • @Hamdachanel
    @Hamdachanel ปีที่แล้ว

    Masha allh wadankena horo usocday 🥰🥰

  • @queenasra1432
    @queenasra1432 ปีที่แล้ว

    M.A abyo Allaah kubarakeyo noloshada xolahada kuraxayso Alxna dheh nimcada Alle kusiyay

  • @user-zr3tm1fs8s
    @user-zr3tm1fs8s ปีที่แล้ว +1

    Gabadha markay lugaha kuu dhaqaysay gloves bay illaawday.

  • @shukri1871
    @shukri1871 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah allah ha kuu siyaadiyo

  • @djamilaonly8528
    @djamilaonly8528 ปีที่แล้ว

    My nasra cadye thanks mar waliba

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله 💞 🫰

  • @feyrusfanaxle9945
    @feyrusfanaxle9945 ปีที่แล้ว +1

    Soomali bleach lee dad kudaqan wax kale malahan

  • @hawolullremedies
    @hawolullremedies ปีที่แล้ว

    MashAllah

  • @IfraaxApdihakiim
    @IfraaxApdihakiim ปีที่แล้ว +1

    Wll noo soo door routinkii plz plz😢😢😢

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 ปีที่แล้ว

    Meesha tago waxaa dhahaa group nasro abti doon asxaabteeda ahay

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 ปีที่แล้ว

    Wow somalia waa ilbahdey that’s good ❤😮

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw mashallah runahanti wa farxad in dalkena Somalia 🇸🇴 laga helo waxyabahan okale nadafada jirka beautiful 😍 🤩 👌 ♥️ ❤️ Love ♥️ ♥️ wadankena wa horamaray walahi dumark somaliya waxan mayaqanan mark laga rebo qurba jogta lakin wxa leyahay bati hajidinha barta alabtan 😂lgu furi mayo hadad sameso sida okale😅❤

  • @zainuuawow1955
    @zainuuawow1955 ปีที่แล้ว +1

    Wr somali dadkaa oo shaqada ay hayaan qabata malawaaye wadamada banaanka ajaniib dalkenina ajaanib wr miyaanan dad ahayn horta yuh

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 ปีที่แล้ว +2

    ajaaaniubta ayaa ina dhibtey somali intaan hadleyney ayaa xataa dalkeeni shaqo abuur laga sameysey aynu xirfada ka barano

  • @munasalman8510
    @munasalman8510 ปีที่แล้ว +5

    Maba tagaaayi ani maxaa gabadha Somalia ayago nool o nadafad alle siyay why a African nogu kenteen 😢 baxa dheh ina ada rabay bas waye😢

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 ปีที่แล้ว +1

      Because waa xaasidiin naagahan shaqadooda si fcn uqabsanaayan lkn kuwa somalida waa xaasidiin badankood

  • @fartuunisaqfartuunisaq1689
    @fartuunisaqfartuunisaq1689 ปีที่แล้ว

    M.a madasanit abyo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarak allah ❤❤❤

  • @Farxiya490
    @Farxiya490 ปีที่แล้ว

    M.a nazro 22mint Ayey kutaawatay 1.1 Alle hakubarakeeyo zizter

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว +3

    Ilahaay amrkiisa aniga kareem ka pdn ma marsado meshaa areebonimo ka garay leee isaga xitaa bishiiba mrbaa so xazuuztaa💔😂😂

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 ปีที่แล้ว

      Dhago Hadlaka iga daa 😢😅😅😅😊

    • @ozgetorer6062
      @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaabdi2734 inaa dhig isku yeeaho leen rapaa gbreey🤣🤣

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 ปีที่แล้ว +1

    Nasra qurux maxad cidii muqal nogusogelin wayday wankusugayne adbankujecelahay huno

  • @ayaanabdullhi1073
    @ayaanabdullhi1073 ปีที่แล้ว

    Nasray wllo anigu waxan jooga hargaysa skin care kuriyaaka wayyaal wllo lkn lama kala garanayo orajal iyo fayg markaa fidhiyow kaso samee🥰🥰

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 ปีที่แล้ว

    Muchllh nasradena❤❤

  • @xawaqueenhanad6301
    @xawaqueenhanad6301 ปีที่แล้ว +1

    Intan lcgtiisa meqey noqon krta😂😮

  • @dekoxersi5472
    @dekoxersi5472 ปีที่แล้ว +1

    Hadeyba ajib sas UGA buxaan waa IGA tufanyihiin

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 ปีที่แล้ว

    Me time waa sameestaaa

  • @hindiabdicasis3528
    @hindiabdicasis3528 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mcn wamaseyray jah 😂😂

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 ปีที่แล้ว

    Nasra jecliyaa noow quruxeey

  • @aaminaistaahil2366
    @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว +1

    Waba tiyo aman lo bilabay ku laha😂alla nasra

  • @sacdiaqurux4078
    @sacdiaqurux4078 ปีที่แล้ว

    Nasra okiyaaalo naag isku tashatay hore usoco habo❤❤

  • @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr
    @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr ปีที่แล้ว

    CASRI SAALUUN FROM SHUKRI MASALE MIYAA

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo nasro i am thinking to move to Somalia from qurbo, i have 3 young children i would love to speak to you for some advice.

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 ปีที่แล้ว

      Never take your children to somalia take to Nairobi best place for kids if yu expenses

    • @som1
      @som1 ปีที่แล้ว +1

      @@fatumavision8252 I don’t like the idea of Nairobi, if i am going to Africa i might as well go to my own country with my family.

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 ปีที่แล้ว +1

      @@som1 OK the choice is yours

  • @ikhlaasabdullahi9108
    @ikhlaasabdullahi9108 ปีที่แล้ว

    Iskuu so wada duub intaas meeqa waaye lacagta

  • @hawolullremedies
    @hawolullremedies ปีที่แล้ว

    Abayo wan iskajaclhy walahi

  • @eza882
    @eza882 ปีที่แล้ว

    Macha allh 😊

  • @umukhayrshyuusuf7146
    @umukhayrshyuusuf7146 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal ciida maxaa noog usoogaliyeesay nasro waa kusugenee

  • @marwo1162
    @marwo1162 ปีที่แล้ว

    Maasha alllah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +3

    Manshalah ❤ raxayso Aduunka yusan kugu raxaysan 😊 waa inta nolol jirto 😅 nasro qurux

  • @qaalicabdinuur860
    @qaalicabdinuur860 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 ปีที่แล้ว

    Wcs mi queen❤♥️

  • @sugowyare6211
    @sugowyare6211 ปีที่แล้ว

    Waa dhamaadey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 หลายเดือนก่อน

    Cagaha hadubin wa cawro wll

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 ปีที่แล้ว +1

    😁🤣🤣Waaba tiiyo faan loo bilaaway kulahaa nasra waa iga qoslisay wlhi🤣🤣🤣😏ilaahy hku xafido qali

  • @zahraali7905
    @zahraali7905 6 หลายเดือนก่อน

    Meeshan magaceed abaaayo intee lagala xariiri karaa dadka aan somali joogin xageey kala xariiri karaan

  • @naemam808
    @naemam808 ปีที่แล้ว +2

    Sharciga MA ogola massagka io jirkaaga in la qaawiyo xta dumar haday tahay

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 ปีที่แล้ว

    Muqdisho miyaa laga helaa cajiib

  • @amranabdiqadir3180
    @amranabdiqadir3180 ปีที่แล้ว

    My time not me time 😊😊

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    Nasrooy naagta weey Ku ileeysatay ee Abaayo is quraami

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 ปีที่แล้ว

    Lacagt noo sheeg howshaas lagu qabtay