MORNING ROUTINE IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 716

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y 2 ปีที่แล้ว +246

    Naag aan waliged nolosheda qaaska youtube keenin hadana hormar gaartay masha allah score kas adigu ku xeranyahay hore usoco sister

    • @sacdiyocumar5479
      @sacdiyocumar5479 2 ปีที่แล้ว +1

      Soo Soo and type of game game and and the I I love but the the bit that that the

    • @yuusufahmed1514
      @yuusufahmed1514 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyocumar5479 bismillah af englishkaan wuu iga weynyahay🤣🤣

    • @lfcqueen
      @lfcqueen 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sacdiyocumar5479 Waxani aad soo qortay wamaxay kkkkkkk 🤣🤣

    • @farhiyamohamed7875
      @farhiyamohamed7875 2 ปีที่แล้ว

      @@yuusufahmed1514 ala caloosha🤣🤣🤣

    • @yuusufahmed1514
      @yuusufahmed1514 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiyamohamed7875 🤣🤣

  • @NazAxmed
    @NazAxmed 2 ปีที่แล้ว +80

    Masha Allah! Alluma barik 💚💚

    • @haboon6195
      @haboon6195 2 ปีที่แล้ว +2

      Nas queen Always Queen

    • @wamowamo
      @wamowamo ปีที่แล้ว

      Fufu

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 2 ปีที่แล้ว +17

    Aadankaas salaadda aanan maqal muddo dheer waa waxyaabaha aan turkey ugu xiisi doono🥰Uma bahnid alarm turkey hadaa kusoo noolatay mar uun ,asagaa kuu ah . 📷 Good video

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan Rabay cid iga caawisa waxyaabo la marsado wajiga oo aan lakiin colourka qofka aanan ka badalin waayo waxan la dhibanahay wasqda iyo saliida wajiga xumaan yaan lay fahimn walalahy ❤

  • @shamsoaxmed2598
    @shamsoaxmed2598 2 ปีที่แล้ว +63

    Masha alha abayo mcn alha ku xafido walahiy gawar aad u fican ayaa tahay wana kugu dayada masha alha ilahey janada hanagu wada kulmiyo aamin🌹

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline 2 ปีที่แล้ว +1

      walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto aduun iyo aakhiraba adna waxaad ku hamiyayso haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid waadna ku mahadsantahay

    • @shamsoaxmed2598
      @shamsoaxmed2598 2 ปีที่แล้ว

      aamin aamin sido kle insha lha

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah marka hore horta dhiigaaga soo celi kadıb iscaateey inaa Naga xanuun sato marabnee

  • @hoodoayaan5163
    @hoodoayaan5163 2 ปีที่แล้ว +23

    ماشاء الله تبارك الله ❤
    Nasra inzha AllH Night Rotiina Noo Soo Same inzha AllH ilaaahay Ha ku Xiftiyo 🥰

  • @nasrahassansheikhali9276
    @nasrahassansheikhali9276 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow MashaAllah 👏. Video ad u qurux badan 🥰🥰🥰. Welcome back my sister caafimaadka ilahay ha kuu saaidiyo aamiin

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah my best muqaal 💋🥰🥰🥰🤩

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah keep going sister you are strong women 💪❤

  • @halimamohamedabikar4970
    @halimamohamedabikar4970 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah gwr an dar Alle ujclahy aya tahy nasro ,gwr an wanag ugudayda aya tahy❤

  • @sahrajama1586
    @sahrajama1586 2 ปีที่แล้ว +3

    Nasro abaayo mcnto keep going ♥noosoo badi routine kaagaa morning 🌄night 🌙routine ka plz quruxey

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +6

    أشهد أن لا إله إلا الله وأشهد أن محمد عبده ورسوله حي على الصلاة حي على الفلاح الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله لا إله إلا الله لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم☝💚❤💖
    ما شاء الله
    تبارك الرحمن ربMasha ALLAH adaankaaan maqlooyaaa masjidaa nii dhow adaanka dhegihiina ku raxaysanayaan raxaysanayaan Masha ALLAH
    keep goinng bayo Nasra

  • @cindinuuromar5432
    @cindinuuromar5432 2 ปีที่แล้ว +18

    Allah senden razı olsun abi nasra

    • @dekaadem763
      @dekaadem763 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 abi ragga loo isticmaalaa yaqi daa kaa qaldan

    • @sawdamuse6991
      @sawdamuse6991 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkk abi kulaha

  • @socdaalyare.5557
    @socdaalyare.5557 2 ปีที่แล้ว +8

    Hadaaye markaa albaabka furaayay, Ma ogeeynoo!🤣🤣
    Guul nasraay. ❣️

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +18

    Maashaa’allaah nasriina abaayo guuleeyso weligaa danahaaga allaah hakuu fududeeyo aamiin

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +34

    She Is Every Time Happy ♥Nasra 👸👑

    • @akdem795
      @akdem795 2 ปีที่แล้ว

      She is happy every time correct your sentence😂🤤🤤☺️👅

    • @zahrahassanasc2984
      @zahrahassanasc2984 2 ปีที่แล้ว

      @@akdem795 kkk pravite school 🏫😳😑

  • @umuyasirumuyasir6850
    @umuyasirumuyasir6850 2 ปีที่แล้ว +8

    mansha Allah tabarakallah ❤❤❤

  • @jawaahirjuuqyar839
    @jawaahirjuuqyar839 2 ปีที่แล้ว +4

    maasha allah🥰aadaa kugu xiisnay hanaga soo daahin teacher nasra🙏❤️

  • @xaliimomuusenuur6274
    @xaliimomuusenuur6274 2 ปีที่แล้ว +7

    .mansha allah ilxun kuma aragto nasro cayniyey waxan uxiise cuntada wlhi😍😍😍

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin adna alle haku barakeyo mnsha Allh

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 2 ปีที่แล้ว +7

    Love you chef nasra 👀❣️

  • @ibadahussein61
    @ibadahussein61 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah. Gabadheydi.
    Wa Nasra iyo Hodan Hoyadod. Cafimad Kaaga Kawaran. Wankufarxay aragaaga. Welcome back

  • @inasheikh150
    @inasheikh150 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah nasra cadeey gabar aan taageero xamar wan kugu arki wayey I wish inaa Turki kugu arko i'm coming soon inshallah

  • @safiyonor7493
    @safiyonor7493 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abyo rotinkan wadoqeyga qasalada sida lo isticmalo nso dhamestir meelo biyaha keydiyo aya jiro mara byo allahkusamakeno bshal wacan

  • @hafsaroobleameey8153
    @hafsaroobleameey8153 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah tabarakallah queen🌸🥰

  • @xafsaaxmed315
    @xafsaaxmed315 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abeyo nasra Allah ha ku xafido hor u soco abeyo

  • @sapreenjama5460
    @sapreenjama5460 2 ปีที่แล้ว +1

    Miss you hbbti😩 thank you mdma nla wadgty morning routine kga nogu xiji night routine ❤️🕊️

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah gacaladeeydaay❤❤

  • @mohanbishar989
    @mohanbishar989 2 ปีที่แล้ว +22

    Nasro waa is ku Roon thy is nooleey hana cayiilin 🤣

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allow Ku Barakeey Dadnimadii Oo Qof Ah ❤️😘

  • @Haafturki
    @Haafturki 2 ปีที่แล้ว +4

    Xabiibti masha allaah guusha aad gaartay inta ka xun too baas laqaa leenahy tim nasro abtidoon is muujiyo💪💪🤩🥰❤❤🌹🌹🤩🥰🥰❤❤

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost 2 ปีที่แล้ว

      Nasro isku filan

    • @Haafturki
      @Haafturki 2 ปีที่แล้ว

      @@Hana_ghost 🥰

  • @maryamaahmed5611
    @maryamaahmed5611 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo nasro qurux alle haku barakeeyo noo soo badi routing

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 2 ปีที่แล้ว +7

    Wan Ku faraxsanahay in aad so laabatay caafimad Ka Allaha kuu siyaadiyo xabiibti dar Allan ku jeclahay

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabaraka Allah ❤️❤️🌸🌹💯

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abaayo so noqosho wacan

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah I like your way dallac bilaash iyo beer. Hal coffee ama shaah waa la cabby karaa caafimaad ka wey u ficanyihiin.

  • @farhiyobile7323
    @farhiyobile7323 2 ปีที่แล้ว

    Waa qofta kaliya baranki iyo rer keda yutub soo dhigin horay usoco

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah gaariyo waa tahay anagoo reer guriceel iyo samareeb waa ku wadanaa nasra

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว +11

    🇸🇴 live is better ,and shining, 🌹

  • @ladanladanish9223
    @ladanladanish9223 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh macalimadeyda in bdn comment kamaso bixin cze of xanuno iska jiray iyo mashqul noloshu kuma cisho macalimad nasro qrx🥰😍❤💯

  • @maryamomohamed4211
    @maryamomohamed4211 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasroo xbty I recommend inaad jaamacad bilowdo wali waad yartahay❤️

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 29 วันที่ผ่านมา

    Ku sali nabiga scw scw scw scw

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Gabadh Akhlaaq ka muuqato
    Halkaa kaga hay wll

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back Nasraay.

  • @najmoabdifatah7704
    @najmoabdifatah7704 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallh nasro quruxey

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah

  • @zamzamibrahim8029
    @zamzamibrahim8029 2 ปีที่แล้ว

    I love your personalty runti

  • @Abdioday-zm6br
    @Abdioday-zm6br ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah nasra abditoon dad kujecel ayaan kamid ahay😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😋😋😋😋😋😋😋

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 2 ปีที่แล้ว

    Nasra inti taagersan like Saar😍🥰😘😘😘😘😘😘😘😘😘💯💯💯💯💯💯

  • @fadumoalikarshe1594
    @fadumoalikarshe1594 2 ปีที่แล้ว

    My best TH-camr woman ❤💯

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ilahay cimrigaada ha dheereeyo

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel9071 2 ปีที่แล้ว

    ASC Nasro Iyo umada Somaliyeed iisonduceeya aad ayaan I xanuunsanahay salaad kasto.so dukatana I so duceeyanin Alle caafimaad dag dag i siiyo

  • @hamdakafiya5482
    @hamdakafiya5482 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back queen nasra❤❤❤

  • @ubaxciiseibraahim9373
    @ubaxciiseibraahim9373 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo nasro xaguu kuyaal akram istuu

  • @anisaibraahim7014
    @anisaibraahim7014 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo jabiibada xijaabka waye allaha ku barakeeyo amaan wadka dhantahay xabiibti

  • @xamdagaaboow3523
    @xamdagaaboow3523 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allahumma baarik

  • @xaliimodaaud9579
    @xaliimodaaud9579 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah my dear sister Allah ha ii kaa xafido qaali dumar keep going

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha Allah Rabbi hanoo xafido abaayo wllhi waan kuu xiisney

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 2 ปีที่แล้ว +1

    Am really enjoyed this video 😌❤️

  • @bintuabdi3052
    @bintuabdi3052 2 ปีที่แล้ว +2

    M.allah xbbti allah yaxfadkii

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 2 ปีที่แล้ว +3

    Nasra waan kuu xiisay abayo Qali waxaan rajaynaa in aaad caafimaad qabtid Ilaaaah caafimaad kusiiyey. Nosoo badi video plz💖💖💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh nasray waan kuu xiisey xbbty inbadan

  • @hamdiyusuf2003
    @hamdiyusuf2003 2 ปีที่แล้ว +1

    Bertaas beelo xamr marka daganaa iyadaa italay roobaka maku imadaa dharka ku wara jiray dharka babay masha allah waa

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah keep going qaali dumar

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

  • @muunaahmed415
    @muunaahmed415 2 ปีที่แล้ว

    6cisho baan ku dhameyey garadso intadana guursan maansh allah

  • @sacdiyoabdirizaqmohamed9733
    @sacdiyoabdirizaqmohamed9733 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah tabarakala abayo marana macalimadeeda👌👌👌❤️❤️

  • @hibaqhajihibaqhaji683
    @hibaqhajihibaqhaji683 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah qofka nasra la nol cunto ka dhergaya 😂❤️❤️❤️❤️

  • @saalahalph7444
    @saalahalph7444 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 2 ปีที่แล้ว +1

    Quruxeey masoo guurteen mcal caruurtiii

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 2 ปีที่แล้ว +1

    waaw waaw mash alaah ilaahay haa noo kaa xafido qali dumar

  • @zamzamhassan9678
    @zamzamhassan9678 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo mcnto allaha ku xafido ku jeclahay mcnto ❤

  • @zihaamqaalichanell
    @zihaamqaalichanell 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh abayo qali alah haku xifdiyo❤️

  • @fardowsagaashaanle4131
    @fardowsagaashaanle4131 2 ปีที่แล้ว

    Qof qiima bdn Nasra Nuura horay u soco abaayo

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs masha allaah tabaraka llaah rerkaaga nabad allaha kugu so ciliyo 🤲❤💯love you qaali

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqoradii ila dhaltay nasra qurux video yadda waba u xisnay hbn wlaba video noso gali yaqay mcney i miss u so much ina ader🥰🥰🥰🥰🥰🥲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sehra55
    @sehra55 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah ♥️🥰

    • @umuafnaan9397
      @umuafnaan9397 2 ปีที่แล้ว

      Haajara abdalla ma teeni yaa

  • @Xamda763
    @Xamda763 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlllnimo somalinimo dumarnimo igu caawiya waxad igu dhaantaan 150 doolar baa layga rabaa hooyo ayaan ahay shaqona waayey meel kasta maray wlhi maalin walapa waa ii murugo iyo oohin 😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdikasim
    @hamdikasim 2 ปีที่แล้ว +7

    Good job👌
    Nasra 😍

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto aduun iyo aakhiraba adna waxaad ku hamiyayso haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid waadna ku mahadsantahay

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha aallah 🔥♥️♥️🙏🏾

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline 2 ปีที่แล้ว

      walaal ilaahay waalidkaa haa u naxariisto aduun iyo aakhiraba adna waxaad ku hamiyayso haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid waadna ku mahadsantahay

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib 2 ปีที่แล้ว +1

    Mcha alh sister 🙂

  • @nayiimo8826
    @nayiimo8826 2 ปีที่แล้ว

    Macanto aad ayaan ku xiseeya gabar akhlaq leeh oon isku magac nahay illahay haa ku xiftiyo qaali

  • @mustafemohamed2012
    @mustafemohamed2012 2 ปีที่แล้ว +1

    Man shaa allaah alle haku barakeeyo hawlahaad wado wll nasra

  • @miradhalinofficial6496
    @miradhalinofficial6496 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wallaashay Nolashaada ilaahay hakaaga dhigo mid sidaan joogto u ah oo uqurux badan

  • @fadumomuse3105
    @fadumomuse3105 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah wll nasro

  • @yusrsluzza0549
    @yusrsluzza0549 2 ปีที่แล้ว

    masha allh nasra

  • @qaalinuursalad3147
    @qaalinuursalad3147 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllshey qali

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hormar wacan xpiipti Nasro Abtidoon ♥️🥰🥰

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว

    Edo guuleyso waligaa gadaal ha marin

  • @nasrohusein7364
    @nasrohusein7364 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @calioscar9008
    @calioscar9008 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuga guur iyo garaadso waa afsomali iyo english wana buug aan ka helay inbdn

  • @zhafie6752
    @zhafie6752 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh abayo mcn guuleyso

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sister keep going

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 2 ปีที่แล้ว +2

    Aby qasaalada sideey biyaha iskaga saareyso io qaabkeey wax udhaqeeyso nala wadaag . abaayo guleyso.

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going abayo ❤️

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah My Queen

  • @saara1434
    @saara1434 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah nasradeyda caanshaga alle xaku xafido

  • @naruronalka
    @naruronalka 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah queen sonoqod wngsan❤️❤️❤️👑

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah cfmd taam ku rajeyna abyo nasro