Dhaanto Yaakulaba Dhunkada Axmed Budul

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 674

  • @nasrudiinmowliidarmedia4025
    @nasrudiinmowliidarmedia4025 3 ปีที่แล้ว +48

    Jecliyaa ogaadenia cadawgiin u noolaada from dhulbahante🥰

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +74

    2020 Ayaan Dawanayaa Hadad Ila Miid Thay Is Muji 👈❤❤🇫🇲🇫🇲Dhiiga Wan Jeclhay Dhaqankena Quruxda Badan 🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤❤

    • @slimboy38
      @slimboy38 3 ปีที่แล้ว +2

      Ogaden👆👆👆👆👆👆👆👆

    • @ayaandiamond5107
      @ayaandiamond5107 2 ปีที่แล้ว

      Masah Allah axmed buudul iinoolw 💖💖💖💯💯👊👊

    • @Mohaz_silver
      @Mohaz_silver 5 หลายเดือนก่อน

      2024

  • @anabdiriye3893
    @anabdiriye3893 3 ปีที่แล้ว +223

    Am from hargeyso wanjeclhy dhaqanka somalidha 2021 hadad iga dambeso like isar

  • @a.qaniwargeys9936
    @a.qaniwargeys9936 4 ปีที่แล้ว +32

    Nasiib aya u yeshay inan noqdo Qofkii ugu horeyay ee 2020 dawada. Illahey amarkiis Dhantada waa jclhy. Walalahen Reer JigJiga. Allaha idin Dhowro. Walal hadad Shanta somaliyed Horumar iyo nabad la jeceshahay sideydo kle. Like i saar ❤❤❤❤

  • @shihaab9945
    @shihaab9945 ปีที่แล้ว +5

    dhantadan aad baan ujelahay 2014 baan kadhagaysan jiray iyado muqal ah mobile ay hoyaday laheed oo la odhan jiray QADAFI xasuus❤the best dhanta ever

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 4 ปีที่แล้ว +35

    Waa jeclahay dhaqankan qurxoon iyo dhaanrada from Mogadishu ♥️♥️🦋🇸🇴🇸🇴✌🏽

  • @rinadabdi9892
    @rinadabdi9892 3 ปีที่แล้ว +30

    2021 yaa Ila dhageysanayo 🔥😍

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +18

    Ogadenia.ha.nolato.somalia.guul.wexey.cadawga.ka.ilaliyaan.xududyada.somalia.nolada.❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahir022
    @dahir022 3 ปีที่แล้ว +18

    Markan 14jirka aha ayaan dhantadan dhagaysan jiray maalin walba, cadi maha❤️🙌🏽 xagga Mudug🇸🇱 💙🇬🇲

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 2 ปีที่แล้ว +28

    waan jaclahay dhaantada waxan hadda oo taarikhdu tahay ku dhageysanaya 17/2/ 2022 Gobolkii sool xarunti darawiishta salamulah reer jigjiga dadkaygii❤️💯❤️

    • @smkshido2155
      @smkshido2155 ปีที่แล้ว

      War hada manabad qabtaaa

    • @alcowdafarah307
      @alcowdafarah307 ปีที่แล้ว +1

      Hda manoo shahay tliyow mise wa shahiid3y😢😢

    • @Muscabayuub7
      @Muscabayuub7 2 หลายเดือนก่อน

      Xte​@@alcowdafarah307

  • @yaqubhajji1825
    @yaqubhajji1825 ปีที่แล้ว +76

    Proud of my culture ❤️ who's watching 2023?

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine ปีที่แล้ว +8

    Wed 5 April 2023 Maalin Ramadaana ban so radiyay what a Amzing dhaanto jah❤️🇬🇲

  • @manyeknam7892
    @manyeknam7892 2 ปีที่แล้ว +6

    Ogaadeen dhiiga biya mahan wallahi i.a mar un waan tagi doona dhaxalkeyga ethiopia🇬🇲🇬🇲🇬🇲😍😍😍😍😍😍🥰🥰

  • @mohaarab806
    @mohaarab806 9 หลายเดือนก่อน +63

    Who is witching 2024😮🎉

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 5 หลายเดือนก่อน +4

      Me❤😊

    • @Staronggirl
      @Staronggirl 5 หลายเดือนก่อน +3

      Me ❤🎉

    • @AAQILcr7
      @AAQILcr7 3 หลายเดือนก่อน

      ❤ha yeelin​@@IkramMaxamud

    • @maryammohamed155
      @maryammohamed155 2 หลายเดือนก่อน +3

      Mee 9/8/2024😢😮

    • @cabdixakinsaleebaan
      @cabdixakinsaleebaan 2 หลายเดือนก่อน +1

      ☝😂

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 4 ปีที่แล้ว +14

    Yarta dhubaney dhagaxbuurtii wacnayd yaa ku dheelmadoo yaa ku dhaca janada ❤❤❤❤

  • @najahmohamed2975
    @najahmohamed2975 6 ปีที่แล้ว +14

    My fanaan ii noolow from USA 🇺🇸

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 8 ปีที่แล้ว +16

    wow ahmed budul 's dhaanto is the best aad baan uga helaa dhaanto kasta oo ahmed qaadayo he is the best dhaanto singer

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 4 ปีที่แล้ว +101

    2020 am I alone to watch this beautiful song 😊

    • @maslahstudio5872
      @maslahstudio5872 4 ปีที่แล้ว

      Waraa waa aniga iyo adiga

    • @sundii2151
      @sundii2151 4 ปีที่แล้ว

      And me ❤️❤️😂

    • @abdidahir9365
      @abdidahir9365 4 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sniperboy7644
      @sniperboy7644 4 ปีที่แล้ว +1

      Igudara anigana

    • @abdulaahiali4519
      @abdulaahiali4519 4 ปีที่แล้ว +1

      Haliigu daro anigana 🇸🇴🇸🇴

  • @zamilaabdi618
    @zamilaabdi618 8 ปีที่แล้ว +68

    Dhaqankeena soomaliyeed
    qurxoonaa oo sharaf badanaa
    somalia and somali number
    1

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 5 ปีที่แล้ว +7

    Dhalinyaradda wiilkaan u dhaxayooy isma dhaafnee adaan nafta kuu dhiibaya😊💯💃🏻💕

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 2 ปีที่แล้ว

      Duuxa iyo Wadnahaad Ku Dbeertahoo

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 2 ปีที่แล้ว +22

    05/08/2022
    Still I’m here 🎶❤️
    Heestaan Ayeyadey Ayaa jecleet allow kuu Naxriso Amin

  • @ahmedabdulqadir7227
    @ahmedabdulqadir7227 3 ปีที่แล้ว +7

    Yaa kusoo jabay sidayda inta heesihii wax kagaran waayay 2021 like

  • @yaxyemohamed6799
    @yaxyemohamed6799 3 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Axmed budul ismaaciil Afkaaga Caana Dhay Ah Lagu qabay Adeer guul io gobonimo Horay usoco Ayaan kuleeyahay

  • @abdikafiahmed2325
    @abdikafiahmed2325 3 ปีที่แล้ว +54

    2021 still watchin, soo nice ❣️❣️

  • @ameinhaibe6004
    @ameinhaibe6004 4 ปีที่แล้ว +18

    2020 woow amusing song somali
    Alhahmaduliah ❤❤ we love dhaqankeena

  • @roberthagenbuch1704
    @roberthagenbuch1704 3 ปีที่แล้ว +5

    Millions somalis dhageysanayaa..long Live our culture...we original Egyptian ekepte.long our pharoahs

  • @sabahomar3655
    @sabahomar3655 8 ปีที่แล้ว +58

    I am Somalia and I care about all somalis

    • @glm4604
      @glm4604 8 ปีที่แล้ว +1

      beautiful idea

    • @suldhanaabdi2901
      @suldhanaabdi2901 7 ปีที่แล้ว

      Kkk (kkkk

    • @jokejoker4752
      @jokejoker4752 5 ปีที่แล้ว +1

      Not somalia it is somali

    • @oma2635
      @oma2635 5 ปีที่แล้ว

      Adeer w daraay wa dabaar wa dabeed wa daraay wa wa dayaaxah nuura

    • @mohamudismail206
      @mohamudismail206 5 ปีที่แล้ว

      toontan geela ku raaci jiray dhalocad iyo kor cas miyaad taqana dee ader waa dagal majerten walwaal

  • @beelobuulo150
    @beelobuulo150 4 ปีที่แล้ว +15

    2020 hada sooxusustay dhantadna like

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 7 ปีที่แล้ว +16

    caanada gabadha ruuxeysa koob caano garoor yaa igasiiya cheeseburger iyo qurbaxa ayaa nacay love my Somali people

  • @abdirahimmahdi3401
    @abdirahimmahdi3401 4 ปีที่แล้ว +9

    Sacad - HG iyo Ogaaden ka waa isku dhaqan mise ana mooda? Watching late 2020

    • @mursaallibaan3176
      @mursaallibaan3176 3 ปีที่แล้ว

      Somali dan ayaa iskudaqan eeh sxp

    • @Buzz-Blitz
      @Buzz-Blitz 3 ปีที่แล้ว

      Sida ashego sacadka ku jira hg ogaden bay isla dhasheen ban maqlay.

    • @سلطانة-ق1ق
      @سلطانة-ق1ق 3 ปีที่แล้ว +1

      Sacad isagaba ogaden ah maxu la dhaqan noqda wuba yahaye sacad wiilkeni naga lumay wye

    • @abdirahimmahdi3401
      @abdirahimmahdi3401 3 ปีที่แล้ว

      @@سلطانة-ق1ق Hahaha

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +7

    Dhumuc yareey af dheer iyo dhuuxii Godey dharcad yaa ku xidhoo dhaanta yaa kugu tumah ❤️❤️❤️👈

  • @wariswareer7031
    @wariswareer7031 7 ปีที่แล้ว +36

    😘😘😘😘😘stll watching thz dhaanto so macaan who is watching 2017

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 5 ปีที่แล้ว +13

    Dhaantadan waxaan ku xasuusta 2012 markay soo baxday anoo Dhagaxbuur jooga mar walboon dhagaystana reer Dhagaxbuur baan xasuusta anigo xiligaas practical u jooga
    From dagmadi Aqoonta *Aw*-*barre*

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhaanto dhaqan ogaadeen 2022 yaa dawanaya💚

  • @Abdirahman454
    @Abdirahman454 9 หลายเดือนก่อน +3

    I am still watching 2024

  • @JB-wj5cv
    @JB-wj5cv 3 ปีที่แล้ว +6

    Axmed budul issa Legend ❤️💪🏽🇸🇴

  • @ahmedhaadji7982
    @ahmedhaadji7982 2 ปีที่แล้ว +94

    2022 still watching, so nice 😘💕💞💓

  • @cabdibaas1882
    @cabdibaas1882 2 ปีที่แล้ว +3

    Murtibq ogaaden bay kabilabmata ku dhamata 😍♥️

  • @Somalis
    @Somalis 5 ปีที่แล้ว +11

    2013 2014Waqti Aad Umacaana Baan dhaantadan la Soo qaatay 👍🏼🍁🕊

  • @khalidabdullahi2545
    @khalidabdullahi2545 6 ปีที่แล้ว +67

    watching 2018 anybody else taag fartaa

    • @xukumoali9484
      @xukumoali9484 5 ปีที่แล้ว +1

      Khalid Abdullahi cgadgsyc
      Sđ$75"₩Gghtrbxc¥2

    • @maxamedaskari5534
      @maxamedaskari5534 5 ปีที่แล้ว +1

      @@xukumoali9484 Acvhn

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 Hello

    • @Inacabdiraxamaan66
      @Inacabdiraxamaan66 4 หลายเดือนก่อน

      war hada ma nooshahy nio😢 mise waa baxdy

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if ปีที่แล้ว +2

    Jecliya reer ayeeyadeyda Ogadenia ❤🥰😍

  • @yacquubmuse9828
    @yacquubmuse9828 4 ปีที่แล้ว +4

    Axmed budul tagera kuu ahy✋✋✋keep going brother💟

  • @abdifatah9015
    @abdifatah9015 2 ปีที่แล้ว +3

    dhagax bur tii wacneyd Yaa ku geyo ku dhaca janada ❤️😂2022 ya ila dawanaya

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 9 ปีที่แล้ว +120

    Alla Ogadeenku hablo qurqurxanaa!!

    • @faysalchmadan9182
      @faysalchmadan9182 9 ปีที่แล้ว

      Il

    • @Som3D
      @Som3D 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Rageedii good boy

    • @hassanosmaniman7289
      @hassanosmaniman7289 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad sxb latacajibey run ahaanti 💜💗

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 5 ปีที่แล้ว

      @T dots realest hhhhhh waad igaa qosliise

    • @mudalibjama961
      @mudalibjama961 5 ปีที่แล้ว +1

      @T dots realest habluhu wa dhaxdin ma maqal miyaa sxp

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +8

    Aabihii ku dhalay dhowr halaad siiya oo ❤️👈

  • @AbdinasirAbdikadir-h7i
    @AbdinasirAbdikadir-h7i ปีที่แล้ว +1

    Dhaantoyinku barigaa xiisa gooniya bay lahayeen 2012

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 10 หลายเดือนก่อน

      Aad oo weyn wallahy❤😊

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 หลายเดือนก่อน +1

    The 🐐 of somali songs🔥✌️

  • @sakariyecali8628
    @sakariyecali8628 3 ปีที่แล้ว +3

    anoo baadiye jooga 2011 oo waxaro raaaca ayaa dhageysan jiray wlhi caawa xasuus galay 2021 yaa iga dambeya farta taaga

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 anaa daawanaayo waa dhaantadaan all dhaanto ugu jecelahay qaab loo ciyaarayo inta ciyaaraysaa waayaqaan xariif ah .refeiner from s land ilove you dds

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 ปีที่แล้ว +43

    02--2019
    Yaa I labeeya oo daawanaya dhunkasho

  • @mohamedosman7831
    @mohamedosman7831 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi dhaantadaan xushmad ayeey iga mudan tahay waxaan dhageystay 2013 anigoo ah arday Alxmdu

  • @cabdixakinsaleebaan
    @cabdixakinsaleebaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed budul ismaciil best man❤❤

  • @MaryamoAbdirsaak-le5tf
    @MaryamoAbdirsaak-le5tf ปีที่แล้ว +4

    2023 Still watching and listening ❤😍

  • @wiilkariyada8198
    @wiilkariyada8198 6 ปีที่แล้ว +6

    Still listening dis song wlhi i remmmembered my childhood wax iga dhaanta jeclaa maysan jirin #in 2018 August nd dis song wos 2012/13 time is going

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ku laba dhun kada yaa ku dharto hadana yaaku laba dhun kada🥰🥰 2022 Alle ma id may inaad ila Daawato (hadaad ila daawatay 2022 Waxaan alle kaaga Baryayaa inu janada inagu kul miyo🤲🏽🤲🏽)

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +19

    Inta ogaadeen ah liketa haygala bakhaylina waxan rabaa inaan ogaado inta ogaadeen ee TH-cam ka isticmaasha

    • @dhisahadhalinta9586
      @dhisahadhalinta9586 3 ปีที่แล้ว

      Ibrahim cabdi iska aamus hadaad hadal barad tahay bulshada lamasoo dhaxgalee
      Dhawaqsan baro bro

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว

      @@dhisahadhalinta9586 zxp waa runtay waxan rabaa inta ogaadeen ah ee TH-cam isticmaasha

    • @Thegreat-zz6bz
      @Thegreat-zz6bz 7 หลายเดือนก่อน

      Ogaadeen maahi lkn like waa kuu saaray couse waa dad fiucan 🙌💜

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhanto macaan Viva somalia 2020/2021🤩😍😍

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +7

    7 sano kadib iyo (2021)
    Cawa baaa dawn
    Wada dhalazhaadan kugu dhaariyeee dhana ha iga tagin
    Dhalinyarada kale ka dhaweysTa.
    intaas waa iga gadan yahy.

  • @nasrakiindaahir6785
    @nasrakiindaahir6785 5 ปีที่แล้ว +1

    Waleee adunyo way is guuri markaan dhantadhan maqli waxey aahed anigo dugsigaa hoose mse school primary boogi oo high skulka kuxaaron raabo haadan jamcadi ayan boogi haaya illahow cimri iyo cafimda 7 saano aya kaso wareegtaay

  • @AbdullaahiMohamed-t2p
    @AbdullaahiMohamed-t2p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha magaceeda maxaa loo qariyay
    Cunsurinimadu ma fiicna Gabdha magaceeda soo raadiya jigjiga tube oky

  • @abdiasiisismaciil6806
    @abdiasiisismaciil6806 ปีที่แล้ว +1

    Anoo caruura waan daawaday 2014 imakana 2023 inankaygii baan wada daawanaynaa dareen, gaara ❤

    • @safamuuse2120
      @safamuuse2120 ปีที่แล้ว

      M..a alle haysku kiin daayo wll🎉

  • @kowtharhajiabdi1657
    @kowtharhajiabdi1657 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar dantadan marky sobaxaysay dugsi ban diganayay markas la i geye gawar abtigy dalay jigjiga ka.imatay onlf aheed ban ka dagesan jiray tellkeda
    Mantana ana youtube uso radsathay ❤
    Like hda 2024 dawaneso

  • @nazreinmahatt7633
    @nazreinmahatt7633 ปีที่แล้ว +1

    Ma wax loo dhigaa jira dhaamkii danood❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +3

    Kama daallo heesaha Murtida leh!❤

  • @ifraahhassan3107
    @ifraahhassan3107 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 aniga kaliya daawanayo 😍

  • @Farxanmk
    @Farxanmk 10 หลายเดือนก่อน

    Best dhaanto wlhi 2012 ilaa ihada wan kuheystaa 😢

  • @moe895
    @moe895 2 ปีที่แล้ว +2

    I love this dhaanto i was lessin and 10 times ayaan laba dhageystaa ya 10 jeer laba dhageystaa am loved it 🥰😍🌺🥀🍀🌳👍🙌👈🙌👍👍🌳🌺🌺🥀🥀🌳👍😘🤩🤩😘😘😘😘👍👍🌺🌺🙌❣❣❣💟

  • @ahlaamhazan378
    @ahlaamhazan378 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa halkan jooga 2021 🤩😘❤

  • @mukhtarahmed560
    @mukhtarahmed560 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib Abwan Ahmed budul Dhanto Waa dhaqan somliyeed

  • @cabdifataaxcabdiqaadir9014
    @cabdifataaxcabdiqaadir9014 2 ปีที่แล้ว

    Maash allaah dhaanto qurux badan budul abwaan waxaan leeyaha kusoo dhaqanka dharuusi burka baahaya

  • @ahmedilow923
    @ahmedilow923 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh waxaan soo xasuustay 2006 mar aan dhanto kadheli jiray farjano kudur feeydhac mastaxiil budul iyo melo badan oo deeganka kalinka 5 naad ah lol

  • @AxmadAxmad-w9n
    @AxmadAxmad-w9n 24 วันที่ผ่านมา

    Alx illahy ba Muslim somali ah iga dhigay ❤

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 ปีที่แล้ว +1

    Dhagaxbuur tii wacnayd yaa ku dheel madoo yaa ku dahca janada❤️

  • @yaasmiinlove1281
    @yaasmiinlove1281 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaalida Hidaha iyo Dhaqanka Haybad Bey Ku Leedahay Viva Somalia

  • @Shaficisaid
    @Shaficisaid 2 ปีที่แล้ว +2

    X2 hoyadag ledahy ka firsan jiray 👁🧐2013

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jigjiga berigaa siday u shidneed!😭💔

  • @abdiaziz92
    @abdiaziz92 8 ปีที่แล้ว +7

    legand Ahmed budul dhalinyarada kale kaa dhaweysto

  • @ayeshhas5641
    @ayeshhas5641 6 ปีที่แล้ว +25

    Bless ogadania ❤

  • @yacinomar7445
    @yacinomar7445 6 ปีที่แล้ว +5

    macalinka dhantada guuleyso 👌🏽🇸🇴💪🏾

  • @abdifatahahmed5569
    @abdifatahahmed5569 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan heesihiisa Daganaasho wlhi ✌️✨💯🙏💞

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 ปีที่แล้ว +2

    axmed budul wuxuu ku codeeyaa asalka dhaanto aan is bedelin laakiin inta kale musikyo kale ayay ku daraan

  • @DelightfulFlowerPot-sb9rk
    @DelightfulFlowerPot-sb9rk 2 หลายเดือนก่อน +1

    8/8 /2024 yaa ilamida wlhi xasuusan galy

  • @variousartists-topic6823
    @variousartists-topic6823 7 ปีที่แล้ว +4

    I'm from Mugdishu Xamar Weyne

  • @faadumoduraan
    @faadumoduraan 4 ปีที่แล้ว +1

    allow yaa dabeyl yahy kula dhaqmo aabihi ku dhalay dhowr halaad siya oo 😍

  • @nimahab2907
    @nimahab2907 8 ปีที่แล้ว +13

    www budul wn ka hela

  • @General_4101
    @General_4101 4 หลายเดือนก่อน +3

    Who is watching 2024 19/6/24❤

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa’Allaah
    Haleelada
    Dhashay
    Baan u
    Cugan
    Laaha ❤😮

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 ปีที่แล้ว +4

    2022 yaa.dawanaya ismuuji❤💙💚

  • @abdifatahalimawel2003
    @abdifatahalimawel2003 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaw abtiyashay ilaali dadka le jigjiga hadana guudka ka daawada Ilaahaw uddanbi dhaaf oo u naxariiso yaa rabbi

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 10 หลายเดือนก่อน +1

    2023 idalanaya yaa dawanaya our culture beautiful ❤

  • @Hafsa-cz6ft
    @Hafsa-cz6ft ปีที่แล้ว +2

    Waayihi caruurnimo io dhaqaniyo miyigii baan dib ugu laabtay markan arkay dhantadan alla mxan uxiisay 2014. 2015 waqti tagayoow mudnaydaa🤦🏾‍♀️

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wallahi sidokale abaayo waa wayihii ugu farxada badnaa nolosheyda dad badan oo xiligaa ila jooogayna maanta wey iga dheeraadeen caruurnimadeydi hadaan awoodo maanta dibaan ugu laawan lahaa walle🥺😭❤️👍

    • @Hafsa-cz6ft
      @Hafsa-cz6ft 10 หลายเดือนก่อน

      @@manyeknam7892 aad io aad waqtiyo qurux badan bey ahayen

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 26 วันที่ผ่านมา +1

      ​@Hafsa-cz6ft haa ina ader xusuuso qurux badan ayey ahaayen lkn dhibaato malahan dunida marba waa ceyn😊
      Waxaan rajeynaa inaad caafimaad qabto

    • @Hafsa-cz6ft
      @Hafsa-cz6ft 25 วันที่ผ่านมา

      @@manyeknam7892 aad io aad inder waa aduunyo caynba cayn ah waayo qurux badan wanso qaadany kuwa ka wacana wa rajeynaynaa boowe

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +17

    Very interesting and melody Song🙏❤️

  • @hodanahmed514
    @hodanahmed514 ปีที่แล้ว +1

    dhayalmaha wardeeer dhulka lama sinee 😭🇬🇲🩸

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 10 หลายเดือนก่อน

      Ina adeer ❤😊

    • @mohomedusman862
      @mohomedusman862 26 วันที่ผ่านมา

      reebicidyahan😭

  • @gabyowsparrow9813
    @gabyowsparrow9813 6 หลายเดือนก่อน

    Watch in Kenya ❤
    From Lagdera 2024❤❤❤❤❤

  • @farhiyoinaqolifhi1045
    @farhiyoinaqolifhi1045 9 ปีที่แล้ว +13

    caadi .maahan .abwaanka .wayn axmad budul

    • @Cesc.Eng.Nabiil
      @Cesc.Eng.Nabiil 9 ปีที่แล้ว

      +Hinda Mahamed innaba caadi maahan anaaba huba
      yaa kulaba dhunkada

    • @Cesc.Eng.Nabiil
      @Cesc.Eng.Nabiil 9 ปีที่แล้ว

      +Hinda Mahamed innaba caadi maahan anaaba huba
      yaa kulaba dhunkada

    • @amranyussuf3652
      @amranyussuf3652 8 ปีที่แล้ว +2

      +Qälbí Ràbâdh ríequ3😅w8qíwúài.

    • @Cesc.Eng.Nabiil
      @Cesc.Eng.Nabiil 8 ปีที่แล้ว

      Amraan Yussuf so good

  • @moxieworld4556
    @moxieworld4556 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 jaming to This..Am I alone🦁

  • @shakaalproduction2939
    @shakaalproduction2939 8 หลายเดือนก่อน +2

    2024😂

  • @shukriahmed5838
    @shukriahmed5838 ปีที่แล้ว +1

    Dhalcad iyo dhiite kulatago yarta dhubany dhagx buurti wacnyd ya ku dhelmado ya kudhaca janada may home jarar

  • @nuurabashir8970
    @nuurabashir8970 ปีที่แล้ว

    Mashalh huno walhi dhaqankeena wan jeclahay

  • @hashkaaxmey1410
    @hashkaaxmey1410 2 ปีที่แล้ว +19

    Ax ax memory will never fade